Ninkii turkiga ahaa ee gabdhaha Soomaaliyeed gacma gacmeyn jirey oo xukun culus uu ku dhacey| Guul

  Рет қаралды 7,923

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Ninkii turkiga ahaa ee gabdhaha Soomaaliyeed gacma gacmeyn jirey oo xukun culus uu ku dhacey| Guul

Пікірлер: 43
@Adil-l7z
@Adil-l7z Сағат бұрын
Mansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminCaraale
@aminCaraale 2 сағат бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Сағат бұрын
الحمدلله ❤ الله يعزنا بلدنا ❤❤
@maxamedsadaq5991
@maxamedsadaq5991 Сағат бұрын
Dumarkena kama kaftanno
@aminCaraale
@aminCaraale 2 сағат бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 сағат бұрын
hadii wadan kale uu joogi lahaa waxa lagu xukumi lahaa sidan xadhig dheer +ganaax badan + tarxiil ama eris. 😢😢😢😢
@ahmedburco75
@ahmedburco75 2 сағат бұрын
Waa in la xukumo uu xabsi galaa. Lagana qadaa magdhow. Waxa taa ka sii daran waxa jira taa mid leeg ama ka ku sameeya walahooda somaliyeed
@tressahassan8947
@tressahassan8947 2 сағат бұрын
Subxanallah dowlad raqisa🎉 aruugoo arkay murankii muwadinad dalkeena. Jogtaa walllah. Hadii gabar🎉cidoda sidaas logali lahaa wayba togan lahayeen malayiin inta laga qaado ayaa Waliba xabsi tarxil. Las kugu dari🎉lahaa
@fatumaskochleben3101
@fatumaskochleben3101 2 сағат бұрын
Maa la saaro wadanka oo dhan
@Hooyoow
@Hooyoow Сағат бұрын
Munasarow, itus itaabsii Lee rabnaa ee warkaan nagadaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 2 сағат бұрын
Zxp munasar wan ku tagersanahy lkn gabdhi jamacda somaliya xaqiqdeda so hubi wax walba hano so gudbin 2022 maxa lo aamusay marka hada la shegayo tankle ninka sidas sameyy codkisa aaway qoral qofkan dono samen kara marka horey usoco ebow
@abdiahmed1448
@abdiahmed1448 2 сағат бұрын
Munasrow borsdii lacagta warkeeda meel ku sheeg?
@Tasniim1
@Tasniim1 2 сағат бұрын
Gacmagacmeyntu sowta Jaamacaddaha Soomalia kajirta? Ee shalayba gabarta kasheeganaysay?
@Al.jabarti
@Al.jabarti 49 минут бұрын
Gabdha aya laga argay Marki ay noqdin wax aan qima lahayn Taas aya kentay in sidan lugu dhaqmo Ila waa wax laga arkay Teda kala ajnabi kadaba cararka taan aya kadanbesa Turkiduna kuma siijiran cunsurnimada ay aamin sayihin
@abdikafiomarsheikh2046
@abdikafiomarsheikh2046 2 сағат бұрын
Muxuu shaqada usii joogaaa asagoo intaan geestay Midakale adoomada uu nagu sheegaayo waaba nahay hdaanan shaqada ka burinin oo wali nasii hor joogo daanyeerka
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 сағат бұрын
hadow hoshisa wato xal lama Garin wali Somalia waa hos in wadanka Laga bixiyo ahed aso lacagta Laga qaday Janis hada Ku helo wale ma cafiyo ajnabi Somali Ku xad gudbay😢😢😢😢😢😢😢
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 Сағат бұрын
War ninkii ma laxiray War kale imari maayee
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 3 сағат бұрын
Kkk Xasan Shiiq Wiilkiisa Ayaa Wiilturki Dilay Marka Yaa Xukumikaro Turkida Waad istaahishiin Waxwalba Oo idiinladhoho Maxaa Yeelay Qabyaalad Kkkk
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 54 минут бұрын
Maa la cayriyo fadarada ama lagu qaado xeerka kufsiga
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Сағат бұрын
waguul inkastu kadhashay oo lagu xaqdhoowrayay inuu walalha turkiga ayu xoga kubad badayo hoogodo
@ismaaciil3602
@ismaaciil3602 44 минут бұрын
Wali cadaalad maahan, aduunka shirkadaha waxaan oo kale ku sameeyo shaqaalahooda malaayin doollar ayaa laxukumaa iyo xabsi 3 sano iyo wax ka badan. Marka toban kun oo dollar lacag mahan ee caddaalad haloo raadiyo gabdhahaas
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 сағат бұрын
maxaa xadhig loogu dari waayay sidaas ayuu xaq u lahaaye. hadii hablihi somaliyed wadankodi ku nabad geli wayeen waxay cadaynaysaa in aan rag somaliyed jirin.😢😢😢
@CaliCabdi-to4ks
@CaliCabdi-to4ks 48 минут бұрын
Ninka wuxuu istahili laha in xabsi la dhigo
@abdijama9521
@abdijama9521 2 сағат бұрын
Away xukunkii war waxas xukun lama dhahee gabdhihii uu u gefay ba lacag la siiyay dheh
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 2 сағат бұрын
Wijigiisa away waclka
@z_1032
@z_1032 Сағат бұрын
20 kun kabadan inaa laga qaaday Ahayd baastarka .. 😡
@FY-Editzz
@FY-Editzz 44 минут бұрын
SHARCIGA CID KA SAREYSO MALAHA. GUUL GABDHAHAAS KA DHIIDHIYAY ARRINTAAS... LAKIIN Gabdhaheena soomaaliyeed waxaa dhibaato ka heystaaa inay shaqo ku badashaan GABARNIMADOODA. Schoolada, Dowlada, Xafiisyada hay,adaha ajnabiga, iyo idaacada,
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Сағат бұрын
gabdhaha soomaali iyagaa akhlaaq xun oo raga qaqabsanaaya😮
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan Сағат бұрын
Ma adoo gabar soomaliyeed baa sidaa u hadalaya ilaahay ka baq walal gabdhaha somaliyeed waa gabdho diin iyo dhaqan leh kumane dhagdhagan raga ajaaniibta Hadalka qadaf ah aad soo qortayne aakhiro waa laga xisaabin
@Al.jabarti
@Al.jabarti 50 минут бұрын
Gabdha aya laga argay Marki ay noqdin wax aan qima lahayn Taas aya kentay in sidan lugu dhaqmo Ila waa wax laga arkay Teda kala ajnabi kadaba cararka taan aya kadanbesa Turkiduna kuma siijiran cunsurnimada ay aamin sayihin
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 24 минут бұрын
Maxaa loo xiri waaye haddii dembi uu galay gabdhaha? Ama maa la tarxiilo? Maxkamad Mooriyaan iska dheh.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 9 минут бұрын
Ma meeshii uu ku xumeeyey dadka somaliyed ayuu wali ka shaqyna sabab turkey xunoo anaga shaqo noo soo doontey miyaa nagu kibrey somalida ayagaa isku xoog badan in la eryo..ayey aheyd oo la yiraahdo criminal record kiisa ayaa xun marka uma ogolaneyno inuu wadanka ka shaqeyo waa sida aduunka looga dhaqmo
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 сағат бұрын
Marba hadaan shaqada laga cayrin oo uu booskiisa ku laabto wixiisii uun buu sii laaq laaqan! Marka warka aad ka hadlayso cadaalad maaha soomaalida muqdisho Ilaahay baa u maqan!!!
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 2 сағат бұрын
Kaas gabdhaheena bahdilay maarali laganoqdy inu waddan ka sii shaqeysto??? Inxabsi laguxukumo ama lama saafiriyo ayey aheed, balse madaxda Xamar sharafta ama lacagta jecelyihiin -lacagta....!!!
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh Сағат бұрын
Lkn why loso bandhigi waye Somalida laso bandhigo muqaaladoda miyu kaduwan yahay why Camerada uso qaban weyse live,ne loguso gudbin waye😒😏
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 сағат бұрын
DOWLAD ka taliso KALIYA gobolka banadir 😂😂😂😂😂
@Tasniim1
@Tasniim1 2 сағат бұрын
Anigu sidaan qabo Gobolka Banaadir xataa kama wada taliso
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 25 минут бұрын
@@Tasniim1 MESHA LAGA DHIHI LAHAY DOWLADA SOMALIA WXA WANAAGSAN IN LA DHAHO DOWLADA GOBOLKA BANADIR
@beautiful7152
@beautiful7152 Сағат бұрын
He will continue doing the exactly what he was doing before I doubted he’s gonna change unless they send him a jail
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
KALAMAAN 02 OGTOBER 2024
10:08
KALAMAAN
Рет қаралды 2,6 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН