NINKII LUUL SILACA UDILAY O LASII DAAN RABO IYO CEEBTA DHACDAY😭

  Рет қаралды 47,674

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 6 ай бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI
@زهراعبدالله-ض8ظ
@زهراعبدالله-ض8ظ 6 ай бұрын
Aakhiroy,madam ilaahay agtiisa ayey cadaaladtaalaa'
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 6 ай бұрын
ASC Cabdilaahi waxaan kugu jecelahay xaqa aad taageerto iyo weliba gabdhhaha soomaliyeed sida aad ugu cadaalad doonto RABBI ADIGA IYO OWLAADAABA HA XAFIDO CADOW KUMA QABTO ILAA XILIGII CAASHA ILYAAS WAAN KU DAAWADAA GUULAYSO JANADA FARDOWSA ALLE HANAGU KULMIYO
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanl804
@maryanl804 6 ай бұрын
Clhi meeshaaan cadaalad ma taaal gbdhaas alle how naxaristo aaabaheedna qalbiga how qaboojiyo
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 6 ай бұрын
subxan llaah walahi ninkan mid illahy ka baqaya ma ahan lacagta uu qadanayo baa u muqata illahy haku cadabo dheh xamar cadalad kama jirto illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo miskinta
@HalimaAli-xs3vr
@HalimaAli-xs3vr 6 ай бұрын
Waxaan illaahey ka baryeenaa inuu xaga soo saaro AAMIIN
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 6 ай бұрын
Aamiin
@hananihanani7576
@hananihanani7576 6 ай бұрын
Ilahay nalasha kugugub adduun iyo aakhiraba aamiin
@rosemaryan6815
@rosemaryan6815 6 ай бұрын
Ninka guriga ayuu benzin ku daaray masayr dartii ... gabadhan markaas beey ku carartay qolki oo alaabo ay rabtay ey kala soo bax istiri .... halkaasaa wadkeedi ku galay.... Allha ya raxma ... Waa warka murtidiisi amiin
@Naciimajoogdher
@Naciimajoogdher 6 ай бұрын
Wahaani waa qabil waay iskaa caadaahay ee Haqeeda illahayba haqsooree aha😭😭💔💔🙏🏽
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 6 ай бұрын
Maxkamadan waa qooto qooto mooryaana Ilaahay xaqa luul ha u soo dhiciyo
@NoortoAden-xr1hm
@NoortoAden-xr1hm 6 ай бұрын
Allahuma Sali çalaa muhamadin ❤🎉
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 6 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ha aho scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 ай бұрын
MAXKAMADDA RAFCAANKA BEENTA IYO DULLANKA QABYALEYSA, EE MEESHA KA SOCDA WAXAY CEEB IYO SHARCIGO LAGU TUNTA KU NOQOTAY, MADAXWEYNE XASSAN DHEKH MAXAMUUD.
@shacni9361
@shacni9361 6 ай бұрын
hooray ayaa loo ogaa inaan anyjirin cadaalad lkn tii (ALLAAH) Ayey helaysaa (ALLAAHA RAXMAAKA) Hownaxariisto gabadhaa aduunka lagu cadaabay janna fardowsa hageeyo AAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIN
@hikmarashid1729
@hikmarashid1729 6 ай бұрын
SubxanaAllah 😢wlhi hunguri washaa washaa war qaba sana abukata ahan Yan locodsanin kan
@hananihanani7576
@hananihanani7576 6 ай бұрын
Ilahay nolasha kugub aamiin
@Hibanuurayusuf
@Hibanuurayusuf 6 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 6 ай бұрын
Asc wr wbt Wllken Subxaanallaah Rabi talo ku filan,
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 6 ай бұрын
Muqdisho way dhaantaa somliland anaga qof kii qof dila lana xidho lama toogto
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 6 ай бұрын
Xalne wi is ceebrye hingri illhay aya xaaq sore ah allxmduliilh allxmduliilh
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 6 ай бұрын
Nabarkaas harin in laqisaasaa isaga uroon kolba isaga xagga alle wuu diman
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 6 ай бұрын
Sc cabdilahi somalidu way fasaqantay waxa ay wadani ma riwayadba. Ninkani haday ku cadahay dilku in la dilo waa waajib hadaynan xaqa iyo badilka kala sarayn fikirada maxakamada xoolaha dhaama / allaah kama baqayan in xabali nin walba sugayso uma fadhiyan ?
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 6 ай бұрын
Itaqillaah marag ha u furin waxadan arkeynin ninkaan hadu Gabadhaas bareer u gubay Allaha so qabto aamiiin, aaqiradiina u turta qabiil naciib naar haku mutaysanina, nafta muslinka wa Qaali Sahal laguma goyn karo, cid kamida markatiyashi an so aragnay o tiri indhahaygan ku arkay dilkaas ma anan arag. Adigo qof difaacaya wll qof ha dulmin.
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 6 ай бұрын
Hadoowna dilin maxoow Bensiin u soo gatay ? Markuu gubay maxoow u cararay? Adiga ilaahey ka cabso ninka qabyaalad haku difaacin gacan ku dhiiglaha.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 6 ай бұрын
@@user-vg9kt7up4s wll tan qabiilka geelena isku meel ma daaqo labada qofna ayaga iska key xiga, laakiin adigay wax ku sitan qabiil iyo jahli diined miday tahayba ma Wu baxsaday iyo bansın bu so gataad naf ku goyn lahayd? Gabadhaas hadu kass u gubay Allaha so qabto ileen markaati isha ku hayay lama haye, hadusan kass u gubinna Allaha ka badbadiyo xukun badil ah aamiiin
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 6 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab dilgan ilhay xaaqa walshen lulu allha haso iftimiyo ninkan beenlowga ah yaab indho adeeg
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 6 ай бұрын
Tan xalane noqonmayso iyo kuwa lamid ah insha alaah xaqa soo bixi
@عبدالقادرعلي-خ8ب
@عبدالقادرعلي-خ8ب 6 ай бұрын
Dalku waa bila cadaalad bila dowlad bila naxris cid isu aaba yeeleyso majirto weyno dhamatay waa inlaga carara somalia gaar ahan magalada muqdisho
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 6 ай бұрын
rabiyooowuaxariso yaa Allh 🤲🤲🤲💔💔💕😭😭😭😭
@abdiharte793
@abdiharte793 6 ай бұрын
Dunida cadalada miya ka damate walalaha musliminta oo riximka ah hal degan ah an is hureinin cibado in laga aqbalo donayan mawaxa uu muqan weyse iney arinkan la damein wayoh ale eey uu tala sartan sida xaqiqada ah waxan uumada somaliyed si gud uu dihi laha dambi kena shaqsiga ayan ka damandonin malinta xisabadka ku an gob jog an lo ehein ya qorta la saranin lugahano ya lala galin صلو علي الحبيب
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 6 ай бұрын
Waa inuu qofkuu doonno uu Gubo saa La Dili waaye...!!
@qm689
@qm689 6 ай бұрын
Hedhe maxaa idinka qaldan oo aad ugu mashquulsan tihiin ninkaas maxkamadda lasoo saaaray oo sharciga horjooga? Mase waxa aad jeceshihiin in dabku isku huro labada dhinac? Acuudubillaah shilinka aad karaadsaneysaan isku dirkooda. Meel ka qeyr badan Allaha idinkasoo geliyo 🤲Aamiin ✌️
@LEYLA-kg6id
@LEYLA-kg6id 6 ай бұрын
Saalalahu caleyhi waa salam❤
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 6 ай бұрын
Yaaqeeyoow ninku waa Fadlan Lacag ku shubo, Kastee sxb
@abdideria18
@abdideria18 6 ай бұрын
War heedhe Maxkamadda Racfaanku wey dhageysaneysaa dacwadda leysu heysto, ee xukunkii soo baxay uun ma raaceyso, Abukaatahanna lacag ayuu shaqeysanayaaye , ma difaaci karo.
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 6 ай бұрын
Dowalah hassan sheikh qabli iyo jiilaa siikudhazatha
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 6 ай бұрын
War caadi iskadhig wllow hanugu qafiifine yarka hadii lasii daayo waa Wii somaliyeed oo bad baadey waanafarxad oo diise ladilo dee tiisa gashay wll luul in ay cadaalad hesho waan wada rabnaa lkn qabrigena Uma iibsan karno waxanan ogeeyn wiilkaas dabka gurigaan kudhajiyey maseer ayaana iga Keenay gabadha iyadaa kugubatey ane bad baadi ayaan is lahaa waana gubtey ayuu dhahay marka sug adigu maxkamadaa culimada lagaashaneyse in ladeynaayo iyo in ladilaayaba
@maryanl804
@maryanl804 6 ай бұрын
Beeeentaas miyaad rumeysatay kaas nin ma aheyn agoon naag haysta saas mooday ma ah eee dib isku eeeg hyo waa darbi marna aabay noqota marna hyo nin ay biilaysay mxy iskaga gubi war alle ka baqa
@fatumoabdidayib5387
@fatumoabdidayib5387 6 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@khadragelle7801
@khadragelle7801 6 ай бұрын
Hadii sharci ka shaqaynayo xamar maalin kasta dad laguma laayeen dulmiga iyo dhiiga dadka masaakiinta .ah waa u xalaal muriyaantan 33 sano ummada dhibtay illahay ayey leeyihiin
@hananihanani7576
@hananihanani7576 6 ай бұрын
Asc wrx wbr
@ArdoAbdirahman
@ArdoAbdirahman 6 ай бұрын
Hurdada ayuu gubi lahaa kadibna fadhiga
@ima6291
@ima6291 6 ай бұрын
Cidaan isma ceshato dulmiga iyo dhiiga waxba Lama ahan wana Mida somaliyo meeshaan dhigay ee soomaaliyey Bal talo keena
@hiboabdisslan2546
@hiboabdisslan2546 6 ай бұрын
Maxkamaddu mid Hawiye dacasle oo caddaalad lagama sugayo
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 6 ай бұрын
Beenlow yaa kuyri waalasin dayn rabaa
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 6 ай бұрын
Ciilbadanaaaa maxkamada caaadil noqda aduun lama joogaaayo
@ashaa.mohamud4752
@ashaa.mohamud4752 6 ай бұрын
Ninkani wuxuu Caayayaan Caqaliga bini aadanka
@AyaanQueen-vq6pd
@AyaanQueen-vq6pd 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@maryanyuusuf35
@maryanyuusuf35 6 ай бұрын
Waaruntiis waslasii dey rabaa maxaa ilaa iyo hada koo dili waa yey yur hadaba
@hananihanani7576
@hananihanani7576 6 ай бұрын
Iskadaaya hasugo iyAduna waysugiye
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 ай бұрын
Wcs wrb
@AishaJeylani
@AishaJeylani 6 ай бұрын
Caden inuu kas u gubay ayaa la rabaa malo lamarabo xaqa alaa og hasoo ifiyo alaa u bari naynaa
@saidojama7987
@saidojama7987 6 ай бұрын
Asc walaal ninkaas looyarkaa waa cali xalane 5caruur oo dhalay 3gabdhood iyo 2wiil ayuu kanada uga dhaqaaqay qaarbaa jumaykaan caruur u dhalay Qaarbaa caddaan guursay Qaarbaa guur saday kaanboodiyaan Oo haysta Kuwa kalana ilaah baa og Marka ilaahay ha u hanuuniyo Waxaas ayuu ku dhaqmayaa Dulmiga umada laga galayo Adigay kugu soo noqon Dhawr iyo tobansano ka hor ayuu ka quustay kanada 😂
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf 6 ай бұрын
Waar unguri aya ka hadlinaya lakiin xisaabi way danbaysa Allah xaqa luul sosaaro
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@RaxmaCabdi-v3l
@RaxmaCabdi-v3l 6 ай бұрын
Scw
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 6 ай бұрын
Waxaan bal arka sidii gabdhaha u suuronay siduu 6 lix gabdhood udhaxfadhiyay buu is elaway 😡🤮🤮😡🤮
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 6 ай бұрын
😭😭😭😭
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 6 ай бұрын
Maleyn iyo markhaati way kala fogyihiin sheekh qofna ha ku xadgudbin ee ilaah ka cabso
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 6 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴😭
@abdiharte793
@abdiharte793 6 ай бұрын
Waxan baq uu diraya daman muslinta qof waliba marku tukado inu ale uu weydiyo eheladas si dag dag ah inu xaqa oga sosaro danmbiga ale aya naga oogal badan
@mahadguulane6325
@mahadguulane6325 6 ай бұрын
Sheekh waa jiran tahay ee is baar waxaa ku haayo cudur layiraahdo habargidir naceeb ogowna anigu habargidir maahi
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 6 ай бұрын
Scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw
@NimcoMuuse-tc4pm
@NimcoMuuse-tc4pm 6 ай бұрын
Vyy
@hanadomar879
@hanadomar879 6 ай бұрын
Subxaanalaahi
@KadraAli-s4i
@KadraAli-s4i 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 ай бұрын
Aaaaaaaamiiiiiin
@KadraAli-s4i
@KadraAli-s4i 6 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
@abdiqad3000
@abdiqad3000 6 ай бұрын
😭💔😭😭🤲🤲🤲
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 ай бұрын
Scwscw scwscw scw scw
@wambasifreddy4131
@wambasifreddy4131 6 ай бұрын
Scw❤❤❤scwscw
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 ай бұрын
Wcs wrb
@HawaHousseinHawa
@HawaHousseinHawa 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@JehanOsman-ty8tl
@JehanOsman-ty8tl 6 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 134 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4,2 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
Ha Kafiikiriin Aduunka || Sheekh Mustafe
37:57
Qaado khayrka
Рет қаралды 6 М.
WAAR DEG DEG AH HO !!!
9:01
Somali Tube
Рет қаралды 4,3 М.
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Tirinta Codadka Hargeysa
13:17
dalmarmedia3
Рет қаралды 603
HOSPITAL BACK IYO DHARKI BABYGA AYAN DIYARSADAY ISO DUCEYA🤰🤰
15:06
Naciimo jookar vs farxiya kabayare😱
14:53
Nawal Official channel
Рет қаралды 3,3 М.
MAXA UDAYACDAY GABARTADA SHUKRI HOOYADED SOO QABTAY
43:27
Ridhwan Issack
Рет қаралды 224 М.
WAAKAN NINKII GABADHA 12 SANO KUFSANAYAY WADANKA JARMALKA MUCJIZO
11:58
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 134 МЛН