Asc wrwb Maasha'Allaah Baarakallaah Sheekhoow Allaha ku barakeeyo gabadha sabubur Allaha ku irsaaqo reerkana reer waara Allaha ka dhigo. Intaa ka dib Anigaaba ka helay xoogaa faa,iida ah oon u malaynayo reer halkaan ah oo cusub arin haysata oo wiilka bes shaqeeyo marka waa arin maslaxadeeda iyo dulqaad u baahan . Allaha qaboojo.
Wahi ninkas waxow mudan yahy iney cagaha u dhaqdo nin intas sameynayo waa yar yahy oo adi lacg goni ah ku sinayo famelkadana bilayo waxa ku dhihi laha hada qoralkeyga aqrineysid ninkada ku dadal nin wa dhafy wahi m. A❤❤❤
@DubadSalaad-y4l17 күн бұрын
Shiikh aniga aya arintan mid u eg isoomartay lkn anoo aan cid la tashan markay xaaladii furitaan gaadhay ayaan miisaanka saaray %80 anaa qaladka eyeshay kadib dantaydaa qabsadY afaarihiisana waa ka baxay maansha allaah dabeecadiisu way soo fiicnaanaysaa hada biilkiina wuu ii kordhiyay Marshall Allah taleefakiisa aadbuu iiga ilaalinjiray lkn hada would iigatagaa isbuuc markaan isticmaaluu marlin iga qaataa sidii waxaan leeyahay baan u isticmaalaa
@rahmaabdullahi978618 күн бұрын
Waxan dhihi laha nicmada qofku marku kujiro ma dareemo ee ilahay ku shukri ninkagana ha xaqirin wanagisa
@RuqiyoMahamed-op7cu18 күн бұрын
Nin 5 siiyo 6 bari shaqeeyo guriga lahagaajineyn Ilmaha looga tagaayo Arintaas sax maahan ukhti Ani waxaan dhihi lahaa 2 maalin weekend yuu shaqeyn 5 boqol 3 hawaatadti su uu sabtiga unasto Axadane ucaawiyo nin aadan unaxariisan siduu ufarxaa ?
@Maryama-idil16 күн бұрын
Nimcada dadka qaar ma heestaan abaayo nin fiican ilaahay kugu beegay Aayar tasbiixso Alle ku mahdi reerkaaga dhaqo Gabdhaha qeyrkaa nolol baastar nimaa bay haystaan Ninkaaga hayska xumeyn. Inta yareed tabanaysaana ilaahay hakuu islaaxiyo.
@MaryamaMuse-w5z9 күн бұрын
Waa iney u sabartaa
@OsobAhmed-d1c17 күн бұрын
Ninkaga daqo abayo wax weyn bu kahayaa ilmahaga adhiga uhy
@DubadSalaad-y4l17 күн бұрын
Asc shiikh ninkaas aad ayuu u fcnyahay lkn dumarku waxay ka helaan farxada iyo maaweelada lkn gabadhaa waxaan leeyahay ninkaaga udadaaal wuxuu ku farxayona usamee