NIMCO YAASIN IYO QAADIRO JACAYL" RIYADEENU WAA RUN - REAL HISTORY HD

  Рет қаралды 178,272

Somali New Entertainment

7 жыл бұрын

Qaadiro jacayl iyo nimco yaasiin hawaawi.
Riyadeenu waa run, waa hees dareen jacayl oo aad u macaan

Пікірлер: 62
@quman1439
@quman1439 7 жыл бұрын
Rayn raynta guurkiyo raaxo lagu nagadaan rabigay ka tuuge Kan kaan ku rayn dhibta cashaqa kaga raysto ku riyaqay rays xalala 💜💜💜💜💜💙💙💙wwwww asal waa ideqday heeskan xasuus baanba galay
@sadiiqawil7064
@sadiiqawil7064 2 жыл бұрын
Riiyo maa ahe waa ruun
@wararkaciyaaraha8951
@wararkaciyaaraha8951 7 жыл бұрын
Abdiqadir Saaxil iyo Nimco Yasiin labo aan isla rabay wooow hees iyo badh waxaan xasuusinaya fanaaniinta codka wacan ii cusub inay heesaha iska soo hufaan intanay la shir iman ERAYADU waa muhiim
@Sahrodaahirmahmad
@Sahrodaahirmahmad 8 ай бұрын
Xagaan waxaan hal eray ka dhihi lahaa baqorkayge daahir jamac mcn heestan way nohadashayy❤😢
@Dahir-002
@Dahir-002 8 ай бұрын
Noloshaydii waan kula qabaa urugada jacaylka❤😊
@suhaybrabiic8233
@suhaybrabiic8233 6 ай бұрын
Woooww ❤❤❤ esh cala hess still watching 👀 2024
@farxiyoxaranbaa9602
@farxiyoxaranbaa9602 7 жыл бұрын
waaaaaaw caaadimaha heestaaan Waaaa hees dareenka taaabanaysA allha ikaaadayo faananiin igu qaaaaaliya
@maryamahmed2237
@maryamahmed2237 8 ай бұрын
Wan dhagaysan 6/2/2024❤🎉😢
@isramaxamed1294
@isramaxamed1294 7 жыл бұрын
woooooow heestan way imartay nolaw nimco yaasin iyo qadiro jacayl
@faysamohamed5170
@faysamohamed5170 6 жыл бұрын
Xasuustan heeskan ma ilaawo iyo wakhti noloshayda baal dahab ah kaga yaala. kaan ku reeyee dhibta caashaq kaga raysto 💞💞💞 I.M.M💞💞💞 👐👐👐 Alhamdulillah 👐👐👐👐
@suusaaaaa6667
@suusaaaaa6667 4 жыл бұрын
💕💕3 Sano ka dib iyo qofkaygii oo nasiib iyo calaf iskukaayasimey ALLOWAY noo siyaadi nimcokasta oo aad na siisey🙏💕💕💕
@legendarygames3104
@legendarygames3104 7 жыл бұрын
waaw two big superstars qaadiro and nimco noolaada
@maxamedyuusuf2832
@maxamedyuusuf2832 5 жыл бұрын
Waw qofkaan adunka ugu jeclaa ayay kusocotaa masha allah
@saidahmed6305
@saidahmed6305 5 ай бұрын
Very nice song
@abdifataxfantastic7435
@abdifataxfantastic7435 Ай бұрын
12:57 habeen sabtina sii baxeysa isniina soo galeysa tarikhdu waa 2/9 /2024
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 5 жыл бұрын
Heestan heeskalay ahayd marki hore oon ku maqlay qadiro jacayl sanadihi 2009 - 2010 Oo la odhan jiray raxma Waxayna odhanaysay Rays iyo raamaas baxay Iyo ramasta geeduhu ima raali galiyaan Waxa aan la rooraa Hadba raad u dhigayaa Raxmaay adiga weeyaan Rafood mooyee Raaxo kugu waayee Reer kiinu aniga ima rabo Rayigeena labadeenu Riyo maahee waa run
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Haa Waa Runtaa laakin markii Danbe talantaali bay ka dhigeen
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 5 жыл бұрын
Good lkn hadii heesta hore lafteeda aad heli kartan ama aad fananka laftiisa waydiin kartan igu caawiya
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 4 жыл бұрын
Channelkayga soo raac hadaad heestan originalkeedii ubaahanthy sxb
@fatumamohamed121
@fatumamohamed121 6 жыл бұрын
Wow nimco yasin iyo Qadiro jaceel MashaAllah
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 7 жыл бұрын
what a beautiful song
@foosxasan2824
@foosxasan2824 6 жыл бұрын
Qaadiro jacayl Nice song
@martan1820
@martan1820 5 жыл бұрын
❤ Heestan saamayn weyn igu yeelatay ❤❤❤❤❤
@mohamedyaslam3375
@mohamedyaslam3375 5 жыл бұрын
This is the SONG of the Century
@hamzeaden9130
@hamzeaden9130 7 жыл бұрын
Nimco Yaasin iyo Qaadiro fananinn jirah
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 7 жыл бұрын
heestan awal qaaadiro kaliya ayaa qaadi jiray yaahaya iyada oo isaga kaliya ah?
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
23/2/2021 Maalin salaasa ah 10:04 ay thy Bn dhagaysanaya ani kaligay
@farahmahamed1529
@farahmahamed1529 4 жыл бұрын
Ya firsanaya 2020
@ahlaammire2806
@ahlaammire2806 2 жыл бұрын
2/1/2020
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Rayn raynta guurkiyo Raaxo lagu nagaadaan rabigay katuugee
@abdin5035
@abdin5035 7 жыл бұрын
waah waah 👏👏👏👏👏👏
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 жыл бұрын
❤🔥❤🔥❤🔥💯
@mohamedismaeilmuhumed7706
@mohamedismaeilmuhumed7706 6 жыл бұрын
I'm in love :-🔥❤🤣
@hamdaabraham44
@hamdaabraham44 2 жыл бұрын
Jacayka calafka kaweey!!!!!!!!!!!
@yasminbarre7215
@yasminbarre7215 Жыл бұрын
This guy is he married?????
@مغرورةبأخلاقي-ظ2ن
@مغرورةبأخلاقي-ظ2ن 5 жыл бұрын
Riyadeena kalgacylka Jacylkeeda ka dhabyno
@rahmamaal
@rahmamaal 7 жыл бұрын
Such a nice song@
@abdirahmanfaarah9939
@abdirahmanfaarah9939 5 жыл бұрын
Waar heestan iyadoo qaab kle ah ayaan dhegaysan jiree ee xilimay bedeleen (reerkiinu aniga ima raboo)
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 4 жыл бұрын
Abdirahman Faarah kkkkk saxiib iinoo fasir iga daba gee
@sulthamat4422
@sulthamat4422 Күн бұрын
15/10/2024❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Khatraaaaaaaycaday yarey Fagarxiyeeyfaceeda karooney offcourseeeeeee waxi qiimo leh nolol offcourseenololsacababadan.itaaaah gabadha khatraaay
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 3 жыл бұрын
9/2/2021 Habeen arbaco ah 9;14 ay thy Baan dhageysanoyaa ani kaligeyga Kuwo daris nahay xabadyaalkoo Banaanka fadhiyaaaan Jawi dagan Somalia Muqdisho Banadir Madiino Wadajir Xalane ...farhaaan........
@ricardoben5404
@ricardoben5404 7 жыл бұрын
nice song
@hibaaqmohamed1903
@hibaaqmohamed1903 7 жыл бұрын
aleh ilahayow isii qofan ogahay ""raiyena labadena riyo maha waa ruun
@hamaasaabdi1405
@hamaasaabdi1405 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍 raaliyo
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 жыл бұрын
❤😍❤🔥🔥🔥🔥🔥
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Aan israacno guri khayrleh kurafiiqno Rugta noloshu waa guure aan rumayno Riyadeena kalgacaylka rajadeeda kadhabayno
@fartuuncumar1243
@fartuuncumar1243 7 жыл бұрын
😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😗
@qureshjaaamac7175
@qureshjaaamac7175 7 жыл бұрын
heees mcn
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 7 жыл бұрын
Fardous heestan Aniga iqusaysa niimco sharaf iyo qadiro noolada Nimco i love you sister 🌷🌷🌷🌷💛💛💛💛💖💖💖💙💙💙💙💞
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 7 жыл бұрын
Ash Alla heees qalbigu itabtay thank you 💚💖💛💛💛💛💛
@مغرورةبأخلاقي-ظ2ن
@مغرورةبأخلاقي-ظ2ن 5 жыл бұрын
Ra, yigeeena labadeena Riyo ma ahe warun
@ZahraAli-yy7io
@ZahraAli-yy7io 7 жыл бұрын
caleeeek waa ka helay
@hamdaabraham44
@hamdaabraham44 2 жыл бұрын
J
@halanenugal3334
@halanenugal3334 5 жыл бұрын
Aan is raacno guri kheer leh ku fafiiqno rugta noloshu wa guure aan rumayno
@suheylamohamedmegan155
@suheylamohamedmegan155 3 жыл бұрын
Heestaan aabahay markasta dhagaysto, gurigeena maalin kasta ayay kadaaran tahay.
@calinour1772
@calinour1772 7 жыл бұрын
Axya
@sulakhaabdi6986
@sulakhaabdi6986 6 жыл бұрын
😍😍😍😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤👈👈👈👈
@ishwaqbashiir9869
@ishwaqbashiir9869 5 жыл бұрын
Riyadenu.warun.nice.hes.an kahelay
@hamaasaabdi1405
@hamaasaabdi1405 4 жыл бұрын
Riyo maahe waa run😍🤟
@sulakhaabdi6986
@sulakhaabdi6986 6 жыл бұрын
that is nice song
@mohamedismaeilmuhumed7706
@mohamedismaeilmuhumed7706 6 жыл бұрын
I'm in love :-🔥❤🤣
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
JENNIE - Mantra (Official Music Video)
2:28
JENNIE
Рет қаралды 34 МЛН
Лилия
3:00
Али Ахмет - Topic
Рет қаралды 3 МЛН
Дикие танцы
2:25
BAGA - Topic
Рет қаралды 708 М.
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 5 МЛН
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 255 М.
QARAKESEK - SAHARA (audio)
2:24
QARAKESEK
Рет қаралды 97 М.
ESKO - Папа қасыңда (Mood Video)
2:23
ESKO
Рет қаралды 1,1 МЛН