Suldan waan ku salaamaya somaliland iska dhaaf waxan kaaga fadhinaa inaad danta supeer awal kuna caleemo saarno shirka soo socdaa ee super awal waxa kaa rajaynaa inaad sidii suldan saxadiid beesha midaysoo madal laga hadlo wax inoo tarimaysoo hawl ayaa inoo taala
@bigcatshukri377323 сағат бұрын
Ciro isaga kaa wadanisan usgag caaac!!
@odayafrikaan12662 күн бұрын
Arab leef leef uma baahna arab haduu cidraacayo wuxuu raacayaa cidwaxkadhicinaysa oo Hill iyo hoo leh Hill bariis looma baahna
@ayanmaidaneismail26352 күн бұрын
Waar SNM waa gaalo waxba xana waalin somaliland waa dad beel ah
@halimamumin36432 күн бұрын
Cirro tuhun badan baa laga qabaa, hadii uu iscadeen waayo, hala iska qabto nikan duudubka nalagu soo saare si Somaliland loo dumiyo. Somalilandoow foojignaada, indhaha fura, oo is diyaariya. Hadii uu Cirro la yimaado wadahal Somalia iyo sheekadii Djabouti ee Ila meereeysada aheed. Hala kaco oo Jabhado halagu furo Cirka iyo dhulkaba halagaga duulo.
@sabaxalnurКүн бұрын
adeer dadka ka fadhiista, mdnimada Somaaliya cid diidani ma jirto. Graxajis, Gadabuursi, ciise, gabooye iyo kuwa kale midna ma diidana midnimada umada Somaliyed. Intaad degtaan ka hadal, gobolada kale dadkii lahaa ayaa jooga ciday doonaan ay wax la qabsanayaan.. Fitno cusub dadka ha ku abuurina walayaal.
@Mahanedgaaxnuud2 күн бұрын
Horgal baatay tuuga oo munaafaqa
@qwertyaserty84042 күн бұрын
horta waad dhaanta salaadiinti cancerka qabyaadu ku dhacay ee gala dagaalka kalmad u quudhi waayay
@bigcatshukri377323 сағат бұрын
Waar tuugtii hawal kuwii u xuma ayaad ka mid tahay, waa laga badiyey Somaliland oo dhan aya idin nacday idinkana tashatay lambarka xejiso!!!!!