NINKI DILAY GABDHAHA HASHIM RABA IN LAGA BADBAADIYO BOOLISKA IYO CIDDISA OO HESHIIS DALBADAY YAAB AD

  Рет қаралды 16,406

HALDOOR MEDIA

HALDOOR MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 59 минут бұрын
Illaahow unaxariiso marxuumiintaa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 4 сағат бұрын
Walahi wayab haadi allah lagabaqayo nlnkas hashim tiira halageyo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Сағат бұрын
Walaal Kenya dadka tiirka lama geeyo
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Сағат бұрын
Soomalia xaqa Allaha tuşiyo Nin Dilaaga ahaa hadii dadkiisa şaş u hadlayan wllhi Somalia wax no dhiman Malaha Alle yaaa Çadalad Ka sugeynaa allow unaxariisto walaladen dulmiga lagu dilay🤲🤲🤲😢😢😢
@Jjdares-b2i
@Jjdares-b2i Сағат бұрын
Ilahey haunaxaristo 🤲🏽
@bisharaadan3077
@bisharaadan3077 48 минут бұрын
Allah haunaxaristo
@ILAYSMEDIA-w4z
@ILAYSMEDIA-w4z 13 минут бұрын
Inte dhimatay Allah haunaxaristo
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 26 минут бұрын
Alaha u naxaristo mama waris iyo ilmahedi maya magtan somli haska deso qof walbo waxi niyada gashanaya magba laga bixinaya
@sahrayasin3320
@sahrayasin3320 Сағат бұрын
Alle swt haw naxariisto
@abaswarsame
@abaswarsame Сағат бұрын
Mahadsnd haldoor war baahin macquul.ah
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 сағат бұрын
Wallahi somali dad kajahilssn ma arag 😕🫤🫤🫤ninkas cadcad halo jarjaro
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 58 минут бұрын
Mcnto mamnuuc waaye inla jar jaro in la toogto waaye lkin wadamada gaalada wey xerayaan.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 57 минут бұрын
Alle ha ugu bishaareeyo janatu alfirdowza aclaa.
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 3 сағат бұрын
Xalmastuunkiina wasa gabdhaha somali yaa kadisheen
@Adan974
@Adan974 2 сағат бұрын
War ninkaa haladilo waliba gaar ahaan ehelkiisa hasoo gacan giliyaana ama ayagu hadilaano waayo haduuba horaaan gbar dilay hadana waxaan ku kacay hadana kuwa nool ayuu dili doona
@habonahmed-b9i
@habonahmed-b9i 23 минут бұрын
Koley kimo jannah gel Allah unahariso gebdaha maskimo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Сағат бұрын
dadkas ale ha u naxariisto 😢
@MaxamedI.b.r.h.m
@MaxamedI.b.r.h.m 3 сағат бұрын
Ilaahoow naxariistajana sii
@hawonassir6663
@hawonassir6663 Сағат бұрын
soomaliyey Allahay ka baqa oo yaan la aasin gabadhaha ilaa dembiilaha laqabto tiirkana lageeyo
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Сағат бұрын
ilahay odayasha iyo dadka ninnka dhigyacabka ah difacaya ilahay waxaan ugabaryaya inay xasooskooda iyo gabdhahay daleen in siday hooyo waris iyo gabdaheeda sii kalidata lojarjaro, kufsado iyo ladilo wa haday ninka difacayan bidhni lahi kariim!
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 Сағат бұрын
Haday jirto arinta odayaasha o la shegaya wa masuubo wayn wllhi waxasokale hadii hoosta lasogashadana masuubadaso kala badanaysa hadu galay ninkasi danbiga o gabdho walalahisa u nocaas u cadaabay wa in asagana sidaso kale lo cadaba ciqubo hakudhacdo cidkasto kiiskaaas lug kulahayd hadii an kenya laga ogolayn dil wa xabsi noloshiiso dhan ah
@SaharaAden-k4v
@SaharaAden-k4v 11 минут бұрын
Allaha soo qabto 😢😢😢
@GadaaIslaamaa-r7n
@GadaaIslaamaa-r7n 2 сағат бұрын
Horta Dumarkii lalaaye haddii ay yihiin Odiyaashoodi Qaatka Cunayaal halkaas ayuu ku dhamaate Sheekadu Ninkaas oo dilaagaas sheekadiisa oo waxash nimada halkaas ayuu ku wadanaya.
@abaswarsame
@abaswarsame 2 сағат бұрын
Waxaa wax qaribay waa dadkaas alle idin qabay waxaan garab taaganyihiin danbiilayaasha
@JsheEhehej
@JsheEhehej 4 сағат бұрын
Wamarkih.labad.ee.diyah.lagah Bixinayo.markastanah.dad.buh. Dilayah.oo.waa.nin.dhig.khabah Lagamah.yaboh.inuuh.iskah.daynayo.dilkah.ugesanayo.ee.haladiloh Ninkas.dhigah.khabah.ee.hashim Lalayahay.iyo.nimankah.ladilay Dumarkuh.somaliyed.ee.3.sadax. Ah.hadan.ladilin.ragas.ogadah.ineey.dilih.donan.dad.kalah.oo.somali. Ah.wahadih.diyadah.lagoladoh.oo Lasidayo.nimankas.iyo.hashim.bah Wabilahi.tofiiq
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 2 сағат бұрын
Warka iska huubi qof dambiile aah id taageereso ma jirto ee meesha mugdishu mahan ee
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 сағат бұрын
Xayawaan baa tahaye muqdisho ma meel ka fiican baa jirto neyroobi oo 10dolar dadka loo dilo
@saakir-d6g
@saakir-d6g 2 сағат бұрын
War dila ninkaas wllshey oo xaskiisa ahayd ayuu horay udilay
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n 2 сағат бұрын
Awalbaa. Sayid. Cali. Wadnihii nagu xanuuney. Hadana ma kan ban noo. Bilowdey
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 3 сағат бұрын
Aaaaag.maistahilo indhig laga Qato hala jarjaro sidi uugalay Halo galo
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq Сағат бұрын
Somali kulhoraba inuu qabil kadamanenin wn ogaa fsta horaba dadka is tusayen if wr qabilka daya
@amrano1302
@amrano1302 2 сағат бұрын
odayaasha hala uleeyo kadibna hala xiro ninka xaaskiisa so jar jaray iyo 3 qof na jar jaaray hadi lasi daayo beri kuwa kale saas u jar jaraya aniga waxaan ku xukumi laha in lebaaxyo bahan meeley ku jiraan lo dhexgesho isago nool indhahiisa furan ha arke xanunaka dadku midida ku jarjara lion ka cad cad ha nunaane
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n Сағат бұрын
Ninkaas hadii la helo hala dilo
@Three-sixty-days
@Three-sixty-days 3 сағат бұрын
Ninyow Xildhiban Tolfiyow warkisa intee u bambeysi 😢
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 сағат бұрын
War ummada beenta ka dhaaf kaas cidqarinkarto iyo cid u hadikarto majirto kaas adunka dushiisa lagu cadaabi inta an la dilin ka hor odeygii waxa layimadona wa lagu dari wa tuug gacan ku dhiigle ah.
@JamacKahiye
@JamacKahiye 2 сағат бұрын
ALLAAHA UNAXARISTO
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 3 сағат бұрын
Somaliku kenyaan ma ahan miyaa Nin sawaxili ah iyo mid somali ah miyaa
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 2 сағат бұрын
Allah kabaqa beenta iskadaa Allah wuu kuwadinaya yowaman mila ayan
@HaredSmile
@HaredSmile Сағат бұрын
Muqaalkan meel fog gaarsii.... aad baan u nacay inan maqlo
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م Сағат бұрын
Horta ha lahelo hana la wey siiyo yaa yiri dil hadey ku cadaato hala dilo
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e 2 сағат бұрын
Odayashas.waa.in.laqabto
@samirr546
@samirr546 3 сағат бұрын
Ehelka iyo qabiilk gargaarkoodu waa marka dulmi jiro Dulmi lagu dagaalmayo Dulmi dad lagu dilo Dulmi iyo gardaro isku dir qabiil jiro Dumarka ayaana arinkaa fududeeya wax qariya lacagta ururiya dhagarqabayaasha tahriibiya dadka qabiil ka iyo muusanawga bilaaba !!! Odayaashu dariiqii soo maaliyi isla taqaanay ee dulmiga iyo sharciga Allah is hortaagiisa ku salaysnaa ee dumarka lagu bahdilayey ragana kor loogu qaadayey bay mareen ee aan lagasoo daba juuqayn!!!!!!
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 3 сағат бұрын
Warqadahaan aad meesha keenteen maxay yihiin, mise doollar ayaad ka waddaan? Ninka dilay, gabadhaas waa in la dilaa, waa haddii wanaag la rabo.
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Сағат бұрын
Ninkas ma aha inu sinolado mushtamac yan lagu denyn
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 3 сағат бұрын
Adun waxaa ku dheelayo odoyaal jaahiliin ah oo waxba ka aqoon diinta islaamka ee aay rabaan in la badbaadiyo gacan ku dhiigle dillay saddex ruux nacalad ayaa ku taal asaga iyo ododayaashaba naartiina alaha ku fogeeyo
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Сағат бұрын
somali ilahay xaqa hatuso sidee niin gabadh hore soodile hadana x 3deex gabdhood dilay locafiya no never! shalay haduu xaskissi jarjaray mantay na 3deexda gabdhood udilay berina hoyoyinkale iyo gabdhohoda ayuuu diliin dhigyacab is always a dhigyacab, odayasha xal masturka raba laftirkooda hala report garayo oo halaxiro waayo mushtamaca somalida inay fasahad uhorseedan
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 Сағат бұрын
Cadayn waxaba kufilan inusan hadlin e udhumanayo haduu kiiska beri kayahay mu hadlo
@Timir104
@Timir104 3 сағат бұрын
Ninkan tiimkaasow ayuu kamid yahay dumarkana tiim kaasow Ayaa dilay
@husseinali-fc2xl
@husseinali-fc2xl 3 сағат бұрын
0:07
@ZahruujaZimpa-j6k
@ZahruujaZimpa-j6k 2 сағат бұрын
Maxaa losidaayay naagta ruhun wayn ayaa ku jirew
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre 57 минут бұрын
Beenaale dadka ha Ku been aburan tuug baatahy
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for it 😂
00:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 6 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН
DEG DEG ADEERKA GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGAY
11:51
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,8 М.