Ninka Her Waqooyi ugu Caqliga badan Jamac Shabeel iyo falanqaynta Jamac Galad

  Рет қаралды 24,803

Wardheer Media Tv

Wardheer Media Tv

Күн бұрын

★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

Пікірлер: 59
@angel67ball51
@angel67ball51 Жыл бұрын
Jaamac galad 😂😂 waan ka helaan falaqayntiisa waa nin runta si kaftan ah u dhiiba ku lis adeer ku habee geesi❤❤❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Жыл бұрын
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@Amina-o4y
@Amina-o4y Жыл бұрын
Jamac galad you are truly amazing journalist who is Realistic and funny ❤❤❤❤❤
@fadumoali7300
@fadumoali7300 Жыл бұрын
Keep going
@nasserpokie
@nasserpokie Жыл бұрын
Jaamac Gallad Weriye/Fallanqeeye waxgal ah oo aad ugu Dhuun daloola Siyaasada Somalida
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 Жыл бұрын
Niyaw tvga waan ubahnaa khasatan jamac xageen idinka helaa
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Jaamac galad salan sare.
@BileAxmedNuur
@BileAxmedNuur Жыл бұрын
Dagaal nabad ayaa ka roon
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 Жыл бұрын
Jamac shabeel waa ninka ugu caqaliga badan idoor
@hamzequmane7587
@hamzequmane7587 Жыл бұрын
Was shan barmnaamuj
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk jaamac galad❤❤❤ from buubodle
@mahamedmahamuud9031
@mahamedmahamuud9031 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@maxamaddigaale73
@maxamaddigaale73 Жыл бұрын
Jaamac shabeel ❤waa caaqil ninkaasi waa ninka ugu caqliga iyo garashada badan
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Soomaaliya haa nolaato dabadhilif haa dhinta
@jamamuhumed7952
@jamamuhumed7952 Жыл бұрын
❤️❤️💙
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
waa nin rag ah Mr shabeel .
@xalimomahamed7713
@xalimomahamed7713 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@angel67ball51
@angel67ball51 Жыл бұрын
Jaamac shabeel waa nin caqli badan yaa noogu badala faratoon iyo ina koore
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 Жыл бұрын
Jamac galad❤
@damajalebunge-uy3eq
@damajalebunge-uy3eq Жыл бұрын
Asc jamac iyo bare iyo Daman sstv wa ithin salami runnta lakamaresto
@ahmedgure4265
@ahmedgure4265 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ no joking that people lol but Hunter not joking
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
Wa Habarjeclo
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
jaamac shabeel habar jeco maaha waa nin garxajis ah oo ciidagale ah.
@mahamedmahamuud9031
@mahamedmahamuud9031 Жыл бұрын
Jamac ❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@jamamuhumed7952
@jamamuhumed7952 Жыл бұрын
Kadaa 😂
@mimihawthorne
@mimihawthorne Жыл бұрын
Waa xaqiiq in haday dad guryahooda joogo ku duulaan way ku jabi waana ehelunaar. Ilaahay dulmiga waa xaaraantimeeyay dadkana wuu ka xaaraan timeeyay qofkii qof dulmana wuu jabi.muuse haduu caqli leeyahay intaa Haku joojiyo dagaalka nabadna Haku baaqo oo darisnimo hala isku tixgaliyo. Dadka caruurtooda uu muuse naarta ku shubayana ha ceshteen haday ka naxayaan.!
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 Жыл бұрын
Kheyriyada diyaarad ayaa saaran gudaha hargeisa Hadane Burco 25 Agoust ayaa Taalo laga dhisaayaa
@Ali-rk2yp
@Ali-rk2yp Жыл бұрын
DHULBAHANTOOW bal kabtan ayuub iyo jamac galad midkee darawishta waxtaray ??? Midkee khaatumo iyo ssc danteeda taabta ? .guri majeerteen iyo mid absame midkeed ku ladaan ?? Illaahay wixii yaqaanaa haka jawaabaan ? .wixii kale iska butuluqsada walaalayaal !!!
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Жыл бұрын
Hooyadaa ha guursadee u gee waa Aderrkaaye,Awalba Horgalbaad ahayd.
@somnewnews
@somnewnews Жыл бұрын
Jaamac iidoor ma fahmi karaan waxa aad ka hadleyso iyo waxa shabeel uu ka hadlay intuba luqada jamaahiirta unbay fahmi karaan
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 Жыл бұрын
Jamac galad SALAAN QIIMA BADAN AUAAN KU SALAAMAAYA SXB WALHI FUNNY AA TAHAY SXB QAALI
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ l love these guys
@aminaomer6330
@aminaomer6330 Жыл бұрын
Cagdheer caqligu cagaha ayuu kaa soogala nin cadhasan baad moodaysaa inuu kulajiro doofaar baatahay
@ahmedjirde6793
@ahmedjirde6793 Жыл бұрын
War waxba ma sheegaysan ummada brobagaandhaha iyo beenta joojiya. Shabeelna siyaasina ma ah aqoon siyaasad malaha
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 Жыл бұрын
Wariya jamac goormad ka hadli donta cidamadii somaliyaad oo allshabab xasuqday
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 11 ай бұрын
Dadka u adoon noqta daarodka ma waxu noqoonaaya macnaahii dadka kiisa u aqli badaan ?waaba cajibe ariinkaasiiy . Oo toolow faqaash diigu marka maxu isna noqoonaaya?????
@khadarawil5512
@khadarawil5512 Жыл бұрын
Cawa ninki jamac inuu walanyahay cawa ogaadey markuu ku dhartay goojacade hargaysa laga difacaa waxasu wuxu ku waramayo dhageysta mise cid waalan ayuu u waramaa
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 Жыл бұрын
Waa run goojacade markii hubka dhigista lagu sameeyay ciidankii see maxaabiis laga wada dhigay hambadii baxsatay ee firxadka ahaa OOG markii lagusoo xareeyay garaadada ayaa iyavoo baacsanaya joojiyay ciidanka ee dhulbahante burco ayuu ku socday haye caqligaaga ka shaqaysii burco iyo hargaysa maxay isku jiraan hhhhhhhhhhh ciyaal ayaad tahay ayaan filayaa huwan wax hor istaagi kara ma jirto ilaahay iyo garaadada unbaa celin kara
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Guusha reer ssc waa guusha soomaaliya hambalyo
@omargaabowafrah3612
@omargaabowafrah3612 Жыл бұрын
Warbahinta waxa laga Raba in ay dhexdhexaad noqoto kana shaqeyso nabada tankale dhulmahante iyo isaaq Masina awoodna ma Sina ee darood Uma Kala heran iyaguna way kala qabsan yihiin runtuna wa taas
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 Жыл бұрын
Dulmigaa nakala qaybiyey alxmdulah In illahay swt awoodihiisa na tusay
@cabdulwarsame1962
@cabdulwarsame1962 Жыл бұрын
jaamac roodh maamka waxaad kaga dayataa siyasiinta somaliland soyasibfaysal cali waraabe
@mohamedgani5832
@mohamedgani5832 Жыл бұрын
Ttguj
@gaashaamotv
@gaashaamotv Жыл бұрын
Runtu fanto maaha
@yusuufhure6504
@yusuufhure6504 Жыл бұрын
Xanuun xanun dhalay
@maktireali-rf3fn
@maktireali-rf3fn Жыл бұрын
Ar runtii ragga dhulmahantii walhi laga adkaan maayo waxwalba oo ay samayso somaliland sababtuma habka ay uhadlayan waxa caawinaya ee siiinayaba guusha wa hadalkooga wanaagsan waa haldal xaq ah xaqa qofka ku Hadlo lagama adkaan karo iga qora aniga
@AxmedJuneen-ce7kj
@AxmedJuneen-ce7kj Жыл бұрын
Iidoor iimaankaa laydinka qaadaye dhuldad helimaysaan
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Жыл бұрын
Hooyadaa miyaa siisey caqliga iyo faqashtii cagdheertii kudhashey u sheeg.
@AxmedJuneen-ce7kj
@AxmedJuneen-ce7kj Жыл бұрын
Somaliland been ayay Aaminsantahay ?
@getdonegetdone3872
@getdonegetdone3872 Жыл бұрын
Xeerinta joojiya seef ta galka ka la baxa isaaq iyo hawiye iyo jabuuti baa nagu soo duiley Ogaden ka kaca Daarood nasab ah hadaa tahiin ama raaca hawiye it’s that simple
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Жыл бұрын
Cagdheer Awalaba caqligaa ku foorarry,waadigii wabiga sonkorta ku shubey caqligii ayaad eadataa.
@getdonegetdone3872
@getdonegetdone3872 Жыл бұрын
Ogaden joojiya shisheeye kal kal kaa wadiin Is ad keeya Gagaal aan loo kala harin baa Daarood lagu soo qaadey wax kale ma aha qeeraadkeenii waa lagu soo duuley urur Samaale, qowlaysatada muqdishisho ee Xasan hogaamiyo iyo Beesha argagixisada isaaq ee SL most wey ka si man yahiin hoos tana waxey kala heshiiyey sad ogtihiin Ahmed Madoobe dictator Jubaland fadhiya iyo Hamze barre oo horgal la u ah marka either you with us or them it’s that simple wake up guys Daarood iyo Harti waa lagu soo duuley guu laan cad oo qaawan bey ilaa ha wadaan Isciil dictator Geele jabuuti Xasan iyo muuse ayagoo shisheeye u adeegaaya
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Жыл бұрын
doqonkii ogaadeen ahaa doolo lga qaadye loo diid danood iyo haduu dagi lahaa ciid
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Жыл бұрын
goud xasan aden Doqo kii idoor gooje cade laga qad Doqo ki idoor sool iyo lascanood laga qad haduu wayo degi jirey .jab ito halag baz ka raacey idoor fanbadne
@fardowsalijama7724
@fardowsalijama7724 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 50 МЛН
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,4 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 50 МЛН