NIGHT ROUTINE HOOYO HABANKII ISKA QAWO SHAQADA GURIGA

  Рет қаралды 21,832

MY RAJO

MY RAJO

6 ай бұрын

Пікірлер: 54
@user-umuAli
@user-umuAli 6 ай бұрын
Masha Allah habo muniira wllhi aniga cml tahay aniga habenki ayaan hoosha qabtaa guriga markaan uunsi Ku shidaan kaseexdaa waayo maalinti ilmo yaryar ayaan iskuul kala keeyaa marna aabahoda geeyo aniga jaamad dhigto goormee maalinti hool kagaaraa iskuulka cuntadiisa iyo caruurta hoolba u ah reer qurbo alx alle hanoo daayo intaan heesana alle hasiiyo inta heesatana alle hala koriyo gaalada hakaga xafido inshaa allaah 🤲
@iqracabdulahi
@iqracabdulahi 5 ай бұрын
Alx anigabo somaliya joga adana habenki cishaha markan dukado Wan sexda 2 habenimo ama 8sac ban so kaca ila salada subax Wan shaqesta markan dukado ban sexda 7subax nimo ban so kaca ama 1sac sad u taqan malinti maba shaqen aqaano ilahey amarkis casho ka soko wax ma qabbto ilmo kala celis ayeyadod o wayela hesmo iga rabto intasa malinti shaqo igu filanbo alx alle hay desto ayedadodna hay caafiyo aamin yarabi
@nasriinofficial
@nasriinofficial 6 ай бұрын
Mashallah wlashay mcn🎉❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 6 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤❤
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 5 ай бұрын
Masha alaah tabarakalaah
@sagalhussein9319
@sagalhussein9319 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@abdeqdol5874
@abdeqdol5874 6 ай бұрын
Masha Allah my sister
@Fartuun-bx5nz
@Fartuun-bx5nz 5 ай бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@masudalisalah7728
@masudalisalah7728 6 ай бұрын
Masha allh walashey muniiro caddeey adiga iyo isxaabta isoo duceeyo kanacsi yar an bilaabi rabaa abaayo
@user-hv8ok1sv5c
@user-hv8ok1sv5c 5 ай бұрын
Masha allaah 🥰 🥰
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 5 ай бұрын
Maasha allah
@Fartuun-bx5nz
@Fartuun-bx5nz 5 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@user-zf7gf5gn2e
@user-zf7gf5gn2e 27 күн бұрын
Masha allha abayo allha ku barakeyo sharta iyo sheydanka allha ka qabto abayo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤my rajo family beautiful 🎉🎉🎉🎉 allahuma baarik your family keep going 🎉🎉🎉🎉
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 6 ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 6 ай бұрын
mash allah tabarkalah abyo ❤❤❤❤
@sahrabintuahmed2397
@sahrabintuahmed2397 6 ай бұрын
Msha allah abyo muniro
@um.samiir3755
@um.samiir3755 6 ай бұрын
Masha alaah❤❤❤❤
@makocusman132
@makocusman132 6 ай бұрын
Masha Llaah abaayoo❤
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 5 ай бұрын
Shukrn aby9
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 6 ай бұрын
masha allah shaqo wacan munira qurux ❤❤❤
@hodandiriye4480
@hodandiriye4480 5 ай бұрын
Masha'Allah abaayo guriga qurux waaye🥰lknse, fadhiga 2 waaweyn bas kureeb midka kaligii kabixi fadhigoo kaa xumeynaa waa iga tala abaayo mcnto 😘
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 5 ай бұрын
Mashallah abayo muniiro ❤❤❤
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 5 ай бұрын
Masha allah abaayo muniro❤❤🎉
@user-zf7gf5gn2e
@user-zf7gf5gn2e 27 күн бұрын
Abayo hurudka iyo sanjabilja inte ka heli karaa iso sheek ado mahdsan ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Ka bixi Manshaallah😍hooyo kasto mahan noog nool
@ExcitedRiverbank-ox3fb
@ExcitedRiverbank-ox3fb 6 ай бұрын
M.a ma rajo gabar an iskajecelhy😍
@fartunelmi914
@fartunelmi914 5 ай бұрын
Haa ani gabar ayaa wilkaa igu fac ah marka hadaa saa, id weliba canaha dhulka Iyo meshey kasogarto kushubee wlh alle hang deystee intii hey sane alle hasiiyo insha allah
@umudigra9736
@umudigra9736 6 ай бұрын
Maasha aĺah haku xafido
@kamalali79
@kamalali79 6 ай бұрын
Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka u a a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira
@qadromaxamad8881
@qadromaxamad8881 5 ай бұрын
Haa abaayo munro basaasada rafaad kuqabnaa xalnooraadi
@aishamahamed-bt8yt
@aishamahamed-bt8yt 6 ай бұрын
M .a❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 6 ай бұрын
Wcs abayo muniiro ❤❤🎉
@ConfusedCatfish-df3yf
@ConfusedCatfish-df3yf 5 ай бұрын
Kkk walahi muniro wan kulaqaba masasada fadhiga guriga dhan caano
@makocusman132
@makocusman132 6 ай бұрын
AnigA masa sada wagajojiyi ee kagaji wayo Cunaga sanad iyo bar hadiba garo umoficno wagatalo abaayo❤
@blackone3068
@blackone3068 6 ай бұрын
Haa
@user-cm3lm1gl8c
@user-cm3lm1gl8c 5 ай бұрын
Wllo waxa birqaaayo ee TV hoostiisa yaala waa maxay wllo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 6 ай бұрын
Imaha markeey so caqliyeystan masasada sas eeyba ugalaan ciil cinjirka dhanaba lagaga goyana canihi sidoda eh korka lagu shuba iyo dhulka waana lagu qosla aso og inuu qald galay Allah ku saqiro
@umurinaad6645
@umurinaad6645 6 ай бұрын
Abaayo muriiro daalka badan dhabar xanuunka ka waran hooyo 5 bil qalan ahay hoosha waan ka cajisaaa
@ramlaruuxi6238
@ramlaruuxi6238 5 ай бұрын
Sanjabil ka iyo huruuda ma cabi kartaaa cunug nuu jiniyaa abyo 8 bil u jiraaa I so jawb mcnt
@Fartuun-bx5nz
@Fartuun-bx5nz 5 ай бұрын
Abayo wajig ikahalabo haro iga yesha hadi waxmariho iho finan maxan samey mcn ❤❤❤
@MeymunaAdanIbrahim
@MeymunaAdanIbrahim 6 ай бұрын
Kaas kalarka kalasaro nalawadag fadlan mcney
@user-lv5ut7rq2t
@user-lv5ut7rq2t 5 ай бұрын
Muniira baby amiir sidee u bartay in aanu kala qasiin alabta
@ayaansaciid372
@ayaansaciid372 6 ай бұрын
Abyo muniiro m.a anokufirsado aqoslin majordomo hdalkaaga qosol
@haniabdulkadirmohamed7745
@haniabdulkadirmohamed7745 5 ай бұрын
Abyo muniir aabo imaanayo xamar waa ku soo dira qiimaha ii sheeg, aabo Holland ayo kula dagan yahay
@ayaanfarey7566
@ayaanfarey7566 5 ай бұрын
Habo muniiro huruuda mida cadiga miyaa
@NajmoOsman-ov1yq
@NajmoOsman-ov1yq 5 ай бұрын
Abyo crem kaas mixa ku qoran kaso hadal tiktok lagu amanaye
@Ruqiyotakilo14-uh6ud
@Ruqiyotakilo14-uh6ud 6 ай бұрын
Abyo wan iska jeclahay inan ku dawado
@NimcoAbdullahi-jh4jr
@NimcoAbdullahi-jh4jr 5 ай бұрын
Abaayo wajiga haraha ma bixisa
@Nimcoali-fv1nj
@Nimcoali-fv1nj 6 ай бұрын
Abyo naa tus plz kalak dharka Kan kaa alalina plz😢
@HamdaMohamed-tf3cz
@HamdaMohamed-tf3cz 6 ай бұрын
Abaayo kaas kalarka kalasara ilaso wadaag❤
@user-uw5fp2ji4v
@user-uw5fp2ji4v 6 ай бұрын
Abaayo muniro adigabo wad nofaidesa halshe ayaan kaga faideena waxa waye qamiirasada kushubo cagada watarka kushubo kama lersaneso
@user-uw5fp2ji4v
@user-uw5fp2ji4v 6 ай бұрын
Waxa ka wada cagada halka liitarka biyaha wad qalajine wad kushwe
@hodanmuhumed6079
@hodanmuhumed6079 6 ай бұрын
Ala hooyo uunsigaad shidayso wlhi qalbigaa i xanuunay
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA RER #my_rajo
10:13
MY RAJO
Рет қаралды 18 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
NIGHT ROUTINE SHAQADA HABENKII QABTO #my_rajo
14:33
MY RAJO
Рет қаралды 29 М.
SAMPLE DAILY LIFE ROUTINE BY MOM
18:22
Fartun Happy
Рет қаралды 31 М.
MORNING ROUTINE WAXA WABTAY SHAQADA ADUNKA #my_rajo
12:02
MY RAJO
Рет қаралды 9 М.
MORNING ROUTINE JUMMA MUBARAK BY #my_rajo
10:06
MY RAJO
Рет қаралды 14 М.
ADBEY IGU ADAG TAHAY SHAQADA MALINTAS #my_rajo
15:34
MY RAJO
Рет қаралды 23 М.
MALINTA QAMISTA SHAQADA QABTAY #my_rajo
13:58
MY RAJO
Рет қаралды 11 М.
MY ROUTINE{JADWALKEYGA MAALMEED♥️
20:22
somturk family
Рет қаралды 29 М.
QASALADA QOLKA SIDAAN U SAMEEYAY KALAY ISKA ARAGHEE ABAAYO
9:34
Nimco Life channel
Рет қаралды 11 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН