Thank #deeyo fanaan qarniga la holin waayay Hilaac yare Axyaa ereyo Xaawa intaan xayga nahay xumaantaba kuuma quudhee xaqiiqada ila ogow #nice song afflly
@abdifataaxxassam32119 жыл бұрын
Maryan sweet wlhi wa runta halmar arki maysid iyaga Oo dad kheyr ugu yeedhaya music iyo hees Subxaanka yaa cadiim
@FarhanSwaggy5 жыл бұрын
Heestan mxan raadshay inbdn😘😘😘😘💖💖
@rayaanxcrahman43434 жыл бұрын
inaynu ku xeel faloo xajaba xarigeda adag xalkeda ku raadinana xeerka qoyska ina ❤❤🌻❤❤❤faray
@kowtharali16969 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac wa fanan qaali fankiisane sida hilaac hal mar gayga Somalida qabsaday sido wa laxankega abtigee aan aad u jeclahay Abdi wahab Mohamed Omar Booska
Alfanaan Nimcaan Hilaac Www heestaan ani ayey ku igu dhacday
@hibakmo76859 жыл бұрын
HestaN cadi maha I qancisaY😢😢😢
@rayaanxcrahman43434 жыл бұрын
ReallY song never tired ❤❤❤
@axlaamahmed56059 жыл бұрын
wwwwww aysh calaaa hees fanaanka la holin waayey hilaaaaaaaac
@maryanswety96379 жыл бұрын
ayada quran ah hal mar xata maso post gareyneysin miya....Subxanallah
@صومالىوافتخر-ج3ص9 жыл бұрын
Musica iyo aayadaha qur'aanka meel leeslama geliyo hada dhaheysid channal kale oo diinta lagu faafiyo samey deeyo waa ok lkn halkan music ugu imaaw qur'aankane meel kale oo logu talo galaa jira
@صومالىوافتخر-ج3ص9 жыл бұрын
Musica iyo aayadaha qur'aanka meel leeslama geliyo hada dhaheysid channal kale oo diinta lagu faafiyo samey deeyo waa ok lkn halkan music ugu imaaw qur'aankane meel kale oo logu talo galaa jira