Ninkii oo Waji kale Yeeshay yaab !!

  Рет қаралды 71,467

Hanni Hannan

Hanni Hannan

Күн бұрын

#hannihannan #qisadahani #ridwanissack #ridwanisaaq #ridwan isaq #qisoxanuunbadan #qiso #qisooyin #qisojaceyl #qisooyinka #america #canada #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland #hargeysa #hargaysa

Пікірлер: 730
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke 7 ай бұрын
Wallahi soomali dad wanaagsan ayaa tihiin sidaa gabdhaan iyo kuwa lamid ah saad u garab istaagtaan halkaa iyo kasii badan baa inoo ballana mardhow iyo 100k insha Allah
@AminaAwil-o5x
@AminaAwil-o5x 7 ай бұрын
Haa wllhy hadaa is garab istaagno qof ciishoonaya waa yaraan lahaa
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke 7 ай бұрын
@@AminaAwil-o5x aad iyo aad wl
@adansandheere7284
@adansandheere7284 7 ай бұрын
Mara walipa waxad ku bilaw daa saliga nabigeena maxamed SCW 🕋📿🕋📿📿📿📿
@AsiaJama-v2p
@AsiaJama-v2p 7 ай бұрын
Aynu ku wada salino nabigen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s w scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤🎉
@AyaanXaaf
@AyaanXaaf 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Zuraya-h2s
@Zuraya-h2s 6 ай бұрын
Sallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@suhurosman1007
@suhurosman1007 6 ай бұрын
Scw scw❤❤❤
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett 7 ай бұрын
Plz gabadha liketa hala dhaafina she's strong girl🫂😍🙌🏽💋🌹❤👸🏻💕💞
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 7 ай бұрын
Mansha allaa❤❤❤❤❤
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 7 ай бұрын
Aboyo anba jecel inaan marksta usaro wlhy baxadi imadhafto xabbti haniyaresay guuuleyso aboyo qali
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 7 ай бұрын
💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋✌✌✌✌✌💓💓💓💓
@ifkanolosha8821
@ifkanolosha8821 7 ай бұрын
Sister wxn kugu so kordhinayaa muuqaalka sawir soo jiidasho leh saar aan laga jesan karin sida lamaane qurux badan ama naag ilmeyneysa marku muqalka yahay gabar la xumeyey guleyso abayo
@NagaadHussein-op6go
@NagaadHussein-op6go 7 ай бұрын
Wsc Qurx qll woow m a❤❤😂❤️❤️🦾💯💯
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
Sheekooyinka sida loo soo gudbiyo aadbaa u taqanaa si dabiici ah ayaa talent ugu leedahay sis guul baannkuu rajenayaa
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Dagan.0
@Dagan.0 7 ай бұрын
Qalbi wanaag sheeko wanaag love U more horay usoco😍🎉
@Qaali786
@Qaali786 7 ай бұрын
Abbyo macan waanku fahmi karnaa inaa hooyo mashquulsan tahay abyo naga marwalbo waxaan ku rejeynaa guul insha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😂
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 7 ай бұрын
Abayo business bilow oo KZbinka wax kugatgado InshaAllah
@zamzamxaad124xaad8
@zamzamxaad124xaad8 7 ай бұрын
Gesiyad baa tahaay wlhi iyo qof karti badan horaay u soco ina ader macaan genyada gobolka sool
@SahraAhmed-jn9fg
@SahraAhmed-jn9fg 7 ай бұрын
Wan ku salmayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriMaxamed09
@ShukriMaxamed09 7 ай бұрын
Hanni xannaan ❤❤keep going sister 💪 ❤
@maxamuudsiciid3153
@maxamuudsiciid3153 6 ай бұрын
Mar danbe haka hadlin Ina adeer ninkasi. Hortada Bes fiiri guulayso
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 7 ай бұрын
Somaliyey isoo duceeya qaliin wadnaha ah baan geleyaa 😢😢😢in ilaahay i caafiyo
@FadumoCumarAdan
@FadumoCumarAdan 7 ай бұрын
Aamiin ilaahay waysiiso
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 7 ай бұрын
Allah ku cafiyo 😢
@Hanacatuuti
@Hanacatuuti 7 ай бұрын
Ilhay ha kuu fududeeyo hno
@NadiifoMaxammuud
@NadiifoMaxammuud 7 ай бұрын
Ale haku fududeyo wlo😢
@najmanura
@najmanura 6 ай бұрын
Allow ku kucafi abyo
@Fatim525
@Fatim525 7 ай бұрын
Abayo KZbin. Xayasiiska ufuuro. Ma laha xayasiisa
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 6 ай бұрын
Hani cawn hilay yutabkaga wanu kuslmina dhaman riir hargaysa iyo inta dawtay gisadad ali haku xiftiyo amiin
@sacaadasheekhcali1468
@sacaadasheekhcali1468 7 ай бұрын
Woow m a ❤❤❤
@xafsomahamed1039
@xafsomahamed1039 7 ай бұрын
L
@ilaharaf8455
@ilaharaf8455 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadiasheikh2401
@saadiasheikh2401 6 ай бұрын
Masha Allah womar wacan Ayan kuleyayh hooray usoco
@fardowsamoha2382
@fardowsamoha2382 7 ай бұрын
Aniga xitaa qiso ku haayaa lkn wax badan..in la qariyo u baahan.weeya
@Somalikultur
@Somalikultur 7 ай бұрын
M.a queen guuleyso wlashey mcn Allaha ku xafido codku waa fasiix yaa ila mid ah
@AyaanXaaf
@AyaanXaaf 7 ай бұрын
Sas waye
@iissa7685
@iissa7685 7 ай бұрын
Burco way ku taageertaa....walaashayeey
@IlwadAhmedosman-fi8qe
@IlwadAhmedosman-fi8qe 7 ай бұрын
Asc hani setahay waxkasta o sogaliso wan dawanayna wana ku jecelnahay❤
@shadowonyt669
@shadowonyt669 7 ай бұрын
Ninkii uun haku nogon kii aad ka sheekeysay gabadh adag nogo
@HiboNuur-c6f
@HiboNuur-c6f 7 ай бұрын
Video ga like ubadiya si ay gabdheena kor ugu qaaad mato
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett 7 ай бұрын
Sidaas waaye❤😊
@Amuunhassan
@Amuunhassan 7 ай бұрын
Codku aniga miya mise dado dhan
@FaadumosaidOsman
@FaadumosaidOsman 7 ай бұрын
Qof cod kor ah karti badan awood soo gudbineed leh inaad tahay Horaad u cadaysay taas Hadana waan u jeedna inaad kasii qaaday awood maskaxeed io mid jireed guulayso wll qaali Halkaas nooga siiwad Part-part u samee si'ay xamaasad saa'id ah noogu Yeelato
@KawserMuxumed-f6l
@KawserMuxumed-f6l 7 ай бұрын
Wax yaroo fican ayaa tahy qali ma sha Aallh ilahay ha ku xiftiyo ❤
@AmiiroChama
@AmiiroChama 7 ай бұрын
Allah haku sharfo abayo waxathy Qof lagu waano qaato aduunyadu waa shalay iyo maanta Oo aad saas ukala duwantahy Qiso ayan Haya kawran Hdan kula Wadago Abyo qisadas Oo noloshyda samayn kuleh ilaa hadana aan dhexda uga jiro maqan Gooran Wakhtigan adag ka bIxi doono balse allah ban aminsanahay wixii Uu iqorayna ima seegayan taas ban aminsanhy wana samray alxm Lkn natiijo aan ku farxo wali ma helin iso jawaab Hani❤
@filimtv7589
@filimtv7589 7 ай бұрын
Mansha Allah wllo gulayso walhi sogudbinta sheekada adbad ugu fiicantay iskajooji wll rootiinka shekoyinka sobadi ayaganu kuhaysanaaye mahadsanid wllo gulayso ❤❤❤❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 7 ай бұрын
ma owoodaaa wllshy in aaad loof ii saarto❤❤❤❤
@AyaanXaaf
@AyaanXaaf 7 ай бұрын
Guuleyso wlshy mcn farxad igu nolow abiidka
@Suleyman-carab
@Suleyman-carab 7 ай бұрын
Guuleyso waligaa wlshy mcn
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 7 ай бұрын
Waxa badan ayaan ku dirayaa ❤❤iga war sug
@RuunAbdi-u4m
@RuunAbdi-u4m 7 ай бұрын
m.awll mcnow
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 7 ай бұрын
Masha Allh Horumar wangzn Hbbt
@sharmakeabdihussein010
@sharmakeabdihussein010 7 ай бұрын
Guleyso walasheyda mcn qofkasto ilahay hooyo iyo aabe hakaga dhigo
@casalasal6466
@casalasal6466 7 ай бұрын
Aamiin
@caaishoibrahim
@caaishoibrahim 7 ай бұрын
Xapiiti aad ayaan uku faraxsanahay horay usoco❤
@HamdSaney
@HamdSaney 7 ай бұрын
Cod wuu leeyahay xagayga
@MaxamadNuur-i6u
@MaxamadNuur-i6u 7 ай бұрын
m.a you are beautiful 😂😘
@LakiCumar-k5m
@LakiCumar-k5m 7 ай бұрын
Wllohorota.maficathe.wllo.shaqomahesha.hada.xaladada.setaha..nogasowaran.wllo.mcn
@Maria-Qurux211
@Maria-Qurux211 7 ай бұрын
Guuleyso wlshena Mcn ❤😭🫶🏽
@adansandheere7284
@adansandheere7284 7 ай бұрын
Woooow m.a sh wlcm back abayo sodhaw sharafey iyo karamo Ayan ku haynaa in badan abayo
@sumadqaran
@sumadqaran 7 ай бұрын
Kaas nin ma ahayn wanaagii aad ka weeyday caruurtaada allaha kuu galiyo walalo❤
@SagalAxmes
@SagalAxmes 7 ай бұрын
M. Allah abyo qurux guuleyso macanto hani madax noo saartahy
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 7 ай бұрын
mansha allah abayo hore usoco shekadadi ad ridhwan la wada geysay walahi wan la il meyey😢😢
@amirichgi6995
@amirichgi6995 7 ай бұрын
Wllo videoga waqtii horre so dhig Gaar ahaan inta udhexeeso maqrib iyo cisho allah haku barakeyo wllo keep going 🎉
@AsiaJama-v2p
@AsiaJama-v2p 7 ай бұрын
hani my sisrter keep going❤❤❤🎉❤
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 7 ай бұрын
Masha allah quruxey hormar wacan dadalka wad anaguna garabkaaga nahay insha allah bari adoo taajirad ah ku arki doonaa
@fatimamursal-d4f
@fatimamursal-d4f 7 ай бұрын
Fiidkii soo dhig wll ama galabtii
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 7 ай бұрын
Masha'alaah ilaahay waxuu ku baray sida loo sheekeeyo❤❤
@RuqiyaHussein-k1v
@RuqiyaHussein-k1v 7 ай бұрын
Sheekada waa ku wacantahay qali ee qisooyinka ka soo sheekee qali❤❤❤waana ku jecelahay
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@dr_safa512
@dr_safa512 7 ай бұрын
Haye macaney wan karali nahnay dhibmalahan lkn marka fursad hesho noga jawab farimaha what's app ka 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@mohademaker3497
@mohademaker3497 7 ай бұрын
Wll mcn tiktok furo an kusosarne kadib ad live sogashide wankugarabtaganahe
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 7 ай бұрын
Mansha Allah somali Allah baa naga dhliyey gabadhan sida loogu gurmaday walahi waan k helay sii Wada aan gaarsiino meel sare haday waxbku helayso MANSH Alla❤
@ArafoAboubaker
@ArafoAboubaker 7 ай бұрын
Xiil iyo hoo ba Wa la garab joogna
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 7 ай бұрын
Waa saas
@hodankhadar4639
@hodankhadar4639 7 ай бұрын
Wll whatsappkaga ii sheeg
@faraxkal_deeqacali8818
@faraxkal_deeqacali8818 6 ай бұрын
Qisadaada waan bilaabtay waanan dhameystay . Horumar balaadhan gaadh wllo if iyo aakhirana guuleyso 😊😊😊😊
@ugasoabdikaafiyo123
@ugasoabdikaafiyo123 7 ай бұрын
Cudkaaagiii Ridwaaan aadsiisaybaan dhagaystay sorry waaalhoray usoco ilaaaheybaaa kugurabgalay
@jawharaibraahin
@jawharaibraahin 7 ай бұрын
sbraa sadbuu helaa baa la dhahay masha allah aad bad udulqad badned walal
@wehelyare
@wehelyare 7 ай бұрын
Wll Qisada ugu muhimsan
@Hanacatuuti
@Hanacatuuti 7 ай бұрын
Wlhi waan ku jeclahy Hno
@imaanjamac8856
@imaanjamac8856 6 ай бұрын
Qurux badaney kartida iyo kalsoonidaan kugu jeclahay alle haku amaansado
@sakeriyaabdulkadiraded6828
@sakeriyaabdulkadiraded6828 6 ай бұрын
sheeko sheeko sheeko xariiro cmla good lucky walashay
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 7 ай бұрын
Wlhi Ana whatsapka fariin Maanad iso jwbin. Lkn dhib uma arko. Abaayo.
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs 7 ай бұрын
Waa gabadh somaliyeed ee halo hiliiyo oo gabdhu ha bartan sida laysugu hiliyo ee raga kuwa xun laysaga dhiciyo
@Queen09-z3q
@Queen09-z3q 7 ай бұрын
Abayo hadal ad dhahdey wnka sexanwayey ilmaha gurigan kuso xiray marki ad dhahdey plz mardambo ilmahaga guri kaligood haku xiren midakale qof qimo leh batahay Manshllah ❤
@XamdaGooo
@XamdaGooo 7 ай бұрын
masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 7 ай бұрын
Hormar wngsn wll macn ilahey wax ku dhibo kuma tuso
@naimaali6913
@naimaali6913 6 ай бұрын
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu dadkena xanusanaya ha ĺa daweeyo oo haloo cudurdaro
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 6 ай бұрын
Aabaayo weliiga qoof ku ixtirami weyey jeleec yuu ka helping carurtada korso mustaqbaal ficaan sameyso niin ku qalma o wax garaada o Kumar yeleya gurso kanaa first in badan qofkaad nolaal lawadagi dontiid
@qaliyamoumina2087
@qaliyamoumina2087 7 ай бұрын
Hanni happy waan ku jeclhay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going walahey
@saidhashi2856
@saidhashi2856 6 ай бұрын
Naag kasta intay Ridwan Issaq utagto oo balaayo iyo kasheekayso hadana Channel hafurato oo halkaas irzaaqad haudoonato. Yaab badanaa. 😂
@Iftin576
@Iftin576 7 ай бұрын
Abyo masha allaah qisada si wanagsan uso jedisey ee abyo tiktok miya furateyna😊
@ayaanaxmed1664
@ayaanaxmed1664 6 ай бұрын
Mnsha allah qurux badaney ❤
@FadkaFadxi
@FadkaFadxi 7 ай бұрын
Insh alh hani Ramadantu intaanay soo galin 100k aynu gaadhsiino
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 7 ай бұрын
Masha allah wlh somali hadanahay dad naga fican malahan sawab too ah sida isu garabtaganahay asxabta walshey ku xiran waxan rawaa inaa isoo booqotan hooyo somaliyed ayaan ah oo caruur korsato chanel kayga qerka ayaan ku fafiyaa pls 🙏 garab ayaan idinka bahanahay mahadsanidin qoralkayga inad aragtan ayaa rajeynaa
@abdinoorHassanadan
@abdinoorHassanadan 6 ай бұрын
وعلیکم السلام
@nuraubdi3080
@nuraubdi3080 7 ай бұрын
Mashla wll wan kujecelnahay
@hamdacabdi1061
@hamdacabdi1061 7 ай бұрын
Masha allh walshy ❤❤mcn guleeso aniga na sabasgareb isara asxabata ❤❤❤
@deqaduale8960
@deqaduale8960 6 ай бұрын
Kaas dib ha ugu noqon dhe gabadhas waa narcissistic xanusan inti hore dhib ha kugu filato
@KhadroAbdiahmed
@KhadroAbdiahmed 7 ай бұрын
Masha aallha hormar wacan bankleehy abaayo
@ShukriAbdiaden-zx3zy
@ShukriAbdiaden-zx3zy 6 ай бұрын
Abyo waxaan rabaa inaan kulawadaago qiso lkn intee kugusoo gudbinaa
@SamiiraAadan-ye8kn
@SamiiraAadan-ye8kn 6 ай бұрын
Congrlatunation 50k hamllyo walshey ❤
@maryamabdiweli1703
@maryamabdiweli1703 7 ай бұрын
Hormar wacan wlshy❤🎉
@HindaAli-ms1be
@HindaAli-ms1be 7 ай бұрын
Xwbiibti quruxey xayey siiska aad kuso galayso fadlan ka dhigo ku sali nabiga sallallahu calyhi wasalam waayo qofkii ku saliyaba waa helaysaa ajarkiisa m8d la mida.
@sahracabdi6553
@sahracabdi6553 7 ай бұрын
Abayo mcnto muqaalada maqribadii ino soo gali 🙏❣️
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 7 ай бұрын
Nolasho kumaxumyso qali horay usoco waliga qali
@Zamiya884
@Zamiya884 7 ай бұрын
Guleyso abyo❤
@CaliYoz
@CaliYoz 7 ай бұрын
Wllo reer jigjig ayaan ahay wllo please ninkaah haan soo radineh xaafadu gali jiray wllo please kaso hadal
@HaliimaElmimahamuud
@HaliimaElmimahamuud 7 ай бұрын
Adaama qiso kugubaranay masha alh kutahay saa qisada usoo tabineysid
@zazafreefire6727
@zazafreefire6727 7 ай бұрын
Wcs❤
@somalione6095
@somalione6095 7 ай бұрын
Masha allah gbdheni gulayso
@Ugaskey14
@Ugaskey14 7 ай бұрын
Wlshy mcn ñolasha kumaxumeyso horei usoco ❤
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 6 ай бұрын
Walaal waxaan kaa dhex arkaa in aad hibo uleedahay tabinta sheekooyinka iyo qisooyinka.waxaan kugu la talin in aad waqti galiso in aad sheekooyiin soo baarto kadibna aad soo tabiso waliba si taxane ah.barnaamijkaas bulshada waa ay kugu soo dhawayn lahayd.mahadsanid
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett 7 ай бұрын
Keep going sister 💪🏼 ❤ strong girl don't give up ❤😊🫂😍🥰🙌🏽💋🌹
@fardusa411
@fardusa411 7 ай бұрын
Haa waa sheeko fiican kulan soobadi dadka Wathsap ka kaaladoohahaday qisooyin hayaan kadooqaado
@leyladaggan6027
@leyladaggan6027 7 ай бұрын
Asc haniyeey qurux badan bariyeey ad ban ku jeckhy run ahan qisadii ridwan uu kaa dubay 5qayb sidii musal salkii ayan u dawanaye midna kama tagin lkn ad ban kugu soo duceynaya ee meshii qerka kugu jito allaha ku garad siiyo abaayo
@RAHMA.ISMAIL
@RAHMA.ISMAIL 6 ай бұрын
Alle garabkaaga ha galo hanni qof wanaagsan baad u eegatahy oo la dhibay
@SomaliQadim
@SomaliQadim 7 ай бұрын
M.a
@CabdullahiKhaliif-h9z
@CabdullahiKhaliif-h9z 7 ай бұрын
CODka kaliya sooduub mar kaad qiso kasheekay nayso kadibna pagoronkale so qaado osoo dul saar Abayo
JAWAATII UNHCR AY KABIXISAY DIB U CELIN TAYDA IYO NOQOSHADAYDA
12:17
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 116 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,2 МЛН
Safakii iigu dhera aan galnay
11:32
Hanni Hannan
Рет қаралды 36 М.
QISADII JACEEL OO XANUUN BADAN
43:33
QADAR SHARIF
Рет қаралды 34 М.
Waxan rabaa latalin ila taliya@hannihannan
11:13
Hanni Hannan
Рет қаралды 19 М.
پودكاستا زانینگه‌هـ (گوهورینا طبعه‌تان)
53:53
گروپێ زانینگه‌هـ
Рет қаралды 336
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 116 М.
HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA
31:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 319 М.
SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
44:09
AS PODCAST
Рет қаралды 36 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 283 М.
Vlog Baashaalka ani iyo ilmaheyga 🫶
14:18
Hanni Hannan
Рет қаралды 75 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 116 МЛН