Nolosha Habeenkii Muqdisho -Night Life in Mogadishu !

  Рет қаралды 19,714

AYUB SHOW

AYUB SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@alifarah5262
@alifarah5262 4 күн бұрын
Mogadishu waa halkii aan ku koray oo aan barbaar ku noqday, waa magaalo aan aad u jeclahay waxyaabaha aan ku jeclahay waa daganaanta dadkeeda, Aaga aan ku koray oo aheyd Hodan dhalintii anu wada koray dhamaan kala reer baanu aheyn oo la iskuma mashquuli jirin.hadase waxaa dhacay Dhaqan doorsoon masiiba noqday, oo dhan walba saameeyay. Noolow ina adeer.
@MaxamuudcabdilahiKhayre
@MaxamuudcabdilahiKhayre 4 күн бұрын
Dalkaga aomaliland ku fan video qurux badan ka dub xamar wa magalo Aragagixiso jogte shacabka alshabab ah
@MaxamedIbrahim-l1o
@MaxamedIbrahim-l1o 4 күн бұрын
Wllo halkan american mahan ee waa halki uu udhashay waa na magaalo ay soo dhiseen awoowayashii hargeysana cidna cid kama xigto
@ntrq
@ntrq 3 күн бұрын
Caqligaaga cunsuriyadda ah ayaa sabab u ah dhibaatada Soomaaliya ka jirta, miyaanay Xamar ahayn dhulkiina, mise waxaad tahay uun cunsuri aan aqoon lahayn?
@Obaxbila
@Obaxbila 3 күн бұрын
Caqliga kugu jira ilmo saddexsno jira ku dhaama , ku faan dalkaaga
@ridwaannagiibcali5235
@ridwaannagiibcali5235 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂​@@ntrq
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 7 сағат бұрын
Argagaxisada Adeerkaa aa Hogaamiyo. Somaliland = Dhul Somaliya, wali Tuulo Somaliya ka mid ah aa tihiin Mogadishu ayaana lagaa Xukumaa ka farax ama ka naxa
@cumarsheeko52
@cumarsheeko52 5 күн бұрын
Muqdisho Waa Hormurtay illahow barakee❤🎉😊
@ismailaliosman4722
@ismailaliosman4722 5 күн бұрын
soo badi more videos
@ayubshow
@ayubshow 5 күн бұрын
Haye walaal
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 4 күн бұрын
Kobaca muqdisho xawaare ayuu ku socdaa. Labo qolo haddii dalka laga qabtana xawaaraha horumarineed cirka ayuu isku shareeri lahaa, AS iyo maamuladda bilaa argtida ah.
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 күн бұрын
Soomaaliland dhawaan baa ictiraafayaa.
@farxaanmohaad
@farxaanmohaad 4 күн бұрын
​@@zubeirwaran-bari8730adaa ictiraaf ubaahan
@maxamedaadan8794
@maxamedaadan8794 4 күн бұрын
M.a ayub show barnamijadan quruxda badan soo badi Hana ka daalin bilicda Casimada Muqadisho Keep going wll🙌
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 күн бұрын
Best Video soo badi brother ayubow thank you baan ku leenahay
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 4 күн бұрын
Masha Allah magalo hormartay ilahow dhiib kastaa casimaada kaa duul qaad ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Samsam-nn8nd
@Samsam-nn8nd 2 күн бұрын
Mesha bowling ka magaceeda ?
@sahruja5777
@sahruja5777 4 күн бұрын
Maasha Allah ❤❤❤
@khalidjama
@khalidjama Күн бұрын
I LOVE SOMALIA. I CANT WAIT TO COME BACK INSHALLAH
@AzmariFTIIINSHE
@AzmariFTIIINSHE 4 күн бұрын
Sxb muqaalka 10daqiiqo gaadhsii🙏🏻💯
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 4 күн бұрын
Masha Allah thank you sxb Somaliweyn ha is raacdo
@hazaamhakim3053
@hazaamhakim3053 2 күн бұрын
Goosebumps,I will one day InshaAllah with peace and prosperity. I love somalia, I Love mogdishu
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 4 күн бұрын
Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤
@naasir5749
@naasir5749 Күн бұрын
magaalo aad uga soo kabanaysa ilaahay nabadda iyo Horumarka hawsiyaadiyo
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 9 сағат бұрын
Mogadishu Magaalo Madax, Miskiin uu miciin.
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 2 күн бұрын
M.A الله يحفظ بلدنا من كل شر ❤❤
@AhmedAbdullahinor93
@AhmedAbdullahinor93 4 күн бұрын
Next video akram sweets muuqal inoogu soo samee home of sweets ❤
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 4 күн бұрын
Mashallah muqdisho wey tagtay allahuma baarik ❤❤❤
@Hussein-y6e
@Hussein-y6e 4 күн бұрын
Masha Allah Somalia hanolatto
@zak1ent
@zak1ent Күн бұрын
Mashallah❤️‍🩹
@ymmmu7734
@ymmmu7734 17 сағат бұрын
thanks ayub show
@dreamgirl.................1422
@dreamgirl.................1422 4 күн бұрын
Nice vedio❤️😍
@shoobare460
@shoobare460 2 күн бұрын
muqdisho❤
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 3 күн бұрын
Hayeey qarax😂
@filsancadey1625
@filsancadey1625 Күн бұрын
I loved it ❤
@i.yl7
@i.yl7 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🤍
@ina_hajiali
@ina_hajiali 4 күн бұрын
ayuub show Mugdisho night
@lajecelcadey9723
@lajecelcadey9723 2 күн бұрын
M.a
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 4 күн бұрын
Mukdisho waa talaabsatay Muslim iyo gaal ba waa og yhy Allah ha ka dhigo nabad
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 күн бұрын
Wanku salamay. Mr ayuub waxan kaso salamaya muqdisho
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 күн бұрын
Ayuub halagadhsiyo 100k
@AboubakerAliAdenAboubakerAliAd
@AboubakerAliAdenAboubakerAliAd 3 күн бұрын
Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 my backbone ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴somalia ❤🇸🇴 ♥️ waxaan sidoo kle u hanbalyaynayaa youtuberka dada yar ayoub show ❤🎉
@Zoma-g8e
@Zoma-g8e 4 күн бұрын
Thanks you 🎉❤
@ntrq
@ntrq 3 күн бұрын
Everything in the clip is beautiful and wonderful, but the background music is annoying. You should have put it on when the man is not speaking.
@mutosalax2099
@mutosalax2099 3 күн бұрын
Allow barakee oo nabad waarta sii magalada muqisho iyo gud ahaan dhulka kale ee dhibaatudu ke jirto ee musliminta calamaka ad ban u jeclahay.magalada mudisho I liked a lot that city xamar ❤
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 4 күн бұрын
Dadka mogadisho 5:00 subaxnimo kohor bayba shaqogalaan ma u xadidno màlin io habeen❤
@fe8445
@fe8445 3 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد. ماشاء الله تبارك الله.
@abdlrahman8498
@abdlrahman8498 4 күн бұрын
Shuuo cac ayaa ku jeraa waxa gadaa sha dhaan ba
@abdiqaniabdiqani5053
@abdiqaniabdiqani5053 3 күн бұрын
Masha Allah
@abdlrahman8498
@abdlrahman8498 4 күн бұрын
Maxa laga watha shucaaca gatha shaa aah😢
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 3 күн бұрын
🇸🇴💕🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴
@Ayuubflash143
@Ayuubflash143 2 күн бұрын
Hawiyo casimada allow no barakey
@dayax11
@dayax11 2 күн бұрын
bro caasimada umada somaaliyeed oo dhan ayaa leh, not only hawiye, i am hawiye from muqdisho by the way....all somalis are welcome
@YuusufCali-o2u
@YuusufCali-o2u 8 сағат бұрын
Lph waad saxan muqdisho waa Casimada umada Somaliyed ani hawiya Ku la ahay isku fikirna waa nahay guleyso bro🫡​@@dayax11
@xaajixaaji6492
@xaajixaaji6492 4 күн бұрын
M.a ilaahow casimadayada noo dhowr❤❤
@cfitahah9536
@cfitahah9536 4 күн бұрын
shaqaaluhu ma yemenin miya mise reer xamar?
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 4 күн бұрын
Waxa hageisa ka madnuuca ee muqdisho laga istimaalo waa Bajaj ka waa gaadiidka dadku raaco laakin hageisa waa waa gaadhi vitus la yidhaa
@Ayandagaan
@Ayandagaan 4 күн бұрын
Mcha allaha horumar wacan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 күн бұрын
Masha allllah nolow ayuub yare❤
@sahromahamud
@sahromahamud 4 күн бұрын
Manshaallaah 😭❤️🇸🇴🙏
@cmahadkhaliif1146
@cmahadkhaliif1146 3 күн бұрын
Mhdsnd Ayuub
@abdlrahman8498
@abdlrahman8498 4 күн бұрын
Mahaa video gaa
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 4 күн бұрын
Hore u soco sczp
@sultrysounds7948
@sultrysounds7948 4 күн бұрын
Mogadishu ❤❤❤❤
@AmiiraaliIbraahim-th3vn
@AmiiraaliIbraahim-th3vn 4 күн бұрын
m.a❤ my city🇸🇴
@محمدشعبله-ه7ح
@محمدشعبله-ه7ح 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🌐🧭🇸🇴🇸🇴
@xawaqueenhanad6301
@xawaqueenhanad6301 4 күн бұрын
❤❤
@NouradinAbdi-ru2vk
@NouradinAbdi-ru2vk 5 күн бұрын
Ayoup keep sxp ❤
@AbdulqadirHirsiAdam
@AbdulqadirHirsiAdam 4 күн бұрын
Awesome
@deedee8934
@deedee8934 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂u r fucking kidding!! Waar neefyow xamar io habeenkaga nagala tag. U r in a dreamland waria, wake up!!!
@dreamgirl.................1422
@dreamgirl.................1422 4 күн бұрын
vidoe haduu ku cajabin wa iska bixi karta wll youtopkisa adiga so galey maxa ku hesata ayuup show is'best youtoper❤🎉
@djmudka_000
@djmudka_000 3 күн бұрын
Cuqdad aa ku heyso u malena
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 55 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 14 МЛН
Visiting the Least Known Muslim Country in the World 🇰🇲
12:47
10 Dollar maxay ka Goysaa Muqdisho - Street Food in Mogadishu
12:56
XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!
11:00
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 21 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 186 М.
The New Mogadishu | Muuqaal aadan ka arkin warbaahinta.
16:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 51 М.
Dilka Xqdarada Ee Imam Khalifa Williams Oo Mareykan Gilgilay...
10:01