Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢

  Рет қаралды 19,799

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 144
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 Жыл бұрын
Wallah wa runta dulayste waxka kibir badan marka hore kana baryo badan marku arko inad ku jirto afartadi cishe nolosha ad ku lahayd. No more dulayste habar yar much love❤
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
I hope y’all are listening when fatxiya absie is talking
@ikramfouad2247
@ikramfouad2247 Жыл бұрын
100% agree that's why my life change and success day after day. Jazakallah kheir🥰🥰🥰
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Жыл бұрын
Dhiira gelin badan kaa faidnay thanks habo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Жыл бұрын
Habo waxa ugu weyn ka qatay wa inaa naftaada aqon sataa oo qiimo isku yeesho😊 exactly 💯
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Masha Allh aftahanad weeye farxiyi🎉
@a.k7513
@a.k7513 Жыл бұрын
The healthy relationship is give and take You worth the same attention you pay The same care you give The same way you miss Stop giving by the time your partner stops giving or you'll end up suffering in one-sided toxic relationship
@ashkiromoxy
@ashkiromoxy Жыл бұрын
Great advice I hope many listen to it. Know your worth ladies!
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Жыл бұрын
The best video ever ❤ Mashallah Mashallah love you from Djibouti 🇩🇯 You can be a coach
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
Fathia thank you queen you so intelligent m.a inaad qiimahaga garao si kasto wax ujeceshahay we love you habo❤❤❤❤
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
Even if you do something about making them leave so they start to behave themselves there’s no point as when they will return they will only start from there on and even start punishing you for standing up to them, these type of people are not to be taken lightly as they are sick in the head and one shouldn’t waste time in trying to fix them as that should come from within. Don’t take them back once you kick them out of your life as them coming back only means the return of chaos and resentment towards you. ❤
@Fairisfairhg
@Fairisfairhg Жыл бұрын
Well said.
@nacimaiman
@nacimaiman Жыл бұрын
I’m happy we have you to motivate us fatxiya guuleyso 🫶🏽🫶🏽👍🏾
@sabahatahmed3424
@sabahatahmed3424 Жыл бұрын
Absolutely you right You the only Somali person i watch in the media my allah please you
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Markuu qafku ogaado dabacsanaan wuu kugula hiishanaa waa inaan strong 💪 ahaanaa koley aniga waan ka baxay noloshaas alxamdulilaah waana faa iiday
@Uqaado
@Uqaado Жыл бұрын
This topic of today that you have talked about, every bit of it is true. And every fault is "Qoyan".
@kubra8
@kubra8 Жыл бұрын
😅😅😅 Hbo inbadan o rag io dumadhba kuyirahdan raga ayey dumadhka ku didhtaa o qoysaska ayey dumisaa, lkn Absolutely you right, hadalkaguna waa xadiis taabanaya 2da dhinacba. Ninkii hadlayaba ha iska hadlee horay u soco.
@faadumocali3834
@faadumocali3834 Жыл бұрын
Qaĺbi dhaya walal waa mahadsan tahay
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms Жыл бұрын
This is true. If a woman chases us, we run like Mo Farah. Lakin haday is ku kaaya macnayso oo nadiido, waa daba orodnaa. This caysasho, excites us!!
@NobleHomeHealthCarePortland
@NobleHomeHealthCarePortland Жыл бұрын
Quruxley Fathie ii waran? Waa gabadh aan jeclahay lakin ayada anan ogeyn. Raga ayan weydinayaye weli Qof ayadana ku ogeyn weli majeclaten? Masha’Allah Fathie raali noqo haiga xumanin
@sereyaumer5442
@sereyaumer5442 8 күн бұрын
@khalidabdi9476
@khalidabdi9476 Жыл бұрын
Naag aan ku doonaynnina waa lamid 💔
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
ninka hduu ku doonaynin markuu tagabo wuu tagayaa lkn advantage ayuu kaa qaadanayaan gabdho islaaliya don’t chase aman ever
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
My mom may Allah grant her and all the mothers Janna. She used to say to me “ you are a rose don’t let any man pluck you”😂
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
My father once told me to never let a man tell me twice that he doesn’t want me as much as I want him and to this day I follow his advice, hell will have to freeze and prepare for my arrival before I go after a man or anyone who doesn’t want me.
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
Soomaalidaan la yaabay wax xun u keen, Maasha Allaah, Wax diinta ka soo hor jeeda u keen, Maashaa Allaah😢😢
@asiyaosman9537
@asiyaosman9537 5 ай бұрын
Walahay qofka qudha ee runtiisu an aad ugu qoslo oon kahela wa fadxiya
@dal2998
@dal2998 Жыл бұрын
Jacayl aan lagula wadin waqtigaaga yuu lumin reer Burco na waxy yidhadeen jacayl aan lagula wadin waa iskala wadh
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
Nowadays men just want to see women struggle especially Somali dulestye and his family
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Жыл бұрын
Ialahay caqliga ha ku barakeeyo
@saharaaxmed5838
@saharaaxmed5838 Жыл бұрын
Anigu ma Dabo ordo isga oo aan jeclhy Ban tusa in aaan ka marmi karo ma garco ma daneeyo maxa ii saary❤
@marwo_8031
@marwo_8031 Жыл бұрын
Anba sido kale qofna inad kamarmen lama tuso shaydanka ayaba kugu diraya hadu arko la’antis inad dhimanaysid
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Naag nool!
@ayanali3484
@ayanali3484 Жыл бұрын
Inaada bari hore dhala taay ahda waan gaboobye
@hindaibrahim2019
@hindaibrahim2019 Жыл бұрын
Never chase anyone specially men😅
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
That is not good modification I xabiibtii .left them up not upsetting any way thanks for sharing qaaliyeey keep it up.
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
If a man cant treat you nice just kick his arse and close your door
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Narcissist ba ugu xun raga somaliyeed
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
SubxaanaLLaah Allaah ayaa noo jeexay markay ka tagayaan nimanku sida looga qaadayo maal iyo sida xal loogu samaynayo Gabadha iyo caruurteedu islaamkaa Noo hiiliyey nana difaacay isaga raaca gabdho. Barta❤❤❤❤
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 Жыл бұрын
Walalo fathia waanu kaa gudoonay muxaadiradii dumarka somaliyed mahad sanid walalo fathia hadalkaagii diirka iyo qalbiga iyo niyad waa gaadhay
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
Shannon was more excited than Chris who was the one who wanted a son and when she shared the good news of them going to be a parent to a baby boy he wasn’t as excited about it and didn’t even show any type of emotion while the poor woman kept on trying to make their marriage work.
@iqrayacquub
@iqrayacquub Жыл бұрын
Fatxiya cansiiye ❤waxa tahay kalsonidiy gabdhaha wlhi aniga inta aan ku rabtay waxa ban ka faiday whli horay usoco❤habo hau jojiniy raran iyo hepel cali dacar
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 Жыл бұрын
Gabadhaan waa fariid always runtay ka hadashaa sis keep up ❤
@Fadthiadeeqa-om8fz
@Fadthiadeeqa-om8fz 5 ай бұрын
Qoyan dhago malaha way isqiimo jabiyen ta fariid ahi Kay soo caydhiso Qoyan baa meel u taagan Qoyan always is qoyan
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
That's true fathiyay, Wax maqla dumarow
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Жыл бұрын
Wallahi waxad ka hadashay waa wax an aragnay isha ayad kariday waana in lagu bararugo,
@Hhoodocumar
@Hhoodocumar Жыл бұрын
Agree with you
@AninaHareed
@AninaHareed 10 ай бұрын
No way you write everything even you nice talk beautiful talk inside outsi'll say thank you for here❤
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 2 ай бұрын
Weligaa hadad aragto naag nin keeda amaaneysa wax ay gacan ku heyso ma jirto.
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
masha alaah
@MunafiinAhmed
@MunafiinAhmed 3 ай бұрын
Allaa maxad dumarka ilahay ku soo diry oo aad qoyan dhiri helisay
@AmunOsman845
@AmunOsman845 Жыл бұрын
Run badanaa walashay waxala yidhi ubaxaba hadii biyaa laga badiyo wuu dhintaa
@AmaalSaalah
@AmaalSaalah Жыл бұрын
fatxiya waanku wataa❤
@AyaanMustafe-ye7rx
@AyaanMustafe-ye7rx Жыл бұрын
Waad zaxsan tay farxiyo dhaman wad shegayso waa wax jira
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Run bad sheegtay
@Santaaag-g6o
@Santaaag-g6o Жыл бұрын
Habo waan ku jecelhy
@hana8824
@hana8824 Жыл бұрын
1000%true weeye wallahi tan anigaa soohelay xaqiiqdeeda Lakin marka aan go’aankan gaarno waa mar jacaylkii nagadhamaaday oo xitaa haduu waxkasta oo wanaaga sameeyo aadan arkayn 😏
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Жыл бұрын
Walee waa runtaa quruxeey
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
You are write sister
@nimamoumin3657
@nimamoumin3657 Жыл бұрын
Sax is true
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
habo waan kujeclahay
@munamuse3312
@munamuse3312 Жыл бұрын
Walaahi waa runta faxya walaalo
@IslamicMarriageCoach
@IslamicMarriageCoach Жыл бұрын
Walal I agree 💯. Men like this are toxic and need handling lol. But I also know many women who don’t know how to be feminine. Men show up as real men when women show up real feminine. Respect and appreciation is contagious ❤️ Please tell our women not to give men money but give them appreciation and pure love. Discuss trauma and daddy issues. These things always play role. We have a lot of high value Somali men being disrespected! You want to kill a man slowly, disrespect him. Please be objective and don’t make it sound like we women are always victims. In a lot of cases walalo, we are the villains ❤️❤️
@naimaabdi6585
@naimaabdi6585 7 ай бұрын
Farxiyaaan Waxaan kuu bixiyaay awoodo gabdhaha qaali wax badan baaan kaaaa bartay qaaali
@marwo_8031
@marwo_8031 Жыл бұрын
Your house MashaAllah 🥹😍😍🥰🫶🏾🫶🏾
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
SubxaanLLaah Masayr ayaa waalay😢😢😢😅😅
@asiyaosman9537
@asiyaosman9537 5 ай бұрын
Warunteed walahay
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 Жыл бұрын
GABDHA AAN KU DOONEEN ERYO OO KA DABO ORAD ADKAA IYANA ILEEN DUMARKU MA NAXAANE
@AninaHareed
@AninaHareed 10 ай бұрын
Thank you so much❤
@hibosamatar388
@hibosamatar388 Жыл бұрын
Thanks bby❤
@bey6598
@bey6598 Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@habibamursal3942
@habibamursal3942 Жыл бұрын
macnaha waan u fahmi karna ninku waa in uu asagu naagta jecelyahay haduusan ninkujacayl u hayn naagtaas kuma qasbi kartid
@rodaabdalla
@rodaabdalla 2 ай бұрын
Xumaantan iyo xijaabka kala saar ina cabsiiye
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
Lakin wadrabtaa soo maahan inlaska daba dhahdhahleyo 😂😂😂❤ I love that
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Жыл бұрын
Mel an tagnaba ma anaga haysana fadxiyay
@AninaHareed
@AninaHareed 10 ай бұрын
Sax❤🎉
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 Жыл бұрын
Fatxiyay youtubka waxad ku qorta cumar dhuule laxanka jiibta inta ku qor kadib dhagayso peles sister
@aminafarah447
@aminafarah447 10 ай бұрын
Waa runtaa waa kugu raacsanahay
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Жыл бұрын
Hadaanu ku dilin ama quadhaa kaa jarin mentally buu kaa dilayaa I know dulayste
@ayanali3484
@ayanali3484 Жыл бұрын
Abdeeqa
@saadaomar727
@saadaomar727 Жыл бұрын
Fatxiyaay walaal dumarka ayay ku badantahay in ay isku dhejiyaan nin aan doonayn. Dumarku waa qalbi xabxab iyo rajo ku nool.
@Anab44
@Anab44 Жыл бұрын
Shaal ka waa u bogey ina apti MashaAllah qurux❤️
@malakaaay
@malakaaay 6 ай бұрын
yes naagta ay jabnaan ku helaan wey ku cayaaraan Naagta is qaaliyeeysana wey ka calaa calaan 😂 agreee with u
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 Жыл бұрын
U sheeg, daba orod inaan wax lugu helin
@samira-141
@samira-141 Жыл бұрын
👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Жыл бұрын
Nagaha waxa daba dhigay waa dhaqalo laan iyo shaqo laan cidina ma radsaten hoya walba waxay islwdahay ilmaha ku korso
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Farhia waad noo yara sheegtay wax YARE. Ma mascad baa ex kaaga ahaa haduu ahaa waa yaab raalina ahow waan u maleeyay markaan wax isku geeyay
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 Жыл бұрын
Walaal thank you for remain to respect our self tell qoyan qofka aan kurabin iska amaansii that is self-respect. Dulsyta was born 9 months just like you are he is not special so please women stop running after dulaysta.
@amiinoahmed6297
@amiinoahmed6297 Жыл бұрын
Reallty
@rodaabdalla
@rodaabdalla 2 ай бұрын
Legacy weligaa ma helaysid inrmtaad xumaanta ka shaqaynaysid
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 10 ай бұрын
hadal kasi waa run xaqiqa qof anaa ku rabin inad so jedin karto wayo tusale anigo yaar ayaan gursaday ninki 13 sano waa iga wayna duruf ayaan ku koray markiba allah waxu isiyay caruur alxm hooyo iyo abo kala tagay ayaa i dhalay hooyo xoog intu abo nagaga qaday ayu anigo casimad ku dhashay miiyi i geeyay iyo hooyodi adeyeyo ku sheeg iyo edoyin laa mood cadab ayaan kaso maray ninki i gursaday caruur u dhalay iyo reer koda waxan kaa maray nolol cadab aduna 9 sano markan ku jiray marba ilaah kuma rabo waa ku furaya anaa caruurtu dhibkan maray inaay maran darted duli nimo u aqbalay 9 sano kadib maxa dhacay intan is qurxiyo ayaan sidan duno u talab saday hadal iyo hogun wanka xidhay walahi ayaan ku dharte kiba maha ifuur ayaan dhahay baal wakane ninki furinku fooda kaa saran jiray haku furo ciidwalbu waa u isugu wacay baryotanki wakaa dhamady anigana jacayl kii aad ninka u qabay nacayb ayu isku badalay ilaa hada waa sidi
@mukhtarahmed5181
@mukhtarahmed5181 Жыл бұрын
Asc fatxiya
@nimam7846
@nimam7846 Жыл бұрын
Walahi wa runta dulayste do not want kids and he hate a woman who want him.
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 Жыл бұрын
WAALIDII OO DHAQANTAY. QOFTAN CID MALAHAA MAYAA QURAAN SAARA
@fartunhassanisse8329
@fartunhassanisse8329 Жыл бұрын
Anigaba ma jecli ii nacab leeya 😂 😂
@loveumom2746
@loveumom2746 Жыл бұрын
Umaba baahnid qof kaasii jeeda inaa soo jeedisid thats all 😏
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Жыл бұрын
Inyar bu ka girif girif siiyaa qoyan ku lahaa🤣🤣🤣🤣🤣
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
WA been subxaanlLaah. Iska ilaaliya. Arin walba ha qaadanina hadaan daliil loo hayn.
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Жыл бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Aad dhulkaba ka qaadid oo sacabada ku sidid baaban maaganaayee😢waaxay waxaan kaa maqlayaa?.Xadiis kaagu maanta iguma socdo wax badan oo run ahi se way ku jiraan.
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 Жыл бұрын
Say daba dhah dhah😂
@ikrannur8086
@ikrannur8086 Жыл бұрын
You better listen these lines are unforgettable and useful .
@malakaaay
@malakaaay 6 ай бұрын
qoyan meelay joogtaba waaa jabtey 😂 nin aan ku rabin miyaaa laysku dhe dhejiyaaa ??😢😢😢 xataaa haduuu ku jecel yahay wuuu ku nacayaaa hadaaa ka bad badiso
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Dhah Dhah🤣🤣🤣
Qud ba sirada ma raga jecel mise gabdha
11:34
Edil Official
Рет қаралды 202
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Nacaybka Aan U Qaaday Hadaan Arko Nafta Waan Dhaafin Lahaa, Tolow Waayo🤔😂
30:25
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Somali Cowboy IYO Dahircalisow layaab 😇#somalia #dahiralasow
4:01
Kaftanka Siyaasada 533 oo aad u xiisa badan
51:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Soo Jiidashada Lacagta Podcast
Рет қаралды 11 М.
MALYUUN ROOBLE OO DHIIQAYSATAY
20:15
BISLE IYO ZALMA
Рет қаралды 634
Qaddarinta Jacaylka
46:47
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 43 М.
Burburka Jacaylka Iyo Kala Xiisa Dhaca Lamaanaha 😢❤️
37:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39