NOLOL CUSUB: #6: WAKHTIGAAGA WAA NOLOSHAADA!

  Рет қаралды 25,797

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

Күн бұрын

HADDA KADIB UMA BAAHNAAN DOONTID FIIDIYOOW KALE OO WAKHTIGA KU SAABSAN!
KU QABO SUBSCRIBE SI AAD ULA SOCOTID FIIDIYOWGA XIGA:)

Пікірлер: 179
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 7 жыл бұрын
Waa ballan Maanta kadib uma BAAHNAAN doontid Fiidiyoow kale oo Wakhtiga Ku Saabsan! I tusi In aad Joogtid! Ha iloobin LIKE, SHARE, IYO In aad CHANNELKEENA SUBSCRIBE ku samaysid. Mahadsanid.
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin wllky ayub waad mahadzan thy lkn wllo inan kula zoo xidhidho u bahanahay xageen ka helaya emailkaga iyo phone numberkaga
@ilwaadaskar6873
@ilwaadaskar6873 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin mahdsanid akhii filaah miisaanka xasanaadka aleh haku saaro
@aminadinix5672
@aminadinix5672 7 жыл бұрын
ayuub fadlan nasii email ama phone
@macalinkajaceeylka5315
@macalinkajaceeylka5315 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin masha.allah ustaad jazaaka laah qeyran lkn waxaa kaa codsanaa nashiida aad saartay ayaan ka helay xagee ka heli karaa ama maxa ku qoran waan soo dagsan lahaay igu caawi taas adoo mahadsan
@randaaldayni1830
@randaaldayni1830 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin masha allaah allaah haku barakeyo
@najmacadey5165
@najmacadey5165 7 жыл бұрын
masha allaah mahadsanid walalkey ayub yusuf wan ka faidney in badan
@naciimacabdicawil3995
@naciimacabdicawil3995 2 жыл бұрын
استاذ ايوب لا يكفي ان اشكر بكلمات ولكن اقول الله يجزيك بجنتك الفردوس الاعلي
@najmanuurka5397
@najmanuurka5397 7 жыл бұрын
masha allah maasha allah aad iyo aad ayaa inooku la jeceshahay wax walboo aad la jeceshahy naftaada walal alla subxana watacala hakula soo saara nabikena maxamed salalahu saleyhi wasalam
@mohamedcdulahi3608
@mohamedcdulahi3608 7 жыл бұрын
masha allah wll wad ku mahadsan tahay sida wacan o aad ino dhiira giliso ajar eebe haka siiyo wanadaada wan qadanena masha allah waa wano dhaxal gal ah hanti aad dhal u hesho waxa ka wanagsan hadal o wano dhaxal gal u gesho
@queenijka6201
@queenijka6201 7 жыл бұрын
Mnsha'alh wllo sidii bil ramadaan ee dhalan rabta bn u suga haba video cusub aad noo soo saartu xafidullah wllo
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Queen Ijka anigaa kaa daran walahi si ba'an ayan u sugaa anigoo marwalba ka fiiriyo Gmail KZbin iyo fbook kkkkkkkk
@queenijka6201
@queenijka6201 7 жыл бұрын
Ismail Hussein hhhh mnsha'alh wllo xaqiiqdii qof Ka wanaagsani waxaa marwalba dhageysta inta wanaaga jecel mo'alim ayuub waxuu so jiidatay qalbiyo badan oo inta wanaga jecel ah anigaba 1 aanka ahaade
@supersonicgames3561
@supersonicgames3561 6 жыл бұрын
Msha allah akhii nolow
@caliducaale3171
@caliducaale3171 7 жыл бұрын
masha allah wllo jazakallah alfa khayr waad ku mahadsantahay sida aad walaalaha ugu dedaalaysid
@abdirisakkhaliif7599
@abdirisakkhaliif7599 7 жыл бұрын
grazie Yousuf wlhi cilmi bdan ayaa ka heley waana kumahadsnthy sxb sida quruxda badan oo aad noo Caawineyso.
@fatimatahran4034
@fatimatahran4034 3 жыл бұрын
Tnx ayub yuusuf sakiin waxa thy dhiri galiyahyga
@user-nk3wm7se5q
@user-nk3wm7se5q 7 жыл бұрын
masha. Allah. warunta wll mahasanid
@badixuskaallewalal7890
@badixuskaallewalal7890 7 жыл бұрын
masha Allah shukran akhi wa fidiyowgi aan sugaye.
@khayraatqaasim1259
@khayraatqaasim1259 7 жыл бұрын
maanshalah walaahi baraamijkan waxbad ayaan kafaidnay nolashayadana waxa uukuyeeshay saamayn wanagsan Allah yajziik fii.mizaan xasanaatik
@khadijajibril4238
@khadijajibril4238 5 жыл бұрын
Wcs jazakalahu khayr yes
@mahamedosman4760
@mahamedosman4760 7 жыл бұрын
masha Allah akhi shukran
@sacdiyomohamed3326
@sacdiyomohamed3326 7 жыл бұрын
masha allah wall alle hagu barakeyo
@faadumosead3343
@faadumosead3343 7 жыл бұрын
Mashalah alle ha ku brkyo
@MohamedAhmed-wn8bf
@MohamedAhmed-wn8bf 7 жыл бұрын
mansha allaah allaah hakudaaayo wax badan ayaan ka faa'iisay barmajikana kusaabsan nolosha cusub wana dhegaystaa malinkasta waxna ka faa iidaystay mahadsanid
@ismailisse245
@ismailisse245 7 жыл бұрын
masha Allah adaa u mahadsantahy nolow
@user-ei4oh1kt8r
@user-ei4oh1kt8r 7 жыл бұрын
maasha allaah jasaakalaah kheyr
@fuaadmohamed1527
@fuaadmohamed1527 7 жыл бұрын
masha allaah my teacher
@asmaaden2142
@asmaaden2142 6 жыл бұрын
Masha allaah
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 7 жыл бұрын
Ayuub Wllo run ahaantii garan maayo Abaalkaga sidaàn ugudi lahaaa waxan ku noolahay Wadamada qurbaha midka mid ah Markasta anoo nolosha kudaal oo Quus ku dhow ayaad kor isoo qaad waayo waxad soo duubtaaa Videos aad U qiimo badan oo aan odhan karo wuxuba quseeya noloshada oo dhan ilahay janatul fardowza hakugu bedelo wllky Jazakalaaah khayr
@aishayusufxirsi1733
@aishayusufxirsi1733 7 жыл бұрын
maasha allah jasalaakalah macalin
@maryanahmed6539
@maryanahmed6539 7 жыл бұрын
masha Allah
@habondiriyemuse3600
@habondiriyemuse3600 6 жыл бұрын
shukran wll ayub
@lailamahad3274
@lailamahad3274 7 жыл бұрын
mashalaah ayub aad ayaad u mahadsantahay waa ku mahadsantahay vedioga..
@ifraaxcabdiraxmaan1204
@ifraaxcabdiraxmaan1204 5 жыл бұрын
mnsha allh ayub Yusuf sakiin hmblyo awalan marka xigta mhdsnid sxp mclin ama guuleyste kudayasho mudan.
@user-kh2tx7qj4b
@user-kh2tx7qj4b 7 жыл бұрын
mashaa allaah waansugi wayaa waanootinkaaga dhaxal galkaa jazaakallaahu kheyran wajacalal janata mathwaaka
@mohaahmad3523
@mohaahmad3523 7 жыл бұрын
masha allah walal aaqiro iyo aduunyo wad guleysa tahay walal
@MohamedAhmed-wn8bf
@MohamedAhmed-wn8bf 7 жыл бұрын
ayub sakiin sxb mansha allaah wax badan ayey igabadashay intaan dhagaysaniyey nolosha cusub
@shuganwes6887
@shuganwes6887 5 жыл бұрын
Wad mahadsaty zxp
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Walahi aad ayan u sugaa ayub because wa qofka kaliya aan waanada iyo caqliga ka qaato infact he is my adviser
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 4 жыл бұрын
Manshallah
@quranhighquality6732
@quranhighquality6732 7 жыл бұрын
Masha allah Allaha ku xafido
@umcalimohamud3739
@umcalimohamud3739 7 жыл бұрын
masha allah
@muhiyorkofficial6182
@muhiyorkofficial6182 6 жыл бұрын
Acceptable videos Motivational videos We keep our time thanks Ayubyusufsakin
@xoogsato450
@xoogsato450 7 жыл бұрын
masha allh thanks
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 4 жыл бұрын
Mash allh ustadkena nolosha
@najmamaxamed9576
@najmamaxamed9576 7 жыл бұрын
Mansha allah teacher aad ayaan ugu bahna cid wakhtiga iga cawisa ilahay waxkharleh ha kugu bedelo شكران. شكران teacher
@umuiashaali5013
@umuiashaali5013 7 жыл бұрын
Masha allah jazakal allah qeyr wall waxaa tahay Macalin aad u qeyr badan Nolosheyda wax badan baad kadeshey
@aaminalakiaden6804
@aaminalakiaden6804 6 жыл бұрын
mahadsanid macalin
@cabdikariimshciise4095
@cabdikariimshciise4095 7 жыл бұрын
ustaad ayuub waad ku mahad san tahay ustaadi . anagana allah ha naga dhigo kuwii ku dhaqma . jazaakalahu
@luulmaxamuud1535
@luulmaxamuud1535 7 жыл бұрын
masha allaah waan ka helaa waxyaabah aad sosaartid hakadaalin haray usoc
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 жыл бұрын
Masha Allah wa ku mahadsantahay walal
@wacaneeyshire2884
@wacaneeyshire2884 7 жыл бұрын
Shukran wllo
@miskiibraahim609
@miskiibraahim609 7 жыл бұрын
MASHA ALLAH WALAAL KHEER ALLAHA KUGU ABAALMARIYO ADUUN IYO AAKHIRABA
@xamdazuleiman155
@xamdazuleiman155 7 жыл бұрын
shukran alle haka abaal mariyo if iyo akhiraba guulayso markastaba
@rodadegen7704
@rodadegen7704 7 жыл бұрын
mansha allah wll allaha kaa jasaai siiyo barnaamijyada qiimaha le ee aad noso gudbiso markasta shukran ayub
@abdullaahimousedarwish9859
@abdullaahimousedarwish9859 6 жыл бұрын
mahadsanid sxb sakiin
@bushraabdilaahi7728
@bushraabdilaahi7728 6 жыл бұрын
جزك الله خير
@zelmiinaali3794
@zelmiinaali3794 7 жыл бұрын
jzklah wll
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Maasha'Allah ilahey haku karaameyo guuleyso
@deeqowawahmed2797
@deeqowawahmed2797 7 жыл бұрын
MashA Allah mahadsanid wllky
@zahraaadan5801
@zahraaadan5801 7 жыл бұрын
Thanks it is eazy
@nimcosiyat33
@nimcosiyat33 7 жыл бұрын
mansha allah walal ilahay haku xafido wan kaa faidnay thnks👌
@mayzersaidadani6482
@mayzersaidadani6482 5 жыл бұрын
Macalin keyga nolasha Wad igu ogthy taa Wax badan nolasheyda ka badashay Xitaa waxaa igu qancisay meshan ku dhashtay inaa ka so tago An wadan kle imado Sidaan wax barashadeyda kale u sii wado Hadana nolasheyda wan ku faraxsanahay Hormarkeyga wax yar ayaa iga dhiman Hadan Ku Gulesto wan huwaa ina ku gulesanayee Markaas ayan kula so hadlaaa Vedio na wan ku so diraa an Rafadka iyo dhibta ugu so baxay Hadana an gulestay Sidee walakaheyga kle tusale ugu noqoto
@nimcokayd9028
@nimcokayd9028 7 жыл бұрын
mansha allaaaaah mahadsanid macalin
@umukhaalid5810
@umukhaalid5810 7 жыл бұрын
maasha alah walaal waa mahadsantahay
@qalilula2527
@qalilula2527 7 жыл бұрын
thkz wll ayub wax badan kafaidey
@dekaahmed9598
@dekaahmed9598 7 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khayr
@shamsamuuse2157
@shamsamuuse2157 6 жыл бұрын
Run ahanti wa runta video danbe uma baahni alle haku xifdiyo
@cabdiwalicilmi7904
@cabdiwalicilmi7904 7 жыл бұрын
mansha.alah
@asmaxusen864
@asmaxusen864 6 жыл бұрын
Ilahay haku barakeyo ya ustad
@umuyahya3819
@umuyahya3819 7 жыл бұрын
maasha allah tabarakallah ajee iyo xasanad Allaha kaa siiyo walalkey
@ahmadekabdirahmansuldan3397
@ahmadekabdirahmansuldan3397 7 жыл бұрын
masha allah thanks teacher
@Husseinjrr
@Husseinjrr 7 жыл бұрын
Alle YacisaK aQoonyahan
@malyunumii1501
@malyunumii1501 6 жыл бұрын
Masha Allah ayubow Allah haka awal mariyo wll
@shaficiomar3584
@shaficiomar3584 6 жыл бұрын
ilahow Ku baraka macalimka nolasha mahadsanid dear teacher
@abuukarabdirahman6704
@abuukarabdirahman6704 7 жыл бұрын
mahadsanid ayub yusuf sakiin allaha kuxifdiyo
@yuusufjicsin1626
@yuusufjicsin1626 7 жыл бұрын
yuusuf jicsin ayaan ahay ayuub waxaan ku noolahay hargeisa aad ayaan uugu xidhanahay casharad qiimaha leh ee Aad noo diyaarisay aad ayaad u mahadsanatahay
@hamdihassan2059
@hamdihassan2059 7 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء والله إني أحبك في الله
@ahmed_boss_143
@ahmed_boss_143 5 жыл бұрын
Thanks
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH
@nasromaxamed4006
@nasromaxamed4006 7 жыл бұрын
mahadsanid wall
@mariahussien2187
@mariahussien2187 7 жыл бұрын
Shukran, Alle ha kuu siyaadiyo
@hassankafio1262
@hassankafio1262 5 жыл бұрын
Alle dartii ayaan kuu jeclahay walalo shukran
@ramloruun8550
@ramloruun8550 5 жыл бұрын
thanks for your
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 7 жыл бұрын
Jazakallaah aad bad umahadzantay wll
@saadoabdullah3169
@saadoabdullah3169 7 жыл бұрын
mansha alaah ayuub walahay hadaan adiga iyo dadkulamida AAnan helin sida xayawaan kaan unolaan lAa yacni bilaahAdaf. janatul furdows insha alaah ayuub
@saadoabdullah3169
@saadoabdullah3169 7 жыл бұрын
mansha alaah ayuub walahay hadaan adiga iyo dadkulamida AAnan helin sida xayawaan kaan unolaan lAa yacni bilaahAdaf. janatul furdows insha alaah ayuub
@saadoabdullah3169
@saadoabdullah3169 7 жыл бұрын
mansha alaah ayuub walahay hadaan adiga iyo dadkulamida AAnan helin sida xayawaan kaan unolaan lAa yacni bilaahAdaf. janatul furdows insha alaah ayuub
@khadraabdi2622
@khadraabdi2622 7 жыл бұрын
mahadsanid wllkay
@shaficiomar3584
@shaficiomar3584 6 жыл бұрын
mashlah walaa anaa LA.ii kaa soo direy si aan udumiyo darbiga iga adan wax barashada darbiga iga adan cajisnimada dhanka wax barashada
@addoonalle2763
@addoonalle2763 6 жыл бұрын
*necessary things like conferences and meeting* _developing things like learning and goals_ _challenge things_ _time losers things like sleeping and watching_
@abdirahinsheikisack6267
@abdirahinsheikisack6267 7 жыл бұрын
Ustaad Yusuf runtii wax bdn ayaan kaabartey kheer alle haku siiyo
@rodaahmed9051
@rodaahmed9051 7 жыл бұрын
asc wakhtiga WAA qali in laa ilaaliya waa muhiim
@xuseinmaxamed6964
@xuseinmaxamed6964 5 жыл бұрын
maashaa allah alle haku barakeeyo mcln
@aaishamohamed6408
@aaishamohamed6408 5 жыл бұрын
wlhi waa runtaa ustad ilh nogaa deesto
@hamdasaleeban4111
@hamdasaleeban4111 7 жыл бұрын
maansha allah guulayso wlky alle haku xafido barnaamij aad uga faaidestay alle haku fududeyo hadafkaaga
@barwaqoali8274
@barwaqoali8274 7 жыл бұрын
Jazakalah walalkey
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 7 жыл бұрын
Wllky Allaah ajar farabadan hakaa siiyo aakhiro iyo Aduunkaba Mahadsanid wllky Qli
@umcalimohamud3739
@umcalimohamud3739 7 жыл бұрын
haa
@wahiib10
@wahiib10 7 жыл бұрын
Masha Allah ayuub yuusuf sakiin
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Maasha Allaaah mahdsnid in badan ayuub
@aaishamohamed6408
@aaishamohamed6408 5 жыл бұрын
wxaa iga dhex guuxo malin un inaa nolosheyda ku guuleesto
@salmaahmed-ds6qx
@salmaahmed-ds6qx 6 жыл бұрын
wad mahadsanthy mclin
@abshirosicif3623
@abshirosicif3623 7 жыл бұрын
mnsha Allah ayub Wlo Allah Hano kadyo runtii Waa xaqiiq sir aga maqnyd ayaa noo soo duubty videogaga ma khasaarayoh runtii noloshea wax badan baa isaka ken badalin
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Habeen iyo subax iyo Mar walba oo aan ciil ama ciriiri xaga shaqada ama nolosha dareemo
@hamdihassan2059
@hamdihassan2059 7 жыл бұрын
ماشاء الله
@cabdisataarokey3201
@cabdisataarokey3201 7 жыл бұрын
masha allaah macalin Ayub Yusuf Sakiin, Allaha kaa abaal mariyo . Balse waxaad ku bishaa raysataa in video yadaadu ayku tixan yahiin Arday soomaliyeed isla markaana Abaal badann kaga hayo, doorka iyo taabagalinta ee wadada guusha aad had iyo jeerba u ifinaysid, thank you
@khadraabdi2622
@khadraabdi2622 7 жыл бұрын
جزآك الله الخير
@yasinmohamed3075
@yasinmohamed3075 7 жыл бұрын
mash allah
@mohaahmad3523
@mohaahmad3523 7 жыл бұрын
ayuub walal wad i dhirigalisa walal
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 7 жыл бұрын
mnsha allah ajar alle haka siiyo wallkey
@zainabmose6269
@zainabmose6269 7 жыл бұрын
mash allah wllo ayuub
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 жыл бұрын
Hal saac ayaa kadhiman vidogan in uu ubuxsamo 4 years ,Ilaa malinkas wan kuxiranahy channelkena gusha mahadsanid ustad JazakaAllah!
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 7 жыл бұрын
mash llah walalo
@yasinmaxamudali6819
@yasinmaxamudali6819 7 жыл бұрын
masha allaah wll wlh alle dartii ayaan ku jclhy#aad ayaan u ku faaidestay videoka aad soo dhigto mhsanid
@fadumomashaallahdayax6287
@fadumomashaallahdayax6287 7 жыл бұрын
mahad sanid abowe marwalb wadnacawisa qer alahkusiyo
@dromarabdiali5166
@dromarabdiali5166 7 жыл бұрын
masha allah Ayuub wllo jazakallah rabbi haka abaal mariyo anaga allaha nagu anfaco insha allah
@muunacabdxasan8182
@muunacabdxasan8182 6 жыл бұрын
Man sha allh ayub
@umcraxmaanbindicxaafi4298
@umcraxmaanbindicxaafi4298 6 жыл бұрын
Wll wad mahad santahay
#NOLOL CUSUB #5: KU RAAXAYSO WAX AKHRISKA!
12:59
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 44 М.
NOLOL CUSUB: #42: WELIGAAGA HA QUUSANIN HANA ISDHIIBIN!
15:08
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 32 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,1 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
#NOQO XIDIG: #37: JOOJI KHAJILAADA AMA XISHOODKA BADDAN!!
20:39
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 37 М.
The Sound Narrative: The Preservation of the Qur'an in Sunni Islam | Dr. Ali Ataie
3:02:21
Muslim Community Center - MCC East Bay
Рет қаралды 163 М.
DAAWADA WAL-WALKA IMTIXAANKA: TALAABOOYIN CAJIIB AH!
14:33
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 35 М.
English or Spanish 🤣
0:16
GL Show
Рет қаралды 6 МЛН
❌💨 ATHLETE VS SPORT BIKE ⚡️ WHO DID WIN!? 🏆
0:19
ag_soccer team
Рет қаралды 19 МЛН
Для сухариков есть применение получше!
0:32
А на даче жизнь иначе!
Рет қаралды 4,7 МЛН