NIMCO MIGIL ABIDKAY KUMAAN NICIN OFFICIAL AUDIO 2022

  Рет қаралды 925,675

DJ CATOOSH PRODUCTION

DJ CATOOSH PRODUCTION

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@djcatooshproduction5523
@djcatooshproduction5523 2 жыл бұрын
Heestan Xaqeeda Hala siiyo
@shukrisharaf2242
@shukrisharaf2242 2 жыл бұрын
Runtii way mudantahay in xageeda lasiiyo away mucaadhaqiintii janaalka subscerbta saara
@WelcomeHomies
@WelcomeHomies Жыл бұрын
@abdyhafiidabdy2299
@abdyhafiidabdy2299 Жыл бұрын
🎉😮🎉😢🎉😮😮😢😢😢😢😮😂😢😢❤😂😮😮🎉😢😢😢😅😢😂😊😊😢😂😢😮❤❤🎉😢😮😊😢😅😂😅❤😅😢❤😢😊😢😂😢❤😅🎉😮😂😊😂😮😊😢😂❤😢🎉😢❤😅😂😮😢😢😢😢😢😮😂❤😊😢😢😅😮🎉😢😢😢😢😢😂❤😊🎉😂😮❤😂😅😂
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Sxb waa naga hesha waligay subscrib masaarin lkn adi wa ladhacay from djibouti
@athnaanofficial4289
@athnaanofficial4289 Жыл бұрын
​@@shukrisharaf2242😊
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 Жыл бұрын
bisinka maxaa dad wada dhaawacan🥺🥺ilaahay qalbiga haydinka wada reebo dhamaantiin nolol ta ugu saraysa oo qurux badan baan ilaahay idiinka barayay🤲🏽🤲🏽❤️
@muuzeizcoh3299
@muuzeizcoh3299 Жыл бұрын
Wlhi anaba yabay lkn inta aan waligod qalbigodu caq odhan wan salamay😂
@Mohazz80
@Mohazz80 9 ай бұрын
Adi mxa kaso dontay😂
@faarahsaha3232
@faarahsaha3232 3 ай бұрын
si aan wax u dereemo aa u imada lkn ila hada waxpa ma arakayo 😂
@FarxiyaMaxameD-bv5cx
@FarxiyaMaxameD-bv5cx 2 ай бұрын
Aamein wll0🤲😫
@farxiyoadan-gt8pc
@farxiyoadan-gt8pc 2 ай бұрын
Amiiin😢
@samatar143-g71
@samatar143-g71 3 ай бұрын
Wlhi aduunka waan ku cidloobay calafna waan isku yelanay balse allah ayaa iga ka jecladay Allaha ku Naxariisto 😢 My wife my love my Everything 😍 hablaheena Hala dhawro qalbiyadooda 😢
@samatar143-g71
@samatar143-g71 3 ай бұрын
@fatimacabdi
@fatimacabdi 2 ай бұрын
Alle haw naxarisTo powe adna qalbiga alle haku qaboojiyo 😢
@samatar143-g71
@samatar143-g71 Ай бұрын
Hye abayo ​@@fatimacabdi
@mohamedabdinasirali349
@mohamedabdinasirali349 Жыл бұрын
Heesaha qaar waaa dareen adi gooni kuu ah💔😭 Abidkeey kumaan nicin Ka fogoow ismaan oran Hada inaan is weynana Istareex kumaan noqon Iskeey kaaga maan tagin Waan idin salamay intii heestaan dib usoo raadisay nolol farxad leh idiin rajeeynaa 🙌❤💔
@najmoabdullahi3240
@najmoabdullahi3240 3 ай бұрын
Somaha 😢
@Muniishabdi-t4n
@Muniishabdi-t4n 3 ай бұрын
😢😢
@Cumarshuute-g6w
@Cumarshuute-g6w 3 ай бұрын
Aamiin 🤲🥺
@ridwanhaldoor5509
@ridwanhaldoor5509 Жыл бұрын
.... ❤ Abidkay kumaan nicin ❤ Ka fogaw is maan odhan ❤hada inan is waynana ❤ istareex kuman noqon ❤Iskay kagamaan tagin ❤naf aad ku wayntaa ❤Aad kugu xiistoo ❤Indho adi ku tabayaa ❤Wali kuu ilmeeyee ❤Maxaan ku aaamusiiyaa ❤qalbi adiga kaligaa ❤Ifka kugu jecel baa ❤Erayada dareen ka leh ❤Curi igu yidhaahdeoo ❤inaan kuu calaacalo ❤qudha igu amraysee ❤sideen kuu inkirayaa ❤noloshayda abid kaa ❤ adigaa ifinayeoo ❤saw agjoogistaaday ❤farxaduba hayde ❤si kastoon iskugu dayay 😢 ❤ inaan maarmo kaligay 😢 ❤ waan awoodi waayoo 😢 ❤ma adkaysan karayee 😢 ❤sideen kuu ilaawaa 😢😢😢
@QabilaDjama
@QabilaDjama Жыл бұрын
Ya helaba❤
@safiyocabdiqadir
@safiyocabdiqadir 3 ай бұрын
Abidkay kumaan nicin ka fogaw is maan Odhan hada inan is waynana istareex kuman noqon iskay kagamaan tagin naf aad ku wayntaa aad kugu xiistoo indho adi ku tabayaa Wali kuu ilmeeyee Maxaan ku aamusiyaa qalbi adiga kaligaa ifka kugu jecel baa Erayada dareen ka leh curi igu yidhaahdeoo inaan kuu calaacalo qudha igu amraysee sideen kuu inkirayaa Noloshayda abid kaa adigaa ifinaye00 saw agjoogistaaday farxaduba hayde si kastoon iskugu dayay inaan maarmo kaligay waan awoodi waayoo ma adkaysan karayee sidee kuu 💔😭😢
@hassanaska5626
@hassanaska5626 3 ай бұрын
ꪜꪜꪜꪜꪉ
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 2 ай бұрын
😢
@yassinmohamed-pg5lz
@yassinmohamed-pg5lz 23 күн бұрын
😢
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 9 ай бұрын
Wax an dhageysanayaa 11 january 2024 dhamaan tiin nolol wacn baan idiin rajeynayaa❤ Aniga kii An is fahmi weyno runtii jecel waliba oo an u qabo marnabo runtii hadii u qeymaheyga garan wayo Aniguna halkaas baan ku hilmama oo Allow i hil mansii baan dhahaa intaan 2 Ragco Tukado baan Iraa Allow niyada iga saar marka dunida dhib ma jiro ee Allha u Aalbo mar waliba oo Ad xalad xun darento Dgamaan tiin in ay nolashinii is badashay baan filayaa guul baan idiin rajeen ❤
@QamarMohamud-p7h
@QamarMohamud-p7h 5 ай бұрын
Waxan dageysani xayaaa 11 may 2024 koleey Mel ankugatilmamo garaan mayeee xadass solawatana wa Ii farxad illen waxan daremayo wa adigo xarir lex oo xadana xarir laxen 😢😢😢abid keey kuman niciiin😮😮😮😢sacadu wa3:47pm Malin sabdi exx 😢maxilmami donaaaa
@AbdiKhaire
@AbdiKhaire 3 ай бұрын
Waxaan dhagay sanayaa 7 July 2024 Waxaana is kaga kayqasan waxyaabo badan ilaahay inow ii hagaajiyo ayaana rajaynaah I.a 3:59🫡
@hassanahmed7905
@hassanahmed7905 2 жыл бұрын
Nemo hassan Ahmed Ali diiriye muuse iidle siyaad maxmuud alle caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo waan kuugu duceeyay awlaad saalixa oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca adigana si gaara kuu anfaca kaliya calaf uumbaynaan isku yeelan alle ayaa ogaa midkeenba midka kale nolosha u qoran heart broken ka 😢💔 igu dhacay waan ka bixi doonaa inzha allh lkin waan jeclaan lahaa ind nolosha igula midowdo se calaf baynan isku lahayn meelkaste iyo wakhti kasta waxan kuu rajaynayaa farxad waarta
@AmuunSakariye
@AmuunSakariye Жыл бұрын
alle wllo qali qalbigaaga mid dheyda hakuu siiyo iyo waliba farxad aan dhamaad laheyn
@AbdiaziizAhmed-jb3py
@AbdiaziizAhmed-jb3py 6 ай бұрын
hadal nin rageed noloshu kuma xumayso kaape
@samatar143-g71
@samatar143-g71 3 ай бұрын
Waxaad Ii ahyd waxwalpa Calafna waan isku yelanay lkn Allah ayaa iga jecladay Allaha ku Naxariisto my wife my love my sweet my Everything 😍 hablaheena Hala dhawro qalbiyadooda ❤😢
@axmedkaffi5270
@axmedkaffi5270 Жыл бұрын
Wlhi hestan waxaad modaa in ay aniga iga hadleso waan ogohy wll anaad qoralkeyga aqrineysid like haila dhafin wll wlhi qisadeyda ma aha mid Laga sheken karo 😭😭😭
@caashomacali9792
@caashomacali9792 Жыл бұрын
💔😭😭
@Aisha-jy9zm
@Aisha-jy9zm 6 ай бұрын
Ma bogstay mise wali weeye😢
@axmedkaffi5270
@axmedkaffi5270 5 ай бұрын
​@@Aisha-jy9zm Wllo wan so kabtey blse booskedi noole buuxiya wali man helin wllo 😢
@Awoaden137
@Awoaden137 4 ай бұрын
@@axmedkaffi5270alE hakUu booga dhayo hno 🥺💔
@Uus998
@Uus998 4 ай бұрын
@@axmedkaffi5270don’t worry waad heli inshaallah 🤲
@Abdalleabdirahman
@Abdalleabdirahman 6 ай бұрын
Caawa bishu oo ay tahey 2/04/2024 kuna beegan 23/9/1445 ramadaan 🌙 Waa habeen aan rajeynayo inuu noqdo laylatul qadr ❤ Waxaan jeclahay inan waxaan ilaahay weydiisanaya in siday qalbigeyga ugu weyn tahey inuu ilaahay qalbigeedana sidaa oo kle iiga dhigo ❤😢 Waxaan fadhina goob cafe 🍵 waxaanu wada fadhina iLaa 6 qof oo raga waxaanu ku sugaynaa salaada laylka 😊
@Azma182
@Azma182 3 ай бұрын
😢
@ahmednuur8666
@ahmednuur8666 2 ай бұрын
Illahey Haku rumeyo wax wlpo zxb Ana kula mida ahye iducey ❤
@Azma182
@Azma182 Ай бұрын
@@ahmednuur8666 aaamiin wllo🥺
@MomtazismailHussein
@MomtazismailHussein 9 күн бұрын
𝐈 𝐡𝐨𝐩𝐞 𝐲𝐨𝐮 𝐚𝐫𝐞 𝐭𝐨𝐠𝐞𝐭𝐡𝐞𝐫🥹🫂♥️
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 Жыл бұрын
Si kastoon isugu dayo inaan maarmo kaligay waan awoodi waayo Ma adkaysan karaye sideen kuu ilaaaaawa 😭 💔💔😭 Alle qalbiyada jeexoodi kale raadinaya hawso dhaweeyo
@abdirahmandjama9521
@abdirahmandjama9521 6 күн бұрын
Amiin amiin wll🥺🤧
@IlyasAlisougueh
@IlyasAlisougueh 8 ай бұрын
Oh mon dieu, tant que j' écoute la chanson , je ressens une diminution du coeur, de la faiblesse, une sensibilité anxieuse . C' est à dire déçu du coeur . Ainsi que je pourrais dire que la vie parfois belle ou mal , mais court . Merci ma soeur ❤❤❤❤ insha Allah je vous souhait plein de bonheur et de plaisir ma chére soeur
@rabiile4u
@rabiile4u Жыл бұрын
maxamed ayan wax is baranay bisha 11/2016 goob school 🏫 ayan isku baranay wuxu aha kaaba galas fasalka kadib asxab cadiya marna wllo ayan iskugu dhawanay kadib wuxu ku so badhigtay xariir jaceyl wana xasusuta malinka wajigiisa sida jeceyl darenkisa wato ugu muuqday waan ka aqbalay sida uwada soconay ayaa wiil qurubaha jiray o qarabada aya laygu daray o calaf isku yalanay wuu qalbi jabay nolashi oo idil aya ka xumtay wana dareemi kartan adinka kadib wuu iduceye wayo waxu sameyo malahan ma shaqeyn waligiisa school sanad kii ugu danbeye aya ku wada jirnay kadib wallnimo ayan umujinaye xaladaha qaar wan la wadagaye oo marka igu adkaa kadib wiilki imahersaday 3 months ayan ku xernaa mana imaan asaga kadib wiilka wax walbo waa isku fahmi weynay si kasto iskugu day inan fahamo wey noqon weyday waxanba ogaday inu gabar kale xariir jeceyl 4 sano wada laheyn aayba wali is watan aay wadankiisa la jogto kadib goaan ayan qatay inan iska xoreyo abahey iyo aderkey ayan waxa dhahay maba rabo ninkan ha layga furo asago maqan wala diiday kadib 3 month gudaheda waxu imaday kenya wana baxay waxan goaan ku qatay inaa anigo xuriyadeda wato so labto waana la wadagay wax walbo aan maraye iyo xalada maxamed waxuuna idhahay malinka aad iso labato ayey farxadeyda thy xitaa hadii 5 cunug so dhasho najmadeya ayad. ahaneysa marka alx malinka utagay arbaco aay ahey malin axad na wana kala dhamanay wiilki wax dhib dhib badan isla marnay ba waqti koban ayuu alle dhameye isla malinka wan so wacay waana ushegay inan hada kadib is helnay 🎉farxad badan kadib aabe ayaa diiday wuuna kasaye awal sanado wada shakeysaneynay wuu diiday 10/10/2019 ayan isla baxasanay is maher sanay lana wadagnay 2 family ba waa la diiday 2 bilod is jiid dher uur qaday kadib xalada iska dagtay waa la isku keen guuriye alx wiil ugu curaday 14/7/2020 lakin alle aya iga jeceladay kadib xalada adag na wan ku jirnay wana iskaga sabraye family kisa iskala noola kadib shaqo marku helay ayaa waxa bilabtay shukansi waa is dagalay kadib uur 2 qaday walac noqday 2 bilod ano ah aya hadana arkay naag inu shukansado aniga go aan garay inu. ifur maba la dagalin ifur dhahay wu diday waa iskaga tagay gurigi aabahi ayan aday ha ifur wiilkada asago so wacay gabdha madaxeda iyo maher keda keen guriga abaheda geene maxamed waxuuba go aan ku qatay inuu iska baxo asago iishegin o iga dhunto keyna ayuu aday bas call iyo massage igama jawabayo kadib maxa sameyna gurigii family kisa kaso guray walashey o marwo ah ayan iskala noloday waxu so hadalay ano 5 bilod ano diidan la hadalkisa aan ka codsanayo furin ayu hal dalqo igu furay wan nafisay inkasto xanun aya tahay kadib addis abab aday ano 8 ila 9 udhaxeyo ayu ila so hadalay calal iyo baryo badan 😢wan hishanay rajacato ayan ka yelay kadib markan dhalay wiil dhalay 3 bilod kadib xamar uso labtay waxan ogaday marki danbe hadana inu naag maqan iyo kuwa kale ba waqti lala qadanoyo ninkii maba ahan maxamed biil malahan seetihin majirto isbux ama labo isbuco lagula hadal waxan i dhaha shaqo mahayo cunugi awoowgiisa canah dhibaye waxa go ku qatay furow kale wuba diday maba leyla hdalayo kadib waa iska ka fasaq ayan dhahay waqti u qabtay sabbto ah maba ibilo ima ogo waxa ku suganahy ama wiilkisa kadib wuuba iskeynay anoba lay shegin wada idin so labtay caml wa ku jaceylahay rali isheda aya iga so baxday kadib is jiid jid dher kadib waa iska cafiye 😢lakin aaway qalbigaa jecelaa away kalsoonidi away farxadi inta mahayo waan iskala nolahay asago wuxu i mujinaya faraxd ama jeceyl lakin ani ma amino karo mana umalayo xalada hada aan ku jiro ina ka bixi dono wiilkeyda dartiis ayan wax walbo u ilabaay mahir maama aaad ayan ku jecelahay intaan abaaha ka dheren laha ninka le kuu geen lahaa wuxu noqon dono aan ogeyn waxan ka doorbiday inan aniga nolasha ka dhaco😢 salam✋
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 Жыл бұрын
😭💔 Strong lady 💪 Waxaan kuugu soo duceena inuu qalbigiis ilhy kuu soo jeediyo adna si farxad leh kunoolatan 😊🤲
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
@@boqoradakaftanka8335 umalayn maayo inay intaas kaliya dhibatootey ee ogoow intey qarisey baa kabadan wax kanuun badan majiran kofku in karaankiisa kabadan haduu dhibaatodo waligii dhawacaas kama bogsoodo waliba ayadoo qof dumara ah maxaad moodaa ILAHAY hakula jiro
@mustafeaadan9896
@mustafeaadan9896 Жыл бұрын
Hal xaaraan ahi nirig xalaala ma dhasho idinko aan is mehersan see cunug uur ugu qaaday waxa uu kugu nacay isago aan ku qabin inaad ka heesho baashaal naag xaaraan loogu tagay miyaa xalaal lagu qabi
@amranismail1810
@amranismail1810 9 ай бұрын
​@@mustafeaadan9896noloshaan jecelkaaa laleyahy waaa shul iyo shaal hadiii umar kuqabtanee mel aad ogaa baxsaneyso malana ..midaa klee wax kisto kugu dacayo waa wax 10000 sano kaween sidaaaas hauhadliin wll 😢😢
@xamdagobaad5398
@xamdagobaad5398 8 ай бұрын
😭😭😭💔💔
@zeinabissa7004
@zeinabissa7004 2 жыл бұрын
2012-2020 ayaan jecelaa waxaan soo marnay duruufo badan ka dib waan is guursanay 2018 waxaan kala tagnay 2020 ooyin badan iyo rafaad jacayl final hada waa ilaaway wax kastana waxay noqdeen wax tagay oo la soo dhaafay 💔
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 2 жыл бұрын
Sorry 😭😭😭😭😭
@Adenapdi75
@Adenapdi75 2 жыл бұрын
Axaxxa axaxxa caadi ma ah heestan jacaylkii idinsoo maray ayaya xusaysaa
@Adenapdi75
@Adenapdi75 2 жыл бұрын
Axaxa
@indhacade7307
@indhacade7307 2 жыл бұрын
Apyo aniga jacayl saas udheer waligay ma samayn
@zeinabissa7004
@zeinabissa7004 2 жыл бұрын
@@indhacade7307 ciyaalnimo ayaan ka soo bilawnay waa wada kornay
@feisalgure5405
@feisalgure5405 2 жыл бұрын
Runti wa wexey iehet malin madhow😭😭. Waxan isbaran malin cid carafo gabar 2013 waqti wadha shekeysani jirta ila mudo 4month kabacdi jecel usobandiktay weyna ikaaqbashay runti. Wexey ehet gabar ixtiram iyo wanag kamuqtay. Waxan waqti isla soconay wanag iyo murug isla qeybsami jirtay waqtikasne ardey yey ehet skul yeybogta 2017. Waun sugayay ayatho Mar un qalin jibisay at aragtit markey bogtay wax barashathethi jamacad yey uaday qurbaha 2019 kabacdi mudo lawasano siwatha shekeysaneyne 8/7/2022. Wexey ika dorbitay nin qurbaha isla jokan aniki halki Well kusukaya. Hada malin iyo haben uoya😭😭Rabiyow qulubta iqaboji
@deka1805
@deka1805 2 жыл бұрын
sorry huno
@NasriinNalka-ph1yd
@NasriinNalka-ph1yd 2 жыл бұрын
Allaha qalbika❤ku adkewyo😢
@nasrasuliaman5514
@nasrasuliaman5514 2 жыл бұрын
Sorry Sorry waaku dareemi kara alla qalbiga hakuuqabojiyo bro
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Sorry Allah qalbiga haku dhayo wll🥺
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 Жыл бұрын
I'm So sorry wllo 😭😢😢😢
@daganahmedabas3069
@daganahmedabas3069 Жыл бұрын
Jacaylku waa dareen qalpiga samyn kuleh❤waa farxad marka aad heshid qof kula fahmay 🥰 balse markuuu hal dhinac yahay oo qof kaliya wax jecelyahy runti waa murugo😢 2019 wuxuu ahaa sanad farxad badan wana markaa barty qofka noloshyda samayn ku leh oo an aad uga hely 2021 wax walpa way isbadale farxadiina murugo bay noqoty (Jcylku waa dhmadaa ,plze ixtiramka,wanaga io wlltinimadu marna ma dhamadan)
@kawsaraxmedaxmed5379
@kawsaraxmedaxmed5379 Жыл бұрын
waa run walaltinimada iyo wanaagubah madhamadaaN adigana abaayo Badal khayr qaba baan kurajyn iyo qof kujecel oo nolosha kulafahma Nasiib wngsaN iyo nolol qurux badaN insha allh ❤🥰😍🤗
@Sowdosaid3232
@Sowdosaid3232 9 ай бұрын
Si kastoon iskugu dayay inan marmaamo kaligey waan awoodi waayo ma arkay San karaye 😩😭💔💔1/11/2024
@zuuzanzuuzan1001
@zuuzanzuuzan1001 3 ай бұрын
Marba hadad maksaxdada io qalbigaga ka sari la’dahy ila hada isna xagisu kaga fikiraya 😊❤
@asmadhaaki
@asmadhaaki 2 жыл бұрын
Alla anaa jabay ma dumar uunbaa dhaawacan, waxaan comment akhriyay waa inan la dhaawacay, illaahay qalbiga haydiin qaboojiyo walaalayaaal😢🥺
@cumarcabdi8883
@cumarcabdi8883 2 жыл бұрын
Walahi waa dumar uun cajiib
@hanixasan5467
@hanixasan5467 Жыл бұрын
Dumar uun byo😢😭
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 4 ай бұрын
Waan kusoo qabtay sxb qli ina dhaaki baa la isaga qoranaya😂😂
@HamzeHassan-ou1vz
@HamzeHassan-ou1vz 18 күн бұрын
Abidkay kumaan nicin ❤ka fogoow ismaaan oran hadaaa inaan is wey nana istareex kumaaan noqon iskay kaga maaan tagin ❤❤❤
@fowziahaajjialiQueenAnuu
@fowziahaajjialiQueenAnuu 2 жыл бұрын
Aduunka dhan qalbi xanuun Ayaa jiro ka waran bisinkooo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭EMOTIONAL DAMAGE SONG💔💔💔💔💔
@amuunisharaf7939
@amuunisharaf7939 Ай бұрын
Jaceylku waa dareen qalbiga samen kuleh hadad mar wax jeclaato way adagtahy saad qalbigaga ugu sarto ama aad ilowdo heesta waxn dhageysanya 5/9/2024 jaceyl ayan la xanunsanhy 2020 ilaa iyo hadoo 2024 lajoogo markn is dhaho iska iloow oo qofkla xariir la sameen ma awoodi wlhi illahey wxn ka baryaa inuu qalbigeyga igaga reebo qofks Allah isahlo qof wnagsn amiin ya rabi isoo duceeya idinkna
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 14 күн бұрын
Anagaba taas way na haysta lkn wan ka dawoobay hada mudo 5 sano ah nolosha dhan unacay oo dumar oo dhan inacsiisay lkn hada qalbigayga si aayar aayar ah iga soo baxaysa waxana i ilawsiiyey waa inta aan istiqfaarta badsaday ee istiqfaarta badso wll
@amuunisharaf7939
@amuunisharaf7939 14 күн бұрын
@@sacadfuaad8273 mahadsanid wllo
@ayaanlecawilfarah3553
@ayaanlecawilfarah3553 2 жыл бұрын
Abidkay kumaan nicin ka fogow is maaan odhan inan is wayno is tareex kuman noqn🙂❤️ Gabdh ayaan is barnay 28/1/2018 an ahayn bah wadaag wax barsho tasi oo ahayd gabdh iskulka isli dhigan jiranay wax ay ahayd gabadhsi qof akhalaaq leh qurax leh aqli badan qof dumar aha intii lagu dorto ayay lahad gabadhsi wax uu xidhkaygu socado faraxd wax walba an wad qadanay mudo sanda aha mel walba isku raci jiran haday noqto dalaxiis mel waba waxn goon ku gadhay marka an waxbarshad qobta kobad dhaman madamo an ahayn dad isku faca ah oo isku mar dhamanay waxn gon ku gadhany inan nosha ku mid qudha noqno❤️💪 wax uu socadab wakhtig aadka uwacnaa waxy gadhy wakhtig an ka midho dhalin lahayn tacabkaygi 🥹❤️ haban habnad ka mida ah ayay ishegtay gabdhi ina lagu daryo wiil ay qarbo yahin oo xaga iyo qurba jiry Waxy ahayd haben anan so kobi karin dhibatayda iyo murgtayda. 1/16/2022🖤🙂 Inkastoy inantu an is jacaly waxn badhany wax xal aha oo an kagag gud bi karno lkn xalki waxa uu noqaday ina anan gabdhi isla baxasano madamn wax dhaqaha gacanata ku hayn balse waxn ka fikary inanany unoqnan gabdhan mustaqal hadan la baxsado oo hadhawa anan gacanta waxba ku haysan ama dhaqleh anan bayahag garka ah anan ka sacad karin Wax aan gon ku dhanay in gabdha familgoda anan colad sinan iyadan nanan nafated dhimn madamown wax dhaqlah anan u hayn qofka mustaqbalked wax ka badli kara ana udaayo madamo jeeb yar jacylkaygi u wayy 😢 Waxn la nolahay ilaa hada dhawac iyo xususi quraxad badanaa ee an so wad qadnay gabdhaa😭🥹💔
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama Жыл бұрын
😭Ax ala wll Dhmntiin inta niyad jaBsan alle niyada Ha u qaBoojiyo😔🤲🏻
@Sucaadaragsan-yc2me
@Sucaadaragsan-yc2me 7 ай бұрын
Aamina
@haniabdikadir5185
@haniabdikadir5185 2 жыл бұрын
waan jeclahay inaan qisadeyda so bandhigo lkn ma awoodo sabbo awgood runtii sacadan heestandhageysanayo waan ilmeyn😭 💔
@idilabdi5569
@idilabdi5569 2 жыл бұрын
Ilahay haku yasiro xbbti qalbigana haku qaboojiyo ❤❤
@noormukhtar7044
@noormukhtar7044 2 жыл бұрын
Ni walba Qiso ayuu leeyahy inkasto hoyadee ii diiday wali Qalbigeeyga waan ka saari la'aahay
@luushaqurux3089
@luushaqurux3089 2 жыл бұрын
Waxaan soo Mary duruufo Adag nolol xumo jecel dartii saariir la Kory wllhi heestaan sidaan u raadinaaye ugu dmbyn waan hely lkn qofkii Aan dartiisa sariir u Kory aan nolol io geeri u dhaxeeyay ma helaayi hada waxaa wahel ii Ah heestaan wllhi qalpiga Zaaid ii xanuuno markaan dhageysanaayo axxxxxx💔💔😭😭💔💔😭
@djcatooshproduction5523
@djcatooshproduction5523 2 жыл бұрын
Luusha Qurux Qalbiga Allaha Kuu adkeeyo Heestan waxaan u soo daynay Qalbiyo Badan Oo La Dhibaateeyey Dartood markaa Mid Khayr Qaba Noloshaadii Horena Ku ilowsiiya ayaan Kuu Rajaynayaaa
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
Abaayo anigaaba kaa helay wlhi. Sawirkaaga markaan eegay. Maysku baxnaa labadeenuba waynu dhaawacanee.
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 9 ай бұрын
Allha qalbiga ha ku qabo jiyo mudo baa laga jogaa ma guur satay oo ma heshay qofkagu mise mid kale waan ku hanbayleynayaa hadii ad ka guleysatay nolashii hore❤
@abdirashidmohamed8731
@abdirashidmohamed8731 3 ай бұрын
​@@justnow7263war sawirka usaran ayada maahan😂
@sundusahmed9848
@sundusahmed9848 Жыл бұрын
Heesatn waaxan dhageysaneyaa Maalin ciida carafo ah Walhi waa maalinkan ogaanka qaatey waa mali kaan qofkaam dundalk ka calmadey aan ka fogaaneyo Wxaan isbaraney maalin talaada 29/10/2021 maalinka aniga iyo siguba waan farxsaneen lkn maata Waa maalin qadhaadh oo murugoleh 29/6/2023 maalin khamiisa Qofkasta oo qoraalkan Akhriya please soo ducee in ilaahy reydeeda ii rumeeyo
@AbiyCr
@AbiyCr Жыл бұрын
Xnn 😢wlhi Alle Waxad jeceshy Haku siyoh Wlshey 👸
@sundusahmed9848
@sundusahmed9848 Жыл бұрын
@@AbiyCr aamin wllky tnks
@sundusmahad726
@sundusmahad726 3 ай бұрын
Abyo hadda ma Kala hadheen mise way idin hagaagtay😢
@yaxyebidhiidho9859
@yaxyebidhiidho9859 2 жыл бұрын
The best song 🎵 dj catozh respect ✊🏻
@taamirhashi5978
@taamirhashi5978 2 жыл бұрын
Hees dareen leh kaliya wxa daremi kara kaliya qof qalbi nool leh Keep going 💪
@kowsarnakhuudemusic1428
@kowsarnakhuudemusic1428 Жыл бұрын
Sax
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
"Abidkay kuman niicin kaa fogow isma odhan 😭 hada inan is wayno naa istarex kuma noqon 😤 iskay kagaman taagiin 😭💔 " 01/09/2017 Malin ciid cafaro ah baan wiil bartay kaso mudo kaa diib jaceyl iso ban dhigtay wanan ka aqbalay wayo uxu ahaa qof an dhan walbo kaa egay anan ku qancay 2 years kaa diib wax walbo way is badaleen wu xuna go'ansaday inu iga taago bila sobob 17/ 11/ 2019 cidlo caad iga dhaqaqay 😭💔 malinkas baay murug ciil iyo dhib walbo ii bilaban taay ila manta xaalka ban ku jira yaa Rabi 🤲🤲 raxmadada kaman qusaan qalbigisa iso jeedi calafna igu daar 🤲 "Si kaston isugu daayay inan marmo kaligay wan awoodi wayo ma adkeysan karayee sideen ku ilaawa" Xanun badna qof ku xumeyay onad ilawi kareyn 😭
@ruwaydahassan4741
@ruwaydahassan4741 2 жыл бұрын
Alle sidaa kuu khrka leh waydiiso wallal armuu Alleba wax ka fiican kuu hayaa
@bukaancaashaq2334
@bukaancaashaq2334 2 жыл бұрын
Wll sidii khayra ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 2 жыл бұрын
Sorry abyo nolosh qaraa keed waa xanuun
@cashohoodo4735
@cashohoodo4735 2 жыл бұрын
Abyoh qali Wax walpo ku rumbayn isha Allah niyada kheer u sheeg 🥺❤
@maanlulaahmed9003
@maanlulaahmed9003 2 жыл бұрын
Sorry mcnto Allaah qalbigiisa hakuuso jeediyo🤲😭😭
@Didi-121
@Didi-121 3 ай бұрын
Inti ka soo radisey KZbin hestan markey TikTok ku soo aragtey😢
@huneydajama473
@huneydajama473 2 ай бұрын
Ani 😭
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Sidaan u raadinay waa noogay Golden voice nimco migil🔥🔥🔥💔🥺 Anyone tiktok?
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 жыл бұрын
Ani xta wan wayy san Uradinayy🥺
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
@@zunduznor6133 🥺💔
@MahametAhmet-eu4hl
@MahametAhmet-eu4hl 3 ай бұрын
😢😢😢😢​@@zunduznor6133
@muxsinahm2460
@muxsinahm2460 2 жыл бұрын
Si kasto isugu dayay inan malmo kaligey , wan awoodi waayoo ma ad kesan karayee sideen ku ilaabaa 🥺😭💔🕊️
@sharmaake11
@sharmaake11 2 жыл бұрын
Catoosh inthe building 🙏🙏✌🥰
@samiremahad2113
@samiremahad2113 2 жыл бұрын
Best song wan radin jiray esh cala sood wooow keep going bro Dj catosh
@cawodiriye6903
@cawodiriye6903 2 жыл бұрын
Abidkay kumaan nicin cajaaib 2011 bnu xidhiidh bilawnay 2021 bnu kala dhaqaaqnay hda waa nin reer leh ilmo loo dhalay rabi haw brkeeyo aduunkaan ugu jeclahay inuu reer jira oo bata ahaado lkn ani weli wuxuu ku noolyahay qalbigyga ❤️ Sikastoon isugu dayey inaan maarmo keligay waan awoodi waayoo ma adkaysan karyee sideen kuu ilaawaa
@catikaainaalidacar1147
@catikaainaalidacar1147 2 жыл бұрын
Ax😢😢😢💔
@mustafeapdi7622
@mustafeapdi7622 2 жыл бұрын
Walloh khaldkaad gashy ayaa ahy 11 ilaa 21 maxaa maad is guursati
@diyaarparts8236
@diyaarparts8236 2 жыл бұрын
10 sano abaayo wakhti bdn baad qasaarisen wllhy lkn dhib male nolol waa dambysaa
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 Жыл бұрын
Ax ax 😢💔😭😭😭
@AsmaFaysal-d2k
@AsmaFaysal-d2k 15 күн бұрын
Ax Ax Ax 😭💔
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 2 жыл бұрын
Hestan ani maa layga Qoray Talow Qalbigyga ..Ilaahow adaa iimaqan Qalbigeyga wuu dhintaye💔😥🤲🤲🤲
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 9 ай бұрын
Run ahaanti qofkasta halkan dhibkisu kuso gudbiyay lkn ma aqaan qaab aan dhibkayga kushegto ilaahay ayan talo dhan udhiibtay😢
@mohaa7961
@mohaa7961 2 жыл бұрын
Allah mrkan arko dad fara bdn qisadooda qoraya wxn is dhaha la share garee lkn ma aboodo wyo wli xnuunka igama dhaman mna aboodo qoraalkeeda si bn u damqdaa iisoo duceya illaah ha iga soo afjaro😢😢😥😭🤲🤲
@marwohzapirien8386
@marwohzapirien8386 2 жыл бұрын
Alle khayr ha kugu dhameyo 😥🤲
@Maria-vg2lx
@Maria-vg2lx 2 жыл бұрын
huno aniba kulamide ikalay isku nafisnee😥🥺
@Maria-vg2lx
@Maria-vg2lx 2 жыл бұрын
​@@maankaaba1386 wall maxey qalbiyo badan 😭😥
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 3 ай бұрын
Hada sidee tahay wll
@NagaadInahazzan
@NagaadInahazzan Ай бұрын
😢
@nadiajama2936
@nadiajama2936 2 жыл бұрын
abidkey kuman nicin ka fogow izman oran hadeynu iz weynana iztarex kuman noqon izkey kaga man tagin 😭😭😭😭😭😭😭💔
@kifaaxqaliifxaashi4870
@kifaaxqaliifxaashi4870 2 жыл бұрын
2 years aaan dartiis dunida u nacay habiin 24.12.2020 uu iga tagey cawena waa 19 .9 2022 walina waa u oynoyaaa jecelka walhi cinqaab waye qof danbo waan jeclaan wayey xariir dhan ma samyn asige jecel aan uqabo
@ladaneey509
@ladaneey509 2 жыл бұрын
Sorry abyo wan ku dareemi karaa😢
@hodanosmaan9203
@hodanosmaan9203 2 жыл бұрын
Insha alllh mid kaa wangasn ayaad heli niyada khayr uu sheeg wllo allh haka madobeyo
@sadiaqalbiqurux2980
@sadiaqalbiqurux2980 2 жыл бұрын
Abayo wax qofwalba eed jeceshahay naftaaada kajecloow 1 naftada kadib inta kaso harto
@dalmarhalane4668
@dalmarhalane4668 2 жыл бұрын
Adunyada wa madays dadkuna wa matalayan nasiibka marka cugo 😭😭😭😭😭
@ahmedmohmoudomar5111
@ahmedmohmoudomar5111 2 жыл бұрын
Sorry wlo
@GuLeedmustafeAxmedcade
@GuLeedmustafeAxmedcade 10 ай бұрын
Kafogoow ismaan odhan 😢❤ Ismaanlahayn heestan ayaad maalin maalmaha kamida dhagaysan xaqiiqdii😢 Waa goor subax sacadu aytahay 8/45 daqiiqo Taariikhda 2023/11/18 Malin axada Waxa iska leh tilifoonkan aan qoraalka ka qorayo wllkey oo iskuul ku maqan magacayguna waa miski joogta hargaysa la ildaran caashaq looga baxay 😢❤😢😢😢
@Biyo-dahabey
@Biyo-dahabey 10 ай бұрын
Abaaayo😢
@aliwaisssouleiman5525
@aliwaisssouleiman5525 Жыл бұрын
Wawo m.a my sister garde l espoir tt ira bientot inchallah amin 🙏❤♥😊
@daherismael6962
@daherismael6962 Жыл бұрын
NagadDaher
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
Still listening 12/01/2024 1:01❤😢am Naftaad ku weyntaa aad kugu xiistoo Indho adi ku tabayaa wali kuu ilmeeyee😭😭😭maxaan ku aamusiiyaa?????😭😭😭😭🚫qalbi❤adiga kaligaa ifka🌍kuugu jecelbaa❤👸erayada🗣 dareenkaleH curi igu yidhaahdoo🗣inaan kuu calaacalo qudhaa igu amreysee🗣👸sideen kugu inkirayaaa??😢😢😢 alle waxan ka rajeynayaa bishan 12ka ah ayadoon dhamaan inaan meel kugula noolaado alle qalbiyada isku baahan isku beeg hagar la,aan🤲💝🤲mcn illahow aynaan is waayin mcn yaarabi nolosheenana isku dhamaysanaa farxad iyo nolol tan ugu wacan caawa waa jimceeH sidaas ayaan ku waydiistey umadaadana kuu waydiiyey inaad igala mid dhigto isla midaan jecelahay inaad isiiso oo ku noolado ayaan kuu waydiiyey igana 😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲 aamiinta somaliyey wlaalyall ifka lagu yahay walale
@ZahraQueen-2
@ZahraQueen-2 9 ай бұрын
Aamiin yarabi isla jimcihi adsheygtay ku gudajirna abowe jacaylki hirgalay allaha kadhigo ane my husband bisalaama allaha nagu kulmiyo 2qarad ku kala nolnahay yarabi inti jeceyl kadhaxeyo urume riyadoda🥺🥰🥰
@fatimaahmed3177
@fatimaahmed3177 9 ай бұрын
Aaaamiiiin aaamiin wllkey ilahy calaf hku daro si dhaqso ah 🤲🤲🤲🤲
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
@@fatimaahmed3177 waad mahadsn tahay wllo balse hada waa marwadeyda oo waa laysiiyey balse layma soo wareejin oo waan sugi kari la,ahay wllshey
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
@@ZahraQueen-2 aamiin wllshey adna alle ha kugu guuleeyo wllshey jacaylkaga iyo waxaad jeceshahayba wllshey💝🤲🤲🤲
@MomtazismailHussein
@MomtazismailHussein 9 күн бұрын
𝐀𝐟𝐭𝐞𝐫 𝟖𝐦𝐨𝐧𝐭𝐡 𝐡𝐚𝐩𝐞𝐞𝐞𝐧 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐀𝐡🥹𝐰𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐝𝐮𝐜𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐚❤
@nasrohazzan4932
@nasrohazzan4932 Жыл бұрын
Abidkay kumaan nicin😢 Tolow aniga kormuu wakhtigu i saacidayaa🤔 Runtii waa nasiib xumahay Waayo qofkaan aduunka dhan ka aaminay ayaa hadana aniga i khiyaamay Wllhi ma ilaawi doona sanadki dhamaadkiisi 12/2022 runtii wuxuu i ahaa sanad farxad igu curtay lkn murugo igu dhamaaday😢😢😢😢 Ilahayow rajadayda i rumee qof walbana riyadiisa u rumee🤲
@Sir____88
@Sir____88 Жыл бұрын
Nashaad Nolosheyda Kuma Ilaawi Doono Waxad Ahayd Midii Jecelka Ibartay wuxu yahay waxanad Ahayd Midii I Dareensiisey Qalbi Jabku Wuxu yahay Balse Nolosheyda Inta Ka Dhiman Waxad Ku Xusnaan Doonta Qalbigeyga 3:15 am 30/4/2023 😢😢
@abdiali9706
@abdiali9706 Жыл бұрын
😢😢😢
@Sagalabdirizaaqali
@Sagalabdirizaaqali 2 ай бұрын
I​@@abdiali9706 iska samir wllo macaaan😢
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 ай бұрын
Ma iloobi doono kuwii inaga balan qaaday inayna inaga fogaanayn ina cid lay nayin balse ina cid leeyay ee murug iyo xanuunba ina baday 😢😢
@DreamGirl-b3l
@DreamGirl-b3l 3 ай бұрын
😢😢😢
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 ай бұрын
@@DreamGirl-b3l huno
@BarwakoFilpin
@BarwakoFilpin 7 ай бұрын
Abidkay kuman nicin ka fogow isman odhaan 😢😢😭💔
@aishagardax3045
@aishagardax3045 Жыл бұрын
Maqan ninkaa jeclady waxa iga tagay man aqano isadn ku ilaawalha😢 sanda ka soo waregtay inta kala maqanhy ila hada ma ilaawin 😪 wan ku xisay runa ahantii 💔
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 2 жыл бұрын
2012ayaan waxan jecelayad wiil la dhoh idirs waxan u jecelady si xad dhaaf ah malin ayaan u sheegtaye waa uu iga aqabalay 2014/4/18malin aan ilaawi dooni intaa nololay ayaan waxaa igu dhacaye wn waye sabato ah allah ayaa iga jecladaye kadaib 1sanado sariir u saaran kadib family ayaa wiil adarkaye la ii siiyo 1sano ayaa wad socan kadab wn jecelay 1sano kadib wn is guurasn 2016/10/15 ayaan waxa noo bilataye nolol qurax badan iyo faraxd iyo riyo aan ku riyan jiray inaan galo kadib 6bil kadib waxan yaashy ur waxan dhalay 2gabdhoo oo matan ah axl 3sanado waxa ku jiry nolol faraxd badan anig iyo ubad keeg iyo xaji I kasto naag fog dalak kale jir hadan waa uu noo imaye 2020/8/8 waxan igu dhacay murugo iyo qalib jab iyo raafad iyo furlin iyo naaag xuno saaxab ahye inaa lagi raaco anig ur lah oo 9gaal bilad ah axl 2sano kar sidaa ah iyo diin ahy farqi ayaa u dhaxyo nin dabo iyo amiin dobo waye iga dhaamat maxa yel kaa saas ii galayo wa wallky adeer dhalay ingaa iyo awalade axl nolol farax badan ayaan heesan caawo in kasto xazuuS igis heestaa
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 2 жыл бұрын
In kasto aan awi karan ubadkee abohad lkn xanuun qaraa ayaa ku damaqanyo Waxan idin sheeg gabdhah halkan ku jiro abyo gabar kst xanuun soo marto waxan layh isk samri waxad hel mid kaaa fican oo asig ku ilawi inkasto amiin jiro sorry hablagii 💔💔💔🥲😪😪
@anisamohamed6019
@anisamohamed6019 2 жыл бұрын
@@queeninaaahmed3109 Insha alh abayo adne alha kula garab galo farxd banan ku rajeynaaaaaa🙏💞♥️
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 2 жыл бұрын
@@anisamohamed6019 amiin mcnto💋🙏❤️
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 Жыл бұрын
😢😢😢
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 ай бұрын
Shekada qaybta danbe man fahmin qali , ma gabdh kalu huuraaday
@omarabdiaziiz726
@omarabdiaziiz726 9 ай бұрын
Majeclen inaan qisadeda soo bandhigo lkn qalbi darteda udaalan ayaa tabi idhahesa waxee ahaataba waa ku jeclahay baarliin khaalid Ibrahim 2013 marbaa ushegte anoo yar 2020 ayaa markale sheegtay lkn ilaahada 2024 gacanta kuma haayo waana u oomanahay❤ barlin plz
@AbdiaziizMohamed-eh1gd
@AbdiaziizMohamed-eh1gd 6 ай бұрын
Allah sahlo sxb
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 2 жыл бұрын
SI KASTO ISKU DAYEY IN AAN KA MARMO KELIGEY,WAAN AWOODI WAYEY MA ADKEYSAN KARAYEE SIDEE KU ILABA🥺😔jah qofki jcl dhaba so maray besa dareemi kara💯😘
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
Heestan Kaliya Wxa Dareemi Kara Un Dadka Damiirka Leh Ciyaalku Kaliya Hees Un Bay U Haystaan 22.Feb.2019 Black Nigth 😭
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 Жыл бұрын
Xaqiiq weyeh wlhi 💯 😭😭😭😭
@apdyaziizboodhle803
@apdyaziizboodhle803 Ай бұрын
Rabow qalpi noo qaboji walhi heestan waxabad mooda inay ani layga qoray hadi aad iga danbayso like ii sar ino duce 😢❤ Inan ku cala calo qudha igu amrayse siden kuuu ilaaawaaaa😭
@Boqraneyy_32
@Boqraneyy_32 Ай бұрын
Inta niyaad japzaan Illahay qalbiga haa uqabojiya😢❤😭💔
@naimoaden8486
@naimoaden8486 Жыл бұрын
abidkay kuman nicin ka fagow isman odhan hda inan is waynana is tareex kumn noqon 2023.1.15 ayan xidhidh bilownay wuxu aha wiil xoog igu dhow 6bilod ayan saxib isku dhaw ahyn oo waxba kla qarsan oo is waheshada 1.15.2023 ayuu xidhidh iso ban dhigtay kama didi karayn sababto ahna hore ujecla wuxu igaliyay nolol ta ugu quruhda badn jaceyl badn bu isiyay ana dacad ban ahy wan jecladay waxn is idhi waa qof kagi waligi ka tagi mayo lkn wuu is badlay marba is jiid io inu hadlo gafa inu idhahu bilba ana naf wax jecel ban ahy isago iga khaldan ban rali galin jiray wax walba wuu igu sameyay mar walba an kla tagnu idhihi jiray lkn si walba dhulka an isku dhige wan baryi jiray iyado waqti yar xidhidh lahyn ayu iga keensaday jaceylka naftayda u qabo mid ka badn balmu iga qaday bisha 7.1.2023 ayuu baln qaday inan is gursanyno ana wan Rumestay lkn 4.27.2023 ayuu xidhidh kayagi si af jaray si bila naxriisa ayu ila dhaqmay si walba ubaryay si walba sameyay lkn way dhici wayday hda xidhidh kle ayu sameyay wuu farxsanyhy lkn anigu barti ban tagnhy haben io malin wan oyaya salad walbo an tukado ilahy waxn ka barya inu qalpigyga ka saro mantada wan somanhy waxna ku ducesanya inu ilahy qalpigyga ka madobeyo noloshay ma arag qof ka naxriis darn noloshay ma arag qof ka xun hadna magarnyo waxn uga qusan la’ahy😭💔
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 3 ай бұрын
Hadda waxaan rajaynayaa in aad bogsatay walaal.
@A_karaama
@A_karaama Ай бұрын
Sorry walaal 😢
@housseinhassan5938
@housseinhassan5938 2 жыл бұрын
She is the best wlhi. Somali music community they underrated her. 😭
@i.o4221
@i.o4221 Жыл бұрын
Fanka somalida unfortunately support who they consider the more attractive women even if their voices aren’t all that.
@housseinhassan5938
@housseinhassan5938 Жыл бұрын
@i.o4221 did you see Khadra Silimo she has the best voice for all the time.
@i.o4221
@i.o4221 Жыл бұрын
@@housseinhassan5938 Yea she’s an exception, she got more recognition and sympathy about her love life.
@housseinhassan5938
@housseinhassan5938 Жыл бұрын
@i.o4221 she met a lot of destroying and poor law income. But still, she stands with her own feet. She is so strong and a good-hearted person.
@lorenqsad9508
@lorenqsad9508 Жыл бұрын
@@housseinhassan5938 I dont think looks matter though a-lot not attractive people are famous because their voice
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
The most underrated singer of all time. Wlhi cod baa ku saaran walaal. Heesahaagu waa kuwa cajiib ah.
@nimcoayaan596
@nimcoayaan596 6 ай бұрын
12/Apr / 2024😢
@sudabdi
@sudabdi 4 ай бұрын
9/7/2022😢
@CadeKacade-e5s
@CadeKacade-e5s 3 ай бұрын
Me 2024❤
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 ай бұрын
17 june 2024
@SharmoAhmed
@SharmoAhmed 3 ай бұрын
Vgllggbpbvghlphgglmgvvgghgkggglhg😊gmgglgffpgbvmggggggglmfgg😊glggmgghghfmmhggmglmmbgmmbmhgnffmglgfgggglhggphmhpmnjhjhglnjgnnghg😊nbhlnhnbghgbgggnggggfgglngfhgpmhgghmhgmbfgmhfmhggggnhggglgfmggnnhffnggfffgnvfgggghfgffgfgyfknhggfnfgf Jgfflhfhggmf😊gffgffbngbmgbnhhhnfghngbhgbbgnggbgggbbgfgnhfbhfhnhgnnhgjhfgffngfnfpnhfnnhgfngnhfnmbfgfnfggnbgfbngfgfnhgnfvgfjggbfbbffnfgfnfvggfgnhgvgggffgggphgghgm😊ghgggngg​@@dr.khyriabasheir5064
@SharmoAhmed
@SharmoAhmed 3 ай бұрын
​@@dr.khyriabasheir5064gfggfgfvfgnggvgfggggggg hgggbggghfgffggfgfggggvgfgbgfggvggvfggvvgvnggvghvnggvpgfvvggfnfbbgggfvfg
@ruwaydahassan4741
@ruwaydahassan4741 2 жыл бұрын
Abidkay waan ku nici donaa Wanaan kaa fogaaday Inaan is waynana istareex ayaan ku noqday Iskay baan kaaga tagay. (After 16 years,Alle wax kaa fiican ha igu kaa badalo)
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
16 sanno , qalbi xanuun ka wayn waligay maan arag. Bedel khayr qaba walaal
@ruwaydahassan4741
@ruwaydahassan4741 2 жыл бұрын
@@justnow7263 Amiiin wall
@BilanShaaficiMaxamuud
@BilanShaaficiMaxamuud Ай бұрын
In bdn waan raadiyay heestaan balse caawa helay 22/8/2024😢
@samirajama6067
@samirajama6067 Жыл бұрын
waa iska aduune waxaan mudo afar sanaa xiriir la lahaa wiil aan noloshyda u hibeeyey wiilkaaas aduunkaan ugu jclaa waxaanan rajynayey inaan mustaqbal wadaagn lkn maalin ayuu cidlo igaha dhaqaaqay alla xanuun badanaa qofkaa ku tiirsaneyd oo halmar nolosha kugu cidleeyey waa iska aduun iyo xaalkii hada ka bogsaday dhaawihiisiii😢😢😢
@ahmednour.awed15
@ahmednour.awed15 7 ай бұрын
Haa waa iska adunyo waxa walpa.waa ku
@khalitsaciid4709
@khalitsaciid4709 6 ай бұрын
Mararaka qaar waxa dhacaysa qofkaagi oo aad isku dhacsan tihiin hadana nafta ku leedahay lahadal oo raadi qalbiguna ku leeyahah haraadi asaguba kuma soo radnaaye xaladaas cawa anigey ihaysata waxan u dhaxeeya qalbigeyga io nafteyda ❤️🥺😭
@najmaabdullahi3925
@najmaabdullahi3925 6 ай бұрын
Qalbigaga raac oo qofkaga la hadal 😢waayo amusnantu waxay disha rajada qalbiga
@fartunali4501
@fartunali4501 29 күн бұрын
Sem 😭😭😭😭😭
@abdirashidalimursal480
@abdirashidalimursal480 17 күн бұрын
Abayo raadi qofkaaga suaal la aan waa jawaab la aan ka wardoon is cafiya,isku samra, isku dulqaata, isku naxariista, wadahadalku waa xalka mushkilad kasta
@hasnadegan1134
@hasnadegan1134 Жыл бұрын
MashaAllah félicitations ma sista
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 9 ай бұрын
Iskay kaagamaan tagin ee dhaqamadaadaa I eryey, noole aan ka jeclahay ma jiro mama jiri dono, hees kastoo calaacala sababtaan u aqaanana waxay tahay inaan iska dhex arko, ilaahay xumaan kuma bado adoo I xumeeyey hadana weligay kuma nacaayo kuumana soo dhawaanayo.😭❤️‍🩹
@Arawellllllo
@Arawellllllo 8 ай бұрын
Sorry🥹🥹😭💔💔
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 3 ай бұрын
Waad darren hadashay,wax-san baan kuu rajaynayaa walaal.
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 2 жыл бұрын
From TikTok 🤟
@nasteexomaxamedmxamuudnast4782
@nasteexomaxamedmxamuudnast4782 Жыл бұрын
habeen kasta waxaan seexda anigoo ooynayo wallhi qalbiga ixanunayo😭😭😭 ilaahayow adoomadada midkamid ayaa jeclaade ilaahayow ii ilaali aduunka ugu jeclahaye🤲🤲☝️ inaan ku calacalo qudhaa igu amreyse sidee ku inkiraya😭😭🫂
@aminaa8098
@aminaa8098 Жыл бұрын
Abyo mau shegatay jaceylkaga
@hipomohamud7694
@hipomohamud7694 Жыл бұрын
Comment wali KZbin kama bixin abayo kaga wan ka amusi wayay be strong baro qof ku inuu ka tagi karo ,dhiman karo dhoofi karo intaas bn kugu la talinyaaa
@aishagardax3045
@aishagardax3045 Жыл бұрын
Sorry mcnye 😢
@hiboyuusuf
@hiboyuusuf Жыл бұрын
Jcylka waa hal dareen hal fariin oo aad udirto qof aad uhayso dareen jacayl oo dhappa😮❤
@AminoCabdirashid
@AminoCabdirashid 2 ай бұрын
Xaqiiqi jacayl waxa dhab ah oo jiro aniga qof ana jaclhy lkin qofka aaan jaclhy ima fahmaayo ragow dumarka fhmo dareenka ayeya een qabaan is kastoo isugu dayay inaan marmo kaligey waan awoodi waayoo ma ad keysn karayee sideen ku ilaabaa amiin waan ku jeclhy ❤❤❤ qof iga dhnbeyo like iisaar
@king1oo
@king1oo 6 ай бұрын
الله القادر على جمع الشمل بحق الكون انت الاول و الاخر سبحانك المبكي و المضحك المفرح مزيل الهم و الحزن سبحانك ما اجملك يا الله اتوسل اليك اخلها ترجع الي و ابعد عنها اهل الشر
@khalidmuuse9260
@khalidmuuse9260 Жыл бұрын
Gabadh San is jeclaYn 4 Sano oon kala tagnaY ayaa ku xasuusta lkn waa iska ilaaWaY no calaacaL noloshada marna ha u dulaYn qof bila aadan ah hore usoco waliga
@heplayo_9
@heplayo_9 7 ай бұрын
Abidkey kuman nicin kafogow isman oran😭💔
@MustafeSheekh-bp5vg
@MustafeSheekh-bp5vg 3 ай бұрын
Waa markii 1aad aan dhagayto wlhi iLiN igu soo istaagtay 💔😓
@tayosiircawil4768
@tayosiircawil4768 Ай бұрын
Anigu ba kuman nicin Ka orda ismaan odhaan Haad ina is seegna na Istareex kumaan noqon Asaa gaa kamaan raacin
@playRidwaan
@playRidwaan Ай бұрын
Caajib ❤
@playRidwaan
@playRidwaan Ай бұрын
Caajib ❤
@inamohdawlad6252
@inamohdawlad6252 Жыл бұрын
Xiisuhu bad weyaan 🤧 Waa xamasad gaaroo 🥲 Xididada halbowlaha 🫠 Xadanteeya oo xula😢 Xabsi ayaan ugalay😞 Xasuustada farabadan😦 19/5/2023😢
@maxamedcrisaaq6950
@maxamedcrisaaq6950 Ай бұрын
Heestan Waa mid kamida Heesaha Aduunka ❤
@dekamohamed9769
@dekamohamed9769 Жыл бұрын
Waxn bartay 20220/10 waxn iska baran aalada Fecbooka waxuu joogay wadanka swedan ana waxn joogy dhulkii hooyo somalia wuxu ahaa shakhsi aad u kaftan badan jacyl hadan aniku waxn ahaa ardayda Wxan wada socono wuu iskugy badaly waxn ujecldy heer naftayda hospitaal lageeyo wuxu iku noqoty nabr iku yaaal oo idamqa Wxan noqdy qof jooga oo maqn wxbrshadii khalkhal bay igagashay wuu iku jees jeesyMarkii lagaray markasta wn raligalin jiray waxa isodony nin jooga Usa wan lawadagy maba kalajeclyn anuu nin kii wandiidy wuxu ahaa famlyga isgaa imuuqda ninkale ma argo kor uu ilahadlo Ayaan malin isku dhacny wuu iga amusay wn lahadl wuxu yiri amaan isii igadaa hadalka badan wlal wllhy malinti sadexd ayaan Fecbooka kuargy hamlyadiisa hadan kaligy aqoon lahaa ficnan lahayda wxa iku yaqan iskada famly ilaa azxaabtyda Alxamduallah wali wan jeclhy lkiin ilahy Ayaa qofkle udoory niyadan ugaduceyaa baln adigoo qof kaqady qofkle haw oofin🥺🥺
@MoAhmed-bd5sf
@MoAhmed-bd5sf Ай бұрын
Axx 😢
@sharmaake11
@sharmaake11 2 жыл бұрын
Keep going bro dj catoosh
@ccasiiscismaan9098
@ccasiiscismaan9098 2 жыл бұрын
Wa hees darenkeda wadata alxamdulila anu qofkan jecla wanku guleystay
@marwohzapirien8386
@marwohzapirien8386 2 жыл бұрын
Alle ha isku kiindayo🤝
@asmamohamoud7349
@asmamohamoud7349 2 ай бұрын
Heestan oo aad i xasuusinaYsaa qofkaaygiiii hadna aan maqalkisa io muqalkisaba kwar haynin baa malin kasta nfta ushega inuu MaLin un iLaa soo HadLin 🥺❤️‍🩹
@Fatoumodear
@Fatoumodear 17 күн бұрын
😢😢😢
@AishaMaxamed-q8f
@AishaMaxamed-q8f 7 ай бұрын
hestaan dadka jaceel udhagaystaan lkn ani hoyadey darted udhagytaan dareen gooniya bay igalisa 😭😭😭Noloshayda abidkay adiga ifinayoo so agjoohistaadii farxadu ahyd si kastoo isku dayey ina marmo kaligey wan awoodi wayoo ma adkaysan karayee sidee ku ilawaa Ilhy hku naxaristo hooyo mcn😭😭😭😫😭😭😭😥
@MoAhmed-bd5sf
@MoAhmed-bd5sf Ай бұрын
Amiin yarabbij 🥺🤲🏻
@moali6299
@moali6299 Ай бұрын
Allah yarxamuk hooyo wllo.
@Hani-ww6is
@Hani-ww6is 9 күн бұрын
October 03 2024 man dhageysanaya malin qamis ah qalbi allah iga reebo qofkas😢😢😢😢
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 2 жыл бұрын
Noloshaydan abidkaa Adigaa ifinayoo Sow ag joogistaaday Farxaduba ahayde si kastoon iskugu dayay Inaan maarmo keligay Waan awoodi waayoo Ma adkaysan karayee Sideen kuu ilaawaa🥺💔😭 Ax waa hees dareenkeeda leh alle qalbiga haydin qaboojiyo qof kastoo damqanaya😩🤲
@SadoSado-y4j
@SadoSado-y4j 3 ай бұрын
wan awodi wayo ma adkesan karaye siden ku ilawa😢😢😢😢
@mubarikali_7
@mubarikali_7 3 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya habeen sabtiya 6 july 2024😢
@Sacki63
@Sacki63 22 күн бұрын
Heestan Waxan dhageeysnaya malin duhura 20/924 Friday.jawigu waa saxdii Axmed xaraf Abwaan Sarre.inanta heesta qadyasa yaduna waa top.nimco migil.
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 3 ай бұрын
July/2024😢❤
@fardowzupdi2054
@fardowzupdi2054 3 ай бұрын
Me to😢
@SamiiraOmer-xx8xz
@SamiiraOmer-xx8xz 2 ай бұрын
😢😢😢
@SalmoMohmoud
@SalmoMohmoud 7 ай бұрын
Nolol walbe marka samynayso ka hor hada ogaan laahyd adunka qalpi jab kama jireen noloshu way noocya badantahye ilhow qalpiga ino nadìIF😢😢😢
@ChemcaleAbdiHusein-ip2fy
@ChemcaleAbdiHusein-ip2fy 10 ай бұрын
Waxan isLaha kaliga aya dhawacan blse waxan ogedaY dada Badan oo anigo kale aha inEy adunka saran yin 😢🥺💔🤕
@Taliye-7
@Taliye-7 3 ай бұрын
amazin song🎉100% calaacal way dhaaftay tan
@XayaadCabdi-x9h
@XayaadCabdi-x9h 3 ай бұрын
Still waan dhageysanaya 2024😢
@Safia-yu5dj
@Safia-yu5dj 3 ай бұрын
Jun 30 2024 😭😭
@MustafeCismaan-qt6dq
@MustafeCismaan-qt6dq 3 ай бұрын
​@@Safia-yu5dj 14/jul/2024
@RiyaaqMohamed-js1pc
@RiyaaqMohamed-js1pc 3 ай бұрын
Hestan hda iguhoraysa tiktok kaso arkay saa ilamanta uradinayey hda igudnb3n waa hela😢❤
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
Heestan Dareen Gaar ah ayay wadata Waxa fahmi kara Qof jaceyl hayo
@hothoahmed7553
@hothoahmed7553 27 күн бұрын
15 September ❤️qofka keliyee u ogoley heestaaaz ❤😢
@ikraanaliomar7852
@ikraanaliomar7852 Жыл бұрын
Qoraalkan waxaa uso lawaan donaa anigo waxwalpo ilaaway I.a 🥺💔2022 waqti iima aheen 😰♥️🤲 j
@zalmaan14
@zalmaan14 Жыл бұрын
Maalin maaLin ka mid ah anagoo wxwalba iLoowney baan soo laaban doono inchallah 😭😭
@MomtazismailHussein
@MomtazismailHussein 9 күн бұрын
𝐊𝐚 𝐰𝐫𝐧 𝐧𝐚𝐟𝐭𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐢🥹♥️
@MomtazismailHussein
@MomtazismailHussein 9 күн бұрын
@@zalmaan14𝐢𝐧𝐜𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐇❤𝐚𝐟𝐭𝐞𝐫 𝟏 𝐲𝐞𝐚𝐫
@DeeqoAbdirashiid-y4j
@DeeqoAbdirashiid-y4j 2 ай бұрын
Wax aan qoro ma aqaane ilaaheey qlpigeyga ha ii qaboojiyo lkn inta aan drtiiz u ilmeyeyy ama aan umurugoode anih io asi alle ayaa noo dhaxeyeee 1:08 ilahayow iika jar xnunku idreensiyeyyy ilaahayow adih drtaaa ujeclade asna wuu ixumeyeyy ilahayow adan kaka dacwoode ana raxmad daada iziiii 🤲😭💔
@Xamdixaajimuuuse
@Xamdixaajimuuuse 2 ай бұрын
Marxala dada wanku jiraa qlbiga alle hayno qabiyo 😢😢😢😢
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 4 ай бұрын
Waxan dhagaysan jiray markay sas uso baxday oo ahayd xiligi u abahay geriyoday xiligu ahabhy geriyoday 27/8/2022 imikana waa 28/5/2024 9:37 xasus gar ah ayay iledahay heestan ❤
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 6 ай бұрын
Ilaa hadda waan ilaawi laayey oo habeen walba markaan sariirtyda jiifsado ayaa ku ilmeeya rabiyaw I ilawsii 😭😭
@medserieux2089
@medserieux2089 Жыл бұрын
Shit 😢 c'est une chanson sensible 😔 a chaque fois que j'ecoute je suis dans un autre planétes 🤧
@sacdia7698
@sacdia7698 Жыл бұрын
Waan awoodi waayo Ma adkaysan karaye Sideen kuu ilaawa Ilahayow qalbigayga kasaar💔😭😭😭😭
@GARDAADIYE
@GARDAADIYE 2 жыл бұрын
Aax heestani aad bey I tabatay runtii jacaylkeygi ayan so xasuustay inkasto ay inaga hooseyso akhyarta wxn ka codsanaya inay I duceyan iyada iyo wixi Islam ah oo dhintay guul ban idinku ogahay
@aichadarar678
@aichadarar678 2 жыл бұрын
Allah janadiisa haga waraabiyo 😢 adigana allah qalbiga ha ku qaboojiyo 🙏 cisi iyo sharaf igu noolow 💪
@samiiridiris8567
@samiiridiris8567 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo iyada iyo wixi muslim ah adigana isku day inaad mid kale qalbigaaaga u hibeysid farxad ku noloow
@ccasiiscismaan9098
@ccasiiscismaan9098 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wllo weynu wada dhimanaynaye
@GARDAADIYE
@GARDAADIYE 2 жыл бұрын
@@aichadarar678 ameen ameen aad bad u mahadsan tahay wlllo farxad iyo taqwad ilahay ku noloow
@GARDAADIYE
@GARDAADIYE 2 жыл бұрын
@@samiiridiris8567 ameen ameen wllky aad bad u mahadsan tahay inshallah wan fidinaya qalbiga talo wcn iga dheh
@abukarabdulahi
@abukarabdulahi 3 ай бұрын
Waa Qaali jaceylkuyeee wey Qasaarinayaaan
@AffectionateAstronomical-yo8lv
@AffectionateAstronomical-yo8lv 20 күн бұрын
22/September/2024😭💔
@Naimafidow58
@Naimafidow58 3 ай бұрын
2023 upto 2024 still I'm listening this song 🎵 😢sideen kuu ilaawa
Nimco Migil Hees Cusub Abidkay Kumaan Nicin 2022
6:22
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 23 М.
nimco migil heesta abidkay kumaan nicin 2022
6:39
ISKUGOOSO OFFICIAL
Рет қаралды 24 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 27 МЛН
Nimco Migil Hees Cusub Wajiyaal Ma Caabudo 2021
6:38
farxaan tiiro
Рет қаралды 8 М.
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,7 МЛН
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 486 М.
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 663 М.
Hees Oohin Ah Nimco Migil Heesta Tiiraanyo Best Video 2018
7:47
AFRO MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
Dad Baa Xumaan Ila Daba Socda
7:14
Release - Topic
Рет қаралды 69 М.
RAHIMA ALI - CAASHAQAGA GUUNTA TAYO BAND 2022
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 879 М.