Sami codki ma badalatay mise anig u maleeyo anyway guulayso sis😂😂😂😂
@khadiijaahmed3381 Жыл бұрын
Asc tuuney cadey
@ayanahmednur5773 Жыл бұрын
aniga in badan kugu xerahay waxa ka codsaday cuntoyinka is catenta mudo bil is cateynoya mana i fulin codsigeyga marka salbugo arkay wa so orday walahi lkn wa ku cudur dara hoyo aya tahay mashaqylka iska badan wa ogahay
Noloshada dhanba hool guri ku soo goobtay nolol kle ma lihid bananka ma adid
@salwaarab6435 Жыл бұрын
Hooyo oo ilmo u joogo waye nolashaa kale maxaa tahy?? Haadey islaa wareegto noqaato dhaaha nolaashey kaa dhacdaay
@BriceJones-p2u Жыл бұрын
Goornaa qabays kugu Dan baysay ilaahay baa og hala shiir ah
@Uqtimuslimah Жыл бұрын
😂😂😂War se wax yeeshay
@Uqtimuslimah Жыл бұрын
Bal faanka intas la eg arag😂ninka guriga hiii muxu dhaha😂😂qashin guraha inte ku dhaqdey🤮 na bal amus qof fanayo hada aragto waliga ka carar😂😂😂
@dheeman350 Жыл бұрын
Gurigada hadu ura oo xaarka ku xaabiso qashin gure dadka adi cml ma ahan ciid iyo Baco le la gu qada so maasha Allah dheh walasha nolosheeda u quur
@SafiyoAhmed1234 Жыл бұрын
Gaarinimada waa loo dhashaa fartuun inay nadaafad jeceshay anigoo la joogin baan marqaati ka ahay marka hadaad adiga guryaha dadoow qurmiso dadka tooda waxbo haka sheegin
@Uqtimuslimah Жыл бұрын
Nayada qashin guraha ma sinkiga jikada ku meyratin🤮🤮 adinka ba so dhaweyn hayacdo howshina isku dhex karis😏na caruraha jermis hayska siinina caay waxba idin tari meyse
@naciimowarsame9231 Жыл бұрын
@@SafiyoAhmed1234 fartuun iney dirac tahay cid ma diidana, lkn qashin gure meesha alaabta lagu dhaqaa taad qiil maleh, qashin qurux maleh, jeermis aan omo iyo biyo karin aa jiri kara ooo halisa