Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023

  Рет қаралды 19,003,124

Hillaac Music

Hillaac Music

8 ай бұрын

#New_song_2023
Heesta: Adiga Sowmaaha
Ereyada: DabJacayl
Laxanka : DabJacayl
Music By: Dj Adam
CAMERA & EDIT JUNDI MEDIA PRO
VOCAL RECORDING JUNDI MEDIA PRO
@Hillaacmusic #copyright #Hillaac_Music #Nimcaanhilaac
/ nimcanhilac1
/ nimcanhillaac
/ official_nimcaan_hilaac_1
+For More Information Booking Nimcaan Hilaac
Contact: N.Hilaacmedia@gmail.com
©2023 Hillaac Music All Rights Reserved.
@Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac @Hilaac

Пікірлер: 6 700
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 7 ай бұрын
Soodhawaada Bulsho waynta soomaaliyeed ee ku xidhan @Hillaacmusic 10 billood kadib waan soo rogaal celinay Daaawasho wacan Heestani waxay Kaydka #Hillaac_Music soogashay 2020 #Mahadsanidiin
@MuzaapdirizakMuzaapdiriz-mo1gb
@MuzaapdirizakMuzaapdiriz-mo1gb 7 ай бұрын
Heestan waa fadhidaa caadi maaha fanaan
@user-nk5dt7kb8d
@user-nk5dt7kb8d 7 ай бұрын
Legend heestan waa fadhidaaa😮
@kalthumhashi8078
@kalthumhashi8078 7 ай бұрын
My legend 🔥♥️🫡
@mustafeawga14
@mustafeawga14 7 ай бұрын
Goath fanka hadad adu waxsoosari way fankuba micno ma leh markasta nala joog
@idrisbatri2744
@idrisbatri2744 7 ай бұрын
dhoorayaasha adiga ugu sareeya Nimacan.
@CabdifataaxAhmed-wd6dx
@CabdifataaxAhmed-wd6dx 7 ай бұрын
Heesaha waxa ka macaan qur aanka yaa igu raacsan ❓️☝️
@Hamdi.Hassan
@Hamdi.Hassan 7 ай бұрын
Maxaad ka soo doontay halka lagu baahinayo?
@user-zy9hx6bk5k
@user-zy9hx6bk5k 7 ай бұрын
@@ComtodaddylSubxanallah Calaamo alle kugu rid😭💔
@user-zm9bw4gi5s
@user-zm9bw4gi5s 7 ай бұрын
​@@Comtodaddyl1 Duli baatahy wlh waana hoogtay ee allha ulaabo sheydan baa ku duufsade Wll ilahy u laaabo daciif baad tahaye waxba ha is kibrin o ha jees jeesin
@mohameddaahir4732
@mohameddaahir4732 7 ай бұрын
@@Comtodaddyl subxanallah 😳
@apzaritimirta3292
@apzaritimirta3292 7 ай бұрын
@@Comtodaddylwar miyaadan muslim ahyn Subxanalah
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@kullanlyrics
@kullanlyrics 7 ай бұрын
Iyo nimcaan hillaac dheh walal
@suhaybcraxmaan5251
@suhaybcraxmaan5251 7 ай бұрын
​@@kullanlyrics adeer dambi ha galin nimcan ku waz ye
@abdilahiyusuf5660
@abdilahiyusuf5660 7 ай бұрын
@@kullanlyricsxoolo nabiga suuban kusali horta scw scw
@hothoebrahimabdi1136
@hothoebrahimabdi1136 7 ай бұрын
Scw
@kingfahad7779
@kingfahad7779 7 ай бұрын
SCW❤️SCW❤️SCW❤️SCW❤️
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 3 ай бұрын
Waa hubaa heestan inaa daawaneyso 2024 pls like ha ila dhaafin👍😊🤣
@cawocawoahmed796
@cawocawoahmed796 Ай бұрын
Ok
@mulkiqaasim3873
@mulkiqaasim3873 Ай бұрын
​@@cawocawoahmed796🎉
@AhlemHassan
@AhlemHassan 17 күн бұрын
Wapa dupanaya 😂😂😅
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers 3 күн бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16
@Kabtan.
@Kabtan. 5 ай бұрын
10 Million ayeey maraysaa manta Haday 12 million gaarto Like igu soo xasuusiya pleas...🥺 hees samyn igu yeelatay sanadkaan My Fav song...💯🤩🌹.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 5 ай бұрын
Almost waxyar baa hadhay
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 4 ай бұрын
12 wey tagantahay🎉❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 4 ай бұрын
Oh way dhaaftayba pro 3 months wax ka yar ayaay sotabatay 12m+ only waxa sidaa samaynkara cida aqoonta + fanka 🇸🇴 ❤❤ hilaacena 👌👌💪💪💪
@Football-moments47
@Football-moments47 4 ай бұрын
13m maree 😂😂😂😂
@ayaniita9386
@ayaniita9386 3 ай бұрын
Taliye 14 bay si mareysaa🩸😂
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 7 ай бұрын
Ereyada qof uqalma oon hooyaday ahayn ma jiro Ifka ruuxan ugu jecelahay ❤ Adiga saw maaha Indhahayga nuurka ubaxa 💡 Adiga saw maaha Itaalkiyo awoodaha qalbiga Adiga saw maaha Noloshayda idilkeed hooyo mcn 🌏 Adiga saw maaha JANATUL DUNYAA 💋❤
@oromiyaanbiyyakoo4474
@oromiyaanbiyyakoo4474 7 ай бұрын
@hidan268
@hidan268 7 ай бұрын
Saxiix walaahi hooyo uqalanto waxwalbo ilahow inoday
@JamalHaibe-ne4ey
@JamalHaibe-ne4ey 7 ай бұрын
Ereyda waxa u qalma HoooYoday mcn🤍💯 Hoyo rppi wxn ku weydinaya cafimad cimriri dherer iyo caafimad 🤲 Inti Hoyodod rppi ka jecladey iyagna rppi naxariiisti hka waraoiyo 😢🤲
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 7 ай бұрын
@@hidan268 wax walba oo wanaagsan 🥰
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 7 ай бұрын
@@JamalHaibe-ne4ey Ameeeeeen yaa rabi 🤲
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 4 ай бұрын
12M ayay Marasa malinka ay 15M Gadho like isar❤
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv 2 ай бұрын
Seweye😂😂
@SuhuurNuux
@SuhuurNuux 2 ай бұрын
Way gadhy😅
@ugaaz
@ugaaz 2 ай бұрын
Hellooo 😅
@WasacYare
@WasacYare 2 ай бұрын
Way dhaaftay
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 2 ай бұрын
Save wye😂😂😂😂😂
@FardowsaSuleiman-xt3bj
@FardowsaSuleiman-xt3bj 2 ай бұрын
15M ayay maraysa 17 markay gadho love ❤️ isar 😢
@muqdishawwi
@muqdishawwi 9 күн бұрын
Sorry Waa 18m
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers 3 күн бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 7 ай бұрын
Heesta waxa ka macan qur'aanka ilaahay❤️
@CabdiMaxamed-zb2oq
@CabdiMaxamed-zb2oq 7 ай бұрын
Maxaa halkan ka qabanaysaaa markaaa
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 7 ай бұрын
@@CabdiMaxamed-zb2oq maxad aadu ka doonaysa
@user-fl9ue2sv2y
@user-fl9ue2sv2y 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ sxxx
@AbdennourrrRNG
@AbdennourrrRNG 7 ай бұрын
@@CabdiMaxamed-zb2oq what A come back😂😂😂
@dhiirigiliyeofficial8724
@dhiirigiliyeofficial8724 7 ай бұрын
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 7 ай бұрын
Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤
@roblehnouria9966
@roblehnouria9966 7 ай бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 aniga kugu racay hn
@CaaishoCabdinaasirmohamu-zu9go
@CaaishoCabdinaasirmohamu-zu9go 7 ай бұрын
Anigaa kugu raacsan❤❤
@ikraanaxmed2787
@ikraanaxmed2787 7 ай бұрын
Marka maa quranka dhagesatid 😏maxa hesta ku dhex keenay like raadis waxid 😏
@MumtaasCabdi-zf6ef
@MumtaasCabdi-zf6ef 7 ай бұрын
ANIGAAA BA SIDO KLE
@nafaxadahmed
@nafaxadahmed 7 ай бұрын
@@ikraanaxmed2787 hhhh wllahy wa raftay runta u sheegty ani ikran dhan wa wataa
@Mohamedkaraama-ne4th
@Mohamedkaraama-ne4th 14 күн бұрын
18 million ayay maraysa markay gadho 20 million pls like ta ha ila dhaafin
@yahyaabukadra4323
@yahyaabukadra4323 3 ай бұрын
🇸🇴🇵🇸من غزة تحية لشعب الصومالي🇸🇴🇵🇸
@kingo5954
@kingo5954 2 ай бұрын
حياك بين اخوانك❤
@user-yd3ro9il2e
@user-yd3ro9il2e 2 ай бұрын
Wbzn7k4fe ​@@kingo5954
@JackChit-pv3dj
@JackChit-pv3dj Ай бұрын
🥹🥹 may Allah bless you and yours my brother in Islam.
@HebaTaher-rt6lk
@HebaTaher-rt6lk Ай бұрын
الله ينصركم
@hakh5277
@hakh5277 Ай бұрын
قلوبنا معكم ❤
@kiikofamily7856
@kiikofamily7856 7 ай бұрын
4m markey gaarto like ha Ila agmarin😊
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 7 ай бұрын
4.9 Wey gaadhay within 4 weeks
@realpower898
@realpower898 6 ай бұрын
⁠@@Qubanaha_Uurdoox5.5 😅
@JamkaOmar
@JamkaOmar 6 ай бұрын
6m😊😊
@user-zk5ol7pu3i
@user-zk5ol7pu3i 6 ай бұрын
​@@JamkaOmar00😊😊00]000]p😊
@manishaqurux6417
@manishaqurux6417 6 ай бұрын
65M Wow 👌
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 7 ай бұрын
Ifka ruuxaa aan ugu jeclahay Adiga Soow ma aha Indhaheyga nuurka u baxa Adiga soow ma aha Itaalkiyo awoodaha qalbigu Adiga Soow ma aha Nolosheeyda idilkeed macaan Adiga Soow ma aha What a song @nimcaan hilaac Legendry best Somali singer in this century 💯salaaan sare Dj Adam best east african beat maker legendry💯keep up pro Omar dab jaceyl the only poet write the best Somali love music ✅💯
@user-bw9tn7bo6f
@user-bw9tn7bo6f 7 ай бұрын
Cool
@FarhiaBashir-vy6gt
@FarhiaBashir-vy6gt 7 ай бұрын
Oh my thanks
@macaadyare1320
@macaadyare1320 7 ай бұрын
Great nimcaan🫡
@mukhtaribrahim5750
@mukhtaribrahim5750 7 ай бұрын
Ifka ruuxaan aan ugu jeclahay Adiga soow ma aha Indhahayga nuurka u baxa Adiga soo ma aha Itaalka iyo awoodaha qalbigu Adiga soo ma aha Nolosha idilkeed macaan Adiga soo ma aha
@AbdullahiHilaal-wo9ht
@AbdullahiHilaal-wo9ht 7 ай бұрын
Ifka ruuxaa aan ugu jeclahay adiga soow maaha indhaheyga nuurka ubaxa adiga soow maaha itaalkiyo awoodaha qalbiga adiga soow maaha nolosheyda idilkeed macaan adiga soow maaha
@xasanaj
@xasanaj 16 күн бұрын
who in 2024 june⁶ 🥺💔🤔
@AxmednuurMaxamed-vy1hg
@AxmednuurMaxamed-vy1hg 16 күн бұрын
Nimcaan hilaac
@ahmedyare-nr1gk
@ahmedyare-nr1gk 13 күн бұрын
Me king ❤
@mohamedkafi5856
@mohamedkafi5856 11 күн бұрын
9th June 2024. Barbar u jiifaa jeceyl dartii😂😂😂😂❤
@noorakash-yo3qo
@noorakash-yo3qo 10 күн бұрын
Meeee 😅😂
@user-fc8rh1od8j
@user-fc8rh1od8j 10 күн бұрын
11th june 2024❤
@ikraambashiir5105
@ikraambashiir5105 28 күн бұрын
Heeskaan anigo awal jeclaa waxan mar 2aad sii jeclaaday markii anigo qalbiga ka dhaawacan uu iiso qaaday qof aniga aad i jecel kaasoo i siiyay jcyl aan horey u wayay hada qaas ayay ii thy heeskan thnx nimcaankeena🙏🤴🏻💙
@jaamacabdi-boosow4
@jaamacabdi-boosow4 7 ай бұрын
Waaweynka Fanka Baa So Dhacay Heestan Inta Aaminsan Inay Cirka Galeyso Ha Is Muujiso🔥💪
@HothmanKayse
@HothmanKayse 7 ай бұрын
Love you mamo inta hooyo jecel hayla dhaafin like 😢❤
@fadumoabdiwaliabdiwali8318
@fadumoabdiwaliabdiwali8318 7 ай бұрын
Allow nooxafid
@user-cj4ux8uu5u
@user-cj4ux8uu5u 7 ай бұрын
❤ALOOW HOYOOYINKA NOO DHOWR
@aymanenostra-8776
@aymanenostra-8776 2 ай бұрын
I am from Morocco 🇲🇦i love somalia 🇸🇴 people and musicians ❤
@hanadxasan1957
@hanadxasan1957 Ай бұрын
Respect 🙏🏽
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 Ай бұрын
We also love you
@MekonenBirhanu-rn5is
@MekonenBirhanu-rn5is 2 ай бұрын
I am from Ethiopia,,, I love Somali songs very much,,,but this one is special for me. So far, I have listened for more than 30x!
@qadraabdi-gu3uq
@qadraabdi-gu3uq 2 ай бұрын
Thanks brother welcome ❤️🥰
@muatafadaud7190
@muatafadaud7190 Ай бұрын
Viva fano
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 7 ай бұрын
Heestaan waxaan u qaadi la haay: 1= hooyadey mcn 2= wllshy mcn 3: xaaskeyga xalaasha ah Wxaa tihiin u bad dhaxaadkeena❤❤
@fadumoabdiwaliabdiwali8318
@fadumoabdiwaliabdiwali8318 7 ай бұрын
Only mcan buu qalbiyyu turjumay hooyo mcn
@mjswggar3578
@mjswggar3578 7 ай бұрын
​@@fadumoabdiwaliabdiwali8318😮😮😮😮
@nouriadiamond29
@nouriadiamond29 7 ай бұрын
waa sidaa weye qof walba uma qalmo erayadan
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st 6 ай бұрын
Udub dhaxaad weye walalkay alle familkaga hakuu dhowro
@ahmatoramosshort919
@ahmatoramosshort919 7 ай бұрын
Cawa Waa Jimce Yaa Igula Salinaya Udgonow😍 Rasulkeni♥️ Mohamed ❤Scw Scw💯💯🙏🙏
@nasracadeyhanaan9127
@nasracadeyhanaan9127 7 ай бұрын
Scw scw scw
@CabdifataaxAhmed-wd6dx
@CabdifataaxAhmed-wd6dx 7 ай бұрын
@Comtodaddyl
@Comtodaddyl 7 ай бұрын
Walagu wasa nio
@ikraanaar355
@ikraanaar355 7 ай бұрын
Scw wcs scw
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 7 ай бұрын
Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 5 ай бұрын
Heestan miraha macaan waa huba 2024 ina dib usoo raadin dontid 🤗 Hada iga danbayso fadlan like saar👍 ismujiya.🤩
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 ай бұрын
Eeegan soo radiyeeey What! Song🔥
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 2 ай бұрын
Qofkii ijeclaysiyay heestan malmahan xaalkayagu ma fiicna 😢
@Kabtan.
@Kabtan. 2 ай бұрын
Kama daalo dhagaysiga heestan cajibka ah 💎
@Kabtan.
@Kabtan. 2 ай бұрын
Kama daalo dhagaysiga heesta cajibka ah 💎
@MaandeqahmedCabdi
@MaandeqahmedCabdi Ай бұрын
❤❤❤❤
@PALESTINETANGER
@PALESTINETANGER 2 ай бұрын
تحياتي لك اخي الكريم وعيدكم مبارك سعيد وكل عام وانتم بخير بمناسبه عيد الفطر المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات اخوك من المغرب ❤
@nimcohassan-fv6xy
@nimcohassan-fv6xy 7 ай бұрын
Nimcaan walalkay codkaan qurxda badn waxan rajaynaya in aan arko adigoo qur'aanka ku akhrinaya Insha Allah❤
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 7 ай бұрын
Ifka ruuxan aan ugu jeclahay 🌎 Adiga sow ma aha 🫂 Indhaheyga nuurka u baxa 🌟 Adiga sow ma aha 🫂 Itaalkiyo iyo awoodaha qalbigu❤ Adiga sow ma aha🫂 Nolosheyda idilkeeda mcn🫶 Adiga sow maha🫂 Sow ma han cabdiyow Adiga🦋💍
@caydaruusmaxamuud4300
@caydaruusmaxamuud4300 7 ай бұрын
🎉
@shukrysiyad1194
@shukrysiyad1194 7 ай бұрын
ifka ruuxan aan ugu jeclahay🌍 adiga sow ma aha🫂 Indhaheyga Nuurka ubaxa🌞 adiga sow ma aha 🫂 itaalkiyo iyo awooduhu qalbiga ❤ Adiga sow ma aha 🫂 Nolosheydaa idilkeeda mcn adiga sow ma aha 🫂 Sow ma han Quresha Adiga 💍♥️♥️
@somaliunitedfilm9122
@somaliunitedfilm9122 7 ай бұрын
​@@shukrysiyad1194😅
@sakariyesiyad4732
@sakariyesiyad4732 7 ай бұрын
@mahadyuusufcali8707
@mahadyuusufcali8707 7 ай бұрын
@user-tr8mp7ez6j
@user-tr8mp7ez6j 5 ай бұрын
Heesta 15m markay gaarto like hayla dhaafin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Ай бұрын
17m😮
@Mohamedgogoye
@Mohamedgogoye 3 ай бұрын
Heestan wlhi habeen an dhagaysan majira fanka somalida ee manta waa heestan kugu jecelahay ❤❤❤❤
@mohameddhere36
@mohameddhere36 7 ай бұрын
Absolutely amazing Xaaskayga oo iiga shakiday inaan gabar kale la qabo markaan u shiday heestaan jumcadii lasoo dhaafay inta magaalka u baxnay kaalay iska arag farxada ay dareentay 💯 shakigii ku jiray wuu ka baxay Mahadsanid nimcaanow Isku soo dhawaynta qalbiyada is jecel qayb wayn baad ka tahay
@farxiyocabdi1322
@farxiyocabdi1322 7 ай бұрын
😂😂😂sheekadas mabilowday
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 7 ай бұрын
Nin rageeed isku waraaa abid❤
@abdullahimahamed1988
@abdullahimahamed1988 7 ай бұрын
​@@farxiyocabdi1322wa sidaas dee maxa rabta adiga
@puritysoul6051
@puritysoul6051 7 ай бұрын
Faarax mar hadu Somali yahay wax laga shakiyo wa yahay
@user-iv5jd2zs1x
@user-iv5jd2zs1x 7 ай бұрын
Mashallha niyada inta ugu dageysa well done
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 7 ай бұрын
NIMCAAN HILAAC 1. Fanaan cod dabecsan leh 2.Laxamiiste Heesiba Hees ka daran thy 3. Naaxiyada somaligana wuu keena Yaa ila qaba fikirkaas inu Yahay fanan dhan kastba ka dhisan✌👏👏
@roodoarab6684
@roodoarab6684 7 ай бұрын
Kula qabnaa🎉
@user-ow4fh8hs1s
@user-ow4fh8hs1s 7 ай бұрын
Wax u la jogo malahan
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 7 ай бұрын
WALipA mulaxan kaliya ma ehee ABwaan aan is iri magaciisiyo murtida alle uu ku beeray wey is wadaan MARkastane hestuu soo saaro qalpiga taabasho leh ma baan idhi ani DAB jaceyl Murtiilaha jaceylka ❤
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 7 ай бұрын
Wankuguracsanahaycodkisunawudhisanyahay
@BismilaahAlxm-gu5ex
@BismilaahAlxm-gu5ex 7 ай бұрын
Hoyga fanka hargaysa ayuu kala yimi sida fanaan loo noqdo
@user-dc1pe5id9r
@user-dc1pe5id9r 3 ай бұрын
Heestan wuu kuraaxaysty ana markan dhagsysto kuraxaystaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@alayuubi3456
@alayuubi3456 4 ай бұрын
Heestan waxay noqon doontaa heesta soomaali ugu daawashada badan ❤
@user-dw2hk5hc7k
@user-dw2hk5hc7k 7 ай бұрын
Hadaad ila taageerto boqrka codka nimcaan cabdiraxman xazan nimcaan hilaac liketa hayla dhaafin zxp ❤😮😊
@user-nl9fi1qr3n
@user-nl9fi1qr3n 2 ай бұрын
crossbow namaste 🙏
@badrigass4135
@badrigass4135 7 ай бұрын
Jaceylka waxa loo qaybiyaa saddex 1- jaceylada waalidaa 2- jaceylka walaalahaa. 3- jaceylka u waalidkaa Saddexdaba heestu waysaamaynaysaa! Oo way daawan karaan/ dhageysan karaan Nimcaan Hilaac the singer from East Africa 👌 Nolol waarta Udub aan ku taagnahiyo Nasiib ii unkabay waa Sade Asaagey inaan kaga hormaro Aniga waa ii libin ❤. !!
@faarush8157
@faarush8157 7 ай бұрын
Jacaylo waali miyaa jira😂
@badrigass4135
@badrigass4135 7 ай бұрын
@@faarush8157jaceylada waalidaa waa labada qof een wada joogin wakhti xaadirkan waxey kala jiraan labo dal amma labo dagmo oo kala dawan mid midka kale Aadbuu u jecel yahey lkn iskuma iman karaan Amma wakhti bey qaadan inta Ay kulmayaan telefoon Ayey kuwada xiriirayaan oo xataa way iska shuminayaan hadana ma wada joogaan .! Sidaa Darteed waxa layidhaa jaceyladaa waalidaa 😂
@user-ow7xw7bd5z
@user-ow7xw7bd5z Ай бұрын
I love you nimcaan hilaac zhp From somaliland❤
@HassanH.Moussa
@HassanH.Moussa Ай бұрын
I'm from tujdob in Asia ❤i love Somalie song very mch🎉
@Mohamedgogoye
@Mohamedgogoye 7 ай бұрын
Heestani waxay qaday wadadii Heestii hore ee ahayd KAA RAYSTAY BUKANADII ❤❤❤❤
@MohamedGogoye-mv8sd
@MohamedGogoye-mv8sd 2 ай бұрын
Haa wlhi
@MaxamedCaliibraahim-gb9jp
@MaxamedCaliibraahim-gb9jp Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 7 ай бұрын
2 million markeey gaadho like halkaan iska saar wa kugu qasab😂
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 7 ай бұрын
4M😂
@IfIffy
@IfIffy 7 ай бұрын
5m❤❤❤
@Mohaa930
@Mohaa930 6 ай бұрын
6m
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 6 ай бұрын
8m
@abdullahibashir8208
@abdullahibashir8208 5 ай бұрын
11M
@Hasheim09
@Hasheim09 5 ай бұрын
I'm from Pakistan 🇵🇰 i love somali songs❤
@nageeyeabdirasaq3566
@nageeyeabdirasaq3566 5 ай бұрын
Heestani ma heesta sanadkan dhamanaya ugu horaysaa soomaalida mese waa laga horeeyaaa
@beINgUpdyka
@beINgUpdyka 7 ай бұрын
Ku Sali Nabigena Mohamed (scw), The best person ever, the most knowledgeable and the most shine created ❤
@MAXAMEDAbdirashiid-li6xn
@MAXAMEDAbdirashiid-li6xn 7 ай бұрын
L0 j
@ikraanaxmed2787
@ikraanaxmed2787 7 ай бұрын
Wa dhaqan xunthy meel hees kasocoto maxa magaca nebiga scw ukeene 😒intas like lee rabtaa uff 😏😡
@user-br4gq2gx2t
@user-br4gq2gx2t 5 ай бұрын
Scw scw
@zakariamaki634
@zakariamaki634 5 ай бұрын
Scw❤
@abbasabdirahman3
@abbasabdirahman3 5 ай бұрын
Scw❤
@abdallaboss1
@abdallaboss1 7 ай бұрын
Heestaan in badan oo naga mid ah waxa qalbiyadeena kujiray bay tarjumtay oo afkaaga soo marisay! Amazing 🎵❤️🔥
@Saamiyo.Qurux7
@Saamiyo.Qurux7 5 ай бұрын
Sx
@user-dd3og5bi6v
@user-dd3og5bi6v 4 ай бұрын
Haaaaa
@TingirtGebretsadikTekle
@TingirtGebretsadikTekle 20 күн бұрын
A brave Amhara from Ethiopia. Already in love with my poetic Somali ❤❤
@user-bb7cu2er5w
@user-bb7cu2er5w 4 ай бұрын
Nooloow nimcan hilc rabbigo waxii ku dhiba siida jigada AA oo dodobo rabbigo ❤❤❤ wan ku jeclhy legend
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 7 ай бұрын
Omar Dabjacayl ereyada iyo laxankii wada socday ayuu wiilkii ay isku gobolka ahaayeen ❤❤❤❤ Fanaan somaliyeed Hilaac ❤❤
@DIGAALE380
@DIGAALE380 7 ай бұрын
Maanta waxaa ku beekantahy gabadha aan adeerka u ahay dhalashadeeda🎉waxaan aaha qofkii u hereeyay ee dhalasho wacan dhaha ilaa intay dhalatay daadkii kale ee ku xeernaa way hilmaamen mar 2aad waxaan ku leeyahay hambalyo 🎉🎉 adeer mcn❤
@ayuush94
@ayuush94 6 ай бұрын
Hnblyo🎉❤
@naciimocabdikariin4954
@naciimocabdikariin4954 3 ай бұрын
Hambalyo quee ♥️❤️👋
@user-kw5lq6jr2f
@user-kw5lq6jr2f 5 ай бұрын
Heesta waxa ka mcn quraanka kariimka❤
@xadaari129
@xadaari129 4 ай бұрын
walhi kama xiiso dhaco heestan nimcaan hilaac fanan dahabiya walhi ❤ inta sidaydo kala 🔥
@Raqiya29
@Raqiya29 7 ай бұрын
Afka kama dhahaye jacayl uurka jira waa dhab ❤ Oww what a song 🎵
@samanthalondon1485
@samanthalondon1485 6 ай бұрын
I am from Eritrean I love your songs 🇪🇷🇪🇷 good job Kip. It up 💞💞💞💞💞💞
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 4 ай бұрын
Thnkz my broder 👋
@ikramali8735
@ikramali8735 Ай бұрын
😊
@AbdinasirKuluc
@AbdinasirKuluc 4 ай бұрын
For those who don’t understand Somali language, although I can’t do enough justice, I have attempted to translate the first part of the song: “I haven’t experienced (True ) Love (before) But you have taught me the Scent of Love, through the chambers of my heart, through the artery of my liver, and through the rest of my organs You (Your Love) follows, You are my whole world… For even one day, I can’t stay away from seeing you…”
@LovelyMountainRange-xx2cj
@LovelyMountainRange-xx2cj Ай бұрын
Waxaa la yidhi nin gurigiisi kaa sooray nin dheh nin guri uu laheyn kaa soorayna rag ka rooni dheh hada tel aan laheyn baan qaaday nimcaan hilaac oon taageero ayaan geystay subscribe baan iri ganbaleelki baan furay like na waan siiyay salaaman nimcaaan
@kingfazul4
@kingfazul4 7 ай бұрын
I'm from India 🇮🇳 I love Somali songs 🥰
@user-yp7nm3wg2q
@user-yp7nm3wg2q 7 ай бұрын
Oo cada😂😂😂
@zahrazagal
@zahrazagal 7 ай бұрын
Do u understand Somali song😂
@user-im2lz5wk4e
@user-im2lz5wk4e 7 ай бұрын
​@@zahrazagal😂😂
@user-sl5hd1mh2f
@user-sl5hd1mh2f 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@user-vl2nd8ix9d
@user-vl2nd8ix9d 7 ай бұрын
I'm from Korea 🇰🇷 I love somali songs😂😂
@Hanaanabdi677
@Hanaanabdi677 7 ай бұрын
Afka kama dhahaaye Jaceyl uurka jira Waa dhab ❤ Ammbaqaadka geediaga Halke aan la rabye Waa dhab Udunkaan ku taagmee 🫶🏼 Nasiibka ii ulkamay Waa sad Assaagay inaan kaga hor maro Aniga Waa ii lib 🫂🤲 Galab sabti ah 3:42 time October 2023/10/28❤ My home Bsososo 🫂 Xiriir cusub iyo heesta oo waqtigeeda Ku soo baxdye 😢
@laantefaarax6757
@laantefaarax6757 7 ай бұрын
Sharaf heesta halkeeedii ayuu dhigay ma aha heestana waxaa iska leh adiga iyo saaxiibkaada wakhtigeediina way soo baxday adiga iyo saaxiibkaada khaas ha iidiin ahaato
@aasiyo939
@aasiyo939 7 ай бұрын
Axad ban dawanya Ana 3 galabnimo magada bosaso ❤
@user-co8dt6fz6p
@user-co8dt6fz6p 7 ай бұрын
Maahe hdda waah hadaL dhapeH
@ismail_IB
@ismail_IB 7 ай бұрын
Muddo yar kadib hadaad murugooto isoo xasuuso anigana waxa ku haayo waa xiiso uu ama adiga ama qofka kula wado😅😅
@khadarmohamed1769
@khadarmohamed1769 7 ай бұрын
2023/10/29💔bosaso
@ShahiidDeeq-le6mh
@ShahiidDeeq-le6mh 5 ай бұрын
Heestan anigey ika hadlaysa I love you xaaskay ❤❤
@ShahiidDeeq-le6mh
@ShahiidDeeq-le6mh 2 ай бұрын
2/2024
@ShahiidDeeq-le6mh
@ShahiidDeeq-le6mh 2 ай бұрын
2/2024
@Africanunity-mk8kd
@Africanunity-mk8kd 3 ай бұрын
I come from Eritrea and like listening to Somali music and love the Somali brothers and sisters
@ismailalbana
@ismailalbana 7 ай бұрын
5 days 1Million wonderful job "NIMCAAN HILAAC" full Musician. LIONEL MESSI is the greatest of all time footballers who is having 8 balloon d'O'rs while SOMALIA is here our legend "NIMCAAN ABDIRAHMAN HASSAN HILAAC"Congratulation to you my Brother big LOVE💓. Long life.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 ай бұрын
Goat ka Fankuna Waa isaga
@ismailalbana
@ismailalbana 5 ай бұрын
The Goat 🐐 of Somali Music "NIMCAAN HILAAC" BIG LOVE 💕💕💕 BROTHER.
@anitanguro5003
@anitanguro5003 7 ай бұрын
I'm Kikuyu from Kenya,bt I love Somali songs ,their beats it's another level.. though I don't understand the language 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@zackwarfaa3169
@zackwarfaa3169 7 ай бұрын
War wxs imika wa la isku fahmey somaligagan yar 😂
@shukridakane3708
@shukridakane3708 7 ай бұрын
You are welcomed queen, their is a cristians that speaks this language more than us, try it.
@admandalmar854
@admandalmar854 6 ай бұрын
Welcome I will explain for you word by word
@nafisakarim1086
@nafisakarim1086 6 ай бұрын
Ohara waku
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 6 ай бұрын
Ngai Karibu Anita, this is love song sweetie ♥️ venye nihit ni different enyewe ni kweli mafeeling za upendo ni much much
@NimcoCarab-xz7si
@NimcoCarab-xz7si 5 ай бұрын
Masha allaha ❤❤❤❤ indeed my dhiiga reer tokaya samaroon siciid guuule 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🦁🦁🦁🦁🌹🌹🌹
@yacquubkaarto4571
@yacquubkaarto4571 13 күн бұрын
Hestan markay soo baxay say marax ilahayd hada Lkm malinkasta waan dhagaystaaa yaab ❤❤❤❤
@AbdihakiinCali
@AbdihakiinCali 7 ай бұрын
Best 👌 is quran walhi🤌
@userxarafgo-gayre
@userxarafgo-gayre 7 ай бұрын
Ifka ruuxan aan ugu jeclahay ❤ Adiga sow ma aha✔️ Indhahayga nuurka ubaxa 💡 Adiga somahan✔️ Itaalkiyo io awoodaha qalbiga Adiga somahan ✔️ Noloshayda idilkeed mcn Adiga somahan Najiib adiga somahan 🌍 28/10/2023❤
@shadiaabdirashiidjama
@shadiaabdirashiidjama 7 ай бұрын
Meelkasta xaliimo kusey baka oyayasa😂
@almazsheikh2292
@almazsheikh2292 7 ай бұрын
😂😂xaliimo no calacal
@nurabdi2170
@nurabdi2170 7 ай бұрын
😢😢😢
@ahmedyaska9220
@ahmedyaska9220 7 ай бұрын
Ma aqoone adigaa I baray caashaqa udugiisa Ililaha wadnaha beerka iyo Unug yadaydoo dhan Adigaa ku baahoo Waxaad tahay aduunkaygaaa Oo malin aragagan qudha Kama ahaanaaayo Afka Kama dhahaayee Jacayl uurka jira waa dhab Ambaqaadka geediga Halkii aan la rabay waa dhab Udubaa ku taagniyo nazìib Ii un kamay waa sad Asaagay in aan kaga hor maro Anigaa waa ii lad Ifka ruuxa aan u jecalahy Adiga soowmaha Indhahayga nuurka u baxaa Adiga soow maahaa Itaalka iyo awoodaha qalbigu. Adiga soow maahaaa Noloshayda idilkeed macaan Adiga soow maaahaa 2x Ďhayaha ildoogsiga ka helay Nuurka aragaaga Wey kuu il-meeyaan Markay ku arki waayaane Ololbaa ku shidan ruuxda oo ............ 29-10-2023
@HodanaliMahamed-jt3kc
@HodanaliMahamed-jt3kc 7 ай бұрын
Eee
@JaabirHussein
@JaabirHussein Ай бұрын
One of the classic songs sanadahan danbe la Qaaday. Ereyada, laxanka, codka iyo music wada socda!!!
@G702VRS
@G702VRS 4 ай бұрын
*صرت اكتب للشغاله اغاني صوماليه مشهوره اخليها تتفرج عليها😍🍿*
@neil_sawn
@neil_sawn 7 ай бұрын
I understand totally nothing in this song but trust me, I feel it. I can connect. It's quite a thing! Much love from Kenya 🇰🇪
@admandalmar854
@admandalmar854 7 ай бұрын
We all from Kenya 🇰🇪 but I am somali this song 🎵 talk about love❤
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 7 ай бұрын
It’s very beautiful song me too Kenyan somali Sujui but I understand
@abdullahimahamed1988
@abdullahimahamed1988 7 ай бұрын
Worya 😂😂.. love is them here 😅
@yaqshidchannel927
@yaqshidchannel927 6 ай бұрын
😂😢
@Tajirnews
@Tajirnews 6 ай бұрын
Its love song soo beautiful
@BoondukeyOfficial
@BoondukeyOfficial 6 ай бұрын
Am a kenyan but I must say I love your song in the whole of east africa❤❤
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 6 ай бұрын
good blesss
@fjAkram
@fjAkram 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@saharaabdi6628
@saharaabdi6628 5 ай бұрын
Mtu wetu
@user-gm6lm5ze9g
@user-gm6lm5ze9g 4 ай бұрын
​@@saharaabdi6628lpl0lĺ , p😊
@RayanCadey304
@RayanCadey304 4 ай бұрын
❤️❤️❤️
@Warwareeg
@Warwareeg 5 күн бұрын
.......Waana kaa astestoo hablaha adiga kaa doortey! Nimcaan, many greetings from New York city.
@AbdiRashiidDeek
@AbdiRashiidDeek Ай бұрын
17M million goatka Fanka hillaac waxan kadawanaya Hargeysa
@MaxamedShaamow
@MaxamedShaamow Ай бұрын
@Beydan5610
@Beydan5610 7 ай бұрын
Song 100% Clip100% Beat 100% Singer ; adiga sow mahan Nimcaanow👏👏👏👏
@cbdiraxman2562
@cbdiraxman2562 6 ай бұрын
😅😮😢🎉😂❤❤❤❤❤ 1:24
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 7 ай бұрын
Nimcan Abdirahman Hassan(Hilaac) that's your star ladies and gentlemen pulling out a mesmerizing song with his lovely and nostalgic voice as usually🥰💯💥
@user-ls6sr7ss4e
@user-ls6sr7ss4e 4 ай бұрын
Everything going smoothly without knowledge. Zoster Everything aragsan ❤assistant sowing sowoeisjsow
@user-tk3cn7yk6k
@user-tk3cn7yk6k 2 ай бұрын
Heesta qoka kli ee mudan in loo qaado Hooyo mcn itaalka io awooda qalbiga adiga soo m ahan nolashayda idilkeed adiga so mahan italka io waoodaha qaliba adiga soo mahan asaagay inan kaga hormaro adigu soo maha Heestaan Nimcaan Hilaac waa fanan kLi ee mudan in laga dhagysto East Africa Waa fananka kli ee laxan iyo cod macaan isku darsadi Somali 🇸🇴 fankeeda Nimcaan Hilaac ka dhagayso ama isaga tag This song is my favorite Somali 🇸🇴
@ZEIN7.7
@ZEIN7.7 Ай бұрын
Commentigaan waxaan u qorney si aan xasuus ugu dhigano "Aniga iyo Qof igu Qaaliya Ayaa Si Wada Jir u Dhageysaneyno" 5/12/2024 1:02 AM. 🥰🦋🥰
@Asadhagio27199
@Asadhagio27199 7 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@sirdifosubane
@sirdifosubane 7 ай бұрын
Coco meel kasta may joogta waan yaabeye
@user-gx6we5xe6v
@user-gx6we5xe6v 7 ай бұрын
Sow walal khalad ma ah in meel hees la soo dhigay in aad ku soo dhex qorto please meel ku haboon aya jidhtee meeshan cml ha ku so qorin
@user-gx6we5xe6v
@user-gx6we5xe6v 7 ай бұрын
Sow walal khalad ma ah in meel hees la soo dhigay in aad ku soo dhex qorto please meel ku haboon aya jidhtee meeshan cml ha ku so qorin
@abdiwahabonelove
@abdiwahabonelove 7 ай бұрын
​@@sirdifosubanewaxa odhan ayada ma ahan ee waa dad kale😂😂😂
@ismaildambelle5156
@ismaildambelle5156 7 ай бұрын
Malin khamiis ah aan daawanaya heesta 16/11/23 hadad iga danbeyso aad daawaneysid like isaar mhdsnd 🙏
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 ай бұрын
Fanaan ka umadda Somaaliyeed Nimcaan Abdirahman Hassan Hilac. Hore usoco. Fanka Borama ayuu kalayimid. Dadkii hore ubilaabay fanka ( Balwo)
@HebaTaher-rt6lk
@HebaTaher-rt6lk Ай бұрын
كم احب هذه الاغنيه كلامها والموسيقئ شي خييياااال ❤❤
@inacarab1999
@inacarab1999 7 ай бұрын
Udub aan ku taagnahiyo Nasiib ii unkabay waa sade Asaagay inaan kaga hormaro Aniga waa ii libin Ifka ruuxan aan ugu jeclahay Adiga saw maha Indhahayga nuurka ubaxa Adiga saw maha Itaalkiyo awooda qalbiga Adiga saw maha My Mom alle يحفظ🥹❤️ Nimcaan abdirahman Hasan(Hilaac) Fananka cod Dagan m.allah
@DaauudCiise-pj6bt
@DaauudCiise-pj6bt 7 ай бұрын
Heesta waxaa kamacaan qur aanka ❤❤❤
@kingrijal2023
@kingrijal2023 2 ай бұрын
15 million in 4 months yaa samayn karo oo hilaac ahayn waan ku wataan sxb from Mexico 🇲🇽
@kingrijal2023
@kingrijal2023 2 ай бұрын
Yes
@sahra4091
@sahra4091 3 ай бұрын
Love from Oromiya.
@husseinhassanowhussein5951
@husseinhassanowhussein5951 7 ай бұрын
Legend your flags will always shine and waves in high level in the field of somali artists 🎉you are the best 👌 soothing voice
@Ismail-kp7dx
@Ismail-kp7dx 5 ай бұрын
My legend
@najmawehlie6281
@najmawehlie6281 5 ай бұрын
Absolutely
@nabihafarah4039
@nabihafarah4039 7 ай бұрын
Noloshaydi hooyaday macan ma aqoon jacaylka micnihiisa adaa ibaray maalin qura aragaaga kama ahaaden waa ku jeclahay wlhi mid aan xad lahayn illahey anago caafimad qabna dib ha isku keen tuso cimri dheer iyo cibado suuban baa illahey kaaga baryay waxa thay qofka kaliya dan iyo duruuf kasto ila soo gudboonata aan iga tagayn hadaladan dhan iyada u qalanta🥺ifka ruuxa aan ugu jeclahay soo adiga maaha indhahyga nuurka u aha soo adiga maaha itaalkiyo awoodaha qalbiga soo adiga maaha noloshayda idilkeed soo adiga maaha mcney abaalkaga ma gudi karo hadaan 10jeeer xajka ku geeyo illahey abaalkaga janada abaal hakaga dhigo😢👸🏼❤️
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 5 күн бұрын
Afka kama dhaye waxa uurka jiro iga dhab noloshayda macn wan ku jecelahay gacaliyeheyga Itaalka iyo awodaha qalbiga wa adiga xapiipi ❤❤❤❤❤❤❤
@user-yj7kp1dj9d
@user-yj7kp1dj9d 5 ай бұрын
fananka umada soomaaliyeed nimcaan hilaaac😍🥰👌
@dab-jacaylofficial762
@dab-jacaylofficial762 7 ай бұрын
Alaylehee waa hees aad u macaan haweenkeenu waa dahab ❤ Ifka ruuxa aan ugu jeclahay adiga soow maaha ❤ Indhahayga nuurka u baxa adiga soow maaha ❤ Itaalkiyo awoodaha qalbigu adiga soow maaha ❤ Noloshayda idilkeed macaan adiga soow maaha ❤❤
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 7 ай бұрын
What a melody ninkaa dab jacayl ee erayada iyo laxankaba iskugu keen daray ALLE ha abaal mariyo, waa dadka kooban ee fanka somaliada wax kusoo kordhiyay sanadadii ugu dambaysay.
@qozlaayechannel
@qozlaayechannel 2 ай бұрын
16M malintay 17M gaadho 10k gaadhsiya liketa 😂
@zakriamohamed4689
@zakriamohamed4689 15 күн бұрын
Fanankeyga nimcan Hilaac🔥😊
@abdallaeid045
@abdallaeid045 7 ай бұрын
Mar haduu Erayada Iyo Laxankuba abwaan Dab jacel leeyahay Waa heer sare.🔥 oo hadana mar la aragii nimcaan hilaac ahaa codkiisa kuugu soo gudbiyo🔥 war Heestu waa kaaga marag👌
@Ducaqabto
@Ducaqabto 7 ай бұрын
Ma aqoonee adigaa i baray caashaq udubkiisa ❤ Ililaha wadnaha beerka iyo unugyada idil oo dhan adiga ku baahoo waxaa tahay aduunkeygaa 🫂❤️ Oo Maalin aragaga qura kama ahanayoo weey❤️❤️ Fanaanka Shanta Soomaliyeed 🇸🇴 Nimcaan Hilaac Axsan Hees ❤❤
@yahyaabukadra4323
@yahyaabukadra4323 3 ай бұрын
❤Greetings to the Somali people, 🇵🇸with Palestinian greetings 🇸🇴
@mohamudyussuf1951
@mohamudyussuf1951 2 ай бұрын
Love from 254 🇰🇪Kenya i always repeat this song everyday ❤
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 7 ай бұрын
Wow 1M in 4days score kaas lagulama wadaga umalenaya❤❤🎉
@shamseosman
@shamseosman 7 ай бұрын
Waxa ku dayasho mudan xapiipkeNi mahamed scw❤😢
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 7 ай бұрын
Scw scw Scw Scw
@hamdayar8030
@hamdayar8030 5 ай бұрын
Always nimcaan the best from 2016 to 2023 hillaac is my favorite ❤
@mucashaq9816
@mucashaq9816 2 ай бұрын
Who is watching 2024 Apr 16
@AHBDinthehouse3121
@AHBDinthehouse3121 7 ай бұрын
Heart touching song .Thanks legend Nimcaan Hilaac.❤❤
@HiboAli-uj9js
@HiboAli-uj9js 5 ай бұрын
Je m'en lasse pas de regarder cette chanson ❤❤
@Zakimohamed777
@Zakimohamed777 Ай бұрын
Heestan cid aan mom ahayn uma qalanto💔🎶 2024 ❤
@Mssmroumah
@Mssmroumah 7 ай бұрын
Ifka ruxaan ugu jeclahay adiga sow maaha ❤️ Indhahayga nuurka ubaxa adiga sow maaha❤ Itaalkiyo awoodaha qalbiga adiga sow maaha❤ Nolosheyda idilkeed adiga sow maaha ❤
@soraansogaadh
@soraansogaadh 7 ай бұрын
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 17 МЛН
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 67 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 35 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 124 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 93 МЛН
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 67 МЛН