Ninkaaga Sidee Raaliye Uga Dhigan Kartaa? Sir Muhiim Ah ugaar ah Dumarka

  Рет қаралды 122,590

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

Күн бұрын

Ninkaada wuxu jecelyahay suubi. Qayladana jooji. Adiga u muuji jaceylka
Muxuu ninkaygu iga rabaa?. Maxaan sameeyaa si uu iiga raalli noqdo?. Ma wuxu doonayaa inan ahay qof diinta taqaan oo ku dhaqanta, mise inaan u lebbisto sida gabdhaha gaabsiga loogu tago?. Ma wuxuu doonayaa inaan lebbisto dhar jirkeyga inta ka bannaani ka badantahay inta ka daboolan, mise wuxu rabaa inaan qaato Jilbaab iyo Niqaab?. Ma wuxu doonayaa inaan ahaado qof furfuran oo dadka dhex gasha, mise qof xirxiran oo isaga uun meel ugu xiran?. Ma wuxu doonayaa inaan ahay gabar la koolkooliyey, horteeda loo daayey bad shirtaana aanay jirin, mise inaan ahay qof waayeel ah, deggan, sida hooyadiis u caqli badan?.
Muddo markii la’iqabay waxaan billaabay inaan isweydiiyo su’aalo kuwii hore ka duwan:
Muxuu ninkeygu isaga kay indhatiraa, dumar kalena u dhugtaa laga yaabo inaan anigu wax badan qurux dhaamo?. Muxuu u kari la’yahay inuu ila fariisto ama meelna ii raaco?. Muxuu waxaan sameeyo wax uga sheegaa, isagoon isaguba naftiisa la xisaabtameyn tiisuna mar waliba la qumantahay?. Kolkaan caadada ka dhaqdo oo uu dhowr habeen ila baashaalo, muxuu iiga xiisa dhacaa?. Inkastoon cuntada ugu fiican u kariyo, guriga nadaafaddiisa ku dadaalo, dharka si yaab leh ugu dhaqo, haddana iima soo jeedo oo wuu igasii jeedaaye maxaa dhacay?

Пікірлер: 158
@axmedmaxamad3814
@axmedmaxamad3814 7 жыл бұрын
illahow mid raaliya ii sahal,, dumarkeena illaah ha barakeeyo
@xaajimaxamed8382
@xaajimaxamed8382 3 жыл бұрын
Ccc9c9c8cgxx8c99c08c98cc98c8c7
@abdiqanisalad9253
@abdiqanisalad9253 2 жыл бұрын
Masha allah runtii qof wanaagsan ayaa tahay, Qofkii nasiib leh ayaa hela Lamaane Naxariis badan aadna u fahmo youtube hadii aad leedahay fadlan ii ogoloow inaa ogaadyo muqaladada waxaay u qalmaan in ladaawado.
@suleimansantur248
@suleimansantur248 3 жыл бұрын
MaashaAllah!!! May you live long to guide our sister's in islam.....🙏🙏🙏🙏🙏
@abshirali313
@abshirali313 Жыл бұрын
Thanks ustaadah
@mohamedahmedq6709
@mohamedahmedq6709 11 ай бұрын
Mashaa Allah walaal hooyo waayo arag qalbi wanaagsan ayaad tahay runtii 100% waad asiibtay dhamaan warkaada waan wada dhageeystay. MAHADSANID
@muhyadinaxmed4773
@muhyadinaxmed4773 8 жыл бұрын
mashaa Allah WL .Aniga iyo xaaskaygu aad ayan kuu dhagaysanaa.xageen Kala soo xidhiidhnaa,waayo xaaskaygad isku dhaqan tihiin
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+Muhyadin Axmed mahadsanid walaal
@LiibanBoy-uv5zy
@LiibanBoy-uv5zy Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@xawajamac7411
@xawajamac7411 8 жыл бұрын
masha allaah shukrn gabadhan khayr allaaha siyo runti ahanti wax wanagsan oo ku dayasho mudan insha allaah sida iyo ka wanagsan wan rajayna inaan seyga uso dhaweyo alloow ixafiid aamiin xajiga
@Maryan_idil
@Maryan_idil 5 ай бұрын
Abayo yasmiin thank you. Nin wanagsan sida lagu helaa adag Alle amuuraha hainoo saqiro
@marynaxmad927
@marynaxmad927 2 жыл бұрын
Maaamo aaad aaan kuu jeclaaday wali la ima guursano lkn insha allah wa sameedoonaaa iiinooloow maamiii 💘💘😘😘
@soomaliyahanolaatohaaisraa8617
@soomaliyahanolaatohaaisraa8617 8 жыл бұрын
masha Allah abaayo jazakilaah qeer
@xanaanxassan4469
@xanaanxassan4469 8 жыл бұрын
masha allaah mahadsanid abayo yaasmiin oo kalle allah hanoo badiyo wlh haben saqdhexe xataa waa uduceeyay masha allah
@abshirali313
@abshirali313 2 жыл бұрын
Thanks
@axmedwali8785
@axmedwali8785 4 жыл бұрын
Wallhi been mhnninwalbo geedkoo beerto mirihiisa gurtaa 💕💕💓💓💝💑 love you mama
@aaminaayan7125
@aaminaayan7125 7 жыл бұрын
mashaa allaah alle ha ku xiftiyo wll qaali dumar
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 8 жыл бұрын
masha alaah waxbadan ayaa ka faiday thanks Habo macanto ilaah qer ha ku siyo adunyo iyo aqiro shukran
@xamdidayax8624
@xamdidayax8624 2 жыл бұрын
Ok
@suhasuha4537
@suhasuha4537 8 жыл бұрын
maasha Allah yasmin walal aad baa u mahadsan tahay.
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+Suha Suha mahadsanid walaal
@sultaanmoha3809
@sultaanmoha3809 5 жыл бұрын
Maashaa allaah raaliyo ayaad tahay abaayo ee janatul firdows ilaaheey hakugu abaal mariyo
@FarhiyamuhumedAbdullahi
@FarhiyamuhumedAbdullahi Жыл бұрын
Masha Allah' abyo wn kahely runti Allha ku brkeyo
@phatmaolad3830
@phatmaolad3830 7 жыл бұрын
Am loving her expression ❤️❤️❤️
@safiamohamed7026
@safiamohamed7026 8 жыл бұрын
masha Allah ilahy ha naga dhigo kuwii soo jiita ragooda wallo Yasmin thanks a lot
@valodo9859
@valodo9859 7 жыл бұрын
manshalah alahhaku barakeyo
@fatimaabdi8626
@fatimaabdi8626 8 жыл бұрын
masha allah masha allah yaska wax runta ka hadashay igu hale midaa sidaa iyo si ka fcn inaa ula dhaqmo inshallaha allah no ka daayo yaska
@farhanhersi5718
@farhanhersi5718 7 жыл бұрын
mashaallaah abaayo jazakallahu qeyr
@idiilsalad6585
@idiilsalad6585 8 жыл бұрын
www masha allah inoolow habar yar yaska love you so much Reay
@arkanfarahhassan2222
@arkanfarahhassan2222 8 жыл бұрын
Mahadsanit abayo mcn jazakalah
@naxwaahmed7521
@naxwaahmed7521 8 жыл бұрын
mashaallah mahadsanidiin
@aishushainush4654
@aishushainush4654 2 жыл бұрын
May Allah bless you habibti
@h.i.w5669
@h.i.w5669 Жыл бұрын
. Mashaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢😢😢😢
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Жыл бұрын
Mashallah mama ❤❤❤
@haniabdilahi7133
@haniabdilahi7133 Жыл бұрын
Ma.❤ yasmiin alleH Haku barakeyo wll
@umusacad4914
@umusacad4914 7 жыл бұрын
masha allha wllo hadalba kamad tagin ee wad dhamasay walee alle hanokadayo amin
@xaalcumer1131
@xaalcumer1131 8 жыл бұрын
mahadsanid
@dissalimalim9740
@dissalimalim9740 8 жыл бұрын
جزيتم خيرا
@fardowsobariise8938
@fardowsobariise8938 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@dalmar004
@dalmar004 7 жыл бұрын
Masha allah mama u are teacher of the lady's
@amirajirde3161
@amirajirde3161 4 жыл бұрын
Masha allaah shukran I like it
@yusraahmed2488
@yusraahmed2488 8 жыл бұрын
thanks yaska cadeey
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 5 жыл бұрын
Dumarku haday saas u wada fakarayyaan mar hore ayaanba gursan laha ananba ka firsan mansha Allah
@shabeelowshabeel9242
@shabeelowshabeel9242 8 жыл бұрын
mashalah abayo
@sucaadmohamed6978
@sucaadmohamed6978 Жыл бұрын
Aniga nasiibkaygu ma fcna waayo nin adag ayaa igu soo hagaagay kaliya dantiisa ayuu ka fikiraa wakhtina maba ka helo sidas ay tahay ma isku mashquuliyoq maskaxdayda ayaa dagsadaa hawo caafimad leh ayaanan qaataa istareskna waan iska ilaaliyaa
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 3 ай бұрын
Udyceey o ilaaheey kabri inu kutosyo insha Allah
@xamdawayel3738
@xamdawayel3738 7 жыл бұрын
masha allah walaal yasmiin jazakallah
@umlove2157
@umlove2157 8 жыл бұрын
mansha allaaah aad ayaad umhadsanthy abaayo
@qurxintadumarkaqurxintahah4841
@qurxintadumarkaqurxintahah4841 7 жыл бұрын
thank you so much
@AhmedAli-nb1mi
@AhmedAli-nb1mi 4 жыл бұрын
Masha allah
@umuyusuf6662
@umuyusuf6662 7 жыл бұрын
maasha Allah maasha Allah jazakalahu khayr abaayo mcnto
@shamsomohames4762
@shamsomohames4762 4 жыл бұрын
Tnx hooyo
@naimabarre2035
@naimabarre2035 8 жыл бұрын
jizakalah kher abayo
@RidwaanYaasin
@RidwaanYaasin 7 жыл бұрын
mansha allh waruuntaa abyo
@kafiitahassan6996
@kafiitahassan6996 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo jasakallah
@umalymohamed5184
@umalymohamed5184 7 жыл бұрын
shukran mashalah aunti
@dalmar004
@dalmar004 7 жыл бұрын
Yasmin aniga wali hoyo manoqon walina maan guursan waxa aan kutashada afarta dumarka eraga Lobaneyey inan buuxin karo kartidasna dumarka waykujirta lakin ficilo xun ayey aminsan yihin waxa kamida haday inay tusto jacaylka ay uqabto hadi aytusto inuu kukibrayo marka dumarka somali waxa iska saran dumar fican ayey noqon karan
@fardowsobariise8938
@fardowsobariise8938 4 жыл бұрын
Maasha Allaah
@hayatabdillahi7760
@hayatabdillahi7760 7 жыл бұрын
ja zakallahu kheir abayo yasmin
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 жыл бұрын
Maaaash allh
@deeqomohadirir2821
@deeqomohadirir2821 4 жыл бұрын
Momo yasmin waxaan kaa codsan lahaa ninkayga qurboha ayuu ku nool yhy ana soomaliya marka sidee ayaan ku kasban karaa qalbigiisa
@shacni1
@shacni1 8 жыл бұрын
masha'allaah sis thank you for the unique advice keep it up👍👍
@rahmaali1489
@rahmaali1489 8 жыл бұрын
Masha allh wlashen sificn ad nofahnsisay runtii
@siriinsaid4899
@siriinsaid4899 8 жыл бұрын
love you so much habo Yasmin 😘😙 wlhii there's no single a word in the dictionary that can fully describe how much that I love you ❤ Truly you are my role model....
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+Siriin Said mahadsanid walaal
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 8 жыл бұрын
masha allaah abaayo waxaan kafaa iidnay wax badan oo wanaag ah jesakumu llaaah qeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 3 жыл бұрын
Masha ALLAH good clip
@prettymuslimah924
@prettymuslimah924 3 жыл бұрын
Hbo yaasmiin......🌼❤
@queenmina8593
@queenmina8593 7 жыл бұрын
Shukran xabibty
@ubax1438
@ubax1438 7 жыл бұрын
abaayo macn waa mahdsanthy qaali saanol talineysid allaah haku xafido walsheey
@casiisahassan5282
@casiisahassan5282 7 жыл бұрын
Thank you so much in bdn waa talo wanksan insha Allah Allah ku xafida adiga iyo caruutadaba walasheya qalida ah
@faysaleymaxamedacs6832
@faysaleymaxamedacs6832 6 жыл бұрын
ubax 143 kkkkkkkkkkkkkkkk
@abshirali313
@abshirali313 9 ай бұрын
Waa talo wanaagsan
@suleimansantur248
@suleimansantur248 3 жыл бұрын
You have commented exactly about the kind of experiences that I have gone through.... what I coincidence 🤔 😅 😕 😌 😂
@intizamsalad7349
@intizamsalad7349 8 жыл бұрын
masha aalh aad ayan kugu faraxsanahay adiga iyo familigaga lkn habo nimanka qaar mafahmayan xaaskoda wanagwalbo hada usameesid kuma mahad celinayo
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+intizam salad mahadsanid walaal
@abdivessel4876
@abdivessel4876 8 жыл бұрын
abayo. macany ninkayga wan ka hinaasaysanay naago ayu la sheekayista macanto qali wan ku arkay dumarka mobile kiisa gurigayga iyo ninkaygaba wan jclhy mcnto maxa igula talin lahayid jasakallahu khayir macanto
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 жыл бұрын
kala hadal inaadan waxaas uu sameeynaayo inaadan jecleesan insha Allah wuu is badali doonaa
@fardoowsaismaciil4540
@fardoowsaismaciil4540 7 жыл бұрын
y
@queenamran6727
@queenamran6727 6 жыл бұрын
Abayo jasakala kheiyr
@mufazahassan9356
@mufazahassan9356 7 жыл бұрын
alle jannada hkugeeyo.
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
maasha allaah dumarka soomaalidu ma qaadanayaan waaye su aasha taagani
@xaawoluul2663
@xaawoluul2663 4 жыл бұрын
Thanks🙏🙇 mom 💥🌹
@amalqurux1185
@amalqurux1185 7 жыл бұрын
Mansha allah wlo
@abdulaziz-yx8sk
@abdulaziz-yx8sk 8 жыл бұрын
masha allaah abaayo macaaneey wllhi waa u bahanahy gabdho saas wx noogu sheego hadaan hooyooyin nahay
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+abdul aziz mahadsanid walaal
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+nasro ugas mahadsanid walaal
@xawajamac7411
@xawajamac7411 8 жыл бұрын
Abdul aziz allaaha ku sahlo gabadhano kale masha allaah
@iqrosuufi4796
@iqrosuufi4796 8 жыл бұрын
abaayo yaasmiin talkada rabaa qali ma hili karaa
@balkismohamed9867
@balkismohamed9867 7 жыл бұрын
waw very nice ppl
@ahmed22yusuf89
@ahmed22yusuf89 7 жыл бұрын
ASC mama yasmin wan ku salamay waxan raba ina iga cawisid arin wil aya xirir inaga dhaxeyey wilka isku mel ayan isla jogi jirnay kadib asaga aya baxay wadankale aya aday kadib waxan ku arkay isbadalo an hore ugu aqonin markan way diyana wuxu ileyahay side ayan ku ahay mana i ahan aniga dhan wal wal aya ila so gud bonaday maxan sameya mama plz iga cawi
@abdallehd3658
@abdallehd3658 8 жыл бұрын
masha allh aadbaad xaqiqda u taabatay lkn suaal sidee xaskyga aan u hanan karaa saacad kayar 5daqiiqo ama haday biyahaygu ay degdeg bdayihin sideen dib ugu aadin karaa wyo way iga xanaaqi
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+cecs huzni mahadsanid walaal
@saamiyaismail1925
@saamiyaismail1925 8 жыл бұрын
maanshlaah abaayo waa talo fcn runtaad taabatay walee
@abubalad8597
@abubalad8597 8 жыл бұрын
masha allah
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+saamiya ismail mahadsanid walaal
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+abu balad mahadsanid walaal
@shukrihoney681
@shukrihoney681 7 жыл бұрын
masha allah abaayo
@gaandicali4107
@gaandicali4107 8 жыл бұрын
mashaaa allaah
@maayalucky1793
@maayalucky1793 7 жыл бұрын
mnzh allh
@umamuctazem162
@umamuctazem162 3 жыл бұрын
Nin naaag ka horeysay leh lama sooojiiidan karo,isqurxi waxwalbo samey beby ku haaay ana isbiila dheh jugjug mesha joog,naagtiiisa weynaa ucad katasho ama sidada niicda ugu haay le waye abaayo nin naag leh Ani iweydi ki an naag hore laheyn ma aqaaani hada furina suga waxana radsana nin cusub on naag laheyn😪
@gaaboow2018
@gaaboow2018 3 жыл бұрын
Mxaa koow kuugeeyay abayo adooo igaxumaaan abayo sabar
@marynaxmad927
@marynaxmad927 2 жыл бұрын
Ilahaa baneeye waana calaf maaha kan naagtaleh bas Inoo xumanaa midwalbaa xumaakaro
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
@@marynaxmad927 ilaah maxow baneeyay in gabadhu is biisho
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
wadadaan allaha barakeeyee shaqo wey qabatay lkn gabdhaha soomaaliyeed uma muuqdaan kuwo aqbalaya waanadaas allaha garansiiyo
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@mummyismylife9200
@mummyismylife9200 5 жыл бұрын
Just videoga ma dawan nina yu wiligi rali noqon
@FarhiyamuhumedAbdullahi
@FarhiyamuhumedAbdullahi Жыл бұрын
Asc
@MariaAbdifitax
@MariaAbdifitax Жыл бұрын
M.a 🥰🥰
@ruun123ahmed4
@ruun123ahmed4 8 жыл бұрын
abaayo yasmin talo fcn waaye ee facebook kaga iisoo qor inaad ila taliso aan rabaa
@iszanio8691
@iszanio8691 6 жыл бұрын
OK qaliiii
@shukrisomli2313
@shukrisomli2313 4 жыл бұрын
Ad ayaa umahadsantay abayo yasmin ilo💘 ve 💙you😚😍
@bahjoaxmed2447
@bahjoaxmed2447 8 жыл бұрын
abayo yasimiin illahay hakudhowro
@asilijubileeadan6142
@asilijubileeadan6142 8 жыл бұрын
masha allah yasmin xaas wanagsan gabdhaha somaliyeed siidas camal iney wax ufahman ayan urajeynaaya
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+Bahjo Axmed mahadsanid walaal
@princesschocolatiina4654
@princesschocolatiina4654 7 жыл бұрын
Masha allaah abaayo yaasmiin
@maymunmahdi8474
@maymunmahdi8474 8 жыл бұрын
abyo ilahay ajar hakaa siiyo
@naimanuur8172
@naimanuur8172 8 жыл бұрын
Maymun Mahdi
@AMRANSHEKH-zo3ds
@AMRANSHEKH-zo3ds 4 ай бұрын
M. A
@saamiyaismail1925
@saamiyaismail1925 8 жыл бұрын
l love u yaasmiin wlhi
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+saamiya ismail mahadsanid walaal
@khamisayussuf1960
@khamisayussuf1960 7 жыл бұрын
asc abayo Tell kaaga ubaahanahay
@nasrimohamed9489
@nasrimohamed9489 8 жыл бұрын
I love abayo mcnto Yasmin nolow
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+nasri Mohamed mahadsanid walaal
@ahmedabdirisak4550
@ahmedabdirisak4550 8 жыл бұрын
subxaana laah waxaad tahay walaal ka masuul ah gabdhaha soomaaliyeed sida wanaagsan ee aad utusaaleysay ./waxaan kugu darsan lahaa 1990 ilaa 2016 waxaa nagu socda gun nimo dalkeenii ku dhacday. waxaan wadnaa inaan iclaamino in raga soomaalida eg guurka ubadin lahaayeen si aan dalka dad ugu helno adigana hadalkaaga suuban noogu kaalmee .HAdaan mowduuca ka baxay waa argtideeyda MAHADSANID
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 Жыл бұрын
Asc abayo wan kusal
@sumeyacadhar8298
@sumeyacadhar8298 3 жыл бұрын
M.a
@bilanadan4981
@bilanadan4981 6 жыл бұрын
Sax hooyo
@prettylady2257
@prettylady2257 8 жыл бұрын
xabad yaro farida tahay
@aminaadan5779
@aminaadan5779 8 жыл бұрын
as waakaxumahay waa kucayaartay kaljarki
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 8 жыл бұрын
+Amina Adan mahadsanid walaal
@naimanalka6414
@naimanalka6414 7 жыл бұрын
yaasmiin shugra qaali wax badan ayaan kaa faa idaaa
Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?
29:47
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 647 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 49 М.
10 Shay oo Ninkaaga aad Ku Kasban Karto iyo 5 Shay oo kaa Cayrinaya.
10:26
SIR  NINKAAGU KUGU JECLANAYO   OO UU KU DABA ORDI DOONO
33:26
mama soomaali
Рет қаралды 110 М.
Codkaada Marku maqlo Sidee oga Dhigi karta mid kala Daata Qabkan ku toosi
24:42
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 165 М.
#farxiyotawakal MINYARADII AYAAN KU DIRAY MINWEYNTA YAABKA ADDUUNKA🙈
28:25