Nin Faqiir Ayaan Doonayaa Inaan Guursado Arooskayguna Garoonka Dhalinta Hargeysa Ayuu Ka Dhacayaa!

  Рет қаралды 22,050

Shaahid TV

Shaahid TV

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@Ixsaas3
@Ixsaas3 4 ай бұрын
ماشاء الله اختي ربي يحفظك .. فهمت كلامك ان اجتهد وان لا اقتنع ان اكون فقيرا اللهم انا نعوذ بك من الفقر
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Qalbiga ayaa taajir laga yahay. Xoolaha ALLE ayaa bixiya.
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 4 ай бұрын
Masha allah Masha allah khayr waa inan fiican ❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo geesiyad geesi dhalay ayaad tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 4 ай бұрын
Runti waa Gabar qiimo badan Allh ku sharfo ❤❤❤❤ Lkn dhowr jeer ban Soo qoray gabadhan xagee laga la xariiraaa
@cabdixakiinibraahin-zy6jc
@cabdixakiinibraahin-zy6jc 4 ай бұрын
waar zxp aniga abti u ah
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 4 ай бұрын
​@@cabdixakiinibraahin-zy6jc😂😂😂😂😂
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec 4 ай бұрын
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo wll qaali caqligaagana hakuu barakeyo
@husseinalio2437
@husseinalio2437 4 ай бұрын
MashaAllah walashey gull an kurajeneya
@StahilMohamed
@StahilMohamed 4 ай бұрын
Masha Allaah fariid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HindaCabdiraxmaan-f5g
@HindaCabdiraxmaan-f5g 4 ай бұрын
Masha allah inbti ale haku xiftiyo ❤❤❤❤❤🎉
@YaasinAxmed-i9g
@YaasinAxmed-i9g 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الحمدالله الحمدالله الحمدالله
@HodanCiise-tl3yu
@HodanCiise-tl3yu 4 ай бұрын
Mansha Allah Allah ha ku xafido mell Rooney Allah Haa ku meriyo dadnimada aya ka qalisan iyo dinta aya logu dorta risiqana Allah bixiya nin lacag Lee Haa gursanina sabato ah hawada ayu la cayaraya maba ooga haqti dhacey naxaris iyo
@khayriaibraahim1308
@khayriaibraahim1308 4 ай бұрын
Masha allaaaah sida weeeyeee
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 4 ай бұрын
Dadka labaa isaga murugsan. Nin Faqiir ah laakiin dadaal badan oo aan fadhiisan iyo mid aan tiisaba daryreelin oo aan wax qabad lahayn. Waa mid kaa dambe midka xun ee aan tiisa iyo tu kaleba wax u tarayn.
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 4 ай бұрын
Haa heey
@osmanomar9924
@osmanomar9924 4 ай бұрын
Ma sha Allah tabarak Allah War gabadha nambarkeeda soo dhiga😊
@mahdisco7049
@mahdisco7049 4 ай бұрын
Macha allah gabadh fiicanahay ❤❤❤❤
@MaxamedCabdixusen-y6u
@MaxamedCabdixusen-y6u 4 ай бұрын
Masha Allah wllo iLaahay haku xifdyo
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 4 ай бұрын
Maasha Allah fariid waye inanta
@ahmednurgulled8102
@ahmednurgulled8102 4 ай бұрын
masha Allah
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 4 ай бұрын
Ayaaan Mohamed guleyso inader aroos kaagana khyr baan kuu rajeynaaaa
@maxamedcilmi2338
@maxamedcilmi2338 4 ай бұрын
Inantaa galaygusoo xidho anaa u diyaar ah🥰😊🥰
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 4 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن بت حلاال
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Maanshallah tabarakallah fariid anagaa hooyo ah qurbena joogna markaanu maqalayna kanaxnay muna hadalkeeda laakiin waxan hubaa waa inan iyo caqligeed
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 4 ай бұрын
Mnsh allaha wll ❤🎉
@FilsanHalaneh
@FilsanHalaneh 4 ай бұрын
Machala
@laraahmed6592
@laraahmed6592 4 ай бұрын
Nin balwad leh haa guursanina
@mustafeyasin1388
@mustafeyasin1388 4 ай бұрын
Maansha Allah ilaahay haku asturo
@abuomarhassan4035
@abuomarhassan4035 4 ай бұрын
Ilaahow igu beeg anaa faqiire
@madoweynchannel6625
@madoweynchannel6625 4 ай бұрын
Afkaaga Caano lagu Qabey, Marka hore hambalyo ayaan ku leeyahay sida wacan aad u barbar taagan tahay Dhalinyaradda faqiirka ah, marka labaadna yaa iidu deeqa lambarka intani shidan,si aan arrimaheyga Jaceylka ugu Bandhigto,oo aan u idhaahdo Shacniyey Wanaag Sharaf Badanidaa Ma sheekeysanaa ....
@Sirad47
@Sirad47 4 ай бұрын
غني ليس مال كثيرا ولكن غن غن النفس.
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 4 ай бұрын
Horta inu qofku ka eego qofka u jecelyahy dhinaca lacagta u diin iyo dabeecad uu eegayn ruunti wa nolol xuun ayaan si wanaagsan ayay ufahfaahisay waxana rabna inay gabadh walba sida ufikirto wa sidi ay lahayd daaci bilan qof dhan od aduunka ka xulatay maxad aduun kaga xidhi ma shalah ma shalah horay usooco ayaan Allah haku barakeeyo ad ayan ku taagera
@Ixsaas3
@Ixsaas3 4 ай бұрын
rageen ❤❤❤aan kamid ahay marnaba .. haku qnacsanan faqir inad thy ilhay kamagan gala tan kle dadaal bdan sameeya biri awlaadada aya kugu farxaya waa hamigaas hadii uu kugu jiro .. lkn qofkan rabin in uu gursdo wllhi taasi wa wax laga xumado allah nawada xifdiyo
@DalhaJ-y6o
@DalhaJ-y6o 4 ай бұрын
Yes
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 4 ай бұрын
Mashaa Allah
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 4 ай бұрын
Nin taajir ah ayaan rabi kaaga baryaynaan.
@Sirad47
@Sirad47 4 ай бұрын
Maxad u habaaraysa faqiir bay ku faracsantahaye.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 4 ай бұрын
Qofkii Heli Kara maxaa fiqri kudoobaysaa haddii rabi kusiin Kara
@SakariyeZaki-x7l
@SakariyeZaki-x7l 4 ай бұрын
Jazakalahu hkayran walashay
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 4 ай бұрын
Wllo ku khayrkuu leh oo ku dhaqda allah ha kusiiyo
@dr.a.mowlidabdi1904
@dr.a.mowlidabdi1904 4 ай бұрын
Mashaa Allah walaale waad Ku mahadsantahay shukran.
@xasannuux5275
@xasannuux5275 4 ай бұрын
Mansha allah
@Anas-k8c
@Anas-k8c 4 ай бұрын
Walaahi fariid
@ibrahimmouhoumed9033
@ibrahimmouhoumed9033 4 ай бұрын
Masha Allah gabadh fican ayaad tahay ruuntii ninkii ku helaa ayaa ayaan leeh
@mustafeyasin1388
@mustafeyasin1388 4 ай бұрын
Maansha alah
@Hooyo98
@Hooyo98 4 ай бұрын
Alla DAACI. AYAAN sharaf badana
@adengele5596
@adengele5596 4 ай бұрын
Asc maashaa allaah waa gabar fariid ah allaha ku xifdiyo
@abuomarhassan4035
@abuomarhassan4035 4 ай бұрын
Gabadh wanaag mashaa alaah
@abshirismail1055
@abshirismail1055 4 ай бұрын
M.a gobgobi dhashay
@AbdirahmanHussein-n4d
@AbdirahmanHussein-n4d 4 ай бұрын
Hadalkeedu wuu fiican yahay laakiin damaanad yaa ka haya hadii dib ay ka xumaato
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 4 ай бұрын
Taa ilaahay ayaa og
@Sinoy21
@Sinoy21 4 ай бұрын
Masha Allah daaci bilan badan baa so baxaay , Lkn raagow inuguna Hablaha u shaaqeeya oo kaabaxa caajisnimaada
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 4 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن هده بنتي الحلال ولها اخلاق ودين هل تقبلني يا بنتي
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 4 ай бұрын
Hablihii Laandheeraha ahaa Waysoo Badanayaan Beryahan
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 4 ай бұрын
Waa fariid inantaasi
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 4 ай бұрын
Soo dhawoow ayaan
@mukhtaarsheekh9869
@mukhtaarsheekh9869 4 ай бұрын
Masha Allah
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 4 ай бұрын
MAN ALlAAH GUULEEYSO IIMAANKA ALlAHA KUUBARAKEEYO
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 4 ай бұрын
Asc wll wsnkuracsanahay gabdhan sababtu tahay somali odhan ban kuwadanulahay dabaqad hose
@Hooyo98
@Hooyo98 4 ай бұрын
@Hooyo98
@Hooyo98 4 ай бұрын
Ayaan Mohamed waa mulkiilaha ragga
@hindaawad1234
@hindaawad1234 4 ай бұрын
Fiuus miyaad raadinaysaa walal sidii daaci bilan 😅😅😅
@laraahmed6592
@laraahmed6592 4 ай бұрын
Haa
@hindadahir-l2d
@hindadahir-l2d 4 ай бұрын
Anigun waxan kunoqonya mixiisad ayaaneya haye
@isiri.2835
@isiri.2835 4 ай бұрын
Yaahuuuu
@Sirad47
@Sirad47 4 ай бұрын
Inantaa waan taageeray boqolkiba boqol.waayo noloshuba waxay u baahantahay in halka u hoosaysa laga bilaabo kadibna kor loo socdo illa halka u saraysa la gaadho taana wax badan baa la arkay.
@mahamed6329
@mahamed6329 4 ай бұрын
Walaalo calaf khayrleh ood kuqanacdo ayaan ilaahay kaaga baryayaa, Gabar qiimo badan ayaatahay , ilaahayna dumarka adookale haka dhigo
@abdirizakelabe6899
@abdirizakelabe6899 4 ай бұрын
Waar number keeda nooso qor
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 4 ай бұрын
Maashaa allaah gabadh dhab ah ayaad tahay
@mustafeyasin1388
@mustafeyasin1388 4 ай бұрын
Adarayska soo sheeg
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 4 ай бұрын
Dhex dhexaadka ayaa fiican
@ilyasxusen-q2m
@ilyasxusen-q2m 4 ай бұрын
Raygaaga ayaad hadashay hase layaabin rayga bili aadanka
@dr.a.mowlidabdi1904
@dr.a.mowlidabdi1904 4 ай бұрын
Shuruudahaas anaga ayaa buuxinay huuno
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 4 ай бұрын
اللهم اعطي هذه الشابة لزوج عند المال والاحترام والشرف والشهامة والشجاعة.
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 4 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين ​@@muhadbarre1821
@HodanCiise-tl3yu
@HodanCiise-tl3yu 4 ай бұрын
Jacelku waa furaha nolosha alxamdu lila
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 4 ай бұрын
Geesiyad
@Anas-k8c
@Anas-k8c 4 ай бұрын
Waar shahaado sharaf ayan siinayaa inantaa
@mukhtaarsheekh9869
@mukhtaarsheekh9869 4 ай бұрын
Sifiiga halkee laga xaraysanaya
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 4 ай бұрын
Walee tani single mothertii bay u quus goysay
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 4 ай бұрын
Gabadhu runta ayay ka hadashay
@Ibrahim-g9e
@Ibrahim-g9e 4 ай бұрын
Xoolaha guurka lugu xidhay hadii xayaranka layidhi bilaash ku soo xeragal gabadha sidayeesha xigmada ku jirta qofka fududey guurka in la xumeyo xaasha weeyaan xujaduye xaaska si fiican u xanaane xilka ku saarma ugu hiili xoogaga ha kala bakhaylin xiliwalba shaqo inad qabto ku xisaabtan
@Kazwalee
@Kazwalee 4 ай бұрын
Xoolaha waa lafdhabarka nolosha
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 ай бұрын
Naa waxba lama kala sareeyo
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 4 ай бұрын
Adigu😂yaan lagu arkin adoo melaha tuugsiga midhiyaha🎉tagan oleh ciyaalka icawiya waxay cunan bayrabaa guri Malaha🎉ama bacadka fadhiya oocabayadu kugu cadatay cajiib
@mukhtaarsheekh9869
@mukhtaarsheekh9869 4 ай бұрын
Masha Allah
@Hooyo98
@Hooyo98 4 ай бұрын
@ibrahimmouhoumed9033
@ibrahimmouhoumed9033 4 ай бұрын
Masha Allah
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Waxan ahay Hooyo caruurteedi laga qaatay Qisada …Sagal
23:02
Cadceed channel
Рет қаралды 49 М.
JACEYLKu DANBIILE MA'AHAN.#jaceyl #love
16:42
Kaafiya Gaani
Рет қаралды 1 М.
3 Qiso, 3 nin xaasas labaad guursaday maxa ku dhacay 😱😱😱
25:14
Fatima Muna channel
Рет қаралды 70 М.
" Fanaankii Live-Ka In Lagu Heesi Karo Dadka Baray  Oo La Waraystay
27:36
Riwayaad Cusub Nin Aan Dad Lahyn Aya I Qabo
13:00
Jamaa Bin Jamaa
Рет қаралды 81 М.
War ka Nixiyay Qaar kamid ah Ganacsatada Somaliland Oo Hargeysa ka soo dhacay
28:05
Dhamays Media Production
Рет қаралды 13 М.
Qisada Haweenay ku soo kortay waalikooda oo kala tagay.
31:17
MM Somali TV
Рет қаралды 191 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.