NOLOL CUSUB

  Рет қаралды 26,645

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 132
@user-rb1im2jw2x
@user-rb1im2jw2x 4 ай бұрын
Waxyaabaha aan gabadhan kaga helay waa inay afsomali fiican ku hadasho mashalah abaayo ilaahay haysku keen aadiyo, isha ilaahay hakaa ilaaliyo
@adnamohamed8131
@adnamohamed8131 2 ай бұрын
Who's here after the wedding 💕 congratulations sis🫶🏽
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping 4 ай бұрын
Funs kaaga Hargeisa bey u badanyihiin fartuuneyy😂 Ani hargeisa ka so salamyaa xupi
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Been maa sheegin ❤️
@munimarvisuals
@munimarvisuals 4 ай бұрын
You are a trendsetter abaayo 👏🏾👏🏾💃 and inspirational, but there is only one you. ❤❤❤
@khadiijocali6803
@khadiijocali6803 4 ай бұрын
Fartuun warkaaga waligay ismaan dhaafin msha allh waligay qof sidaa ana uga daalin ma arag
@juwaqaali280
@juwaqaali280 4 ай бұрын
I love you abayo somalida youtob badana mafirsado lkin adi u make me happy 😃 😂 thanks mcnto
@sarahbihi4823
@sarahbihi4823 4 ай бұрын
i love ya youre inspirational and youre a queen ❤👑❤❤
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 4 ай бұрын
Masha Allah ilhey ha kuxifdiyo Ameen yarabi 🤲 🤲🏼🤲🏼🤲🏽💯✅
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Masha Allah wll♥️
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 4 ай бұрын
Fartun reer Somalind taageero wayn baan ku nahy red carpet baan kuu dhigaynaa ikran jamac iyo faninbadana waa ku keenayna 🥰🥰soo dhawoow 🥰🥰
@badajowle203
@badajowle203 4 ай бұрын
Masha allh
@anwartuure9790
@anwartuure9790 4 ай бұрын
500K waad gareysa put in a lot of effort you tube insha allah❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 4 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah 👍
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 4 ай бұрын
Fartuney Hargeisa ka dawada ilaa 2018 and i love u so much wllo mcn😘❤️❤️❤️❤️🥰
@umalkhairMohamoud
@umalkhairMohamoud 4 ай бұрын
Fartun xbti reer hargiesi wey ku taaganyihiin xoogba lagugu so dhaweynya insha allah❤❤❤❤😊
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 4 ай бұрын
Welcome back my dear sister mawa arag Q&A suaal kusoo weydin lahaa laakiin dhib malahan meshaan anigoo soo boqan ma joogi kari nabad ahaw 🤍🙏🏾
@ridwanmohamed7157
@ridwanmohamed7157 4 ай бұрын
I can’t wait you Ramadan vlogs 💞💞
@Axmadcali558
@Axmadcali558 4 ай бұрын
Fsrtun video yasha soo badi sister ❤🎉
@sahromahamud
@sahromahamud 4 ай бұрын
Manshaallaah Illaaheey Haku Xafido ❤️❤️❤️
@Aziiza_A
@Aziiza_A 4 ай бұрын
Fartuun oo sideedii hore kuso laabatay❤❤❤❤
@saidoabdikadir5322
@saidoabdikadir5322 4 ай бұрын
Barnaamijayadi soonka soo celi iyo dadkaa collaboration la sameyn jirty From muqdisho I ❤ 😘
@NagadMcalin
@NagadMcalin 4 ай бұрын
Lol....funniest KZbinr..ever😂😂. Hoyonna naguu salan Tuuneey.
@adiljb5943
@adiljb5943 4 ай бұрын
Ani qoftan wan wata sax io khalad mana jiro qof an AA da ahen oo an tagero U hayo ❤❤
@GAANI.
@GAANI. 4 ай бұрын
Hadalada iyo jawabaha aad bixinesid niyad kaatahay abayo annegana waa kujecelnahay❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
WAA KUSALAAMEY. FARTUUN. KUSH KUSH. WELL. COME. BACK. RAMADAANKA. NAGA. SOODHIS
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 4 ай бұрын
Soo soco, soo soco Tiineey.
@madinamacow8776
@madinamacow8776 4 ай бұрын
Masha allah sister love love ❤❤❤
@hipohaji
@hipohaji 4 ай бұрын
Fartuun lived ❤❤
@aminaadan1606
@aminaadan1606 4 ай бұрын
Mashallah
@munaxasan3114
@munaxasan3114 4 ай бұрын
Igraan jaama jaar baa nahay habeen horaa arkaye❤
@user-ib1cj7ms3t
@user-ib1cj7ms3t 4 ай бұрын
Duvet wll gang weynaday bakusalamaya😂😂❤
@FNAFGACHA69
@FNAFGACHA69 4 ай бұрын
Me too
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 4 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤️F👍RT👍N 💕 ALLAH HAKU CAAFIYO.
@Mabule33
@Mabule33 4 ай бұрын
Ani ramadankii lee waxaa noso galin jirtay noso gali ayada lee kuhestaa❤
@mariamahamoud2606
@mariamahamoud2606 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa ❤
@lakifarah4545
@lakifarah4545 4 ай бұрын
Wish to see you in ramadan cuntada ku dhadhamiyo lv you abaaayo ❤
@qadraabdi7008
@qadraabdi7008 4 ай бұрын
😍😍😍😍
@user-id5xn6to3z
@user-id5xn6to3z 4 ай бұрын
Girl countourr kaga ku mashqulsanahay mashalah ❤
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 4 ай бұрын
Qalbi wacan ❤
@theheba.0
@theheba.0 4 ай бұрын
Love you girl ❤
@user-zq9ob2pr5g
@user-zq9ob2pr5g 15 күн бұрын
❤❤❤
@farxiyamcali8555
@farxiyamcali8555 4 ай бұрын
Keep going sister ❤
@nasroali8220
@nasroali8220 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@safamaxamed6801
@safamaxamed6801 4 ай бұрын
Wlhi waan ku jeclhy wllo mcn ❤noo kaaly
@FartunHussein1
@FartunHussein1 4 ай бұрын
Yes we are your blood 🩸 ❤❤❤❤
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 4 ай бұрын
Ilove you fartuun❤❤❤❤❤
@Ayaann3
@Ayaann3 4 ай бұрын
Hi team fartuuun❤
@MarwaAli-zb8od
@MarwaAli-zb8od 4 ай бұрын
Wan ku jclhy meel Lo dhaafo hady jirto wn ku odhan laha wllo mcn love youu❤❤❤❤
@cabaascabdi9869
@cabaascabdi9869 4 ай бұрын
Love you fartun❤
@fadumomohamed4953
@fadumomohamed4953 4 ай бұрын
There is only one Fartun Duvet girl 🫶🏽🫶🏽 not matter how many that try to copy her !!
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 4 ай бұрын
Soo carar fartuney si weyn baanu ku soo dhaweynaynaa insha'allah hadaanu reer hargeisa nahay
@kadra2016
@kadra2016 4 ай бұрын
I love you I Hope you will do the Ramadan series
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 4 ай бұрын
Ma garanayo lkn wlhi wan faraxa marka arko inad video so dhigtay ❤Alhuma barik abayo
@xamdiibrahim5520
@xamdiibrahim5520 2 ай бұрын
Love you sis
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@shukriguled5469
@shukriguled5469 4 ай бұрын
🎉
@user-hb8qp5ec1t
@user-hb8qp5ec1t 4 ай бұрын
Hargaisa hadaa timado si kalay arag arah kugu soo dhawayn lahayn ❤❤❤
@mustafyare1857
@mustafyare1857 4 ай бұрын
First time 🥰🥰😂
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 4 ай бұрын
Sc Fartun mayee walahi aad baan kuu❤ from Somaliland
@munodiirshe
@munodiirshe 4 ай бұрын
Fartuun ilove you sister Ani ahaan the best women in somalia KZbinr adaan ku siinlahaa
@xamdimgxmohamud4074
@xamdimgxmohamud4074 4 ай бұрын
fartuuneeey hal mid kugu jeclaahy waa uniqueness dhamaan somalida social media kujirto qaab ay shaqeeyaan dhan waa ka duwantaahy since 2018 i am big fan for u ilaah haku xifdiyo walalshay
@Qurbajoog
@Qurbajoog 4 ай бұрын
The day dreaming was the best part 😂😂😂
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 4 ай бұрын
We love you abaayo ❤
@kaajalakshay6815
@kaajalakshay6815 2 ай бұрын
We love you ❤😊
@MarwaAli-zb8od
@MarwaAli-zb8od 4 ай бұрын
Mar uun kaaly adu hargysa adaa arki sidanu madaxa ku saarno wllo so dhakhso meel aanan ku gaynyn ma jiryso❤
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 4 ай бұрын
Fariid fariidi dhashay
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
💪🏽👍🏽♥️
@munaqalanjo4758
@munaqalanjo4758 4 ай бұрын
Insha aalah ilahay hadu nolosha kugu simo aad hargaysa timi ilahay ha igu simo waankuso dhowaynaya wana ku tagero meelkasta kugayn
@Axmadxasminjaba12
@Axmadxasminjaba12 4 ай бұрын
Qofa ka cajisin tahay m.s❤
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂way igaqoslisay mash allah runbadanaa
@hayatsalam8599
@hayatsalam8599 4 ай бұрын
Intaan kusoo dhaweeynoo oon roog cas kuu dhigno oon qadan qaran kuu geeyno ayaaA meesha sayanbeey kuu geeynaynaaa just noo kaalay hargeisa ❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
I love you ❤️walaalo aan jeclahay
@hayatsalam8599
@hayatsalam8599 4 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl love u more 💓
@user-in3tj4ir3t
@user-in3tj4ir3t 4 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl do u not understand some people don’t understand sacarsim 😂😂❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 ай бұрын
Hhhhhhh😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@hawoahmed9545
@hawoahmed9545 4 ай бұрын
❤❤😂🎉
@farahmohamed2807
@farahmohamed2807 4 ай бұрын
Wlhi fartuun reer hargeisa hadan nhy aadbaan ku jecelnhy💋❤️🫶🫶
@ilwaadahmed1589
@ilwaadahmed1589 4 ай бұрын
Jumeira
@user-bh3kf3cr8n
@user-bh3kf3cr8n 4 ай бұрын
Ik heb gemist sis❤
@DAN-KOOBPUBLICNOTARY
@DAN-KOOBPUBLICNOTARY 4 ай бұрын
wllo fartun alleh ha ku garab galo wllo cadawgaguna wada dhimay
@qaalidumar2272
@qaalidumar2272 4 ай бұрын
Fartuney abyo sawj saalix Allah ku siiyo iyo guur barakeysan ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Amiin ❤️❤️❤️
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 4 ай бұрын
I love you fartun sis
@zamzamzamzam7915
@zamzamzamzam7915 4 ай бұрын
Fartuney. Fany. Ayaa. Tahay
@xuriyonaanaale2511
@xuriyonaanaale2511 4 ай бұрын
Wlhi isku midnahy fartuuney abyoh Qalbi xabxab yqy
@nimomuse4225
@nimomuse4225 4 ай бұрын
Fartuuney KZbin ii fur walaaley ciyaal ban ku Korinayaaa am 20 years haysta 2 cunug
@Aziiza_A
@Aziiza_A 4 ай бұрын
Naag nool horay iyo dhanka wanaagsan u talaabso
@Nasrakhadyeee
@Nasrakhadyeee 4 ай бұрын
My fav🫶🏽
@Swedish-footballlover
@Swedish-footballlover 4 ай бұрын
Thank you fartuun 😂😂 my name is seynab
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 ай бұрын
Fartuun ficaaney wn kugu heesa qeebta hadalka inaa ka baarto wyeh qof hadal bdn inaa noqda raba adi cml😂❤
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 4 ай бұрын
Markaad sofuratay KZbin ka waad xanaaqijirtay Lkn imika maxanaaqdid sidakaamuqata go ahead
@user-rb1im2jw2x
@user-rb1im2jw2x 4 ай бұрын
Qoftan walaahay waan iska guursanlahaa niyow waan ka helaa gabadhan halkeen kaa helaa waa igadhab walaaley luuqa igala soo xidhiidh. Dumarka gaagaaban waan kahelaa xaqiiqdii dumarka dhaadheer iiguma baxdo. Halkeen kaala xidhiidhaa abaayo fartuney. Niyow halaysoo caawiyo aaway hawiye weyne waar gabadhan meherkeeda iigu yinaada ee isoo caawiya
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 4 ай бұрын
Walalow kalsooni badanidaa wa iska gursalaha maxad ka wada iyadu maku rabta ma is wedise xirir maledaha ma iswedise why aa ugu so qade gabdha bila chose oo haye so ku dhihi donto cml 😂
@user-rb1im2jw2x
@user-rb1im2jw2x 4 ай бұрын
@@mimi-ahmed55 walaaley ciyaalka dambe ayaadtahay ayaan umalaynayaa ee beryihii hore gabadha markaad ka hesho waa layska guursanjiray ilaahayna waa barakayn jiray waqtiyadan dambe ayaa guurkiiba lacag noqday, iminka rag badan ayaa uguursanla inay bilaa lacagyihiin markaa just I like her, dabcan waanu isla sheekaysanaynaa hadaanu isfahano waa ok iska guurso maaha taasi waa waxay keenaysaa burbur qoys oo hore loo kala yaaco.
@xuriyonaanaale2511
@xuriyonaanaale2511 4 ай бұрын
Fartuun Ramadankasta waa ku dawadaa ina adeer mcn ❤😊
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 4 ай бұрын
Walasheey mcn saa walal nooga dhigataa walal unahay
@naum644
@naum644 4 ай бұрын
Where your abaya is from And did you lose a weight you look good
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 4 ай бұрын
Fartuuney waxey maqlen aa umaleynaa Fartuun rer woqiya waye 😂😂
@user-db2ts9jb3r
@user-db2ts9jb3r 4 ай бұрын
wheres this brown abaya from 😍
@Nadarey
@Nadarey 4 ай бұрын
Fartuney abdi &nastexo noo ken Waana ku jecelyahy abayo mcn illhay haku jeclaado ❤
@Zaxanzaxo
@Zaxanzaxo 4 ай бұрын
Anaz io masters awey 😢
@sahraegeh3926
@sahraegeh3926 4 ай бұрын
Aduu dhuubtay ayaad naga takilahayd😅😅
@user-jn9ju6jb2v
@user-jn9ju6jb2v 4 ай бұрын
Asc Walaal Waxan haya hastory
@halimaahmed7928
@halimaahmed7928 4 ай бұрын
Fortune waxan fiiriyey dadka kule wann ku jeclhy balse hadey wax yar oo qalad kadhaco waysibadalayaan marka aniga waan kutageeraa horey usoco
@m.a.h.a.m.e.d
@m.a.h.a.m.e.d 4 ай бұрын
Haha😂fartuney hargeisa sidii mama malyuun logu so dhaweyey si ka daraan kugu dhawen lahayn Bk baa fanka kuso laban lahaa ayaanta timadidi 😂 Sababtan kulenahay hargeysa ma imanaysa waxa weye adaa no balanaqaaday filaya summer ka imanaya ba lahayd
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Alhamdulilah umad sharaf leh baa I jaceel
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 ай бұрын
Eedo aroosaan usocdaa dirac ma isiineeysaa.please
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Haa diyaar
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl OK CANAB IIGU SOODHIIB THANKS
DILEMMA: WALAASHAY QOF FIICAN MIYAA?
13:25
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 51 М.
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 48 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 361 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
Waxan soo gatay sariiir Cusub -IKEA Shopping!
9:44
Abdi Vlogz
Рет қаралды 1,9 М.
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 29 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 183 М.
Natural Makeup for a Sweat-Proof Summer Look!
19:34
Itss Awo
Рет қаралды 22 М.
NIN JINI CAASHAQ AH BAA FARTUN KU JIRA
29:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
QISOOYIN CAJIIB AH
12:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 36 М.
ABZ IYO ANIGA WAA ISKU DHIB QABNAA
16:00
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 56 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН