Anoo liin iyo sanjabiil iyo biyo laysku karkariyay cabaayo oo is caatees ku jiro ayaa daawanaya hadana bismilaah 😀
@Asli0902 жыл бұрын
Atrishooy hadad Allah taqanid ha is caatayn sidan qurux ku thy wlhi plz iskadaa catanimada
@ramlaoffice78462 жыл бұрын
Haa wlhi qurux wye masha allah
@jamilafarhan91272 жыл бұрын
Mashllh alle haku barakeyo wllshy sifican ayad nogu fa idaysaay .oon ani kamid Ahay kuwaa catadaa Ah 💯 💯 mhdsnid huno
@cadeycabdule91292 жыл бұрын
Asc walashay cafimad kucun mashlah mashlah ❤ ♥️ 💜
@ayaanmohamed19322 жыл бұрын
Asc faayey ilamaha mala siilkaro waxan ku nolahay wadan galo bal balarka malaga rabo lakiin ilmaheyga waa caato hadi aad dhahdo. Ilmahan wacaato waana diiden gaalow ❤ Thnkiz quruxey 🙏
@nasteexoaa68722 жыл бұрын
Atirisho abaayo ilaahay ka cabse wajigan hada ma macaan aa ku cayilay miyaa naleeda hay. Hadii aa cayilo wajiga ma noo naaxo. Adi jirkaga saas ma ubuurno lkn wajiga aa buuf la tahay waana saan jeclan lahaa in aan noqdo. Marka naaxday illahana xiratay waxa u eka tay Queen Xabza
ani 21 sano jiraa caato an ahy mrkaan umul noqdo le cayila 3 bil ka dib waa shuuqa caato naf ah noqona liigama yelaayo inaan 2 canug dhalay
@farxiyoaxmed7492 жыл бұрын
Sideyda oo kle wlhi umusha markan ka baxo cunuga ii fadhiso aniga dhan naf aaa noqonaaa
@kaafiyo62682 жыл бұрын
Anaa kula mida wlhi umusha qurux ayaa noqonaa 3bil hada dhaafo wa shuuqa ileen wa Leyla qabaa
@munafaarax7532 жыл бұрын
Masha allha fatmina wll waa kugu faha ee video soo badiy
@esfd13832 жыл бұрын
Meesha cayil lagu cunayo masugi karo 😂😂😂😂
@suhuurmaxamed87642 жыл бұрын
Abyo wamhdsantahy anga hdanhy rer somalia hda mac manka badsano diabetes dag daga nagu dhacyo wayo cuno un quality ah nalokena saqa mrka hanglin
@Raabica79612 жыл бұрын
abqayo sida cuntada oo kale miyaa miyeyssa macyihiin
@nastehhuseenahmed98222 жыл бұрын
Cayil meel lagu sheegayo maba ka maqnaa kro😂😂
@salmohooto26622 жыл бұрын
Aniga 24 three exercises samayee to my maintain my body daad buruur iyo qashiin raadinayan adunyo yahuu dheh 😂😂😂😂😂😂
@Ifa-Aden342 жыл бұрын
isnaaxida kaliya Mahan in aad baruur yeelaTo dad wxa jira jidhkodu daciif yhy U bahan Nafaqado kle io in miizankoda io lafahoda La dhiso de imika Fadumo Buurni cafimaT qabTa ledahy Taz weye e mhn xaydh kaso dhacdhaceysa 😅 tn kle wa qof io choice ki Qn
@farhiyosharif82082 жыл бұрын
Qarniga 2022 qofka cayil radinaya MA fayooba wa dhimirka aniga aragti dayda
@aymanMoha62 жыл бұрын
Sonkor hanagu ridin wlaley😂😂
@nimcoxasan6306 Жыл бұрын
war aniga iga war suqa ha isku cunina an inaga so tajabiyo 😂😂
Quruxeey Maalinti ilaa lix mar uun isku day inaad cunto fican cunto adaba iska Cayili inshallah
@Kawtharahmed88Ай бұрын
M.a❤❤❤
@AdanKer-p1n7 ай бұрын
Dadka sokor maad ku ridi rabtaa walalay
@Farxadiyoguul2 жыл бұрын
Moos hilib maraq bariis baasto aa lagu cayila. Fruits badan cuna subugna ku cuna. Macmacaan sokor iyo dhiig kara ayaa laga qaadaa.
@Muna-gml2 жыл бұрын
Musica waxaa so xasustay shekadii qaam quum caadi mhn ano yar aad ujeclaa wallhi kama sexan jirin
@manaalabdikariim47412 жыл бұрын
cayil qofkii rabo wax fudud oo bil eh u iskaga darema meel wlbo waliba
@nafisosaladosman31442 жыл бұрын
Aad umahadsantahy Apyoh wan ku tagera ❤😘
@dekobintuyusuf40612 жыл бұрын
Anaguna saan isku caateynaynay ban daalnay dadna waaba cayil raadis illahat amarkiis🤣🤣🤣🤣🤣
@makkadagan8762 жыл бұрын
Walaley aniga guriga ayan jooga wax an cayiloyina malahan melkasto cayil Lagu sheegayo wa taganhay macankan wa sameysana insha Allah ina ku cayilo Allah ikaso iso duceya bal walalyal🥰 And my sister Thank you Ataarisho badiyo ❤️
@seynabahmed76132 жыл бұрын
mcny cayil yar o cafimad leh kugu duceyay hana iska badin 65 hadhaafin ana igu ducey 60 lee raba ani
@makkadagan8762 жыл бұрын
@@seynabahmed7613 xabibtii shukran 🥰 ani Xita 60 lee raba hada 53 maba dhaafo
@mariaabdiasiis2 жыл бұрын
Thank u atriisho❤❤❤
@ruqiyamohammed68732 жыл бұрын
Taramasu maka wadas
@muscabaxmad81922 жыл бұрын
eega maa cayil baa rabtaa
@ayanadan47242 жыл бұрын
atarishada agteeda waxaan ka maqla musigi riwayadi qaamquu e horn afric😜🤣
@canababdilaahi62462 жыл бұрын
Maasha allaah
@Autumn-g8h2 жыл бұрын
Qoftaan hadalkiina maka cayishay waa maxay heraaryadu yaab, mida kale wajiga bes baa ka cayishay ma macaan baa sidaas kuu galay, sheekooy ku nacay sharoobada baaba dhaanta musiibadaan aad dadka la wadaagtay
@fartunkhamis261811 ай бұрын
Wan kula qaba nag qalbon kanin abu io bikbiwer bisa isku daldalan macmcn kulh kkkk
@khadraali70622 жыл бұрын
Waxaas ma jiran cayil hadad rabto habeenki mar sii seexaneyso calooshada ha buuxdo hillibka kal iyo laab cuna waliba ku cun aniga sidaa sameyay sanno ka hor 73 kg ayaan waxaa nah badiyey macaanka
@najmaqaasim92232 жыл бұрын
Masha alh ❤❤❤❤
@Hawenay2 жыл бұрын
Dhala dhe umusha ayad ku cayishee maa awal ku cayishid😂😂
@niciimaxaaji23432 жыл бұрын
walahi niyadan hada kalahaa😅
@munoroble85652 жыл бұрын
🤔😆Adi maba cayilnidee atariisho see rabtaa
@fartunkhamis261811 ай бұрын
Hadan ka yelo maho Ben 40bri wajigas kuma cyilyo
@muniiraaxmed10902 жыл бұрын
Scw scw Scw scw scw ❤
@lama-huraan69822 жыл бұрын
Waqti cayil loo ordokuma jirno cayil waa cudur iyadane stresskiya daye yey idinwalin