Dadkaygow jacayl ba meel ii dhigay oo ninkan jecel waan is fahmi weynay ii soo duceey in ilahay igu guuleyo wlhy waan jiif isn ma wad hadlo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bartaynoloshicusbeyd81035 жыл бұрын
naasib axmed nin hada ku fahmi la. Oo ku dhibayo. Maxa. Qorta kuu galiye. Baayo. Mesha ka kac. Ee noloshada mare. Maxa
@@asmaabuukar1705 kkkk anigaba naag wayn ahay asmaay Africana waa halkan u dhalanay waa lama horaan hadana waa loo bahan yahay dalalka caalamka in aad u talowdo ood waayo aragto
Masha'Allah qoys qurux badan Alle ha isku kiin daayo. Gabadh qurux iyo qiimo badan iyo nin nasiib badan oo jecel. Allow gabadh daa'uus ah sida ayaan oo kale ii sahal. Badhaahada iyo barwaaqada alle ha idin siyaadsho walaalayaal.
@najmaabukar43815 жыл бұрын
Beautiful song i love it💖💖🌹🌹🌹🌹
@monam79315 жыл бұрын
Mansha Allah lamne qurux badan baryahan lama arkin so noqd wanagsa 💕💕🌹👋
@Farasta775 жыл бұрын
lamaanaha keliya een si dhaba u taagero isku farxsanaada abid ayaan toromso iyo deeq dheeg
@leylajamac40185 жыл бұрын
Mansha allah wataa somali isgadhay ee gabadha dhulbahantè wiilka madhibaan kufaraxsan ogada somali waa isku mide
Niyw inantii nimco dheeg e deeq la dhalatay hakay ku danbaysay jaarkagayii xalaasha ahaa e hargeisa ilma dheeg hooyadoodna qof fiicn ayay ahayd tolow ma nooshahay
@ayaanhassan12845 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@fdjklfalkdjfld5 жыл бұрын
Xaafada qudhac dheer baa lagu qabaa
@fdjklfalkdjfld5 жыл бұрын
I was kidding, I've no idea where she is lol
@FilmKoob5 жыл бұрын
@@ayaanhassan1284 Subscribe isaar wll fadlan
@FilmKoob5 жыл бұрын
@@fdjklfalkdjfld Subscribe isaar wll fadlan
@qamusqamuus23905 жыл бұрын
Mansh allh
@horiyo24915 жыл бұрын
Horta caruur ayaan mawdhashay deeq yaa ii jawaaba waxan jeclaan lahaa inay caruur u dhasho
@leylajamac40185 жыл бұрын
Haa waliba waa dhawr ilmood
@horiyo24915 жыл бұрын
@@leylajamac4018 maanshaa Allah
@idontcare68565 жыл бұрын
Manawiiftoyin Baa isasoo Urursaday Ha biqleeyan Malyun Cali baa bari hore sheegtay Maaano Wiiiftoyinka Siiil Falfadhiya 😂😂
@najahqurxinta92305 жыл бұрын
i don't CarE 😂🤣😹🤣😂😂
@dagansharaf96445 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@FilmKoob5 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 Subscribe isaar wll fadlan
@FilmKoob5 жыл бұрын
@@dagansharaf9644 Subscribe isaar wll fadlan
@marwoayaan47695 жыл бұрын
Naag fananada yaa u heesi jirey🤣🤣🤣
@fardoowsatiinaaofficial63005 жыл бұрын
Wwww isku waara
@ayanhassan385 жыл бұрын
Lamaanaha qarniga Ayaan iyo deeq
@halimasacdia60384 жыл бұрын
Waa hees cantara baqash eh
@regalsnow97075 жыл бұрын
Imika kahasiisad xumii kala dhex galii ilahay haydin ka ilaliyo naag xuno idin soo dhex gasha nagaha somalida ma arki karan naag la jecelyahay gabadhas ninkedu jecelahayay haday soo kala dili deeq wa niin fanan ah
@aliosman53865 жыл бұрын
Anigu Nimco Yasin Caraale bn hal aron lah,Nimcooy.Nasabkaga,ka tagin .
@hannaalii61114 жыл бұрын
Kkkkkk
@farduusbookh12885 жыл бұрын
Somlida shidan mansha
@fardowsoabdulahimuhamud89785 жыл бұрын
Wale rere yurub wadad shidan
@iammattan76935 жыл бұрын
First whach SUBSCRIBE ii saar duco kugu dhacde wllo