Fadlan Walaalaha U Sii Gudbi (Share) Jaz Allah Kheyr Una Soo Ducooya Inuu Alle Caafiyo
@inaadam9250 Жыл бұрын
Waxaa meesha ku jira qalad cafiska suu kuwaayay ninkii muu baafiyo oo meeshuu daganaay ugu yaraan tilmaamo mida kale dhoor sano ka hor muxuu u sugaayay ilaa xanuunka xun ku dhaco rabiyoow dariskeeyga wanaagiisa inaa ugu duceeyo mooyee ka maseeyrin teeda kale shiiq qisa walba waxeey ku saabsantahay wacyi galin raaci iyo in darisku aad looga digay waxa danbiga laga galo waa mahadsantahay.
@faadumoaadan7521 Жыл бұрын
سبحان الله لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه شفاء لا يغادر سقما اللهم امين
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Waa qiso Xanuun badan dulmiga allah naga koriyo jzl k😢Shiikh
@rabiiconuur8549 Жыл бұрын
Subhana allah qiso cajiib ah oo cibro qaadasho mudan.
@safiabdilahi3421 Жыл бұрын
Allah caafi hadiba inta u nool yahay xusustey waxa u kkhaladdgaley
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظكم يارب العالمين
Asc sh Ahmed Allah haku xifdiyo adigiyo ehelkaaga aamii
@sucdihussein7533 Жыл бұрын
Alhu Akbar dulmiga darisku is dulmiyan iyo xita sharafta uleyahay shaqsigu ee hooyada ama Aabaha loma ogolo somalida ad eyey ugu badanyihiin xasidnimadas iyo dhaqmo xun xun .war dulmiga ALLe aya iska xarimay amaan sii daris kaga xat ceebo aysan lahayn ayey uradiyan war Alle ka baqa xusuuso qabrigi madoba shukran shiqow Allahayow no danbi dhaaf 🤲🤲🤲
@ladanabdalla8907 Жыл бұрын
Asaga Maa ku sameyay islanta ayaa dhibtaye subxaanallaah
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Shiikh Allah ku barakeeyo
@umuiqlas1810 Жыл бұрын
Subxanaalaah dulmigu xumaa dadka sixraaya qof aan wax galabsan kawar
@shaaficiali1056 Жыл бұрын
subxaana laahi walaahi waanaxay
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Xitaa gabadhii uuka furtay ilmo hadii ay u heysay kuu raadinaayo iyada waa inuu weydiiyaa Alle ha usahlo si deg deg ah Alle hasiiyo caafimaad taam ah waxa uu jecel yahay midigta Alle ha usaaro walaalayaaloow ninka hala caawiyo laga yaabee sare badan aan sameeyno insha allh.
@sahraj3885 Жыл бұрын
Dadku dhibadanaa Xusbunallah wa nimcal wakiil
@boqoradainafarax4382 Жыл бұрын
Sheekh wan ku salamy ilahay haku xafido adiga qoyskagaba
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Adigana Sido Kalo Walaal Allah Ku Barakeeyo
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Asc sheekh ahmed wakusalami allah kubarakeeyo waxan raway inan kuweydiiyo marka lambar an kaga soxariro anraway adigo raali ah isojawaab kher allah kusiiye
Allha caafiyo ninkaas America waa la is yaqana reer ka ninka ayuu raadin karaa hadu ninkii wayey ee ha iska gaaro intu aduunka ka tegin Allha u saqiro
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
امين 🤲 يا رب
@eveibrahim6673 Жыл бұрын
Subhana Allah waxaa la yaabana dadka sheikha ku dhegan… oo muxuu sheikha ku qaldanya? Haduu qof Muslim ah dhib heysto ino so gudbiyey Waa intaaso caawinaye : dembidhaafe wa Allah ibnu aadam wax u cafin karaa waa qofkii asagana u baahan in ilahay cafiyo…. Ruux aan qaldamina aduunka ma jiro Allahu mustacaan Alle ka cabsade walalayaal!!!!
Aragtidayda waxaan leeyahay waliga inaadaan lagu cafiyin , waxuu samayey wax xuun oo la samaxi karin, ma manta oo uu xanuustay ayu doonaya in la cafiyo aad ayuu uu soo daahday cudur daarkasi,reer baad dumisay Uma qalaantid in lagu cafiyo,xaar baad tahay Sheikhna waxaan leeyahay waxa soo kalay ha ka hadlin
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@deeqomaxamad5036 Жыл бұрын
Xasaasiyad (allergic) Haddii qof uu xasaasiyad leeyahay waxa suurta gala in uu ka jawaab celiyo, tusaale ahaan waxa ruuxu dareemayaa duuf qoyan, waxa ku adkaanaysa neefta, indho cuncun ama finan ka soo baxa maqaarka, inkasta aya tani tahay mid nadir ah. Waxa kale oo suurta gala in ruuxu kaga jawaab celiyo cadanyo ba’an oo dareenka kicinaya waxa loogu yeedhaa Anaphylaxis. Dareen-celintu waxay noqon kartaa mid nafta halis galisa waxaana loo yaqaana xasaasiyada shooga ama kugu soo boodaysa si baraad la’aan ah. Maadooyinka sababi kara xasaasiyadda lama filaanka waxa ka mida, Lawska, yicib, kalluunka iyo caanaha, sidoo kale waxa saamayn xasaasiyadeed keeni kara waa cayayaanka sida shinida iwm. Hadii aad hubto inaad leedahay xasaasiyad waxa muhiima inaad dhakhtarkaaga la yeelato kulan kana doodaan qaabka aad uga hortagayso xasaasiyada. Calaamadaha Marka koowaad qofka waxa uu ka dareemayaa kabuubyo taagan dibnaha iyo carrabka, ama wajiga oo casaada. Waxaanad sidoo kale yeelan kartaa cuncun, cuncunkaas oo ka bilaabmaya dhakada kadibna ku fidaya wajiga, sanka yo carrabka. Hadii aanad helin daawo si dhakhso ah xaaladaada way sii xumaan, waxana ku haleelaya tusaale ahaan arrimahan. Dibnaha, Carrabka iyo cunaha oo ku barara Cuncun iyo finan jidhka ah Xanuun caloosha, shuban iyo matag Qufac, neefta oo ku qabata iyo hadalka oo ku dhiba Madax wareer iyo itaal darni Daaweynta: Fadlan hadii aad doneyso in aad ka taqlusto gabi ahan cudurka nagala so xidhiidh #WhatsAppka+252 61 7523663
@mulkiabdi4514 Жыл бұрын
Subxaanalaah dulmiga wax fcn mahan alaaha ka cafiyo
@malyuuncilmi7106 Жыл бұрын
Allah cafiyo Allah nagamadhigo kuwa dadka qiyamo onelaqayamo dadbadan oo xasid ayaa iska jiro
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Allha cafiyo shukrn
@osmaneeyofficial Жыл бұрын
Subxaanalaah
@haleemahaje461 Жыл бұрын
W c s yaa sheikh
@mariampark7178 Жыл бұрын
Allah akba
@gudoonmaxamed9420 Жыл бұрын
سبحان الله 😥😥😢😢
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Aniga waxan dhihilahaa inleska cafiyo asagane allah hacaafiyo
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Amen 🙏 Yaa Rab
@mariampark7178 Жыл бұрын
Subhanalah
@barninoor7187 Жыл бұрын
الصوت ولالو الصووووت
@shemsoomer4976 Жыл бұрын
Subaxaan allah
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Allah caafiyo
@hawofarah7392 Жыл бұрын
Allah cafiyo
@maammeee4 ай бұрын
Sh ahmed qisadan sanad baa kasoo wareegtay , ninkii qisadaan qabsatay ma noolyahay mise , mase lacafiyay oo ninkii dulmigaan ugaystay ma cafiyay , plz update igasii. Si aan ugu cibro qaadano
Allow shydaanks Shartisa naga hay. Dumarka iyagana qaarkood Zowjkooda ayey Zowj kale ku kor Amaanaan mana fcna in Ninkaga xalaal kugu qabo ad ku tirahdo hebel ma gaadhid wuu kaa wanagsanyahay iyo heblaayo gaarigeda iyo hurigeeda eeg inaad ku haydo. Ku qanac waxa uu Eebe kuu calfay.
@hawraamosses4389 Жыл бұрын
Waxaa rabey su aal igu taagan inad iiga jawaabto salada Hadi layga hor aqiimo miyaan iska dhaafayaa sunihii Ka horeyey dumarban ahey gurigan kutagaynaa jamac lama tukanaye bal iga jahil Saar jazaakalah khayr
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Walee danbi weyn ayuu galey kaaga daranee nin la tashanaayo ayuu khayaanay mideeda kale ninkan deriska muxuu ka aarsadaa waxba uma dhiminee naagtiisuu u fiicnaa, sheydaanka ayaa tusay,
@dhaymanabdi5268 Жыл бұрын
Wanka xumahy wxa ku dhacy dulmi illh iska xarime wale ma sahlano alla u fudedyo inu helo urajena shikh adna alla ku xifdiyo
Muxuu aarsanaa ninku wax uma dhimin naagtiisa unbaa Ninka islaameed oo dariska u amaantay labo mid ayaa ufurneyd inuu naagtiisa dhaho anigu sidaan ayaan ahay ama igu qaado ama iga tasho ama uu wixii xaaskiisa ka rabto uu fuliyo laakiin inuu dulmiyo dariska waa laga wanaagsan yahay maanta arrintiisa halkaan ma gaarteen waa bahal caqli aan meesha ku hayn
@siham3325 Жыл бұрын
Ninkaasu hadu cafiyo waa nin aad u wanaagsanba bari danbe lagayaaba inu cafiyo lakin wax sahlan maaha, lakin maalin walba dad ayaa dad is qaba si yar isugu dira sida ay U weydinayaan suaalo ah ninki maanu guriga kaa ra rayn ninkaagu biil wacan maanu ku siin bla bla