Niin Cad Oo Muslim Ah Halke Laga Hela

  Рет қаралды 3,428

G-Muse

G-Muse

Күн бұрын

Пікірлер
@marwo2756
@marwo2756 Күн бұрын
Alx ilaahayow adigaa ii calfay oo ii dooray My blood farax yare waanba ka baqaa farax aan soomaali aheeyen aduunka meeshuu doono ha ka soo jeedee
@munaayaan1145
@munaayaan1145 20 сағат бұрын
waan sax kudhaqankii Carabta ee gabdhaha dulleynaye ayeey diimeeyan inta badan
@nadamahir6111
@nadamahir6111 Күн бұрын
Allahuma barek ❤❤
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm Күн бұрын
Allow Adigan kaa Magangal Mid aan somali Ahay
@amalismail7772
@amalismail7772 Күн бұрын
Muhiimada waa in uu qofkaasi muslim yahay,oo is fahantan that's it
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Күн бұрын
Allah haduu kuuqoro waad heli nin cad oo muslim ah takale dee ninku ciduu doonaba ha ahaadee lama doonto ninku waa inuu isagu kusoo raadsado oo kucalmado nimanku waa sida libaaxa majecla naag sooraadsata . Anigu ba anoon kafikirin ayaa hadana nin cadaan ah oo muslim ah isguursanay Alxamdulilah dhowr iyo 10 sano isqabnaa isku badhaadhnay
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Күн бұрын
m.n alahamu baarik walaal, hadalkaagana wa saxiix, aniguba riyadaaso kalan leeyahay lkn isku fikiraa nahay ma raadsho mana hor cararo, kolay hada ina horumar sameeya ku mashqulsanaha I.n markaan xalada u diyaar garabo mid isagu isoo calmadan sugaa I.n, adigana kolay problem is dayse iyo Somali murankede😂 guul guul walaashay I.n
@SumeyaAhmed-o6l
@SumeyaAhmed-o6l Күн бұрын
@@caashobashiir648 wlhi wad iga qoslisey😅wx kasta calfka kaween mid kad is calmaneysan wuxu noqonayo allahuwaclam lkn Allah kuurumeeyo midkad caloosha kuhayso oo doqoga ah dhamntenba an iskusooduceeno
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Күн бұрын
@@SumeyaAhmed-o6l aaaaamiin yaa rabi I.n 🤲 thanks wll adigana ilaahay waxaad ku haminayso oo khayra ilaahay haku siiyo, dhamaanten riyooyinkena alaha noo rumeeyo
@Zeinabmou-l1l
@Zeinabmou-l1l Күн бұрын
Inchallah kheir badn
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
💗💗💗
@marwo2756
@marwo2756 Күн бұрын
Farax soomaali ma control badan yahay😂 omy allaah
@najmahassan8107
@najmahassan8107 Күн бұрын
Raga cad muslimka waa rag aad u wanaagsan faraax uraye raga somali waa ciyaala suuq dulaysan oo reerohooda ka carara
@amalismail7772
@amalismail7772 Күн бұрын
😂😂😂faarax dulayste jasruyad ayuuba u haystaa dumarka'yaahu
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Күн бұрын
❤❤❤❤❤ mshlh
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Күн бұрын
naag tashataaa tahay kow dheh😂 😂farax cadaan muslima nolosha fahansan bilaa buuq bilaa problem , ilmihiisa jecel aaba nima u qalma yaa heli kara😂 ku soco👍
@amalismail7772
@amalismail7772 Күн бұрын
Haa nin nolodha fahansan oo cadaiya ayaa loo nahanyahy'
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Күн бұрын
@@amalismail7772 👍👍👍
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Күн бұрын
Nayaa ninka masaajidka aad dheh timahaana qarso wax runta ku sheega waysay xabbti😅
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Hayee xabibti 😂😂😂😂
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Күн бұрын
Subxanalla waxay moodaysaa ilbaxnimo, Islaantani diin ma’haysato,
@faiso1cadeey397
@faiso1cadeey397 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Күн бұрын
Naagaha ajaanibka guursada inta badan waa kuwa ku cusub wadanka dadku in xun iyo in wngsan baa waa leyahay inta badan waa laga dayriyey ajaanibka
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Күн бұрын
Nin cad wuxuu muslim yahay kaliya inta uu ku jecel yahay,,, hadad dhacdo ifur , habeenka ku xiga qaansiirkiisu horey ka dalbanayaa,,,,,,, cadaan anaga na weydii waa munaafiqiin
@HanaHassan-f8s
@HanaHassan-f8s 2 күн бұрын
❤❤❤
@HiboMaxamed-hq6py
@HiboMaxamed-hq6py Күн бұрын
Abyo gabar caqli badan ayaa tahay oo qalbi wanaagsan abyo waxaan macalin dugsi si online ah baan dadka wax ubaraa abyo waxaan kacodsanayaa inaa xayaysiis iisamayso
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Abayo ilma uu yar ee wax barta waa imisa jiir?
@HiboMaxamed-hq6py
@HiboMaxamed-hq6py Күн бұрын
@G-Musefam 25dollar hadaa rabtid waankaa dhibi kartid
@amalismail7772
@amalismail7772 Күн бұрын
Iyadoo caadi laysku barto ayaa wangasan'bakaaya masaajid nin ka doonata😂😂waaba dulaysteyaal kuwa masaajidka buuxa'
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Күн бұрын
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
@najmahassan8107
@najmahassan8107 Күн бұрын
Faarax dulaystee gabadha somali sanadka ugu horeeyaba way duntaa waayo ma dhaqaalaynayo uu rafaadinaya
@Juweiryamohamed
@Juweiryamohamed Күн бұрын
Faarx 50 ma aqano
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Күн бұрын
dumarka isku wacan silaaca
@asmaaxmed1988
@asmaaxmed1988 Күн бұрын
Wlih control ka ma fcnh faarax somli iqaba lkn cadanka lasoo dhaqamy ilaa io hda wan is fhmi l,anhy wlhi mar waxis irhdaa farixii asd isky xaafad ahedeen iska guursti😢 lkn alhmdulillah waa qadrta
@amalismail7772
@amalismail7772 Күн бұрын
Waliga ha ka aqbalin noloshaada inuu nin maamulo oo waxad rabto uu kuu diido
@HafsaGurre
@HafsaGurre Күн бұрын
Abaayo gabar qalbi fiican aatahay lakin aduunka waalaga tagaa nimca nimca lagu daray ninkaaga oo muslim ah
@Hanigaraad-c1e
@Hanigaraad-c1e Күн бұрын
Abyo aniga waa rabaa ninkaas
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Ala control aya radineysa 🤣🤣🤣🤣
@Hanigaraad-c1e
@Hanigaraad-c1e Күн бұрын
@G-Musefam abyo aniga xijaab waan xirtaa shanta salaad waan tukutaa waan salaamaa gaalo saaxiib lama lihi sidaas darteed aniga madhibsanaayo
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Күн бұрын
Naga xisho ixtramku waa khali adoo afku kubuxo hanala hadlii.
@MulkiHassan-h3i
@MulkiHassan-h3i Күн бұрын
Abayo kasohadal 50 50 nolosha nimnka cadanka lala bixinayo
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Haye qali
@hodaneey_
@hodaneey_ Күн бұрын
Waa iga qoslisey markaa tidhi nuuxnuuxsi ma jiro 😂😂😂😂😂 Faarax luga baasto hala iska jafjafto 😁
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Haa walahi 😂😂😂😂
@Umu-aya
@Umu-aya Күн бұрын
Nin cad muslim taajir ya heli karo lkn mar hadu hanti laheyn farax i dhamo 😂😂
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Күн бұрын
Raga ajaanibku ma wngsan faraxina iska wata
@IgraAbdule
@IgraAbdule Күн бұрын
Bisinka
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Күн бұрын
I absolutely hate unhealthy controlling behaviour 😒
@G-Musefam
@G-Musefam Күн бұрын
Walahi same here 😔
@HaniAden-u6x
@HaniAden-u6x Күн бұрын
G muse 😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Mar walba miyuu kuu kariyaa beenta jooji
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed Күн бұрын
Nooocani muslim mahe hanoshegin
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed Күн бұрын
Dhilo
@meditativemind9757
@meditativemind9757 2 күн бұрын
Abaayo kazoo hadal Sida wiilka sheeko wadaagnahay uga keensankaro guur
@zaynikadir6762
@zaynikadir6762 Күн бұрын
Wll guurku wax layska keensado maaha ninku bil kaliya haduu Kula sheekaysto waa garan karaa inaad tahay gabadhuu rabay iyo in kale markaa sidaa iska ahow waxma cidna ha kasban qofkii Ku rabo sidaa tahy buu kugu rabaa ta kale waad waydiin kartaa hadii uu mustaqbalka Kala Hadi waayo ninku
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Күн бұрын
Fariid baa thy talo wanaagsan baad siisay​@@zaynikadir6762
@SumeyaAhmed-o6l
@SumeyaAhmed-o6l Күн бұрын
Su,aashaas chatgpt weydii walal
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed Күн бұрын
Nooocani muslim mahe hanoshegin
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed Күн бұрын
Dhilo
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 15 сағат бұрын
Why u mad
Gabadhey Raga ma daba cararta?
10:01
G-Muse
Рет қаралды 40
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
QALANJO SOMALI- DADKA CAYIL IGU CAAYAN LAKIN MA OGA XANUNKA DAREMO
1:07:48
GUUR HA KU DAGDAGIN HADA GAROB TAHAY
10:01
G-Muse
Рет қаралды 1,6 М.
Ma 50/50 ba Nolosha G-Muse ?
19:48
G-Muse
Рет қаралды 1 М.
TACSIDII FOWSIYA CALI XAAJI SHIRWAC EE LONDON
16:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
QISADA TUSBAXII MUCJISADA AHAA!!@sawdamqaalib
54:22
Sawda Qaalib
Рет қаралды 30 М.
Marabtaa in uusan ninkaaga naag kale hamin?
9:40
G-Muse
Рет қаралды 7 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН