Wlh blh waaaan ilmeeyay qof iga naxariiis badan ama iga dawacsan majiro Ahmed zawaaaj wlh waaiga ilmeysiiisay vedeokaaan in luuudaydo buuu mudanyahay
@muntazlaki89856 жыл бұрын
Wan rajeynayaa maalin uun in aan kula kulmo insha alah
@truecomment36506 жыл бұрын
Ninkaan oo kale ayaa la rabaa in la noqdo oo caruurtiisa ugu shaqaysanaayo miisaan oo ah wax ugu yar ee laga qanacsado. Axmed Zawaaj na wuu mahadsanyahay kheer Ilaahay ha siiyo aamiin.
@JIMICSIGAJIRKA6 жыл бұрын
Ahmed Zawaaj Allaha kaa abaal mariyo dadaalkaka horane u soco waxaa mudantahay tusaale .
@husnim.78106 жыл бұрын
*THIS VIDEO MAKE ME CRY JAZAKALAH KHEYR AHMED ZAWAAJ MAY ALLAH PROTECT YOU*
@mohamedabdulahi14906 жыл бұрын
Ahmaad zawaj walhi wa iga ilmesisey allah ku garab galo hool qaran ayaa hesaa mashalh
illahayow somalida dhan ya axmed zawaj oo kale ka dhig
@qadromuumin42286 жыл бұрын
Maasha allaah wan kahelay sudu hab usiiye
@xaajilacag8286 жыл бұрын
Waad ka farxisey. .mashalaah Allah hakaa farxiyo wll adigana From somaliland
@abdiyaremohmed23776 жыл бұрын
Ma shaa Allah barakallah walal
@garaadhaji2756 жыл бұрын
Markasta oon dawado muuqaal Aad soo duubtay waxa iisa ida iimanka Alx cala kuli Xaal 😭
@salmaanyare326 жыл бұрын
Walaalkey waxaad thy qof ku dayasho mudan allah haku barakeeyo dedaal meeshaas kasii wad
@ummumaahirabi57456 жыл бұрын
Walahi wuiga ohin siya muqalkan ahmed abowe Allah aduun iyo aqiraba haku darajeyo
@hafsaahmed86866 жыл бұрын
Walaal Allah kaa farxiyo aduun.iyo aakhiro sidaa maskiinta iyo docofada u caawinayso Allah kuu garabgalo waxaad jeceshahay ha ku siiyo runtii ku dasho ayaa mudantahay
@caamirxasan67986 жыл бұрын
Maasha Allah zawaaj Allah hakaa farxiyo wll
@libanmohamed39546 жыл бұрын
Heart touching, MashaAllah
@ilyasnani87006 жыл бұрын
farxada dhabta ee nolaha uu ku farxo waa arimaha udanqashada wadka farxisay masinkiinkaan alaha kaa farxiyo walal ahmed zawaaj waxaa tahay walal muslim ah oo qalbi wanagsan waxadna mudantahay ku dayasho dhab ah bri thakz
@abdirahmanyare4356 жыл бұрын
wlal ahmad zawaaj horey usoco
@liibaanwardheere13036 жыл бұрын
*Masha Allah thanks Ahmed zawaj shaaqadii Dowlada laga rabbay ayad hesa allow ku garab galo sxb mcn 😍 dhalin adoo klena allah no badiyo*
@fruuinahashi28646 жыл бұрын
Mashallah wad farxisay wllhi qayr Allaha ku siyo
@cismaan12386 жыл бұрын
Meshada kasii wad axmad zawaji
@maxamedamiin43586 жыл бұрын
Zawaaj walaahi aad ban kuu jeclahay hah mar walbo dawado sida danyarta ugarab tagantahay waa qashuucaa alle hakugu xafido mel walbod tagtid (Amiin)
@guridanbaysgirl33366 жыл бұрын
Mashalah wll ilahay khayr hakugu badalo 😰😰
@Last_King20236 жыл бұрын
*_I want to give them a hug too😫_*
@shukrijamac62396 жыл бұрын
Woow wiilkan aad ayaan ogahelay siduu dadka dhibateysan u garabjoogo