Walaahi wad duqedene dhaqso gursada nin wuubuxaa bismilaahi
@fartun95038 күн бұрын
Farta wa Qurleey❤
@lulafarah20388 күн бұрын
Asc hada meygaan ma markii ninka ayka soo laabteen? Miya ala ninkii Africa ayuu yiri waan adaa idinka tag ee stress ka joojiya film kii wuxuu u waregey qeybtii Africa.
@NouradinHassan-g1lКүн бұрын
Ma kaftanbaa
@daganabdulahi75889 күн бұрын
Hada ma bislaa isku caayeysaan wacadala dumarkii waa jabeen nayaaya labadiinaba waad qurux badantihiine bal isdaaya
@ugasomire51906 күн бұрын
Masha allah gabadha xijaaban iska celi naagta tiibishada qabta
Yaa rabi, kii English budh bey si fiican ula dhacdey salmo!😂😂😂😂😂
@NouradinHassan-g1lКүн бұрын
Faarax bisle ayaa buuqaba keeney .
@munaahmed4895 күн бұрын
😂😂😂😂😅😅😅
@ugasomire51906 күн бұрын
Jaahilad
@fadumo21998 күн бұрын
May kala roonaadan oo mid iska aamusta ogaal ma jiro miyaa???
@nadiraabdi6878 күн бұрын
Salmo maseyr ayey u dhiman rabtaa waana reer baadiyo hadal ma taqaan labadaan gabdhood isku meel xataa masoo istaagi karaan tan kale bisle farta waa ilaalinaayey tan kalena sharafteeda ayey ku ciyaartay ayadaaba ninka ku dhagdhageysay farta tan iney la hadasho maba aheyn waana naag weyn 40 jira acuuthu bilaah mina sheydaani rajiim