NINKI SYRIAN KA AHA EE DARWIISH BAHDILAY OO LA XAAL MARIYAY CAAWA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 34,000

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 216
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 ай бұрын
Suriya nimaan qaxoiti ku noqon ma yaqaano wanaagooda, reer suriya waa dad iyo dowladnimo fiicnaa xili aan qaxooti ku ahaa ee ilashay sharaftoodii ha u soo celiyo iyaga iyo anagaba inshaAllaah,,
@moonshine671
@moonshine671 2 ай бұрын
WLH DAD KA WANAAGSAN CARAB MA ARAG DADKA SURIYA
@Suuban11
@Suuban11 2 ай бұрын
M.a daahir qof wanagsan bu noqde oo somalinimada ku weyntahe ilhow inta dhiman hoo hadeey❤❤❤
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Daahir cumriga iyo caafimaadka iyo ilmahaaga ilahay hakuu barakeeyo aaqrina janada fardoowso ilahay haku geeyo❤❤🤲🤲
@halimoahmed45
@halimoahmed45 2 ай бұрын
Amiin yaa Rabi
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 ай бұрын
Aaaamiiin aaaamiiin yaa raabi ❤
@hawakiin6929
@hawakiin6929 2 ай бұрын
Aamiin yarabi ❤
@halimoahmed45
@halimoahmed45 2 ай бұрын
Daahir iyo dhamaan inta qol kaan ku xiran Allaha barakeeyo yaa Rabi Illaahow wax dhiba hatusib Amiin
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 2 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah,illaahay Subxaana watacaalaa hakaa Abaal mariyo,Muslimiinta meel ay joogaan Allah ha u gargaaro 🤲🤲🤲
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 2 ай бұрын
intas meeqa doolar bay u dhigantaa
@SofiaRooble
@SofiaRooble 2 ай бұрын
Daahirow meeshii lagaaga baahdo oo kheer ah aloow aan lagaawaayin Aamiin. Raari ilaahey ha kaanoqdo daahirow
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 ай бұрын
Darawishtii carabtiina ka aman wayday . Soomaalidu cawa fiicantay . Suuriyanka waa inaga hagajiseen .
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 2 ай бұрын
Walal dahir calasow he is the best somali youtuber who helps people. Thank you so much❤
@BashiirDucaale
@BashiirDucaale 2 ай бұрын
Aamiin,,الصومال مع الأشقاء السوريين في محنتهم ولا يمكن أن ننسى وقفتهم مع الشعب الصومالي حين سمحوا للصوماليين القدوم إلى سوريا دون فيزا ومعاملتهم الطيبه
@maimonamohamed8245
@maimonamohamed8245 2 ай бұрын
اهلا وسهلا ومرحبا اهل الصومال كل الطيبين سابعك مش مثل بعض في اقص الناس في احسن ناس. قوليها الحمد لله الله يرزقك الله يعطيك العافيه
@yaasmiincadeey3626
@yaasmiincadeey3626 2 ай бұрын
Allaha hakuu barakeeyo Kuwii baxsaday Badal qeer leh
@malyungandal8566
@malyungandal8566 2 ай бұрын
Qofkii hooyo caayo wuxuu caayay hooyadiis Walaalken Alle ha soo hadeeyo waalidka lama caayo walaalehey inta dhiibatay sadaqada Alle ha idin barakeeyo han idin xifdiyo waad ka farxiseen Alle ha idinka farxiyo dhamaantii
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 2 ай бұрын
Wlhi ninkii daahir ahaa nin nasab ah wye wxn horey uga haystay nin xun lkn ninkan dahir wuxuu u qalmaa boqorka somaliyeed. Daahir guuleyso mudane
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Waxaan Naago Caay iyo Qabiiilo Caay aheeyn Laguma Yaqaan. Waa lixdan jir aan xishoon.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 ай бұрын
Adigo adalkaagu gun yahay baa gobta afka lagaleesan waxaad moodo iyo waxkaleba yaa ujoojiya “nin xunbaa modijirey” xabashuxuno cuqdadeesan Faqash muxuu sheegaya? Daarood xunoo najaasbaaba tahay ninasqlkisa ilmaamsanba tahay xabashi hadalkoda muxuutaraya 😂😂
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 2 ай бұрын
Ayuub ka waran? Maryooleey iyo qabyaalad maxaa kala haysta ​@@Cici_mimi
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Bilaa Visa Siriya Lagu Geli Jiray Dad Aad Uwanaagsan Waaye Allaha Barakeeyo Somali iyo Suuriyan Alshaqiiqeen❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Anaga Somali Hadaa Nahay Qabyaalada Alaha Naga Saaro Oo Aan Sidaa Dhexdeena Isku Taagerno Oo Qabyaalada Naga Bixiyo Aamiin nooga Sooduceeya❤ ❤❤
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Maanshaalaah adlhu akbar
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 ай бұрын
Welcome our syrian brother. ❤
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 2 ай бұрын
اخي كريم و ابن اخي كريم ❤اخواني سوريا
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Ilaahaw qabiilkan baas ee naracfaamiyay naga dhex saar ❤❤❤❤❤❤❤ allahu akbar
@AshaCabdi
@AshaCabdi 2 ай бұрын
Masha Allah tabrkl Dahir calso Guuulso ❤❤❤
@YasminAnas-p3d
@YasminAnas-p3d 2 ай бұрын
Mashallah, thanks, dahir ❤❤
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 2 ай бұрын
Daahiroow wado fiican baad haysaaye alle SWT ha kugu xafido,,,,
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Wallahi ninkani Waad kafrxisay Ee illaahy haka Farxiyo dahiroow
@xawom3016
@xawom3016 2 ай бұрын
Odeygii daahir samawade ayuu isku badaley👏👏🌟🌟
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 ай бұрын
Daahir calasoow iyo tienkiisa ilaahoow qaayer badn sii ❤❤❤ soomaalinimo
@Jamadjano
@Jamadjano 2 ай бұрын
1993 waa nasoo dhawaayeen
@faadumaibrahim3335
@faadumaibrahim3335 2 ай бұрын
Subanallah subanallah subanallah subanallah subanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢subanallah subanallah 😢😢😢subanallah
@Neima1000
@Neima1000 2 ай бұрын
Somalinimo waxka wanagsan Allah ma’aburiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Maanshalaah daaahir siwacn yeeshay ale hakaa abaalmariyo from burco waan ku diirsaday saad soomali xaali ka inogabixiisay
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Alla soomaalinimadu quruxbadanaa allaw noosooceli ❤❤❤❤❤ gidi maanta intaan daaeanayay wan ilmaynayay qof soomaalinimada qiimaynaya haduu ilaahay nadiiyay alxmdulillaah
@Caliakacalifornia
@Caliakacalifornia 2 ай бұрын
Sultan iyo intakaleba Barasho kahore laidmanacaa layiree laakin erayada xun kutuur leh was diiday laakin wanaaaga waa tageersanahay Alhamdulilalah soomali baa ilaah nasiiyay oo naga badan Allahu Akbar❤
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Maasha allah Illaahy haku Dhereyo cimriga Dahir calsw Ameen yaa Rabbi
@omarabdi4179
@omarabdi4179 2 ай бұрын
Masha Allah Daahir Somalida cebtete ayu asturaa
@nnpcat625
@nnpcat625 2 ай бұрын
Mashaa allaah awalan.. mutarjamka a,idilaayo.. baaba daahir asoo wici leheedeen mutarjam ka dhigi leheedeen... aabo daahir
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Aaamiin Aamiin Aamiin bro Nayef❤❤❤
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 ай бұрын
Maasha allaah .
@BagwaHaji
@BagwaHaji 2 ай бұрын
Mash Allaah. Alle haka Aqbalo daahirow ceebtada alle ha asturo
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 2 ай бұрын
Ilaahay hadiin barakeeyo
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 2 ай бұрын
ماشاء الله آسف اخي😢
@khadarabdiwahababdiwahab
@khadarabdiwahababdiwahab 2 ай бұрын
Daahir ilahay hakuu barakeyo ilahay cimri dher iyo cafimad ha ku siyo
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 2 ай бұрын
Anigu somali ma ihi asalkayga lakiin waan jeclahay walaahi waa dad gob ah haday kula jiraan dad ka fiican malahan haday kugu soo jeestaana Allah haku naxriisto ❤
@Zapriiiina
@Zapriiiina 2 ай бұрын
Maxaa tahay marka
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Alxmdulilah abayo ma Ethiopia tahay wlashey sodhaww🌹
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 ай бұрын
Kkkkk mashallah, marhadaad afsomali sidaas u taqaanid somali baad tahay ❤
@amiinyareamiinyare6292
@amiinyareamiinyare6292 2 ай бұрын
Maxaa they wll
@sambuukeadam8759
@sambuukeadam8759 Ай бұрын
Oo yaad ahayd intaad na ammaantay intaad horay noo caydaa ka badan malahee 😂😂😂😅
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Walaahi daahir wa legend social media ah War halkaa ka wad
@naimorizak2831
@naimorizak2831 2 ай бұрын
Waxan maqlay in Syria ay somalidu bila visa ku gali jirtay xiligi dowlada alle ha barakeyo Musliminta.
@FarxiyoDhicis-d2w
@FarxiyoDhicis-d2w 2 ай бұрын
Alllahu akbar allow musliminta u karkar yarabi😭😭😭😭😭😭😭
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
DAAHIROW XUMAANTAADA WAXAA ISKU FUUQSADAY SADAQADA EE RABBI HAKU ABAALMARIYO.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Sharaftii Somali ayaad difaacdeen🙏 Masha Allah, Maxkamad heer Qaran ah🙏
@CabdiqadirIbraahin-sy6si
@CabdiqadirIbraahin-sy6si 2 ай бұрын
Alxamdulilah nimcatulislaam
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 2 ай бұрын
MASHA ALLAAH SI FIICAN AYAAD YEESHEEN GOBNIMO
@jamilasharif2388
@jamilasharif2388 2 ай бұрын
Masha Allah dahir ❤
@bakeeri805
@bakeeri805 2 ай бұрын
❤❤❤iloveyou soomaaali❤😂❤❤❤
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Maskin sabab unacaladay hoyadis maskin dahir qeer Allah siiyo 😢😢
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Daahir Alasow sharafta somaliyed ilalisay .thanks
@hodanwarsame7656
@hodanwarsame7656 2 ай бұрын
نحن الصوماليون نعتذر منك يا اخ نايف
@Kazwalee
@Kazwalee 2 ай бұрын
Daahir waa caaqil maashaallaah
@hanasiciidoffcal1204
@hanasiciidoffcal1204 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 guul inasha allh
@LaylaMaxamed-x9s
@LaylaMaxamed-x9s 2 ай бұрын
Daahir god bless you
@umaimamohamud2545
@umaimamohamud2545 2 ай бұрын
Waxad ogataan somaliyeey bahidhaan an somarne kabilawato 1991 kii waad lasocoteen dhibkaan somarne. 1905 kii Emiratka iyo sacuudiga waxaan siine 40,000 oo madax oo xola nool aaah. Syrianka wexeey kujiraan meshaan jogne 1991. Wana arladhi nabiga uduceye hi yiri scw allahuma barik shaaam. Marka somaliyeey ugargara walaladheen. Waad mahadsantihiin
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed 2 ай бұрын
Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaalaah
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Maasha allaah daahir calasow ilahay habarakeeyo ❤
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 2 ай бұрын
Somalida waa gob garab weysey Teem sadaqo daahir madax u yahay janada Allah heydinku bishaareeyo aamiin aamiin waa naga farxiseen dadka wanasgsan ayaa namatalo
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Aamiin yaa allaah
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 ай бұрын
Aamiin yaa Allaha Abay
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 ай бұрын
waa gunimo waxaas in qof soomali ah saas wax yeelo
@Abdofahra
@Abdofahra 2 ай бұрын
Machallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 dahra
@bobmohamed3206
@bobmohamed3206 2 ай бұрын
Allah idin barkeyo
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 2 ай бұрын
Mansh Allaah wallahi somali waa gabo❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashaluul1969
@ashaluul1969 2 ай бұрын
INKAAR KUGU DHACDAY , WAA QOF ADAAB IYO AQLAAQBA LAHAYN, AFKA BALAAYO KAAGA SOO BAXDAY🎉
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Cabdilaahi waa funny 😂😂😂
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
war daaroodow ninkaas u cumaamuda wiilkiinu caayey walaahi wa ceeb arinkaas walalaha caawiyey iyo daahir mahadsanid arin fcn baad sameysay
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Qof xun qabiil malaha ee qabyaalada iska daa.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 ай бұрын
Daarood ma mareeyso Soomaalinimo beey mareeysaa
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
12:49
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
12:49
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
12:49
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 2 ай бұрын
Allahuakbar❤❤❤❤❤
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 ай бұрын
🎉mashaa Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@NasraelmiAde
@NasraelmiAde 2 ай бұрын
Illaaheey qeer aan dhamaan allaha idin siiyo
@ashaibrahim868
@ashaibrahim868 2 ай бұрын
Mashallah❤❤❤
@museabdi9287
@museabdi9287 2 ай бұрын
MashaAllaah Allah iazak
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 2 ай бұрын
Wallee bin rageed daahir calasoow yaa madaxweeyne nooga dhigo cadaaladiisa soomaaliya weey ku hagaagi laheeyd ilaahayoow daahir calasoow madax weeyne nooga dhig aseey cadaalada ku danbeeysaaye
@hodanwarsame7656
@hodanwarsame7656 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@Saadso_sigma
@Saadso_sigma 2 ай бұрын
Guulaysta soomaaliyeey
@NurtoMohammad
@NurtoMohammad 2 ай бұрын
Cabdulahi yare Fudeyad badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@Barbarisooy-hooyo
@Barbarisooy-hooyo 2 ай бұрын
إياك نعبد إياك نستعين Daahir faatixada halaga saxo
@hakemaali5055
@hakemaali5055 2 ай бұрын
Subxanalah sorry maskiin, thank you Dahir wl ilahay ha ku xafido maskiin muslin moyee cid maleh ilahay ha barakeyo in taa daqada la baxday
@museabdi9287
@museabdi9287 2 ай бұрын
Dahirow MashaAllaah dulmidiid
@kadijaabdi3120
@kadijaabdi3120 2 ай бұрын
Sorry brother suriyaan as a Somalian we’re all saying we are very sorry
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
يا سلطان العربي قعد يشتكي منك war suldanow carabiga caiyarata kada mida kale ninka magaciso neef Mahe wa nayef
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Way dadaaleen waana la is fahmay ee ku qaado ciyaarta daayee. 😂😂😂
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
@@fouzifouzi3393 😀😀😀😀😀😀hyeee
@muhaajir77
@muhaajir77 2 ай бұрын
Wadadka carabiga waa jajabsanaa 😆😆 السفهاء kulahaa hal qof uu jamac ka dhigye
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
@@muhaajir77 markaan dawanayy qosl bn uu dhinthy kkkk
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
amin
@LaylaMaxamed-x9s
@LaylaMaxamed-x9s 2 ай бұрын
Daahir allaha kugu daahiriyo
@CabdiCasiisi
@CabdiCasiisi 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@awkeismail7167
@awkeismail7167 2 ай бұрын
Daahir calasow cawa kadanbe ninkii inkara daahir Inu yahay rag yaqan aniga aaqiro u diraya
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 2 ай бұрын
Syria waa gob walahi waa dadka kaliya ee wadan carbeed Somali ay si xur ugu noolaayeen xataa waxbarasho lacag la aan lasiinjiray.
@Saadso_sigma
@Saadso_sigma 2 ай бұрын
ماشآءالله تبارك الرحمن
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 2 ай бұрын
Manshalah ilahay ahir heydinka siiyo
@LuluAbdalal
@LuluAbdalal 2 ай бұрын
استغفرالله
@MalikaMaxamedcabdi
@MalikaMaxamedcabdi 2 ай бұрын
Sxb sare hori u soco sxb sare ok
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
ya rabi dadka suriya wadankoda nabad uga shig
@FariyoDirshe
@FariyoDirshe 2 ай бұрын
Maasha Allah
@saidaabdilaah4135
@saidaabdilaah4135 2 ай бұрын
Mansha alaah Mansha alaah d
@Kazwalee
@Kazwalee 2 ай бұрын
Waad mahadsantihiin soomaaliyey
@CalixoorCigale
@CalixoorCigale 2 ай бұрын
Masha alaah guuleyta
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 ай бұрын
Alle ha usaqiro dhamaan islaamka
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 ай бұрын
😢😢😢😢سبحان الله
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
❤❤❤❤M.Allaaaaaaah❤❤❤❤❤
@abdulkadirabdulrahman-z6p
@abdulkadirabdulrahman-z6p 2 ай бұрын
Mashaa'allaah
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
37:05
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 9 М.
2 KIIS ADAG NIN SYRIAN AH OO CIRAAQ JOOGA IYO HOOYO SOOMAALIYEED OO LA DHACAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
27:59
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 32 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
37:51
bayGUYS
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dhacdo Lala Wada Ooyay Caawa 😭 - Qashinka ayee ku tuurtay Gabadheeda  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
42:36
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 142 М.
NAAGTIISA IYO CARUURTIISA AYUU INKIRAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
28:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 4,6 М.
SUBXANALAH: NINKI MASEEYRKA BADNA OO JACEYL DARTI ISKU TOORIYEYAY
2:04:24
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 28 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН