Muuse Soo Bixi Maayo,Siyaad Bare Iyado La Nacay Waa Loo Sacab Tumayey,Xadhiga Ina Abib"Cali Qoryolay

  Рет қаралды 9,835

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Ай бұрын
War waa run sheeg ilaahay hakul jiro haddii la heli dad fiican ooninkan oo kale ah waxba ma xumaadeen
@MuuqlibaaxCiise-q4t
@MuuqlibaaxCiise-q4t Ай бұрын
Sidaa maan Monday Cali qoryoolay haa mujaahid
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 Ай бұрын
CALANKU MA XAQBAA MISE WAA KHIYAANO, WALAAHI KHIYAANO WAX AAN AHAYN UGUMA QORNA, MA ILAAHAYBAA LA KHIYAANAAA, WALEEE WAXA XIGA AYAAN EEGNAA
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Muuse baloodh habeeysi 7 sano fidno ah
@maxamedsheikh1183
@maxamedsheikh1183 Ай бұрын
Ali qoryolay xaqiiq baad hadashay
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Alleylehe Maxamed Abiib waa nin qalbi wanaagsan oo danyarta iyo harumarinta bulshada Somaliland oo dhan guud ahaan, gobolka Awdal uun maaha, anaga oo reer Sanaag ah ayaa taageersan ee Madaxweyne ninkaa noo cafi oo fadlan degdeg noogu soo daayo. Min fadlak bil axsaanak
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Ай бұрын
Xilibaanku haduu qarankii xilinaanka uu kunoqday khiyaameeyo ma xasaanad baa shaqaynaysa ooyaaye waa basaaas jeelka liinta ilaa 5 years
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Cali Qaryoolay waa nin run badan.
@asxaabi
@asxaabi Ай бұрын
Waa adigu saad jeceshahay lkn maalinkaa codaynta indhaha ka qarso guusha muuse
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y Ай бұрын
Borame hoo stay kayirgarobaysa
@Hala_yaa
@Hala_yaa Ай бұрын
dalka iyo bulshaddaba ninkii dhisaya oo wax uqabanaya waala soo dhaweenaya lknse nin noso shaqo doontay ilahay baanu ka magan galney runtii................
@Haamud
@Haamud Ай бұрын
INAN GUMEEDKII REER QORYOOLAY
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y Ай бұрын
M.abiib xadhigiisu,meelxunbuu,kudhamandona
@Keysek
@Keysek Ай бұрын
Kan wariyaha ahi waaba cadhaysanyey . Ninka ra,yigiisa uu dhiibtey wa dhagaysan kari la,yey wuxu muuse sameeyayna Uma muuqdaan
@rashaail4191
@rashaail4191 Ай бұрын
Waar xaar isku xeji huwan huwan fattaa lagu ridaya markaa gaadha iska goo fataalyohow huwantu soo dirsatay
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Xildhibaann..waa.shaqsi.wa kadaran.baajira.bads.halagajoogiyo.etiopia.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
SIYAAD BARRE WAA LAGA BAQANAAYEY MIDA KALE SIYAAD BARRE WAXUU LAHAA CIIDANKA GUULWADAYSHA IYI XARUMII XAFADA OO DADKA QASAB KU SOO SAARI JIREY KOLKAA HA IS BAR BAR DHIGIN MUUSI BII OYO SIYAAD BARRE
@mohamoudkoshin3562
@mohamoudkoshin3562 Ай бұрын
WAAD ANTAATCAYSAA
@Jibriil595
@Jibriil595 Ай бұрын
Runsheeg ma Antaatacayo e adigu hamatagin
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Siyaasad inaad ammaanto mooyaane wax kale ma bannaaneyn oo waa lagu dili lahaa nacasyahow
@rashaail4191
@rashaail4191 Ай бұрын
Faqasha fawaha huwan garac jaajuus orod xamar qabo waar wwad dhacaysaan dalku huwan uma baana yaa tuugxamse u tag
@mohamedadam4018
@mohamedadam4018 Ай бұрын
Jaahil baad tahay meesha ka c walaeeyn baad tahay isaaqma ma tihid ujeenjeen baad tahay codka raga ku hadal
@axmedbiixirooble2418
@axmedbiixirooble2418 Ай бұрын
Runsheeg.geesi.ah
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 Ай бұрын
Muuse dameer Waxan arka Isago qaxootiya inu meel cidlo ah ku bakhtiyidoono
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Kkk xaarka isku xaji Xaasidow
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Ай бұрын
Beenaale tuuga markad waxad liqdo ka weyday muuse bad calaa caleysa sida muse wax kuma bixiyo
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 Ай бұрын
Mash allah
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Waa in Muuse Saamiri isaga sharcigu qabtaa oo la xidhaa.
@NuraQallib
@NuraQallib Ай бұрын
Runbadanaa waar dadku muuse haska qabteen waa cadwga soomaalilaan baabi iinayee
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Ай бұрын
Dadku waa snm muuse waa snm walgii muuse ayaa hayn insha allaah Cadowga somaliland ilaahayoow jabiyo I
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n Ай бұрын
REER MARQAAN NO❌ MOOR SAAN MAA NAANU MOODEYEN REER WAQOOYI ISTOP❌.
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n Ай бұрын
Waa Su Aale Maxey Reer WAQOOYI Ugu Baroortaan Nin Dhintay Waa Su aal!
@aminakediye462
@aminakediye462 Ай бұрын
Siyaad bare waa laga baqayey oo dadka wuu toogan jirey markaa muuse wanaaguu qabtey baa lagu soo dhownayaa adiguba hada sidan u maad hadasheen hadii siyaad bare joogi lahaa
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Ай бұрын
Sorry cadow somaliland lomaa bahna thanks
@YudufAl
@YudufAl Ай бұрын
5 sanoo dambana muusow ku dooranee ku daadihi beesha nabad
@YudufAl
@YudufAl Ай бұрын
Walee abtigay Muuse waa nin noolow abti. Kanoo miidhan baa kusoo hadal qaadi.
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg Ай бұрын
WAAR. NINKA. CADAOWKA. SOMALILAND. .UU. TAGIIRO. QARIN DUMIS. MAHA. WAA. WAX. KUMAHDLISED. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h Ай бұрын
Bedel muuse madaxweyne u qalma ma haysaa dee horta Nac ama ha nicin Kuma oga
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
OOYAAYE MARKUU LA SHIRAYO CADAWAGA SOMALILANAD XASANAD MA LAHAA MABA AMIINSANAA SOMALILANAD
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Maaxa daayus kuu nool somaliland xiilka umaada maa waaxa weeye in ciidanka laagu diigito maadaxawiina laacayo sheeyena loo adeego
@NajiibKhalif-gt2oe
@NajiibKhalif-gt2oe Ай бұрын
Nio waaxaa kabaxoo Orodoo gacan libaax sii xaadh xaadho 😅😅😅
@HasanAbdiomar
@HasanAbdiomar Ай бұрын
Kkkk, Talking of none important issues certainly not nation building.
@amranaden3059
@amranaden3059 Ай бұрын
Nacnac da joooji beenaale adigaa. Ku xiga
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 ina abiib riyo ayuu aaminsanaa waxaan dhagaystay waraysi aw lahaa dal maraykanka oo kale ah oon arigtayda u xor ahay ayaan ku nòolahay kkkkkkkk ha barto iidoorlandkii aw dawlada moodaayay viv ssc khaatumo
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Ilhaan waa xil dhibaanad mudahraad aanay sharco uhaysan baa lagu jeebeeyay marsykan intuu basaas noqdo waliba barlamanka loogama diideen soodaaya xasaanad buu leeyahay e
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 16 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Xog Xasaasiya oo Laga Helay Dagaalkii 1995 & Muuse Biixi oo ka warbixinaaya
13:14
Dhamays Media Production
Рет қаралды 85 М.
WAR DAGDEG AH.....
15:02
Calan tv CTV
Рет қаралды 153
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 16 МЛН