No video

NIMCAAN HILAAC VS XARIIR | SILSILADDA GEELAYGU SHAN BUU AHAA | GODOBTA MA U NAHAY DIYAAR? | 2019

  Рет қаралды 932,983

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

SHAN GEELA ADOO LAHAA
HADDAY SADDEX KAA GUDHEEN
LABANA KAA GAAGEXEEN
WALIBA GUURDOONNA TAHAY
GABADHA YAA DOONI KARAA??
………………..
SILSILADDA GEELAYGU SHAN BUU AHAA
NIMCAAN HILAAC
JAWAABTA XARIIR AXMED
IYO ABWAAN MAXAMED CADOOSH
…………
 EREYADA: ABWAAN NACIIMO QORANE
 MUSIC: MOWLIID XASAN FAARAX
 LAXANKA: DEEQ DHEEG
 CODKA: NIMCAAN HILLAAC
 PRODUCE DBY ABDIASKARITUBE
.................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 100
@HusseinJama
@HusseinJama 5 жыл бұрын
Sirta ku jirta heesta ? 3 Geelaa ee guray waa Jabuuti , NFD iyo Soomali galbeed oo shantii soomaliya ka go’ay Laba geela ee ayaguna gaagaxayna waa waqooyi iyo koonfurta soomaliya ee hada isdiidan Suaasha ah gabadha yaa dooninkara ? waxaa Loola jeedaa yaa shantii Soomaliya midayn kara ? Heestu halkaas ayay u socota
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985 11 күн бұрын
Masha Allah 5 Sano ka Dib ayan fahmay mahadsanid
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 жыл бұрын
Maxaa meesha kadhacay Soomaliniman Arkaa wlhi Nimco qorane iyo Nimcaan hillaac Dadkii Qaranka lahaaa allaha idin dhowra😘😘💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@aminawadaniaminawadani3452
@aminawadaniaminawadani3452 5 жыл бұрын
Oge kkkk
@hamsemahamed790
@hamsemahamed790 5 жыл бұрын
Heheheh dad riyodayun weeye alla riyo wacanaa intaan latoosin
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji 5 жыл бұрын
MUXIYE HAPP~Y
@aminoabdinur461
@aminoabdinur461 5 жыл бұрын
saasi
@abdullahiomar-ali194
@abdullahiomar-ali194 5 жыл бұрын
QARNAK AAY RADINYAANMA DYAARDO MAR KALE SOMALIALND LAGU GARACAA TII HORE XAL LOOMA HALIN
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Kolba haday is heleen apwaanad niciima qorane iyo muwaadin somaali nimada jecel Al poqorka codka Al Fanaan Nimcaan Hilaac way socotay sil siladani 😍✋️💯
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 5 жыл бұрын
horaa loo socon
@ifrahsaed7634
@ifrahsaed7634 5 жыл бұрын
Waxan sugnaba waa Nin isaaqa 🙋
@maryamali4606
@maryamali4606 5 жыл бұрын
I’m sorry
@maryamali4606
@maryamali4606 5 жыл бұрын
I’m sorry I’m so
@user-ue4qe3im8l
@user-ue4qe3im8l 5 жыл бұрын
Khadar Casood ilyn 2 waaa rer soomlimd dadkiin mxaaa Ku dhcy abwaand haaa mize mablihidin
@inaahmed1428
@inaahmed1428 5 жыл бұрын
Wlhi waaan ooyaay Aloow somaliya mideey shugran al fanaan hilaac wadani iyo Abwaanadeena qarniga allah ku dhowro💪💪❤❤❤🇸🇴💯💯💯
@bmmyou8798
@bmmyou8798 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥
@bmmyou8798
@bmmyou8798 5 жыл бұрын
Ameen waan kula ooyaa😥😥
@ayaanleabdillahi2662
@ayaanleabdillahi2662 5 жыл бұрын
H hhhhhh beenaale ilaahaga ka cabso
@batullazeylac8324
@batullazeylac8324 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@nimonimms8967
@nimonimms8967 5 жыл бұрын
balqiisa Ahmed0
@qiiimeeenaftaaada6945
@qiiimeeenaftaaada6945 5 жыл бұрын
Shanta somaliyeed wan idin salamay walalayaal ❤️💋 Allah ha Na mideeyo Amiin dhaha inta jecel Somaliya oo dib u midowday hal calan iyo hal casimad iyo hal madaxwayne leh 👍👍👍 sii
@munanur40
@munanur40 5 жыл бұрын
Qiiimeee Naftaaada Amiin
@user-kf6gl6jr1y
@user-kf6gl6jr1y 5 жыл бұрын
@
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين💚❤💖
@zakiyussuf3478
@zakiyussuf3478 2 жыл бұрын
Amaen
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 5 жыл бұрын
Hees iyo badh lkn Haday shabtii somali isku imadaan waa yoomal qiyaami waayo kalsoonidi baa luntay viva shanta somaali❤
@nadiifoaxmed8696
@nadiifoaxmed8696 5 жыл бұрын
Naxariista rabi lagama quusto asalba somali mid bay ahayeen insha.allah waa sugena sidi ka fican
@hodanmohamed961
@hodanmohamed961 5 жыл бұрын
burco somalilndrs dhaba insha alaah somali oo mid ah wan arki donaa
@hibobilejama7782
@hibobilejama7782 5 жыл бұрын
Ilahy somaliland kuma celiyo somalia😏
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 5 жыл бұрын
Hibo bile jamac wllo qali bal qiyaas tame kaay shanti somali isku imanayso sheekadu haday tahay somaliland iyo somalia taa lagama yaabo sent hadii shantii somalidu isku imanayso dee waa axsantu taa diyaar baynunahay ok
@hibobilejama7782
@hibobilejama7782 5 жыл бұрын
@@burcosomalilndrsdhaba1908 wll shantii somalia yakajoogapa hda wadankasta inuu dhankiisa isku hormariyo maahe
@Fatma-lx7ow
@Fatma-lx7ow 5 жыл бұрын
Waxan Nahy Dhalinyaro Kuwii Ugu Nasiibka Xumaa Waxan KU so aadnay xilli Somali Kala Tafaraaruqsanthy ilaahoow 5ta Somali Oo Mideysan Na Tus🙈😪🤲🤲🤲🤲 Aamiin Dhaha Kuligiin😭
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 5 жыл бұрын
Amin ya Allah
@Its.su3da
@Its.su3da 5 жыл бұрын
Binti appaz amiiin
@kowthershuuriye2740
@kowthershuuriye2740 5 жыл бұрын
Amiiin amiin aamiin yaa allah
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
zxp arki maysid wlhi iam sure south ku sidiisaa ha iska ahaado somaliland na go forward wax badan baan ka ogay somali iyo system keeda
@bishaaroabidirisaak9089
@bishaaroabidirisaak9089 4 жыл бұрын
Amiiin dhashay ila hada dawllad la,an ba arka😭
@sarahmohamed3951
@sarahmohamed3951 5 жыл бұрын
Maahmaah Guuna Baa Tidhaa Hadii Milil Guudka Iyo Geesaha Uun Laga Yar Dhayo Gunaadkuna Durugsan Yahay Boogtii Lama Gaarayee Guduha Ma U Dhaa dhacnaa😭 Ya Rabi Somali Qalbigoda Isku Dhay Amiin Ra Raxmaan😭😭😭
@abdullahisheikh9389
@abdullahisheikh9389 5 жыл бұрын
Insha Allah waan midawaynaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ NIMcaan hilaac ishcallaaa fanaaan
@fattimasweet8722
@fattimasweet8722 4 жыл бұрын
M.a nimcan hilac jecliya ilahow wiilashena noo daaa wilasha soomaliyed wlhi Love baan idin ku ahay ilahay hano kiin daaayo ❤️❤️❤️😍
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 5 жыл бұрын
Mohamed ilakacasow wlhi zhp Sidaas aad shegysid ayaan ku jiraa
@aminaibra8888
@aminaibra8888 2 жыл бұрын
@@ayaanlemohamednourahmed2201 shjketk 💖💜💞💌💗❣🧡💘💞💌
@amiiraaragsan6663
@amiiraaragsan6663 5 жыл бұрын
Masha allah somaalinimadu ha guuleysato nimcaan iyo abwaan naciima thank you wlalaheena shanta somali waa mid wlh
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Ama soo gala aneh Haba la yaaabe 😂
@sacdiyoraage873
@sacdiyoraage873 5 жыл бұрын
Hhhhhhh alla haaye soo gal haba layabee Gulled simba fanaan aan tageero horay u soco🌹
@nashaadbashiir6396
@nashaadbashiir6396 5 жыл бұрын
Zimba fanankeena so gal haba layabe 😍
@kaafiyodagan2147
@kaafiyodagan2147 5 жыл бұрын
Gulled Simba soo gal haba layaabe fanan antagero hore usoco bowe
@loyalqalanjo1237
@loyalqalanjo1237 5 жыл бұрын
Sogaaal adhigaa ayaan kujecelnahaye
@ceejisocagaarka5853
@ceejisocagaarka5853 5 жыл бұрын
sogal hedhe sanad laguma dhamo dhaqaq iska jirtee
@kinzykoshin6360
@kinzykoshin6360 5 жыл бұрын
"Ukunteedu shanbey aheed..🥚 Gacanteeda laba ku jira..🖐️ Sedexna wey iga jabeyn..⚟ Doorada waan jecelahoo..🍗 In aan cuno aan rabaa.... 🍴😋 💯Nimcaan ❤️💋
@user-of3vw1ru4m
@user-of3vw1ru4m 5 жыл бұрын
😂😂😂
@aminaibra8888
@aminaibra8888 2 жыл бұрын
@@user-of3vw1ru4m summerhouse
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Nimcaan iyo abwaanad niciima qorane iyo coldoon markaan arko iyo kuwa kalo oo ayaga cml ah waxaan niyada gishtaa iney yihiin Somalia dadkii mideyn lahaa alow itusi Somalia oo mida 🙏❤️😢
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
saddexdba wa saddex doqan oo lagu shaqysto oo ka abaal darey meeshey ku koreen wax ku barteen. midnimo lama diidyo lakin meeshey intaa ku leekedan inay lacag visa wadan kale loogu diro ma aheyn ka coldoonak waaba basaas reer Qadar ah
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 5 жыл бұрын
Caadi Maaha Allow Shanta Somali Isku Keen Aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qarandoonsomaliyeed3953
@qarandoonsomaliyeed3953 5 жыл бұрын
Amiin
@muqtaaryare4997
@muqtaaryare4997 5 жыл бұрын
Wale inay gabadh tahay alow kudaa nacima Abwaan qoranee ❤❤❤🙏🙏
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
Silsilaadan Wa Silsiladii waa weynka Nimcaan Aabaha fanka hada jiro Meelo so galay Iney kacsantahay wa hubaal KAASAA NAKA BADAN DHAMAAANTEEN 🇸🇴
@ruunofficial3083
@ruunofficial3083 5 жыл бұрын
Waw waa wax kale ee qofkii tagera nimcnhl lek ta ha iisaro
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 5 жыл бұрын
wooooooow nimco iyo nimcaan hilaac LABA WADANI WAN IDIN JECLAHAY ❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@shamsodiinali5834
@shamsodiinali5834 4 жыл бұрын
Eshalaa hees mideeyuhuse
@hassannoor2726
@hassannoor2726 5 жыл бұрын
We love u from Nairobi Abwan Nicimo. sadaxna way gagaxen very true story.
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Xariir baa ku dhamay nimcaan hilaac kuma barno adiga ee naga la tag waryaa
@Abshir252
@Abshir252 3 жыл бұрын
Listening 2021. May Allah unite my people. Foreigners are looting our natural resources while we focused towards past mistakes and tribalism.
@caydaruusmaxamuud2223
@caydaruusmaxamuud2223 5 жыл бұрын
Geedigii Lixdankii La Raray Welina Aan Goob Lafuran Si Aaan Uga Keeno Guul Qorshahaa Ma U Kuur Galnaa Cajiiiib!!!
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Boqorka codka somaliyeed Nimcaan Hilaac Haduu Mar soogalay Silsiladan Waa Sil siladi ugu muhimsamayd intay sil silado heseed socdeen Jiroo Joog wll Mahadsanid 🇸🇴 Somalinimo Guul iyo gobanimo 🇸🇴🙏🌹🌹🌹🙏
@rahiimabdicasiisosman7279
@rahiimabdicasiisosman7279 5 жыл бұрын
Heees xigmad leh walhi Nacimo abwan qorane nlw queen Allow somalia mideey 🙏🙏
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 жыл бұрын
Aryada liketa xoog idinku qadana caawa iisaara 😂😂😂 😡
@abdullahiali3413
@abdullahiali3413 5 жыл бұрын
Salman Abdullahi 💕💕
@kingjaceylowshortfilm3810
@kingjaceylowshortfilm3810 5 жыл бұрын
I’m first tiktok ka fiiriya hee
@walikorane613
@walikorane613 5 жыл бұрын
Nimcan Hilac and Legend Xariir Axmed💯🔥✔️🔝
@abshiroaxmed9959
@abshiroaxmed9959 5 жыл бұрын
Nimcan❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminaibra8888
@aminaibra8888 2 жыл бұрын
@@abshiroaxmed9959 MAXADE Shugri
@nasiibifow1718
@nasiibifow1718 5 жыл бұрын
Waaaw maaashaalllaaahh niciimo illahow ku xafido
@zahrasocial6276
@zahrasocial6276 5 жыл бұрын
Yaraan alif ka gadmaday gabowguu kugu sugaa gafkeenu halkuu ka yimid ineynu garwaaqsaniyo godobtu mawnahay diyaaar alla yacizak nimco💖 and💋 nimcaan ❤
@rahmaali1772
@rahmaali1772 5 жыл бұрын
Waxaan sugnaaba waa abwaaninta duriyada iyo falcelinta heestan 💚💭❤️👌 Somali qoribaa lagu fahan siinkari waayey Somalinimo ee ma heesba wax ku fahmeyaan Somalinimo 60kii beey geeryotey😭🕳️🖤
@khaledjr7661
@khaledjr7661 5 жыл бұрын
eeda xaarka ceshta qabiilandnow soomalinimo dad ba u nool de reer yaroo is aruursaday miya somalinimo laga baryaa iyo cad yaroo somaliya ka mida walle qiyaali waad ku so barbArten ilma isaaqlandow
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 5 жыл бұрын
@@khaledjr7661 hhhhh somalinimadu gacantayday ku jirtaa yaa cayaal cidaan u aqoonsadaaa soomaali noqon karta yaa cayaal amison
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 8 ай бұрын
Fikirkaaga ayaa dhintay ee somali ma dhiman😂😂😂
@hodanfaarax6276
@hodanfaarax6276 5 жыл бұрын
Somali dhmn wan jeclhy😍lkn dadka calnka buluga iyo xamar o la tago uyaqana somalinimda wn necbhay😦shanta somliyed muqdisho o laga dhex ooyo maha
@eggboyssisterry2667
@eggboyssisterry2667 5 жыл бұрын
sax maahin lkn iyadana maahin xamar in lacaayo oo lahawaaro waa ine gobolada dhan sam ku ahaadaan oodan kala jecleesan
@sadamsugow195
@sadamsugow195 4 жыл бұрын
Hodan wellcome
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 Жыл бұрын
@@eggboyssisterry2667 sidan somalinimada u jeclahy markay somalia ku soo koobaan waanba nacaa wlhi
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 5 жыл бұрын
Erayadii qarniga Naciima abwaan qorane 🙏👑🙏🙏👑
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 5 жыл бұрын
Abwanada naciimo waa gabdhihi somaliyeed o dhan oo hadlaya✔nolow walal🇸🇴
@suadjama4907
@suadjama4907 5 жыл бұрын
Somaliyey is raaaca wlhy wan idin jeclahay dhaman from sool Somalia 🙏🙏
@axmedkabtan2812
@axmedkabtan2812 Жыл бұрын
Sucadey huno ilayo somali la tirtiro o sidi maraykanku hirishoma jaban weyan uu galay okmale somali odhan lo babiyo o qaar kale so dhashan moyane somali isma racayso wa fuck madax caloshodpyin u shaqaystayala aya mamula marka ilayo shacabku iska qabtan waxba ma hagagayan huno
@jaamachussein1392
@jaamachussein1392 5 жыл бұрын
Hadaan gayigeena maqan geestiisaba la aadahayn muxuu geeraar taraa gun baan nahay soomaaliyey war silsilada ha laygu daro ilmdryl
@hibobuuuuro2351
@hibobuuuuro2351 5 жыл бұрын
War anaa kugu so darey abwaan kuso biir xaqiiqadu aday ku bahanthy
@jaamachussein1392
@jaamachussein1392 5 жыл бұрын
@@hibobuuuuro2351 wllshy qliyey meel ninkan abdi askari lagala xiriiro miyaa garan Wll
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 5 жыл бұрын
@@jaamachussein1392 facebookgisa kalq xirir wlal abwan baaba thye
@jaamachussein1392
@jaamachussein1392 5 жыл бұрын
@@qumandarajo9353 miyaa haysaa Facebookgiisa wll
@yahdinadal1829
@yahdinadal1829 5 жыл бұрын
@@jaamachussein1392 Naciima Abwaan Qorane. Inantaas Instagramka Kala HadaL Waa Gabadha Sameesay Heestanee
@ilamaaltrading7409
@ilamaaltrading7409 5 жыл бұрын
🇸🇴 SOOMALIYA WAA MIRO GEED KUYAAL RABIyow SOMALIYA OOMIDA NATUS AMEIN YAA RABI❤️💛
@ameeshaqalih8088
@ameeshaqalih8088 4 жыл бұрын
Amiin rajada ilahay lagama qusto mar un wn arki dona I.a🤲🤲🤲🤲
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 жыл бұрын
@@ameeshaqalih8088 إن شاء الله بإذن ربي القادر على كل شيء ☝💚❤💖😭
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين💚❤💖😭
@azmaalove8426
@azmaalove8426 5 жыл бұрын
😭😭ilahow somalia midhiiy Amiin
@maxamedaxmed7550
@maxamedaxmed7550 5 жыл бұрын
@tisqaad channel hees kulu dheh
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 5 жыл бұрын
Wa su.alo intii qalbi wangsn leh oo jecel iney wax un hagagan ey is weydiiyaan hd iyo jeer illahey somali qalbiyadoda ha isu xaaro anagna kuwii dadaalo oo wax un xalisto alle ha inga yeelo
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@ahmednew8264
@ahmednew8264 5 жыл бұрын
Amiin
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 5 жыл бұрын
@somaliland community shaqfir adiga alle kaama aqbalo
@shakratechnews5588
@shakratechnews5588 5 жыл бұрын
Wooooow Masha Allah
@carebahmed2321
@carebahmed2321 5 жыл бұрын
Alaylehe waa Fankii hore ee la yaqaanay Jawaabo iyo silsilado taxane ah Hore u socda dhalinta ka qayb qaadanaysa Nimcaan hillac the one and only iyo ABDI ASKARI TUBE A
@fartunomar5783
@fartunomar5783 5 жыл бұрын
Allow mid qura naaga wada dhig adunkan wnka tageyna ee colada naaga kor qada somalay gacmaha is qabsada plz and plz heeshiyaa hal mar allow wx wlbo khyr nogu dhamey yarabi ♥️♥️♥️♥️💯🇸🇴✔️👌👌👌
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Waxaas ha ku meereysan Qaraxyada iyo Dawlad la,aanta ka hadla
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 5 жыл бұрын
Inti ila jecel somali wayn❤ iyo inta ila jogta dhulki hoyo somaliya lik isara🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismailsomalilander3035
@ismailsomalilander3035 5 жыл бұрын
Somaliland wa dal jira Waliba jiri Dana illahay Moye cid waxka qaadi karta iska yar illahay mooye balse haday shanta somaliya Larabo inay midoban Samaliland waxay ka qadan donta dorwayn madama somaliland aytahay daljira masha Allah viva Samaliland 😍
@ameeshaqalih8088
@ameeshaqalih8088 4 жыл бұрын
Amiin Allah ideen dayo wllahay iyo sinjigayga bad tihin madama an soomali iyo isku af nhy Allah na midiyo wana kaqadan dona inan soo celino I.a🙏🙏🙏
@sadamsugow195
@sadamsugow195 4 жыл бұрын
Team Nimcaan Hillac
@AA-fu6xg
@AA-fu6xg 5 жыл бұрын
yaa ila qiirooday walalayal oo soomaalinimada dhab ujecel sideyda😵
@husseinmuniir3762
@husseinmuniir3762 5 жыл бұрын
Caruurta hda heesta wuuka weenyahy (Somali's Legend)
@loyansoyan489
@loyansoyan489 5 жыл бұрын
I listen this wen my boss call me to work overtime I really enjoyed
@kinghagaley1583
@kinghagaley1583 5 жыл бұрын
Allow somalia mideey aamin aamin aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭
@qarandoonsomaliyeed3953
@qarandoonsomaliyeed3953 5 жыл бұрын
Amiin
@saadaadchanal1411
@saadaadchanal1411 5 жыл бұрын
Abdi askariyoow sxb maad jawaab isiiso watsapkaaga Ayaan intaas fariimo kaagasoo dirin waxan ahay Abwaan somaliyeed oo u gucleynaaya silsiladaha qarniga aankaa helo xariir
@suhaybabdi6756
@suhaybabdi6756 5 жыл бұрын
SAADAAD CHANNAL Abdi askari Bal Yarkaan eeg Waxa laga Yaaba Inu Yhay will Hibo leh
@naimaali3151
@naimaali3151 5 жыл бұрын
Samideey NACIIMA ABWAAN QORANE caadi ma aha Allow ku dhowr oo dalkeena midii wax ku kordhisaay ❤️❤️❤️❤️
@mohamedyusuf6392
@mohamedyusuf6392 5 жыл бұрын
Number one ani caawa
@samiirasiman8953
@samiirasiman8953 5 жыл бұрын
Mansha Allah Naima gul iyo horumar wcn sister
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Hees maa Guul u taqaana Subxanallah
@sacdiyoraage873
@sacdiyoraage873 5 жыл бұрын
Wey gadmatay heestani horay u socda abdiaskari mahadsanid huuno ❤
@fartuunabdulahi9892
@fartuunabdulahi9892 5 жыл бұрын
Abdi askari hore usoco wllo ku amin sanahay 💪💪
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Waaa wareey nimcaan iyo niciimo oo is helay boqortoyo wlhi 👌👌👌👌👌💯💯💯🔥
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Hees maa boqortooyo ah
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Wiilka Hargeysa jecel buufis maa qabtaa war gabadha abwanada iyo fanankanu ka hadli qoralka ma akhriyi kartid miyaa 🤷‍♂️
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@fadumoabdi4199 Abwaanad maxa u taqaana hees la qaado maa Abwaanad u taqaana Reer konfur caqli ma heysaan
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Wiilka Hargeysa jecel war reer koonfurkad la naxsan tahy maba ahi waligayna ma tagine erayo maanay ahayn wuxuu fanaankan qaadayo maxaad iminka dhagaysan waadiga so qadhqadhaye 😂
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Niciimo maaha ee waa niciima iska sax magaca abti
@faadumocabdulaahi9539
@faadumocabdulaahi9539 5 жыл бұрын
Maasha Allah horumara
@sumayoahmed1072
@sumayoahmed1072 5 жыл бұрын
The only fanaan I love from somaliland ❤️💕😍
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
abwnad naciima ft nimcan dadkgii nooldah🇸🇴from hageisa to shantah somalia
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Naa beenta Jooji hargeysa umaad dhalane, hees maa Sharaf moodey
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Wiilka Hargeysa jecel hargeeesa soomahin dhulkeena soomaliyeed ma itoopiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomali soomaliya leh
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 nacas baad hbr awal dhalad ahye adaaah jarjarkiii reer burco ah bn filymaaaa akh anaaah ku taliyaha aaan ku gumaseye ahye aaar nio jigjigah yar iga sooo raaadi hadad ibaahto akh car reer hargas ka thyna usheeeg
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
@@maankadeeqa2486 qrxey muxuuuu waaa jajarkiii ihooos fadhiisan jirey waxbah ka weydiineh car wkaase wax ku hadlo anaaah utalayee waqooyi anooo udhashoo wlalahy koonfur jecel wax nagah qaaadeee
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxan isku haystay qofka kaliya ee h.awal ah ee qadadweyn tagera balse show berta wa laygula jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahrawarsame6858
@sahrawarsame6858 5 жыл бұрын
Masha alaha abwanad nacimo Gul iyo gobonimo horay usoco waxad naa tuustay ineey damiirti hablaha somaliya waali noshahay alaha kuxiirdiyo
@carebahmed2321
@carebahmed2321 5 жыл бұрын
Wadankaygu Midbuu ahaa Dabadeedna shanbaa laga dhigay Sadexna waa la cunay Labana Qirqir/muran bay ku jiraan Midnimana waan jeclehoo inaan midoobaan Rabaa Gobey caqli yeesha oo Qabyaalada iska daaya🇸🇴🎻😭 Dhirin dhirin
@hodanmohamed961
@hodanmohamed961 5 жыл бұрын
5ta somaliyed oo mid eh ma arki donaa intan noolahay alahayow itus 😭😭😭
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
ma arkaysid iam sure wlhi viva somaliland oo recognized ah arkysa
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 4 жыл бұрын
Zamiir Hassan IsAq u No bahdilan kaliga ahow somaliland wax la dhaho Ma jiro Viva samaron iyo dhulbante
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
@@mohamedwaliahmed6628 hhhh
@nasriinamclindable4979
@nasriinamclindable4979 5 жыл бұрын
Labo qf oo wadanimda ku dhertahy abwnad nacima iyo alfanan nimcan hilac🇸🇴❤️❤️❤️
@mahmetjama5901
@mahmetjama5901 5 жыл бұрын
Nimcaan abdirahman hassan hilaac we are proud of u buddy... hore u soco
@shamsohassan5405
@shamsohassan5405 5 жыл бұрын
All Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍❤️💕
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 жыл бұрын
Keeping going nimcaan hillaac iyo naciimo abwaaanka somaliyeed
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
Midhaha :- ina qorane from somaliland Codka:- ina cabdiraxmaan hilac Both are from somaliland we love other somali regions 🇭🇺
@sadiqhassanabdi4704
@sadiqhassanabdi4704 5 жыл бұрын
DUNIDA laxanka iyo musiiga laba dhacayana from Jigjiga DDS ku darso
@fantasticgirlsacdaabdi840
@fantasticgirlsacdaabdi840 5 жыл бұрын
Waaaw hes iyo badh runti somli Melwalbo jogaan cafimad kunolada walaheyga midnimo 5 somali insha alh nimco hilac fananjiro👌👌👏👍👍👍👍👍❤💕💘
@amirabduqadir4282
@amirabduqadir4282 5 жыл бұрын
Nimcan hilaac laandheere laba maaha
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 жыл бұрын
caadi mahan naciimo qorane waa la dhigtay jawaabta nimcaan hor mar wacan fanaan qaran in aa tahay cidna isma wedineso guuleso
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 5 жыл бұрын
Silsilladan ayaa naga gadan abdi askariYow ❤👏👏👏👏👏👏👏
@farhiah8303
@farhiah8303 5 жыл бұрын
Wah wah waxaa saa somalinimo ah noolada abwan Nacimo iyo fanaan nimcan guul iyo gobanimo somaliweyne nabad iyo nolol alaha na siiyo amin amin amin
@ayaanabdilahi4880
@ayaanabdilahi4880 5 жыл бұрын
Mansha allah
@Jiilkamaantaa
@Jiilkamaantaa 5 жыл бұрын
bulsho kasta oo dunidan ku nool mar uun bay baraarugtaa xoogeedana aragtaa kadib is urursataa ilaahayow bilowga silsiladan ka dhig bilowgii is urursida somalida geeska oo muqdisho nabad kusoor hargeisana u siyadi nabado midnimo garansii jabuutina samaha somali wayn ku sug jigjigana guumaysiga ka saar kismayona kasha u xaadh siday u dhanyihiin ha iskusoo wada yimadane amiin
@yahyeahmedmahamed6469
@yahyeahmedmahamed6469 5 жыл бұрын
Alfanan nimcan cabdirman hilaac 👍
@ismaijirmaa3544
@ismaijirmaa3544 2 жыл бұрын
Allaa yahdiik.... waa hobalkii weynayee nimcaan hilaac abdiaskari tube inaba cathii maahan.
@aaminahibaaq7187
@aaminahibaaq7187 5 жыл бұрын
Gafkenu halku ka yimi inaynu garwaqsaniyo godobta mownahay diyaar somalay aynu is cafino makala marane aynu mid ahaano
@ikraamqueen3055
@ikraamqueen3055 5 жыл бұрын
Iftinka somalinimad ayan arka hora losconay somliyey inata iguracsan hye lk
@xamseabdirizak7733
@xamseabdirizak7733 5 жыл бұрын
Igolaada inad dadka wax gasdhsisen nacala qadadla weyn idinkaga yale
@nafisanallka3882
@nafisanallka3882 5 жыл бұрын
waaaw nimcaan iyo niciimo❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@umucimraanofficial3646
@umucimraanofficial3646 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac fanan qaran keep going bro😘💞💕
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 5 жыл бұрын
Aadban ku taaaageya naimo abwaan qorane abayo aqliga alle hakuu daaayo aabe qaaaliya kugu dhalay❤️
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Waaw gabtii baa ishelshay madax sare nimcaan hilac io niciima abwaan qorane io abdi azkari
@idilali2217
@idilali2217 5 жыл бұрын
Walee soomaali wey soo daaleen Alxamduöilah hadii la is doon doonayo åwalba inta waxgaradka ah gunta wey kala socdeen in tafaraaruq khayr lahayn ilaah shaydaanka hanaga qabto aamiin Umadana rabi maslaxo ha dhex dhigo viva 5ta spomaaöi Hambalyo abawaanada thank u
@HargalTv
@HargalTv 5 жыл бұрын
Walee hadee noo kala kacday Marba haddii naciimo qorane Iyo nimcaan hilaac is heleyn
@qarandoonsomaliyeed3953
@qarandoonsomaliyeed3953 5 жыл бұрын
Wasidaas inbadan
@farxaanyare9707
@farxaanyare9707 5 жыл бұрын
Guuul
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@qarandoonsomaliyeed3953 Reer konfur wadankina Gubanaya hagaajiya kolba hees ha ku Meereysanina
@qarandoonsomaliyeed3953
@qarandoonsomaliyeed3953 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 Sxb Samir io dulqaad waa lo dhashaa
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 hhhhhhhh doqon oo adiga dalkaaga ma ahn miyaa goormee dal kale noqoteen
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Maansha allah xidiga reer jigjiga xariir axmed iyo nimcaan hilaac lagend
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
Niciimay adeer inad garxajis tahay sidas lagu gu garanaya inagu calakan bn Aminsan nahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 5 жыл бұрын
Garxakis ha ceebayn waa ragi somalilnd usoo dhiintay isaaq harxajiis ayaa ugu badaan ragii halgankii ku dhinte wll somalilnd waxay ku dhisaan thy waa garxajiis
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 5 жыл бұрын
Somaliwayn hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adalealale5192
@adalealale5192 5 жыл бұрын
MAGACA HAKAGA CIYAARIN QABIILKA WAA SHARAFTII *ISAAQE* WAANA DADKII WADANKA XOREEYAY
@muktarnasirmoha8836
@muktarnasirmoha8836 5 жыл бұрын
Landhere garxijis gobanimada iyo iney isaqa kle ka horeyan horaa loo ogaa. Wiilka buuqa ka daaya darenkisa bu ka hadleye
@deeqabdijarmal7305
@deeqabdijarmal7305 5 жыл бұрын
Abowe nimcaan hilaac wa duriyadi ree sheikh SAMARON waliba wxa la dhahay waa jibriil yonis ee dhaaf laandheraha iidoorta cidkastaba maa sheeganaysin kkkkk Lama kala xanaaqan waaye
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 11 ай бұрын
Nicaan hilaac waa qofka kaliya ee dareenka umada somaliyed kicinkara allow codkaga kuu barakeey fanaan qaran❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@sahramahamedahmed2553
@sahramahamedahmed2553 5 жыл бұрын
Weeey weeeey waa dadkii dhiiga lahaa ee reer soomaliland
@hodanmohamed961
@hodanmohamed961 5 жыл бұрын
Hodon Xasan waa somalia wll mid baanahay dhamanten 5ta somali alaha dhowro
@zahrasocial6276
@zahrasocial6276 5 жыл бұрын
@@hodanmohamed961 aamiin qaali🙏🇸🇴
@hibobilejama7782
@hibobilejama7782 5 жыл бұрын
Somaliland kama mid ah somalia allena naguma celiyo😏
@seynabmaxamed9007
@seynabmaxamed9007 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@hodanmohamed961 Somaliland kama mid aha Somalia Waxan jecelahay inaanad kala aqoonin Shanta somalida iyo dalka LA dhaho Somalia
@shuushuu9192
@shuushuu9192 5 жыл бұрын
Wow nice song alle ha mideyo somaliya⭐⭐⭐
@Samawadechannel
@Samawadechannel 5 жыл бұрын
Soomali ilaahow midee oo beerkooda burcad isu mari ilaahoow rabiyow itus soomali oo mida oo hal dowlada aàamiin iidhaha wllyaal viva somalweyn🇸🇴❤👍
@galaydhproduction8765
@galaydhproduction8765 5 жыл бұрын
labo halyey nacimo iyo hilaax
@AbdulAli-xb1xe
@AbdulAli-xb1xe 5 жыл бұрын
Alloow 🤲🤲 5 ta Somaliyeed midee 🇸🇴 ✅ inti aan Aduunka 🌎 la, laabin
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 5 жыл бұрын
Ilaa iyo wxn raadinaya comment nimcaan wx looga shegayo ama codkisa ama inkalaba😎😎wana la ahy Wlhi fananka logu jecelyahy fanka somalida❤❤❤❤
@marshallchannel4453
@marshallchannel4453 4 жыл бұрын
Hees iyo badh iga dheh maanshaa Allah hore usoco wll.
@asliaj1937
@asliaj1937 5 жыл бұрын
wa Hiddo Hal Aburnimdu Niciima Well done wllshy Eryo Culuus Somali Alle ha mideeyo 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@lovemom559
@lovemom559 5 жыл бұрын
Alle ha inoo badiyo hana xafdiyo intii soomaalinimada Aaminsan🇸🇴❤️
@bulshawiyare3447
@bulshawiyare3447 5 жыл бұрын
😂WAXN HUBA IN SOMALI BADAN AYNA GARANAYN MICNAHA ERAYADAN HHHH 🤗 Gudhid 🙄 Gadmane😙Kuur🙄 Gaagax😣 Gedmaday? Guun 🤔 Gufaca 😣Giijin🤔 Milil 🤗😂😂😂
@lamiahassan887
@lamiahassan887 5 жыл бұрын
Afkiiba waa laga tagay wll Soma aragtid
@yasinqasim
@yasinqasim 4 жыл бұрын
Gufaaco=roobka habeenkii da'o
@Abdirahman6060
@Abdirahman6060 5 жыл бұрын
Alloow soomaalida sacabada subag iskumari fifa shanta soomaaliyeed guul guul allahayoow
@queenoflove6860
@queenoflove6860 5 жыл бұрын
Waan faraxsanhy alx 🤣🤣❤💋👈
@nasiibifow1718
@nasiibifow1718 5 жыл бұрын
💖
@aadammoha6727
@aadammoha6727 5 жыл бұрын
M.a
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Masha allaa nimca qurux iyo nimcaan cod mcn guulaysta
@arabyoonisjamal4047
@arabyoonisjamal4047 5 жыл бұрын
Ppppppppppppppppppppppppppp Libaax libaax nimcaan hilaac haye ubaneeya dhalydha libaax somaliyeed Fanaan qaran
@daahirmaxamad1224
@daahirmaxamad1224 4 жыл бұрын
ouerwdsds
@starsomali7276
@starsomali7276 5 жыл бұрын
Kalsoonida somali waa dhuntay balse ilaah ayaan uga baryayaa intii waxyeelo gaartay intii dadkooda la diley iney dar alle ku sabraan
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
mmmmmmm Abdi askari imika wada silsilad noqotee mash allah
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 101 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 22 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 17 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 101 МЛН