NIN IYO NAAGTII MIYAAN KALA ILAALINA MISE CIYAARTOOGA MUSTAQBALKIISA KU CIYAARAYA AYAAN SOO CELINA 😞

  Рет қаралды 33,534

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

18 күн бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZbinKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 103
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 16 күн бұрын
Ana iscasuustay dirsle gabdh aabahed jecel oo lasaaxiba xafdo dhanba naga hinasta anaga iyo abo ale cimriga iyo caafimdka how dhereyo 🥰
@ayaanmohamed3438
@ayaanmohamed3438 15 күн бұрын
dirisle Alle caqliga ha kuu daayo brother Somalidani way waalatay they`re out of hands
@QULUBTA
@QULUBTA 16 күн бұрын
Walal halkan khyr Ayan kuso gudbiya ee igu taager khayr ilahay sidaan khayrka ugu kulunay hanoogu kulmiyo janada🙏
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 16 күн бұрын
Maashaa Allaahaa wiilkaan waa wiil caaglii baadaan.
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw 16 күн бұрын
Geedkii orod lagu karaa oradaa loga sodagaa, nolashu kafiirsasho ayeey ubahantahay lama dagdago
@ApdiqaniMoh-oc6xm
@ApdiqaniMoh-oc6xm 16 күн бұрын
Ha Ila dhaafina like zhpayaal❤
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 16 күн бұрын
Tiktok wxa ku nacay buuqa iyo prankiga beenta ah wxa kaga soo tagay Tiktok inta ha iga daba keenina plz meshan nasiino ban u imid🤦🏻‍♀️😂
@BARRIHIIxWEYNAA
@BARRIHIIxWEYNAA 16 күн бұрын
Waa warkii ogaansho, Gabadh Aan aabahed lakorin ama walal kaweyn uu san Caraanan, waa Nus
@aminaadan1606
@aminaadan1606 15 күн бұрын
Don’t worry sis don’t worry about loosing buskut, I hope you find Mohamed halwo😊
@Barc32
@Barc32 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@FatumDahir
@FatumDahir 12 күн бұрын
Haha amin😂😂😂
@king_amiid
@king_amiid 16 күн бұрын
Brother dirisle ❤
@KassimPk-zt4fs
@KassimPk-zt4fs 16 күн бұрын
Keep going 🎉
@user-bh5nl4yk3r
@user-bh5nl4yk3r 15 күн бұрын
Yahuuu alhamdulilah Allah TikTok naga qabtey
@chakirmaximo8140
@chakirmaximo8140 16 күн бұрын
Keep going bro ❤❤
@XafsaIbrahim-wm7bl
@XafsaIbrahim-wm7bl 16 күн бұрын
Wr views bay ku raadsanyaan😂❤
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 16 күн бұрын
Hafsa beautiful queen ❤vise darood queens
@AHLAAMAhmed-iy9wf
@AHLAAMAhmed-iy9wf 14 күн бұрын
😂😂😂wllhi wll imtaxanba tahay Kula aragtiban ah😂😂😂
@user-zh7hy1xq2l
@user-zh7hy1xq2l 13 күн бұрын
Best reaction from Dirisle ❤❤❤
@abdalamursal3203
@abdalamursal3203 15 күн бұрын
Amiin yaarabi
@nimofarah8193
@nimofarah8193 15 күн бұрын
Illaahoow dacwadayda maxakamada daahir calasoow hageyn aamiin aamiin yaa allaah 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@nagadmohamedbella4697
@nagadmohamedbella4697 11 күн бұрын
Inader reer Djibouti ku guursado gabadh reer Djibouti bro❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 16 күн бұрын
Subxanallah rerkada nagaha ilmaha hada caano u wayso waa xanun gaajo ilahow wax hano waayen 😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 16 күн бұрын
Waxoda waa prank 😂
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 15 күн бұрын
Gabadh daahir wacaysa hhhhh walahi waan qoslay
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 16 күн бұрын
Oo sawirka profile ka u saaran waa sawir eey kuwada jiraan ninka eey ka sheekeysaneyso
@IbraahiimQanjeey
@IbraahiimQanjeey 16 күн бұрын
Wan kaqadnay saxib wcs
@user-wt6hs5ls2i
@user-wt6hs5ls2i 16 күн бұрын
inolow intey nolol jiirto huno qali 💯💯
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 16 күн бұрын
Aamiin
@YuusufMustafe-h6e
@YuusufMustafe-h6e 16 күн бұрын
Waxa jira qaar aan isqabinoo oo social media isku qaba oon riyaalati isu qabin😅😅
@raxma1004
@raxma1004 15 күн бұрын
Haaa wallhi
@user-ni8gj2xl3b
@user-ni8gj2xl3b 16 күн бұрын
Ad io ad 😂 waa sax faridkiyow Duceyso adunka waa fasahade
@AmalYusuf-mz9kx
@AmalYusuf-mz9kx 12 күн бұрын
Alxm illahow abahy iida my best friend daddy ❤❤❤❤
@halimahassan6160
@halimahassan6160 16 күн бұрын
Aamin yarabi
@nimoseleben9266
@nimoseleben9266 16 күн бұрын
Inta badan dadka isaaqa ah ayaa family gooda dib u eega oo aan family problem kooda social media la wadaagin
@toonipoy
@toonipoy 16 күн бұрын
Evry wher qabiil 😂
@c.barbazo9189
@c.barbazo9189 16 күн бұрын
​@@toonipoywe r not that people 😂😂😂 kidddddd
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 16 күн бұрын
Mayee gabi ahantoduba rerkasi social media ha aadbay uga gaabiyaan wlhi gurigayaga hday hooyo nagu aragto tiktok wlhi ul wxaan ahyn ama nabar inanay nasaarin wasakhadyhy iska daa waxan ayay taganthy😂
@c.barbazo9189
@c.barbazo9189 15 күн бұрын
@@yaasmiin1234yasmin-nr1wp haa dee wax yaabo badan bay dadkeenu ceeb u arkaan wana sababta laa isi soo qarxin baba😂😂
@SOMMEDIA12
@SOMMEDIA12 14 күн бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 16 күн бұрын
❤❤❤
@SacdiyoOsman-lv3kz
@SacdiyoOsman-lv3kz 16 күн бұрын
😂😂😂illaheyow nin dahir calasow wacayo ha na siin rabiyow😊
@mulkimohamed8919
@mulkimohamed8919 14 күн бұрын
Ma dhalanyaradii baa xumaatay mise guurki baa xumaaday war dadow guurka ka fiirsada sanadan yaabka aduunka 😂
@AbdiasiisAbdirahman-m1y
@AbdiasiisAbdirahman-m1y 16 күн бұрын
Shaadh ka mahayo
@qalanjodiinisade922
@qalanjodiinisade922 16 күн бұрын
😂😂 jareer waji maleh 😂😂
@helborone5756
@helborone5756 15 күн бұрын
waxaan ka yaaba waxaasi inu prank noqdo dirislow
@sahraismail2230
@sahraismail2230 16 күн бұрын
Dahir waaxa lo waacaya de waa laacagta iyo dhiig joojin waaxa u ulaa baaxay😂😂😂
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 16 күн бұрын
Dhiig joojin😂😂😂waba layn qaboow
@ismaelasma2280
@ismaelasma2280 16 күн бұрын
Allow hanasiin gabadh dahir alisow wacaysa kulaha ducadas way iga qoslisaay😂😂😂
@HoodoClraxmaan-jx3qz
@HoodoClraxmaan-jx3qz 15 күн бұрын
❤❤❤❤
@AmiinxasanYuusuf-h5k
@AmiinxasanYuusuf-h5k 12 күн бұрын
Dirisle sidaan waa maxay zxp hoos baa u dhacday isa soo adkee
@NafissasouleimanNafissasouleim
@NafissasouleimanNafissasouleim 16 күн бұрын
Nolow❤❤
@khadarmuus3655
@khadarmuus3655 16 күн бұрын
Caanimada WA halisba show😂
@istahilhasan5232
@istahilhasan5232 16 күн бұрын
Manta unbaad reaction kaagi layaqanay bixisay 😂😂 cuncun ayaa kuwada dhacay hogaa😅
@user-bx9uy7bx2v
@user-bx9uy7bx2v 16 күн бұрын
Dadka arimahooda baraha bulshada keena dad iska wada nool weeyaan yaanay odhan qoys xalaala ayaanu nahay caqligaa futada kaga jiree naagaha halkan ka oyaya iyo ragay shegayan waaa nacdal 😂
@MrMoe612
@MrMoe612 16 күн бұрын
Waryaa midraadi adiga sxb
@user-xy3tj3bt7s
@user-xy3tj3bt7s 16 күн бұрын
Intelligence up
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 16 күн бұрын
5:32 my mother daddy but not friends with daddy but my old sister is best friends with father but used as a tool 😂😂😂
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 16 күн бұрын
Fiiri dirisle kasoohadal midka qaniiska ah ee maleeley
@saynabmaxamed4526
@saynabmaxamed4526 15 күн бұрын
Yah ilh naceb nolosha midia
@Walalka252
@Walalka252 16 күн бұрын
7:12 😂
@moustacheone5436
@moustacheone5436 13 күн бұрын
Dirisle 😂😂😂😂
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 16 күн бұрын
Wcs
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 16 күн бұрын
😂😂
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 16 күн бұрын
Dadka kale caangooda sida ishow speed anaga caankeen dirsle RIP SOMALI
@Free_Man143
@Free_Man143 16 күн бұрын
Lkn waad dawataa 😭😂😂
@mahamedaare1074
@mahamedaare1074 15 күн бұрын
Naag miyaa social ka ilaalin karaa 😂 she got her phone 🤳📱
@user-td8cu1gn5h
@user-td8cu1gn5h 16 күн бұрын
Kkkkkkk😂❤ 😀😀😀😀👍👍👍👍
@user-rg9mo7ry8m
@user-rg9mo7ry8m 16 күн бұрын
First one always
@11naa44
@11naa44 15 күн бұрын
Hada 1M tiktok coins somaha 50k dollar bal isheega asxby
@farhiya-j6v
@farhiya-j6v 16 күн бұрын
Gabdhaha Somaliyeed miiyaanan waaliid lahayan aan daahir calaso ahaan War bal isheega yabay aniguye ?
@user-vi3yp9vy7j
@user-vi3yp9vy7j 16 күн бұрын
😞😭😭😭😭😭😭😔😞😞😳😳😳😳😳😳♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@user-tn5up8jd9m
@user-tn5up8jd9m 16 күн бұрын
🥺🤲🤲🤲😂😂✌️
@user-zs7ob8ur3h
@user-zs7ob8ur3h 16 күн бұрын
Kkkkkkkkk😂😂😂
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 15 күн бұрын
Waxaan arimaha qoyska oo baraha bulshada la keenayo wlhy reer galbeedka iyo gaalada baa laga keenay hadana dadkeenii diinta lahaa baa ku darmaday oo wax wis wis la soo fariisanaya ish
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 16 күн бұрын
Dumarkan miidhiyqha kujira yaanba laguursan
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 16 күн бұрын
3:19 😂😂😂 well said dahir court from devil now abgaal women coming court may Allah save us from hg full stop
@bismus9944
@bismus9944 16 күн бұрын
This is crazy 🫢 why we have to be part of their lives & problems!!! Where is the culture & this people have no shame!!! I feel sorry for their family/ kids & parents 🤯🤯🤯🤯 wallah this is not normal 😮
@user-ml3th5wv6f
@user-ml3th5wv6f 13 күн бұрын
Wcs kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤
@hibonuur6071
@hibonuur6071 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 16 күн бұрын
First comment SCW SCW love saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShamsoDahir-k3n
@ShamsoDahir-k3n 16 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@InaAadan-cw1lq
@InaAadan-cw1lq 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@muusesomali3142
@muusesomali3142 16 күн бұрын
Cimrigaagoo raga wax walba waad arki
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 16 күн бұрын
Hhhhh warutaa Gabadh Dahir Calasow wacaysa ha laga ducaysto ilahay ceebten ha asturo
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 16 күн бұрын
darisle waiga qoslisay gurka cabsi cabsi waye alaha na asturo
@11naa44
@11naa44 15 күн бұрын
Dadka inta bdn attention iyo view raadis wye becus talent malaha lkn in lagu mashquulo ayey raban wa malayacni Tik tok ga somalida wn iska yareeyey wxn dawada ajnabiga oo muslim iyo gaal ba leh
@user-xz1yb8hi3n
@user-xz1yb8hi3n 16 күн бұрын
V1 à Djibouti frr pour c Marie
@MohamedDahir-hw6kh
@MohamedDahir-hw6kh 16 күн бұрын
Sax wye
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 14 күн бұрын
hadalka uu dirisle yiri meel hala inoogu haayo bari kamaalin baan ubaahandoonaaye . marka is aasitaanka uu sheegayo😂
@dmpdoraleh
@dmpdoraleh 16 күн бұрын
PLEASE DIRISLE TELL ME WHAT THE LITTLE GUY HAS NOT SEEN AND HAS BEEN RUNNING BEHIND SINCE THE LAST MONTH
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 16 күн бұрын
Dhaqanka kenyatiga afrikanka bay qaateen kuwa kenya 🇰🇪 ku nool sidaas bay attention u rabaan 😂 dirisloow
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 16 күн бұрын
Dirislow waa hadal muhiim gabadh waalid kay walalahay wacayso. Tiktok reeruhuu bur burinayaa hadaan umada laga xeran
@11naa44
@11naa44 15 күн бұрын
Somalida iyaga aladaha si khaldan u isticmala ajnabiga dadka kale fiiri
@falastinayusuf1010
@falastinayusuf1010 15 күн бұрын
Darislow hadaynan dahlin adigu yaad falanqaylahayd o lacag kasqmeen laeed 😂😂😂 musibada haday kamaqan tahay dadka laguma digto waiga wano
@abdirashiidhussein6838
@abdirashiidhussein6838 15 күн бұрын
Cajaaib 🤣. Laakin sawirka u saaran hada markay hadlayso soo buskut iyo ayaada ma ahan🤣🤣
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw 16 күн бұрын
Geedkii orod lagu karaa oradaa loga sodagaa, nolashu kafiirsasho ayeey ubahantahay lama dagdago
@NewsFusion24
@NewsFusion24 16 күн бұрын
Hh oo waayo? Haddaan geed orod ku koro, maxaa orod igaga soo dajinaya, wixii aan kakoray soo dhulka majoogo?
@farduusjaamac8234
@farduusjaamac8234 16 күн бұрын
Waa nolol binkiya😂😂
@user-su6iz3hn5x
@user-su6iz3hn5x 13 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 45 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
ARKUWAANAA SHAXAARI LEE SHEEGI KARO DHARKA DUMARKA - Yaa Guuleestey??
13:40
DADKII WAALNA MEEL AY KU CIYAARAAN AYUU NOQDAY SOCIAL MEDIA 2024😳
8:51
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 27 М.
DHIBAATADA GABDHAHA QURBAHA KU HAYSATA🥲
9:20
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 14 М.
CAJIIB WAAYE. XALAAL MA LAGU DHALIN MIYAA?
10:05
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 20 М.
NIN FAQIIR AH HA GUURSANINI MAXA KA DAMBEEYAY😳
8:41
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 15 М.
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 8 МЛН
LEVITATING MAGIC REVEALED 😱😳
0:18
Milaad K
Рет қаралды 15 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 4,3 МЛН
我说我不是故意的,你们信吗
0:25
侠客红尘
Рет қаралды 19 МЛН