😳Ninkii Ka Fajaciyay dunida ee ka badbaaday 634 shirqool dil ee u dhigeen CIA-da

  Рет қаралды 78,844

MACLUUMAAD CHANNEL

MACLUUMAAD CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@Abdinaaji-43
@Abdinaaji-43 3 ай бұрын
Soo laa bash fiican ayaa sabeesay zxp
@dauddahir4170
@dauddahir4170 3 ай бұрын
Allah ayaa badbaadiyay jala jalaalaho
@Mahad_apthull
@Mahad_apthull 3 ай бұрын
Soo Noqosho Wanagsan Saxiib 😊❤
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
Sahipo muqadalada dadka hackerska ayaan kaaga fahdhinaa 🙏🙏🙏🏿
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 3 ай бұрын
Qofka ilaahay markuu dilayo uunbuu dhimanayaa ogaada taas Muslim iyo gaal ba
@foosaxmed8852
@foosaxmed8852 Ай бұрын
استغفر الله واتوب إليه ❤❤❤❤❤
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
Aad iyo aad libaaax
@nadiifohassan
@nadiifohassan 3 ай бұрын
Waa kuwataa saaxiib
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 ай бұрын
Ninkan waa mid kamida hogaamiyayaashii Dalkeena jabiyay 77ki
@user-zuhayp
@user-zuhayp 3 ай бұрын
Hore usoco pr0❤
@Maryann12q
@Maryann12q 3 ай бұрын
Vidal castro wa ey ey dhalay waa ninkii mrkan Ethiopia la dagalamenay 1977 uao diray 11kun oo ciidan Cuba 🇨🇺 ah naarta Alle kgu fooge oo cadaabta ka hoos mar
@SuraynKr
@SuraynKr 3 ай бұрын
🫡🫡🫡
@abusa3adS
@abusa3adS 2 ай бұрын
Everyone dies in his day.
@Xxx.varuun
@Xxx.varuun 3 ай бұрын
Sxp inoo soo badi plz
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 3 ай бұрын
Bro sidaan dhan hausoo daahin haday macquul tahay❤❤
@YuusufomarMohamed
@YuusufomarMohamed 3 ай бұрын
Zxp muqalada inosoo badi please 😢
@shulux-shulux
@shulux-shulux 3 ай бұрын
Welcome Back Bro 🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc mashallah shukrn
@CayniMalik
@CayniMalik Ай бұрын
So badi
@Tusmocollege
@Tusmocollege 3 ай бұрын
Golden voice ku wata zhp 😊
@Nawaleyy
@Nawaleyy 3 ай бұрын
Welcome back ❤❤❤❤ king
@Hazard1246-c8d
@Hazard1246-c8d 3 ай бұрын
Qisooyinka Hackerska soo badi
@MaxameddayipMaxameddayib
@MaxameddayipMaxameddayib 3 ай бұрын
Legend soo badi
@hamzikhamzik2199
@hamzikhamzik2199 14 күн бұрын
Sxp barnaamishyadan waa macan pls so badi lkn xaqiiqo in eey ahadan ku dadaal
@imraan-abdi
@imraan-abdi 3 ай бұрын
Noo soo badi Sheekoyinka kartelada midakale Wll nolo so dhakhso shekoyinka wanu ku jeclnahaye khayr hele😂😁
@MaxamedXasan-w3u
@MaxamedXasan-w3u 3 ай бұрын
Zhp codjaaga wuu isbadalay😢
@AbduweliabdukadirKashki
@AbduweliabdukadirKashki 3 ай бұрын
See sxb ayan buu shaqada ka maqnaa oo codkiisii muusan joogteen marka wuu doorsomy baa ka wadaa miya qaabkasa
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs 3 ай бұрын
Legend
@xman_edit
@xman_edit 3 ай бұрын
War wan ku salaamey mohaned xuseenow ma al shabaab baa thy sxb maxaa la dhumata nala joog ama Waan ku salaameyna waxba marna hanoo macaaneyn marka ha is qarin😢
@YusufShafi-x1h
@YusufShafi-x1h 3 ай бұрын
Sxb pls and pls soo gali qisada naagta doofarada siisay nimankii ushaqaynayey waxaa la dhahaa susan monica
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 3 ай бұрын
11:53 Macquul ma tahay in isaga qudhiisu dilay JFK?
@AliIsse-z6u
@AliIsse-z6u 2 ай бұрын
Kaastaro waa necbahay nacalad haku dhaxdee
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 ай бұрын
Wa cajiib😂
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 3 ай бұрын
Hooyadiis hawasee fadel kaastaro waa midkii 1977 ithopia nooga heeliyay adigane hunguri ayaa ka raadineysaa magaciisa somalida qaar dhiig malahan wlhi
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 2 ай бұрын
Wa un iska taariikh
@Andhiga927
@Andhiga927 2 ай бұрын
Batolinium ❌️ balotonium ✅️
@MubaaRik1
@MubaaRik1 3 ай бұрын
Laandheeruu ahaa wlhi 😂 wixii mareykanka dhiba wanjeclahsy anigu 😅
@Maryann12q
@Maryann12q 3 ай бұрын
Waa ninki ka dambeyy ina 1977 Ethiopia naga adkaato wxba ha jeeclan ehlu narka
@fhh50
@fhh50 3 ай бұрын
​@@Maryann12q Waba sidaas Somali Kuma bararugsan cadawgena labad ee Cuba Wana Ku Wii NAFTA iga dhigay itobiya oo ilaa diridhaba soo gareen aygoo garab socda ama saarnayen uuralada ayagu dulaan nagu aha dhulkeena iyo sinjigeena somali
@SafiyaaliAlim
@SafiyaaliAlim 3 ай бұрын
Alle adilaa dhintah
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 3 ай бұрын
wow
@filsanmuhumed1876
@filsanmuhumed1876 2 ай бұрын
Ale dile ayaa dhinta lkn ninku geesi taxadar badan buu ahaa
@LIL.WARANLE
@LIL.WARANLE 3 ай бұрын
❤❤
@The_sikeman0
@The_sikeman0 2 ай бұрын
😢😮😊❤🎉
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 3 ай бұрын
Ine dilane ahead wacalka 77Asa najabshay dagalkas
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Kkk
@Casee0
@Casee0 3 ай бұрын
Filmka Laga Batalay Magaciisa Iso Sheega
@hodanahmed7948
@hodanahmed7948 3 ай бұрын
Weewee nin la wayyy😅
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs 3 ай бұрын
Thank you 👍👍👍
@FaatimaSaciid-ox1ly
@FaatimaSaciid-ox1ly 3 ай бұрын
wll no so gali qisyonka jinka
@Casee0
@Casee0 3 ай бұрын
Balayo Kugu Dhacday Maxaad Jiin Ka Dooni😂
@FaatimaSaciid-ox1ly
@FaatimaSaciid-ox1ly 3 ай бұрын
@@Casee0 🤣🤣
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs 3 ай бұрын
Hhh​@@FaatimaSaciid-ox1ly
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 2 ай бұрын
Ruberto deniro
@AbdallaShakaa
@AbdallaShakaa 3 ай бұрын
Taliye mooqaalada lasoo dhaqso
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 ай бұрын
Waar doofaar bakhtiyay oo futada xaarka ku naga daa sheekadiisa
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 53 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 33 МЛН
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН
Basaasadii Ugu Khatarta Badnayd Sirdoonka Kuuriyada Woqooyi |
14:17
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 59 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 233 М.
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Waaberi Media
Рет қаралды 111 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:32
Fidel Castro Hoggaamiyihii Cube ee la shirqoolay in ka badan 638
18:41
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 53 МЛН