Halmid aa ilowden ,koko kolofis inay xidhato ahay hadii kale hadii kale cadanta halaabaysa ,sifcan usamayseen inta kale 10/9
@feysalyuusuf99147 ай бұрын
Inta jecel ❤nabigeena Muhammed scw❤like 👍 saar 🎉❤
@sutmadfilms90807 ай бұрын
Wdgxhggdyfyg❤vvbfuwbkfir❤gjckeitiryh❤hjcvdvf🎉
@AsAs-m8p7 ай бұрын
scw❤
@MariaMahamud-f3s7 ай бұрын
Saw 😢
@JasmiinMisra7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@nimco12917 ай бұрын
Scw scw
@MssFaraxsan20247 ай бұрын
Team ASAD Haigo is muujiya ❤ Asadkeena Mar kle hanaga maqnaanin xalay wan ku tabnay😢 hadanahy Reer Team 27 😢
@Saaalax7 ай бұрын
Sharafey Saas ha dhihin waayo waa bini aadam❤
@nagadmohamedbella46977 ай бұрын
Haa
@MssFaraxsan20247 ай бұрын
@@Saaalax abyo sax wye bani Aaadam wye LKin Ani waan iska jeclahay saas lee hadalkaan u dhahay
@MssFaraxsan20247 ай бұрын
Haa bani Aaadam wye LKin Ani Wallahi waan tabay niyada lee kahadlay marka 😢
@CabdirahmanMaxamed-z6d7 ай бұрын
Sax
@MarcossBc8877 ай бұрын
Hda kabo laan thy like❤😂😂😂
@FalastinOmarahmed7 ай бұрын
Kabo la,an ayan ahy ma igadee kabo
@AsAs-m8p7 ай бұрын
haa😂 wan saray
@GeelJire-ns6tp7 ай бұрын
Gogasha ma kabo lalaso koraa marka😂
@AsAs-dx2yg7 ай бұрын
😂😂😂😂
@AsAs-dx2yg7 ай бұрын
😂😂
@h.makhtal83683 ай бұрын
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة القمر ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Qamar Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
@BarkhadJigjigawi7 ай бұрын
Arosada jilinkeda inta ka heshay like isar😂
@Maymun3157 ай бұрын
Ayada naftirkeeda waaye😂
@alimed71906 ай бұрын
SAMIA
@KhadarAhmed-lc4lx2 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@TEAM_27.457 ай бұрын
Noloshada Ku Raxeyso Salaadana ilaali like Heyga ilowin 😂❤
@RuweydaCabdi-wc2di7 ай бұрын
Sax
@MUSCABWAJI7 ай бұрын
COOCO OO Mqqntq Askqriyqd noqotqy😅😅😅😅
@MUSCABWAJI7 ай бұрын
😅
@umurayyan9827 ай бұрын
Wan kaxumahy aad ban kuu jelaa inad guu laysato xbbt
@foozeyliiban7 ай бұрын
M.abaayo mcn❤
@Thequeen_2377 ай бұрын
Koko jilinkeda wow weka baxsatay qabke wax ubaareysay professional sirdoon cml jilinka weku ficantahy what a talented lady👏🔥
@rumaanaxmadali18107 ай бұрын
No gacmaha gloves ine gashato ahayd
@FaizaSalat-b2r7 ай бұрын
@@rumaanaxmadali1810haa anga xta sidas ayn ku fikiraye❤
@Kafio-said7 ай бұрын
Acting ka koko maxuma top waye lkn kaliya waxa ka dhiman cloves inay kubaartobwaa challenge wa ogahay lkn Midaas soo sari leheed Qeybta barista👍💯🥰🥰
@RobleDubad-qn7rp7 ай бұрын
Ruuxa caruuska dilay wa samiya Sababtuna 1 ruuxa sxbadeyda oo caruusada ah lama ay wadagin in marxuumka ay xirir so wada mareyn 2 arooska doorka ay ka qadaneysay wa mesha ugu fudud ee ay ku fulin karto dhagarteda ayu ahaa wayo kaamira manada waxa ay ay rabtey in ay caruusada ka maanweliso inta ay howsha kale ka qabaneyso 3 wxa su,al ah ma jira ruux cadigiisa noqon kara hadi u qof jeclaa ka dhinto 4 sidey ku ogatye inu dhintay samiya caruuska sababto ah marka ay ku xedaaqeyso caruusada mxa ku dhacy wu dhintay ayey ku ledahy samiyana 5 caruusada ma noqon karto waayo marka uu dhoco wilka waxa ay ku xadaaqeysa in ay saamiya waydiiso wax ku dhacay isheeg bay leedahy tasi wa cadeyn cad in samiya un dilka geeysaty Samiya waxa ay qiyaantey dhaman asaxbteda samia sanado badan bey taqaney wilka kiki 6 bilood bey sheegty halka samiya sheegty in lix bilood kala maqan yihiin halkas falaar ba ka baxdysa reer comment fbi
@anashero79377 ай бұрын
Sorry wll commentiga waqti kaso galay😂
@fitimamohamadnor7 ай бұрын
War arosada disha y sa waxay sanka u marinaysaba sun aha markay labadoda qolkamkunjiren😂
@MomtazismailHussein7 ай бұрын
@@anashero7937haaa wllhi daacadnimada😂
@malyunabdirahman2227 ай бұрын
@@fitimamohamadnor Maha biyaha samiyo wx ugu dartay wey u kala nadashay xita😂😂
Aniga waxaan dhihi lahaa wa Saamiya sababtoo ah cabitaanka wey u kala badeshay cabitaanka ayaa sun ku jirtay yaa iigu raacsan like ta please. Saamiya isn't easy
@HiboAbdiqaadir7 ай бұрын
SAAMIYA WAYE WAANA KUGU RAAC SANAHAY
@AbdirahmanOmar-gu9pk7 ай бұрын
Samia dilaa miyaa
@barwaqomoussa25707 ай бұрын
Wa samiya because she is the one who change the drink 🍺
An kuwada salino xabiibkeyna mohomed salahu caleyhi wasalm❤😊
@AsAs-m8p7 ай бұрын
scw❤
@fitimamohamadnor7 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam❤
@zackmohali94687 ай бұрын
Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ifraaxileys7 ай бұрын
Scw
@Doodaye7 ай бұрын
Scw
@abdiqaniqadar40957 ай бұрын
Flimkan waa uu shidanyey Lkn baadhaha waa inuu uu xidhaa gloveska cad cad ee loogu talagalay in wax loogu baadho mahadsanidiin team 27❤
@ubaxabshir4427 ай бұрын
Isku fikir nhy wayo gacmahaga lma rbn iney tabtan dilaga
@Mimi-123067 ай бұрын
Cabir io taliyena wey ku ficnan lehed
@Iglaan7 ай бұрын
balan iga qaad imad waxa xun oo dhan ka voganaysid 😢 saladana ilaalinaysid🎉😢😊
@wllcazaam83677 ай бұрын
Samiya ayaa dilka geysatay Biyaha ayey u kala badashay😮waxaan is dihi karnaa iney is u gaayen ayada iyo gabadha keentay keega❤❤❤
@mohamedabdi50697 ай бұрын
Assad waanku salamay jiliinka haddaan comment ka bixiyo aroosadda iyo teamka intiisa kale si fican u jileen lakiin kooko. 1, Danbi baadhe siduu soo socday maydhkii taabtay oo badhabkiisa suutka furay bilaa gloves , 2 . Cake ay aroosku cunayeen ayay iska ursatay. 3. Goobta maydku yaalay may isolation kumay samayn si aan cid ugu soo dhawaa. 4 . Labaddii koob ee sharaabka lagu cabbay way iska taabatay koko. Marka ugu horaysay ayay intaas oo qalad gadhay.
@HafsaAbdi-tz9qx7 ай бұрын
😂 point of corrections
@NimciAbiib-kd6jo7 ай бұрын
29:25
@fowziyomaxamed91097 ай бұрын
Kusali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤
@AsAs-m8p7 ай бұрын
scw❤
@BloomFlori7 ай бұрын
Xabiibii muxamed salalaahu salalaahu wa Salam ❤
@micrajabdikarin7 ай бұрын
scw
@BasheLiig7 ай бұрын
Qaabkasaa loo Baahnaa In Loo Duubo fillimkii calaf iyo Caashaq Macal Xaga Sheekada qabka lasameye Intan yar Ee Asad baa magician inta igu raacsan love
@Amran_hajji7 ай бұрын
Waxs film ma ahyn wlhi ixtiraan aan qab qab ixtiramyan ku dawady mahane😂
@najmohussein95737 ай бұрын
Asxabtisa waye asi moxo ugu haben wayay cayda dhiigisa uhuray asad marka filinka san ino iga dhiso ahed madama saxibkis yahay
@Sahra__________9087 ай бұрын
Kamila io kamal qisadoda waa nuuc kale waana marka ugu horesay waana wiil yar cayda asiga io amiiro qoray😂😂 wax fahan asad rag aktaro la dhashay😢@@najmohussein9573
@HodanAhmed-hs1we7 ай бұрын
Anuu maba dawan filimka calaf iyo cashaq
@Qa.707 ай бұрын
Kaas wuxuu ahaa series kana waa game ama short film yar isku howl maha kani waa wax yar markasta waxa yar ayaa qurux badanada sabbto ah energy iyo time baa layskugu daray so caadi iska dhiga somali maryooley wax la isla barbardhigo mesha ma yaalam
@AhmedMuseHussein7 ай бұрын
Imatixanka Dowladda gali rabaa iso duceya 40 qof ducadoda waala aqbala hee 🙏
@ubaxhassan94757 ай бұрын
Allaha ku fududeeyo adiga inta gali rabto guul wacan
@zakariyasharaf40437 ай бұрын
Ilaahay ha kugu guuleyo imtixanka insha allaah guul wacan ❤
@CanabNuur-p5q7 ай бұрын
Gormee wye wll allah ku fududeeyo
@samiira17527 ай бұрын
Ilahey ha ku fududeyo
@Mona-ge1wp7 ай бұрын
Anba waan galyaa wll Ee Ilahy hayno wada fududeeyo dhamnten
@Somaligamer26 ай бұрын
Waxaa dishay samia maadama ay cabitaanka u kala badashay ❤❤❤❤ taasa runta ah❤❤
@nimcomohamed5307 ай бұрын
Best best best weeye kaliya qaybta koko ee danbi baadhista ayay xooga ka dhiman yihiin Sida inay gloves gashato Inay cabirki samayso inta ayna marxumka ka qadin boska inu taliye la socdo kaso waliba noqon kara armaan Sida kle wa top👏🏻
@MomtazismailHussein7 ай бұрын
absolutly hlkeeda dhigty❤
@SumayaSiyad7 ай бұрын
Waw absolutly❤
@IbraahimXuseen-ul5xb7 ай бұрын
Wallyaal waxa lagu jira bisha carafo 10 uga horeeya Please igula saliya xabiibkeena mohamed scw scw ❤❤ like isaar ❤
@ShaadiyaSharaf-m3q7 ай бұрын
Scw❤
@farhiyadk31737 ай бұрын
scw scw scw
@ImanudiinAbdiqadir7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤️❤️❤️
@MaxamedNuur-fb7xl7 ай бұрын
Scw scw scw❤
@RUWEYDOAli-v4b7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Ismacilxasan-f1k7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Muuqaal waa dhaafay kan runtii On Fire wyeH 🔥 lagama sheekeyn karoH wow ✨️😱
@khadradahirali77597 ай бұрын
Walhi dhiiri galin buu leyahay
@zackelmi22027 ай бұрын
Easy waye saamiya waye qofka dilaaga ah sababto ah waxa ey jirtay dhanka cabitaanada waxa ey kala warejisay cabitaanada taas loo cuksan karo iney wax ku darty cabitaanka halka cake kana uusan wax laheyn haduu lahaan lahana waxa dhiman laheyd aroosada, DILAAGA WAA SAAMIYA😂😂😂😂😂
@SmartInvitations-c1k7 ай бұрын
Alla heesta naxariistu waa dhalad markaan maqlo amiiro qurux lee igu soodhacdo ❤❤❤😢😊
@MaryanQuruxsan7 ай бұрын
😢😢 Asad Xalay intaa naga maqnayd Video udhigma Ayaad noosoo Galisay Caawa 🙏 dhibka laga marayna aan dareemi karno THANKS🎉❤
@Mahamedyare-bl6oz7 ай бұрын
Intaa nabegeena ila jecel scw one like❤❤
@ABUUKARHAAJIMOHAMUD7 ай бұрын
SCW❤❤
@danoureyn7 ай бұрын
Scw
@munaxasan31147 ай бұрын
Scw scw
@afuufoowflims11617 ай бұрын
Qeebta labaad fadan mr asad👍👍👍👍
@AbdiQaadir-kj6xf7 ай бұрын
Waar ninkaan waa hagar baxee ha loo hagar baxo walhi assad hajio from 100 kaala soo qaaday waan ku jeclahay 4ever bro ❤
@CaashoCuud-wg3ip7 ай бұрын
12456
@Ubax20207 ай бұрын
Team koko one like😢❤ Inta markey koko argty ay farxdey one like❤😊
@saynabibrahim67097 ай бұрын
Aniga ❤❤
@siciidmuuse59187 ай бұрын
Me❤❤❤❤❤
@Ubax20207 ай бұрын
@@saynabibrahim6709 waaw thank you❤️👸
@Ubax20207 ай бұрын
@@siciidmuuse5918 thank you wll mcne❤️🤴
@CabdiwaliCalimaxamuud7 ай бұрын
Ani
@Asiajama-n5j7 ай бұрын
Ala asad kuwaan oo kale soo badi caawa wllhi anaaba dambi baadhe noqday 😂😂 Inta igu raacsan farta taaga😂👆🏼
@nimcojamac81387 ай бұрын
Anba😂
@mahammedBatal6 ай бұрын
Yessssssssss waaaaan gartay walaaaahi. Samiya iyo Ladan inay mid tahay waa wax iska cad. Ladan waxanan u doran waayo waa very obvious oo qof kastaa dooran kara lakin Samiya waa yara qarsoon tahay
@katraabdullahi92417 ай бұрын
Film ayuu kuficnaa wallahi dadka jilaynaa masha Allah
@UpdalleDaahir7 ай бұрын
Horta waabayaabee koko maila aragteen in ay dambi bare best kusoo baxday❤
@NastehonurGire7 ай бұрын
Haaa 😂
@AhmedCali517 ай бұрын
Haa😂
@nashwamohamed-x2k7 ай бұрын
haa lkn ma kul kululaa koko blz is ku luleey
@ubaxcali20677 ай бұрын
Haa
@nimoomer62907 ай бұрын
Cilmiga, caqliga iyo cafimaadkaba alle ha ku barakeeyo. You deserve more walhi.