Xasan reer gaalkacyo oodha haday kuu himaadaan halayaabi waa is ursadaan 🤣🤣🤣
@saynabcumar600211 ай бұрын
New musasal kulaha ki horaa qabya ,aa maxa xasan teda kale reer xamarku nocas miya marka martii lo noqdo😂
@SacdiyaMaxamed-s6s11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
@NasteexoRashiid9 ай бұрын
Sethi
@MaariyaCali-w9t11 ай бұрын
Hayeey xsonow reer mj dhn la soo wadaa
@fadumoabdi559511 ай бұрын
Dadka martida kuu ah inay sadex bari la joogaan helkooda ma fiicna qaasatan gabadh reerkood gabadh la qabo waa inay la tashato ninkeed haduu Rabin Martina inay keento waa danbi mana fiicna waa haday doonaysp inay niinkeed raaliyo u noqoto oo jana rabto
@maimunahmed619811 ай бұрын
Wasida saxda ah runtii anaka walal iyo ina ader naguweyn lkn reer xamar wexe yaqanan nin walbow naftada
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp11 ай бұрын
Reer xamarku waa dadwanagsan waxaan waafilim ok
@roomofaarax86687 ай бұрын
wlhy qosla way dhafty bald don't dadkisa wad
@updimajiidmahameth190911 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@ruqiyaabdisalam473111 ай бұрын
Kaftanka marka laga reebo soomaali hadaan nahey dhaqanka khaldan ha la iska dhaafo waa ceeb gabdhaha la guursadey gurigooda u dhaafa reer mudug kaliya ma ahan waa soomaali oo dhan xataa reer xamar waa la mid Hala xishoodo reer waqooyi arintaan kuma badna aad bey uga xishoodaan in ay taagan guru gabadhooda lagu qabo