Nimcaan Hilaac { Nuurkii Soomaali wayn LIVE STAGE } 2024

  Рет қаралды 233,531

Hillaac Music

Hillaac Music

Күн бұрын

Пікірлер: 427
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 8 ай бұрын
Soodhawaada Bulshada soomaaliyeed ee ku xidhan @Hillaac_Music Heestani wadaniga ah waxay Kaydka Hillaac music soogashay Sanadkii 2016 kii dhowrjeer ayay youtube soogashay iyadoo music kala duwan kuqaadayo markan waxaa tumaya musiga cadceed waxaan u qaadaya si live ah munaasibadii Raysal wasaaraha lagusoo dhawaynaayay #Mahadsanidiin
@GOALHOK
@GOALHOK 8 ай бұрын
We love you hilaac ❤
@abdullahimohammett8520
@abdullahimohammett8520 8 ай бұрын
Somalinimaa nadeeqda 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Zoona27
@Zoona27 8 ай бұрын
Wadani nimcaan hilaac keep going pro ❤
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia 8 ай бұрын
Music kii ismaaciil danan weeye malaha nimcaan
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 8 ай бұрын
23 minutes ayey taaala markaan dawwaday bal marka daawanaso like iisaar boqorka fanka nimcaan hilaac somali Wayne u heesaya❤😊
@fardowsadahir6675
@fardowsadahir6675 8 ай бұрын
See ku ogaanaa inuu nimcan bartan leeyahay
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Ай бұрын
Dalka oo nabad ah ban jeclahay Dadkoo negi baa sugaa Somalida noogtayo Nidaam dhashay baan sugaa ❤🇸🇴 Allow mideey somaliweyn midnimo somalinimo aya na deeqda
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 8 ай бұрын
Nimcaan hilaac waa fanaan aad uqiima badn In badan hadalkiisa iyo hesihiisaba waxbadan buu nugu sheegay Fanaan qaran🇸🇴❤️🤞🙏🙏
@deeqoibrahim169
@deeqoibrahim169 8 ай бұрын
Heesti ugu horeysay ayado daqiqado talo arko keep going nimcaan hilaac Please like isar hada aragto qoqralkeyga❤🙏🇲🇵🇸🇴
@leylaaaa780
@leylaaaa780 8 ай бұрын
Somalinimada hawaarto❤from hiraan🇸🇴🇸🇴
@mustafawialigass2751
@mustafawialigass2751 8 ай бұрын
Wlhi abwanada somaliyed wx kasto wey ogyihin illahey dalkena nabad ah natus ❤️💯🤲
@ashuuabukar5766
@ashuuabukar5766 8 ай бұрын
Fanaan somaliyeed,Nimcaan Hilaac ,Guuleyso,somalidana Dalkooda alah ha jecleysiiyo,qabyaaladana haka madoobeeyo❤❤❤
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 8 ай бұрын
Aaamiin ❤
@mohamedallaleh-v9h
@mohamedallaleh-v9h 8 ай бұрын
Somalinimoo ayaaa ikuu fiilaan ❤❤❤❤❤ 5 ta somalis Love
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 7 ай бұрын
Mashallhe long life u and your beautiful kids and your beautiful wife Mashallhe Somalia 🇸🇴 united ✊✊🇸🇴✌️❤️☝️❤️
@AbdiMukhtaar-jd9md
@AbdiMukhtaar-jd9md 7 ай бұрын
Nin somaali nimadu ku weyntahay iga dheh walhi nimcaanow nolow sxb mcne ❤🎉😮😊
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 8 ай бұрын
Fanaanka kaliya aan ku Faano hadan somali nahay 🇸🇴❤waana fanaan kaliya midnimo raadiya oo na baray somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Hiil Qaran gootaan kuu bixiyey ma dhowayn 🇸🇴❤️❤Hilaac hiil qaran ❤shacabkii dhan garabkaaga taagan ❤Fankii wuxuu noqday maanta qof walbow qabiilkaa u hees lkn nimcaan soomaalinimo deeqda anaga isagaa noo Fanaan ah only ☑️🇸🇴❤️
@Alteezo__18
@Alteezo__18 8 ай бұрын
Fanan igu weyn Nimcaan hilaac🇸🇴💪
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤
@RobotikLands
@RobotikLands 8 ай бұрын
He is a man 😊
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 8 ай бұрын
Keep going Zxp Fanaanka Kaliyee Soomalinimadu Ku wayntah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@AkramAkramsaba1
@AkramAkramsaba1 8 ай бұрын
Respect Man 🙏 Alfanaan Nimcan abdirahman Hasaan Hilaac Wn ka Hayaa Heestaa From Dhashii Ahmed Gurey Gobalkii Awdal Garabadii Ayan Sallamullah Ka Lenahay Taliye Sare
@RobotikLands
@RobotikLands 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@KeyfSimon-lj3pt
@KeyfSimon-lj3pt 7 ай бұрын
Wiil qaran wax aan ku dhihi karo ma aqaan cimri dheer iyo caafimaaf adiga xaaskaaga caruurtaada aamiin yaarabi cokaaga wanaagsan wati badan nala joog insha alaha aamiin yaarabi
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 4 ай бұрын
Banana wa ragga ragganimo daacaðnimo gesinimo dadnimo leh tankale wa libaax so baxay gesi wa ku tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddaauudurus7269
@mohameddaauudurus7269 8 ай бұрын
Nin Weyn Oo Qaddiyad biyo dhigtay Horey Usoco legendary
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 8 ай бұрын
Nimcaan hillaac best singer Wadani dalkiisa jecel guuleyso 🔥🇸🇴✊
@wllcamavinga-oi7ru
@wllcamavinga-oi7ru 8 ай бұрын
Ku sali nabi mohamett scw ❤
@nuuralpha2849
@nuuralpha2849 8 ай бұрын
Bast fanaan nimcaan abdiraxmaan xassan hilaac❤❤ soomalinimo like ta iigu saara
@Shuaip-Nour.
@Shuaip-Nour. 8 ай бұрын
Dalkoo nadaaa jeclahay❤ Dadkoo nagi baa sugaa✋️ Soomalida noogtayoo Nidaam heshay ban rabaa.🧠🫡✋️
@RobotikLands
@RobotikLands 8 ай бұрын
I 💕😘 u
@ibtijah2747
@ibtijah2747 8 ай бұрын
IINSHAA ALLAH WAAN HELEYNAA BOOWE
@QasimHassan-nk2qd
@QasimHassan-nk2qd 8 ай бұрын
Dalkoo nabadaan jeclahay dadkoo nagi baan sugaa somalida noogtayoo nidaam heshay ban rabaa in.alh mar un halgeed ayan wada harsan❤❤❤🇸🇴🎵🔥
@saciidsamiir6224
@saciidsamiir6224 8 ай бұрын
Nuurkii soomaali weyn nimcaan hilaac 🎉❤❤🇸🇴🇸🇴💪💪💪💯💯💥💥
@husseinmoyale190
@husseinmoyale190 8 ай бұрын
boqorka codka 5 somaleyed hillaac ❤ nolow My love legend of All time somalia music 🎵
@Asma11168
@Asma11168 8 ай бұрын
Jah walaalo il xun kuma argto the goot hilaac ❤🫶👑🥰💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xamzexadaari1703
@xamzexadaari1703 8 ай бұрын
Goatka Fanka Somaliyeed ❤❤❤
@engayaanlexasan8975
@engayaanlexasan8975 6 ай бұрын
wee wee alle yaacisak yaa nimcaan hilaac fanaan jira jiroo joog bro hore usoco
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 8 ай бұрын
Somalinimo wax ka hooseya oo aan aqano ma jirto allow umadayda qulubtooda isku fur🇸🇴😢✊✌
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 8 ай бұрын
Amiin ya Allah
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 8 ай бұрын
Al fanaan nimcaan hillac legend sxb
@iidacalas8939
@iidacalas8939 8 ай бұрын
Nimcaan Hilaac Nooloow Somali Dhab ah🇸🇴👑🎉👑🇸🇴🎉👑🇸🇴🎉🇸🇴👑🎉
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 8 ай бұрын
Nimcaan fanaan Qaran oo qiimo badan 🙌🏾💯👏🏾🇸🇴
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 8 ай бұрын
Nimcaan hilaac my DNA ❤❤🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁💥
@mohamednor1374
@mohamednor1374 6 ай бұрын
Aad ii aad wadaniga dalkow guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirizaaqYaasiin
@AbdirizaaqYaasiin 8 ай бұрын
Nimcaan hilaac Fanaan nagu weeyn Wadani Soomaaliyeed Guuleeyso
@leylaabdullahi2419
@leylaabdullahi2419 8 ай бұрын
Waale qoof hadu wadaani yahay waa adiiga ❤❤❤💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏
@rahoabdi3773
@rahoabdi3773 8 ай бұрын
Nurki Somalia weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@FarxaanXidig-d9m
@FarxaanXidig-d9m 6 ай бұрын
Walaahi wxd thy muwaadin soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nimcaan hilaacoow you welkoome muqdisho prro
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 8 ай бұрын
Alle noxafad muwadan dhabata nimaac hilac inat lamadka waa fan qaran guulyso❤❤❤❤❤
@IyasMohamed-ri9fi
@IyasMohamed-ri9fi 8 ай бұрын
Nimcaan Hillac fanan qaran😢😢😢
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 8 ай бұрын
Ilaahayoow cadowga Somaliyeed iyo Somali diidka Jabi oo cuduro waaweyn ku rid, aaaamiin ❤❤❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Kansar iyo kudba iyo Adis Alle adiga kugu rid oo googo ,oo dadku kaa kala yaac cid ku aadsta lawaa
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 8 ай бұрын
Nimcaan Hilaac, waa uu u dhashay,wadaninimada, guulayso noolow, …..❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedsiciid5878
@maxamedsiciid5878 8 ай бұрын
Soomaalida noogtayoo nidaam heshayban arka🇸🇴
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 4 ай бұрын
Masha Allah Tabarakallah wadani ah aya tahay ee allaha ku nabad yeelo insha Allah ❤❤❤❤
@sour.candly7868
@sour.candly7868 6 ай бұрын
Maasha Allaah............Nuurkii Soomaali Weyn......❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@AsadAmin-k7t
@AsadAmin-k7t 8 ай бұрын
Fanan somaliyed runti wnkugu faana wxn jeclan laha in fananito dhan hesaha waadaniyada ay kubatan sii bulshada wacyigalin ugu noqoto ❤❤❤
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 8 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
@MalaakAdam-qy9rc
@MalaakAdam-qy9rc 8 ай бұрын
Maalin Kadib Markey so degtey ayaan daawadey wadankeyga Allaha igu celiyo koonfurgalbeed uxiisey❤❤
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 6 ай бұрын
bismillah masha allah tabarak nimcan hilac fanan qaran nimcan hilac nolow Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤hanolato
@Sayid-h6f
@Sayid-h6f 8 ай бұрын
Nimcaan hillaac waxan bilabay dhagaysiga heesihiisa 2013 ilaa hadda, waa fananka aan dhagaysto hees kasta uu soo saaro, sababtana waa dhaqan wanagga uu ku sifoobay, dad badanna wan rajaynaa in ay ila mid yihiin.
@claahi4095
@claahi4095 8 ай бұрын
Somali soomalibaaa leeh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍🌍
@Salmaansiciid-rr4zy
@Salmaansiciid-rr4zy 8 ай бұрын
Ax yaaa Fanaan Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan Hilaac
@yaasinabd4958
@yaasinabd4958 8 ай бұрын
Nimcaan hilcaa hirgaly hore Usocoda Allfanaan soomaliyeed For Dijbouti
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Ай бұрын
Nuurkii somaliweyn walalnimo❤
@mohamedfalir1114
@mohamedfalir1114 8 ай бұрын
❤❤❤ fananinta. Qarnigaan jogaa fananka kali ah an tageera runtii ❤❤ walibaa an jeclyh
@AmranAxmad-k4v
@AmranAxmad-k4v 6 ай бұрын
Wllky nimcaan hilac ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 cadowgii wad naga gijisay ale haku xiftiyo ❤❤❤🎉🎉
@liiasensio3047
@liiasensio3047 8 ай бұрын
Goatka fanka❤
@caynabyare3133
@caynabyare3133 6 ай бұрын
Music ga heesta waaa waxkale wlhi codkuna waa kii nimcaan hilaac ❤
@hannnahdek
@hannnahdek 8 ай бұрын
Congratulations Mr hilacc. Keep going.
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 8 ай бұрын
Nimacaan adigoo mahadsan heesahaga ku soo dar markaas degamooyinka u heesasi degamada Tawfiiq ee gobalka mudug. Degamada xeraale. Degmada bacadweena. Degamada bohol garas Mahadasanid fananka qaraniga waan kaa suganaa
@AbdullahiCabdi-ii6bx
@AbdullahiCabdi-ii6bx 7 ай бұрын
Nimcan hilaac wlh waa fanan somalinimada aad ugu weyn thy Nolow fanankena somalia ha israac do 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸💯💯
@MukhtarKalabayr
@MukhtarKalabayr 8 ай бұрын
Nimcaaan hillaaac heeestii igu shidnayd soo qaaaday zxp hory u soco
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 8 ай бұрын
Jah mmmmm isiiiiii nuurkiisa soomaaliwayn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fartuunesse1056
@fartuunesse1056 8 ай бұрын
Nimcaan wllkay qliya somalinimada ku wayn dadkuna wa usimanyihin keep going❤
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 8 ай бұрын
Hal yay QARAN NIMCAAN HILAAC WAAN KASALAMAY ❤❤❤🎉🎉 HAL YAY QARAN OF SOMALIA 🇸🇴 OF SOMALIA
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 8 ай бұрын
Fankii hore waddniga ahaa ninkiii no badali lahaaa. Hilaac fanan qaran
@MrmuxudiinMaxamed
@MrmuxudiinMaxamed 8 ай бұрын
Waw soomaliya dhaman waxan urajeynaya guul❤❤❤❤❤❤
@safiaali5033
@safiaali5033 7 ай бұрын
DALKOO NABADAAN JECLAHAY SOOMAALIDA NOOGTAYOO NIDAAM HESHAY BAAN RABAA WAY IMAN EEEDO HABARYAR INSHAA ALLAH ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@snw9257
@snw9257 8 ай бұрын
Insha Allah guuuuul iyo gobanimo Somaliyeed dhaalinyara wax badasha Nimcaan Hiilac
@caraaleyare5015
@caraaleyare5015 8 ай бұрын
Qofki ugu horeyay Ee dawada wa Aniga😂Tagero herkaas ah kawrama
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 8 ай бұрын
😂😂😂Qatar thy igawaleh
@MustafaAbdirizak-rh6vl
@MustafaAbdirizak-rh6vl 8 ай бұрын
Soomaalinimo ha ina wada deeqdo. Nimcaanow codkaaga waad ugu hiillisay dalkaaga! Mahadsanid.
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 8 ай бұрын
Jaaaah dhiigii somali nimo dallko nabdan suga somalida noogtayo nidaam heshayban suuga from awdal ❤❤❤
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 8 ай бұрын
Soomaali wayn guul insha allah fanaan qaran ❤❤❤🩸🩸🩸
@YusufJele
@YusufJele 8 ай бұрын
Awdal state of Somalia❤️‍🩹✔️
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 8 ай бұрын
Waa hees iyo bar horey u soco fanaan heesihiisu Ayan Kala dhicin .
@ahmidoyoo8403
@ahmidoyoo8403 8 ай бұрын
We love u...❤ From Afar peoples (Canfar)
@zaki143
@zaki143 8 ай бұрын
Fanaan qaran 🇸🇴❤️
@DUNIDACUSUB155
@DUNIDACUSUB155 8 ай бұрын
Hilaaca Soomaaliweyn Wan ku salaamay sxb wadani dhab ah
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 6 ай бұрын
Wow boqraka fanka labo mahn 😮❤❤❤❤❤
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 8 ай бұрын
Fanaankeyga caashaqa wadani dhaba aqlaaq iyo xishood cod macaani ayuu isku darsadey❤❤❤❤❤❤❤❤
@wllcamavinga-oi7ru
@wllcamavinga-oi7ru 8 ай бұрын
Keep going brother
@SaciidAbuukar-uj5zj
@SaciidAbuukar-uj5zj 8 ай бұрын
❤❤❤❤ good song bro thanks ❤❤❤❤
@maxamedyaxyeofficial5948
@maxamedyaxyeofficial5948 8 ай бұрын
Nimcaan hilaac fananka 5ta somaliyed
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 8 ай бұрын
Somaliya hanoolato hilaceena horay usoco I laahay waxaan kabaryeenaa Somaliya oo nabadaa mideysan in uu natusiyo
@yuukeylyrics3622
@yuukeylyrics3622 8 ай бұрын
The one and only nimcaan abdirahmaan hilaac kama daalno heesahaaga we love you bro❤❤❤
@HassanRoble-rk4zn
@HassanRoble-rk4zn 8 ай бұрын
Wakutawaaa legend respect 😮
@Dhamaystiran2024
@Dhamaystiran2024 6 ай бұрын
Fanaan culus guul io goba nimo❤❤❤❤❤
@akyow
@akyow 8 ай бұрын
One love from Wajeer, NFD.
@Faaraxtahaliil
@Faaraxtahaliil 8 ай бұрын
Halyey nimcaan hilaac guuleyso legend sxb waxaa tahay hal door
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 8 ай бұрын
Somalia nimada hasareeso insh allh
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 8 ай бұрын
Fanaan qaran, horey usoco from DDS. Dadkoo mida iyo dalkoo midaan rajaynayna insha allah amharana meel ayaan saarayna ❤
@farhansharma446
@farhansharma446 8 ай бұрын
The legend my favorite singer nimcaan
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 8 ай бұрын
Favourite somali singer hiLac🇸🇴❤
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht 8 ай бұрын
Wow nimcan wadani somaliyeed guulayso wlle❤❤❤❤❤
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 6 ай бұрын
ALLA YA CIZA NIMCAAN NOOLOW OO NIMCANA KU WAAR .LABADI WADANIYADAAN KUGU TARBIYEYSAYNA ALLAHA CAFIYO AAKHIRO IYOADUUNBA . MAXAA YEELAY HADAANEY IYAGU KU SO BARIN WADANIYADDA ILEYN DUGSIGA UGU HOREEYA WAA IYAGGE NIMCAAN NIMCAAN NOLOW
@IyasMohamed-ri9fi
@IyasMohamed-ri9fi 8 ай бұрын
Nimcaan Hillac Shanta soomaaliyeed ayaa jecel cadawgagu ha jabo fanan qaran 😢😢😢😢😢
@Mustafe767
@Mustafe767 8 ай бұрын
Mashaa allaah nimcaan c/raxmaan fanad somaliyed
@maslaxcumar4606
@maslaxcumar4606 8 ай бұрын
Intuu nimcaan hilaac noo heesaayo qiiro nama deyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 8 ай бұрын
❤❤❤❤. Soomaali dhalad ah oo aan Qabiil aqoon
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 8 ай бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 FANAAAN QARAN NIMCAAN HILAAC WELCOM OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️ OF SOMALIA
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 8 ай бұрын
Nolaaw weliga cadawgaaga ha jabo❤❤❤❤
@NasriIbrahimNasriibrahim
@NasriIbrahimNasriibrahim 8 ай бұрын
Wallal somali Nimda kuwayntahay inolow❤
Hees Cusub  Xarago Xarantinimowday Nimcaan hilaac 2018
9:39
saydhiye media production
Рет қаралды 5 М.
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 6 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
nimcaan hilaac WAANADA IGA QAADO SUCAADEEY ┇LYRICS 2025
6:05
faahiye lyrics
Рет қаралды 71 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
SULDAAN SEERAAR | QAB YEELO | 2025 HEES CUSUB
3:19
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 690 М.
NIMCAAN HILAAC -AWLIYADA JACAYLKA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
8:20
Hillaac Music
Рет қаралды 1,9 МЛН
HEES TAA WALLOW CODKII AL FANAAN NIMCAAN HILAAC DHAGESYI WACAN
6:04
Abdi Mahmud abdi
Рет қаралды 126 М.
NIMCAAN HILAAC | KUWII DAARAA KUGUBAN | OFFICIAL MUSIC  2018
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН