Nimco jamac iyo abdinuur allaale hees gabadh ila mida sideen kula doona orginal song

  Рет қаралды 100,131

Gorayga cad

3 жыл бұрын

codkii nimco iyo fanaanka soo sheega
heesta: sideen kula doona gabadh ila mida
lyrics: apdirizaak
production : gorayga cad
azxpta qaaliga waad ku mahadsantihiin

Пікірлер: 36
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
Heestan maka dhargo wlhi dhagaysigeeda Mida kale wlhi wan jeclan lahaa ina fanaanad noqdo oo nimco jamac heesaheda koligood wada qaado. Laakin wanka xumaxy wadanki ma joogo. Qurbe baan ku nolahay. Waxn ahay primary teacher ✍️✍️😭😭😭 Magacayga dhabta ahna wa nimco jamac isku magac baan nahay. 💜💕👗👛
@Goraygacad
@Goraygacad 3 жыл бұрын
Ma kaa dhabaa amba heestan aad baan ujeclahay
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
@@Goraygacad Haa wa iga dhab wllo
@mukhtaarabdi5411
@mukhtaarabdi5411 3 жыл бұрын
Isasoo diyaari
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
@@mukhtaarabdi5411 wan ahay diyaar maxa🤣
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 Жыл бұрын
2 sano kadib ayaan akhristay qormadaada AAD KU cabirayso dareenkaaga 🖐️
@fahimacisman4716
@fahimacisman4716 3 жыл бұрын
Gorayga cad horaymar wacan wllo mudo 2bilod ma so booqan janlka idin xiisay heestan 2016 ayan meel miyiiya ku so bartay balse cid qada wn aqoonsan wayay hadan arkay 😘🙏
@maxmuudsaxne7974
@maxmuudsaxne7974 11 ай бұрын
malaha isku meel kuso baranay 😅
@SomTVDiasporas
@SomTVDiasporas 3 жыл бұрын
Waa CABDI NUUR ALAALE iyo NIMCO JAAMAC MIGIL
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Gorayga Cad Mahadsanid Fankaanka Heesta la Qaadaya Waa Cabdi nuur allaale
@Goraygacad
@Goraygacad 3 жыл бұрын
Thnks zxp
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@Goraygacad adaa mudan sxb Cid kale ha ooga fadhin
@maxameddahir1375
@maxameddahir1375 3 жыл бұрын
Waa abdinuur weeyi
@cabdicabdullahicumar
@cabdicabdullahicumar Жыл бұрын
​@@Goraygacadĺa1
@nassirbotan1275
@nassirbotan1275 3 жыл бұрын
Waa fanaan abdinuur alaale iyo anoo ah abdinassir mursal isse
@faysalbiile5933
@faysalbiile5933 3 жыл бұрын
Gorayga cad sxb adooo mahad san waxaad sooo galisaaa heesihiii gobonimo doonka eee hibo nuura qaaday adooo album kasameeya qabri Sahar anaaa iskale herer qiimehediyo jigjigadiii qaboobayd aykanid ahayd
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Waxaad tahay nin dooro Dadka iga dhawee ❤❤💞
@abdifatahabdi7511
@abdifatahabdi7511 3 жыл бұрын
A aaa war codkan waligii buusan ahayn abdi nuur alle
@axmedsaleban2483
@axmedsaleban2483 3 жыл бұрын
Waa waa cabdinuur allaale👍👍👍👍👍👍👍
@faysalbiile5933
@faysalbiile5933 3 жыл бұрын
Abdinuur alaaale rabiile riyaale
@idirisgaydhaxmed4569
@idirisgaydhaxmed4569 3 жыл бұрын
Abdi nuur Alaale iyo Nimca Jaamac Migil
@qadafinuur
@qadafinuur 3 жыл бұрын
Abdi nuur alaale haduusan ahayn garan mahayo
@Firestars757
@Firestars757 3 жыл бұрын
Cabdinuur alaale waaye
@suberabdi4505
@suberabdi4505 2 жыл бұрын
Ax Yaa hees
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wa cabdi nuur alaale
@shacaybshaaca3494
@shacaybshaaca3494 3 жыл бұрын
Gorayga cad hore usoco sxb
@CigaalXasan
@CigaalXasan 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan aburaas
@maxmuudsaxne7974
@maxmuudsaxne7974 11 ай бұрын
wlee inay tahay heees melaan garan iyo heestu isku macanaynaaaa
@axmedsaleban920
@axmedsaleban920 3 жыл бұрын
Waa abdinuur zxp
@cabdirisaqaxmed9683
@cabdirisaqaxmed9683 2 жыл бұрын
Bbyo
@cabdirisaqaxmed9683
@cabdirisaqaxmed9683 2 жыл бұрын
Bboo