NOLOSHA QARSOON UGBAAD NOLOSHEEDA HORE WAX BADAN KA OGOW QISO CALOOL XUMO😭

  Рет қаралды 324,474

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 4 500
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 6 ай бұрын
Amira Barnaamujka Magac Gaara u bixi. 1: La hadal Amira 2 Amira Show 3 Nolasha Qorsoon
@queenruun9709
@queenruun9709 6 ай бұрын
Beenta mahan wee mgcaa sadaax qatar ah
@MohamedAamin-f3o
@MohamedAamin-f3o 6 ай бұрын
Magaca 3 Qatar ah😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
alla Wllhi nambar 3 ayuu ku qurux badan yahay nolosha qarsoon lkn se ku keentay adi Alle maskaxda ha kuu barakeeyo
@NastacabdiNalka
@NastacabdiNalka 6 ай бұрын
Magacaada 3 àad beelo waaye
@MaryanXasan-uw6gf
@MaryanXasan-uw6gf 6 ай бұрын
Fikirda kaa maqan walalkaa bey Ku jirtaa ba la yidhi m.a magaca 3aad no door amiiroooyyyyyy ❤😢
@rahmarouhi3023
@rahmarouhi3023 6 ай бұрын
Ilahay cafimad taama oon xanuun ka danbeyn ha siiyo kolay ani ahaan waxan ka faiday waxay tahay in aa ku sabartid wax kastoo ilahy keeno Ya rabbi inta xnusan cfimad sii inta cfimadka qantan u siyadi🤲🏻wlalo waxa kugula talin lahaa ina markaste quran isa saar. Qof ilahy jecelyahy ba adunka ku xanuuste allah haku caafiyo❤️
@samarajoeseph5696
@samarajoeseph5696 6 ай бұрын
Sidkle الصبر جميل ❤
@abdifatahabdullahiabdidahi7695
@abdifatahabdullahiabdidahi7695 6 ай бұрын
Amiira Qurux Barnamidkaan magac khaasa u sameeh sida 1: Dareen Hadal. 2: Dhibanaha Qarsoon. 3: Sheeko Shalay iyo Maantah. 4: Isbedelka Nolosha. 5: Qiso iyo Qiiro. 6: Hayaanka Noloshah. Mid u bixi barnaamijkaan hanaku rkayn ramadaanta weligaa sii wad. Mahadsanid.❤🎉 walaashay ugbaad adigana alle haku caafiyo insha'allah 😢🤲🤲🤲
@sacdiyanaasir8157
@sacdiyanaasir8157 5 ай бұрын
Abaayo amiiro aamiino ugbad usheeg saliga nabiga badso dheh qaliinka waad ka kaaftome caafimad dhames tiran alle ku siinaayo alle ha caafiyo insha allah
@faizahhassan3326
@faizahhassan3326 6 ай бұрын
Ax gabadhaan qisadeeda waa I taabatay wlhi iimaan buuxa Allah ugu deeqay yaa rabbi qaliinkaas ka badbaadi cafimaad taama sii aan xanuun ka dambeyn 😢
@RaxmomaxamedMaxamuud-dt4ly
@RaxmomaxamedMaxamuud-dt4ly 6 ай бұрын
40 qof ducadoda waa la aqbala ee aan u duceyno ilhey cafimad taam ah haku siiyo🤲❤🤲
@ibnabdo4877
@ibnabdo4877 6 ай бұрын
Amin dieu te guéris inchallah
@SamiiraYaasiin-mp5su
@SamiiraYaasiin-mp5su 6 ай бұрын
Amiin yarabi cafimad taam allaha siiyo
@Hazzrah
@Hazzrah 6 ай бұрын
Ameen ya rabi
@nasrasharif7070
@nasrasharif7070 6 ай бұрын
Ameen , ilahay ha cafiyo Ugbaan abaayo
@ArwahAbdalla
@ArwahAbdalla 6 ай бұрын
Aamiin Yaa rabbi🤲🤲
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@SahroMaxamed-bp6zu
@SahroMaxamed-bp6zu 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@JanaSharla
@JanaSharla 6 ай бұрын
Scw scw scw
@riyaqaria-xd6dj
@riyaqaria-xd6dj 6 ай бұрын
Scw😊
@rayaanabdikadir8353
@rayaanabdikadir8353 6 ай бұрын
Scw scw
@Sumayoabdirahman-r1k
@Sumayoabdirahman-r1k 6 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasallam❤🎉😊
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 6 ай бұрын
Ugbad furo KZbin waxaa tahay qof qalbi wngsan oo karti badan Allaha ku caafiyo wll 🤲🤲
@QueenNadia-wg9ki
@QueenNadia-wg9ki 6 ай бұрын
Aamiin🤲
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 5 ай бұрын
Way furaty xalay
@NacimoCaddey
@NacimoCaddey 5 ай бұрын
​@@IqraSheikh-cu1lz Haa walahi hj💖❤️
@Rahaana67
@Rahaana67 3 ай бұрын
​@@QueenNadia-wg9kiway furatay abaayo❤🎉
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 6 ай бұрын
Furo youtube insha Allah ugbaad hada saa no shegtay hadi aad shaqyna kareyna anag ku joogna 1week 500k ku garsiino ❤❤
@umulkhayrismailahmed9041
@umulkhayrismailahmed9041 6 ай бұрын
Aamina Ugbaad walaal Diin iyo dhaqan wanaagsan ka muuqada ayaad tahay Rabi ha ku Caafiyo🤲
@KaamilCismaan
@KaamilCismaan 6 ай бұрын
Asc wll
@musaymoabdi8509
@musaymoabdi8509 6 ай бұрын
ilhy ha cfiyo ayda io inta Muslim ah oo xanusan ilahaw wa somanahye iga aqbal amiin😢
@ZamzamCabdi-q5r
@ZamzamCabdi-q5r 6 ай бұрын
Aamiin 🤲 🤲
@Maxamedaxmed346
@Maxamedaxmed346 6 ай бұрын
Amiin 🤲
@shamsociise478
@shamsociise478 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@YaasmiinMohamed-w5g
@YaasmiinMohamed-w5g 6 ай бұрын
Hhh
@QueenHannaofficially
@QueenHannaofficially 6 ай бұрын
Aaamin yaa Allah 🤲 💓
@marwaanmuxsin6125
@marwaanmuxsin6125 6 ай бұрын
Walahi Qisada ugbad wan somanahay walahi wan ilmeyey yacnii waxan ilowney nimcoyinka alle nagu maneystey abayo ilahay sida fudud kugu keney ayan rajeynayaa inu sifudud kaga qaado. Amiin
@RoodoAadan-gy4mo
@RoodoAadan-gy4mo 5 ай бұрын
Same😢😢
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 6 ай бұрын
Amira abayo adiga xita waqti adag somartay marka adiga xita waxan kulatalinlaha inad jamacad kasho oo Aad waxfaidsato fowsiyo dimbl ayado laqabo meshan jamacad u imaday marka adiga waqti waad heysata wax fa idso keleyahay hana ikaxuman waa ikatalo like😊
@Sadia-w3t6v
@Sadia-w3t6v 6 ай бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo walaashey mcn alxm walaahi 🤲🤲
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 6 ай бұрын
Abyo qof school so dhameyay ayaa dhiga karra marka ayda sii sheegtay dugsi sarre xitaa ma dhameyno👍🏻
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale 6 ай бұрын
Wllhi waaruntaa Wll ma'aha in aad ku dul noolaato qof eedo shaqeeso wax baro waxba soosaar Si'aad naftaada ubiishid ani waxaan naftayda balan uqaaday inaan noloshayda wax uqabto iyo dadka baahan ani seeda kale baan jec lhy wax barasho inaan Anuu shaqooyin soo saaro yacni aanan shaqaale noqon een noqdo loo shaqeeye isla weyni kama wado inaad shaqaale noqotaa maaha ceeb😢ee waligaa shaqaale ahaan mayside adaa mid kale OO xirfadaada ah yagleeli
@AsmaMaxamed-v8j
@AsmaMaxamed-v8j 6 ай бұрын
Aleh haku cafiyo wlloh ubgaadey😢
@riyadwidson127
@riyadwidson127 6 ай бұрын
Ugbad furo KZbin hbti inta awodena wan ku garab istagena anagah inshallah allah ku cafiyo hno
@Sundusmohamed404
@Sundusmohamed404 6 ай бұрын
Yarabi ilahayoow waxaa ahay qof sooman ee illahay cafimaad taam sii walasheen aamino ugbaad yaa rabi 🤲
@sumayoali-ve7ts
@sumayoali-ve7ts 6 ай бұрын
Amin yaa rabi😢
@fadumohassanmahamud9050
@fadumohassanmahamud9050 6 ай бұрын
Amin amiin yaa rabi
@haboonaleel8710
@haboonaleel8710 6 ай бұрын
Alha haku cafiyo abayoo macn insha llh wabaryo aramadan wllo🤲🥰
@aliderie4978
@aliderie4978 6 ай бұрын
Dhamaanteenba allaah caafimaadka hanoosiyaadiyo aamiin
@WasilaRaliya
@WasilaRaliya 6 ай бұрын
Amine ya rabi
@abdulahimohamed4430
@abdulahimohamed4430 6 ай бұрын
Illaahow waa Adoontade Bisha Ramadan fadligeeda ku caafi. 😢
@mushtaqmaxamud3462
@mushtaqmaxamud3462 6 ай бұрын
Walal Surah al baqarah oo kaamil ah akhriso maalin kasta alle na kabari inuu kaa dul qaado alle caafimaad taam ah oo dhamays tiran hakusiiyo aamiin aamiin yaarabi walal ❤
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 6 ай бұрын
Suratul baqara iyado dhameystiran qof aqoonin kwrn haf maka aqrin karaa walll
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 6 ай бұрын
Baqra hadanan aqoon kawaran 😢
@faruzaalpilfw6051
@faruzaalpilfw6051 6 ай бұрын
⁠@@falastinfalastin6916abaayo dhageyso anigawo ma aqaano lkn waan dhageystaa suratul baqara
@iskufilanmuqtaar8947
@iskufilanmuqtaar8947 6 ай бұрын
​@@falastinfalastin6916 abayoh isku Dey ina barato intey donto hakugu qadate barashadeda suratul baqra wallhi wa mucjizo xanun walba oo ku hayo dhibato walbo oo ku haysato walac walba oo ad daremeyso intas oo dhan ayey dawo u tahy
@Roroe7
@Roroe7 6 ай бұрын
Kitaabka Kaa aqrii wll Allah kucafiiyo​@@falastinfalastin6916
@ayaanabdirahman6729
@ayaanabdirahman6729 6 ай бұрын
Rabbiyow raxmaanow Caafimaad taama ku waydiinay walasheen🤲🥺iyo dhamaant muslimiinta xanuunsan ilaahow caafimad ugu badal
@mrsnimco
@mrsnimco 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi wll
@jowharaluula12
@jowharaluula12 6 ай бұрын
Allahayow inta xnuunsan oo wlasheen ugbad kamid tahay caafimaad taam ah sii aamiin yaarabi
@XasansaciidbashiirSaciid
@XasansaciidbashiirSaciid 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@Nadarey
@Nadarey 6 ай бұрын
Koko nasoo qabo amiiro inta igu raacsan like Mida kale waa ka helay barnamijka n❤❤
@sumayaahmed6656
@sumayaahmed6656 6 ай бұрын
Sookznalolp
@HoodoMohamed-h4v
@HoodoMohamed-h4v 3 ай бұрын
Koko aan rabnaaa
@Maxamedmuniir-s4d
@Maxamedmuniir-s4d 3 ай бұрын
Ani
@dayiba_sumuni
@dayiba_sumuni 6 ай бұрын
Caafimaadku waa waxa ugu qaalisan aan haysano waxaad garan kartaa oo kaliya markuu ilaahay kaa qaado qof kasta qiso xanuun uu la noolyahy ayaa jirta oo sameen ku yeelata dhanka dhimirka (mental health) lknse dadka qaar waxay la noolyihiin xanuuno ilaahay u keenay ku sabarsan la tacaalo Alhamdulilah dhaho 😢🥹 marka qof walba waxaan kula talin lahaa inuu ilaahaygiisa ku xirnaado aaqiradaada inaadan ilaawin farxad hadaa raadinaysid in Rabigii ku abuuray ka raadsatid cibaadadiisa 🥹qof walba oo xanuunsan ilaahay caafimaad taama ha siiyo waa bil ramadaane Rabiyow qof kasta meeshuu nololsha wax ka sheeganayo u fudeedi oo kheer u soo dadaji 🤲🙏Amiira 👸❤️
@Amiira96
@Amiira96 6 ай бұрын
Amina ugbaad furo I.a asxaabey oneday maku gaarsiin karnaa amina 100k iskoor ma jabina Amina waa qof qalbi nadiif ah M.a amira sidoo kale
@xaawoluul265
@xaawoluul265 6 ай бұрын
Haa wllhi
@SacdaAhmed-g6k
@SacdaAhmed-g6k 6 ай бұрын
Diyaar lkn ha loo furo horta
@Almaas-n3c
@Almaas-n3c 6 ай бұрын
❤❤❤
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 6 ай бұрын
Haa wallahi ❤
@aishaadamelmiyuusha5555
@aishaadamelmiyuusha5555 6 ай бұрын
Haaaa waan ku garsin karnaaa
@afiifahsaad8974
@afiifahsaad8974 6 ай бұрын
Quraana isku akhri wllo..wayo waxas kadiska ah wax kle way noqin karam, kollayna quranka waa shifaa❤
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 6 ай бұрын
Amina ugbaad siday hadalka wanaksan afkeda u bartay mnsha allh ilaahay cafimadkeda ha u tam yelo abaayo KZbin furo wan ku kala kicin insha allh mcnt
@sumeyaharun2142
@sumeyaharun2142 6 ай бұрын
Rabiyow adiga cafimadka baxshe cafimadkaga ku irzaq ugbad iyo inta lamid ah ee xanunsan waa bil Ramadan eh🤲🤲🤲👏
@faisomacalinmaxamud301
@faisomacalinmaxamud301 6 ай бұрын
Biliis haiciilin tartan baa kujiraa waxa awoodid iitaabo on like team amiira ismuujiya😢😢😢 😢😢😢😢😢
@RidwanMahat-l6h
@RidwanMahat-l6h 6 ай бұрын
Team anira❤
@Yuusuf680
@Yuusuf680 6 ай бұрын
Team ugbaad one 1⃣ like ❤
@husseinsaid8509
@husseinsaid8509 6 ай бұрын
0:48 0:50
@AaminoBaleen
@AaminoBaleen 6 ай бұрын
Amiiro qurix
@faiso986
@faiso986 6 ай бұрын
​😂@@husseinsaid8509
@Aaminajaamaccabdi
@Aaminajaamaccabdi 6 ай бұрын
@FardusDirie
@FardusDirie 6 ай бұрын
Waynu u ducaynayna hadii ay chanel furatan diyaar ayaanu unahay
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 6 ай бұрын
Amiira Ugbaad yutub usamee❤ Barnamijkana ubixi 1_Qisojinki qarsona 2_kasoo kabsasho dhawac 3_xanuunki farxada dhaliyay 4_Bandhigii qisoyinka xumaa
@ruuruushariif7780
@ruuruushariif7780 6 ай бұрын
Awww wan ka helay rayigaga
@zamzamadam385
@zamzamadam385 6 ай бұрын
1 ayaa ku soo baxaya barnaamijka❤
@baxsancismaan
@baxsancismaan 6 ай бұрын
Ilhy haku cafiiyo abayo
@IkraanMaxamuud-v9n
@IkraanMaxamuud-v9n 6 ай бұрын
1 ku soobaxaya wlhi
@ayshahussein8399
@ayshahussein8399 6 ай бұрын
Ilaahay caafimad taama haku siiyo ugbaadeey abyo, isku problem baan qabnaa, qaliin baana sugaya ilahay caafimad sariica ino waydiiyey labadeenaba iyo dhaman inti muslim oo xanusan ama dhib qabta🤲🏽🤲🏽dhakhaatiir fiican raadso inshallah cafimad khayr qaba❤️❤️
@NasriFarah20
@NasriFarah20 6 ай бұрын
Amiiro barnamij qiimo badan baad qabataa waad ku mahadsantahay Barnamijka wayahaqarsoon Ugbaad baayo qf mu,min baa tahay illahay intuu maqalka ka qadey kuso celiyay wuu ku jecelyhy inta ku dhiman allaha ku dhamaystiro cafimaadkagana allaha ku dhameystiro waa bil ramadaan cafimaad khayr badan allaha ku siiyo tasbiixda badso qf ehlu diin baa tahay❤🎉
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 6 ай бұрын
Illahayow waa malin kheyrle Waa Ramadan15.. Illahay Cafimad Deg_dega Hakusiiiyo wllshy Ugbaad insha Allah cfimad taama ku rajeynaya wll😢😢😢like 👍
@MahadiyaTahir
@MahadiyaTahir 6 ай бұрын
Isha alha
@zaharaismail216
@zaharaismail216 6 ай бұрын
Amiin yarabi 🤲
@NaciimoSiidaw
@NaciimoSiidaw 6 ай бұрын
❤❤
@AsmaBintucabdillahi
@AsmaBintucabdillahi 6 ай бұрын
Aamin yaa rabi
@saabiriin342
@saabiriin342 6 ай бұрын
Amiin yarabi 🤲❤
@fatimaabukar4926
@fatimaabukar4926 6 ай бұрын
Ilahayow caafi ayada iyo inti muslim oo xanuunsan 😢 anigane iiso duceeya 🤲🏽🥺
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 6 ай бұрын
Allah ha caafiyo inta Muslim ah oo xanusan
@nadianaley8209
@nadianaley8209 6 ай бұрын
Aamiin
@SalmaBbe
@SalmaBbe 5 ай бұрын
Allow cafii maskinta😢 musliminta hannsan nh cafii yrbi 🤲😢
@AyaancismaanMmmm
@AyaancismaanMmmm 3 ай бұрын
😢😢😢
@hanihassanbile635
@hanihassanbile635 6 ай бұрын
Amira Started to shed our tears💧 Thank you for this dear And we are praying for Ugbaad May Allah recover her completely ❤
@bahsanwadani2753
@bahsanwadani2753 6 ай бұрын
Inshaallah
@hamdamoha8153
@hamdamoha8153 6 ай бұрын
Dadka dadka ugu farxdaa badan baa ugu murug badan 😢anwy alle haku shafiyo oo na tiijo ka farxiso alle haku siyo 😭
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 6 ай бұрын
Am In Tears Wlhi 😢😢 Faith-ka Aamina Waa Mid Cajiib Ah Gabadhan Maskax Badni Iyo Innocence Keeda Wlhi Waa Shay Cajiib Hope You Feel Better Soon Inshallah Wll 🙏 Guys Pray For Amina 🤲
@MohamedIssa-fm1bc
@MohamedIssa-fm1bc 6 ай бұрын
Amin Hn Ugbaad Allah haa ku cafiyo
@FartuunCabdullahi-ld7ur
@FartuunCabdullahi-ld7ur 6 ай бұрын
Xanuunka iyo cafimafka allah bixiyo cafimad kan wangsan ku rajeyna xpptih ❤😮
@Anisa-i4x
@Anisa-i4x 6 ай бұрын
Wll❤ mcn❤ Allah❤ ku❤ caafiyo amiino❤ amiino ❤❤❤❤
@ZakiyaMohamed-xb1wc
@ZakiyaMohamed-xb1wc 6 ай бұрын
Ugbaadey abyo suuratul baqara salada subax gadib aqriso dhamey gadibna gacanta 3 jer ku duf iska mari iyo saliga nabiga aad ubadi abyo dad bdn ku cafimade salatul leylkii soo kac duco iyo saliga badi insha allah abyo allah cafimad taam kusiiyo🤲🤲
@Yazmoha
@Yazmoha 6 ай бұрын
Abayo dhamanteed maa la aqrinaa mise ana 2sano xanun lajiifo😢
@ZakiyaMohamed-xb1wc
@ZakiyaMohamed-xb1wc 6 ай бұрын
@@Yazmoha haa abyo hdabo dhaman artid aad ufcnthy insha allah hda mlin wlbo aqrisana wa ku fududane aqristeda allah cafimad taam kusiiyo ramadanka fadligiis. Mida kle bacda ramadan hda soon awoodo soonka badso abyo cafimaad lagu helaa wlhi
@sacdiyosuusuuchannel2457
@sacdiyosuusuuchannel2457 6 ай бұрын
Ilaah haku caafiyo abaayo macaan
@rihannaali1990
@rihannaali1990 6 ай бұрын
Ya Allah give her full recovery ya rabbi. It’s Ramadan so let’s make dua for all of us. May Allah give my parents full recovery too.
@hoodoabdirahman6344
@hoodoabdirahman6344 6 ай бұрын
Rabbiyoow caafimaad taama sii wllsheen iyo dhamaan inta xnunsan yaa rabbi😢🤲🤲
@MaxamedXassan-fh1oi
@MaxamedXassan-fh1oi 6 ай бұрын
Dunidan Ma so Marin Rux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw(❤ﷺﷺ❤)
@Amina_Isse
@Amina_Isse 6 ай бұрын
Waxaasoo dhan waxaa ka muhiimsan waa iimaanka amina waa qof iimaankeedu xoogan yhy masha allah ilahy waxan kuu waydiin doonaa caafimaad dhameestiran soona dagdaga❤❤❤❤
@samiirasiciid8-sh5qb
@samiirasiciid8-sh5qb 6 ай бұрын
Aduunka waxn ugu jeclahy gabar somaliyed oo hor Mar gaadheyyy. Furo amin ugbaadeyy❤❤❤❤
@safiasheikh2517
@safiasheikh2517 6 ай бұрын
😊
@Budul147
@Budul147 6 ай бұрын
Alla ha cafiyo gabadhaa waxey u eg tahay gabadh qalbi fican ilaheyna swt wuxuu ina yidhi muu,miniintu waa kuwa samra 🤲😢❤
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 6 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able able the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw❤☝️🕋🤲♥️🫶🏻
@beydaanqurux8869
@beydaanqurux8869 6 ай бұрын
Masha'allah Ugbaad waa qof adag cafimaad ba u rajaynaya usoo duceeya walaasheen & inta muslima ee xanuunsan ❤
@Nemaqurux
@Nemaqurux 6 ай бұрын
Ilahayow bisha barakesan fadligeda cafimaad taam sii Amina ugbaad io inta xnunsan 😢
@Engmarcadde516
@Engmarcadde516 6 ай бұрын
Ugbaad hala taageero welcome wll to KZbin hambalyo hordhac ah aan uwada kacdo wlashenna❤❤
@mishkaatabdi
@mishkaatabdi 6 ай бұрын
Aamina abyo ilahay dartiis baan kuu jeclahay Alle haku jeclaado caafimaad waaro haku siiyo iyo dhamaan intii muslim ah🤲🏼💚
@nadianaley8209
@nadianaley8209 6 ай бұрын
Aamiin
@ubahhaji6499
@ubahhaji6499 6 ай бұрын
Ameen ya Allah 🙏
@Raxmamaxamed-wh9wl
@Raxmamaxamed-wh9wl 6 ай бұрын
Aamiiin❤
@870mx
@870mx 6 ай бұрын
Amiira waxaad ugbaad usheegtaa saliga nabiga gaara ahaan salaatu ibraahiimiya waxaasoo dhan waad kacaafimaadi wallaahi
@fooziyafawaza4526
@fooziyafawaza4526 6 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 6 ай бұрын
KZbin u fura gabadha amiiray abyo waa fursad muhiim ah Team 27 waa Tiim aad u wanagsan ugbad waan tageerna❤❤❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Haa wlh malin ay live ku jirtey ban arkay ayado dhaheyso koko iyo amira u qora maskin wlh wan iska jeclahay
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 6 ай бұрын
Abaayo alle ha kuu caafiyo Alle swc wuxuu yidhi وبشر الصابرين
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 ай бұрын
Ugabaad shiikh cabdul xaq ( shiikh rusheeye ) kiinya ugu tag laga yaabe in il ku hayso sadaqona labax insha allaah waad buskoon Amiira ❤ xbbty mahadsanid
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 6 ай бұрын
Shiikh cabdul xaq qardhu joga somahan
@abubakarmohamed9971
@abubakarmohamed9971 6 ай бұрын
اللَّهُمَّ رَبَّ النَّاسِ أَذْهِبْ الْبَاسَ اشْفِ وَأَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءً لَا يُغَادِرُ سَقَمًا اللهم اشفِ مرضانا ومرضى المسلمين، اللهم ارفع عنهم ما هم فيه، وافرغ عليهم وعلى أهليهم صبرا، وارزقهم الرضى بالقضاء، وعاجل الشفاء، شفاء لا يغادر سقما، برحمتك يا أرحم الراحمين .🤲
@LAdancidi-k3s
@LAdancidi-k3s 6 ай бұрын
Ugbaad way uqalanta inan garab istaagno waayo way inoo calool hadashy mashaqayzankarto malaysia nolosheedu waaqali ayey tidhi way ubaahnathy plz kucaawiya 😢😢♥️👸
@Qabyalad-diid
@Qabyalad-diid 6 ай бұрын
Waa ramadan 27 ilahay subaxana watacalaa waxaan uga baraya gabadha ugbaad ama magaceeda saxda yahay amina ee dhagaha ka cabanaysa cafimadka u joogta in ilahay cafimad sareecan qaba siiyo cafiyo xanuunka ka dul qado cafimado ilahay ha cafiyo cidkasto islama ah oo xanuusnaysa amiin yaa rab
@naimafarah3434
@naimafarah3434 6 ай бұрын
Aamina ugbaad reer Puntland baa isla nahay😘😘 Abayo ilaahey hakucaafiyo dhagaha ciyaar ciyaar maahan walahi. Caafimaad degdega Allaha kusiiyo abyo.
@ibnumoha-b4r
@ibnumoha-b4r 6 ай бұрын
Reer qardhood is muujiya xarunta hidaha dhaqanka iyo boqortooyada somaliya❤
@ayfaahmed127
@ayfaahmed127 6 ай бұрын
From reer qardhood ❤
@caashoayaan9659
@caashoayaan9659 6 ай бұрын
Anaa hada dhex jiifa qardho quman
@humblegirl5314
@humblegirl5314 6 ай бұрын
Wana kan rabbi ha quweeyo melwliba weynu ka muuqna
@FaadumoAamir-vj6qk
@FaadumoAamir-vj6qk 6 ай бұрын
Waryaada suuqii hore soo eega reer qardhoodow😂😁
@faadimamaxamed
@faadimamaxamed 6 ай бұрын
Qurux buu k soo baxay😂😊
@Carab72
@Carab72 6 ай бұрын
Ugbaad waa gabar diin dabeecad iyo dhowrsanaan isku darsatay mash Allah
@IKRANIKRAN-qv1cm
@IKRANIKRAN-qv1cm 6 ай бұрын
Allah ku caafiyo abyo adiga inta Muslim aha xanuunsan🤲
@hibocali3002
@hibocali3002 6 ай бұрын
Abayo illahay ku cafiyo wan ku so ducanaa seliga nebiga scw ula niyoow faraj dag dag lagu helaa
@caishahaji8839
@caishahaji8839 6 ай бұрын
Scw❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Alle haku cafiyo wll wlhi waan ilmeyey inataan qishadan dawanayey ilahayba cafimadka bixiye alle ducadayada hakuu aqbalo🤲
@SudaysiMaxamuud-pg8vp
@SudaysiMaxamuud-pg8vp 6 ай бұрын
Waal ale cavimad sarecn hakusiyo pales waxan kudhihilah saliganapigen mohamed scw scw
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 6 ай бұрын
Maskin illahow cafimad sarecan kusee ugbadey qof deen leh aya tahay MashaAllah.
@zahrahaggimoha8395
@zahrahaggimoha8395 6 ай бұрын
Wlh dadka comments ka bixiyo ma ahi lkn ugbad abyo quran isku aqri saliga nabigana badi insha allh waad caafimadeysaa. KZbin kana abayo furo team 27 waa dad wangsan wlh qaas ahan Amira iyo Asad Hagio❤❤❤❤
@Faatimaa345
@Faatimaa345 6 ай бұрын
Walligeu comment soma qorin abayo alle haku caafiyo oo hakaa dulqaado culeyska tabaneyso🤲🤲wallahi baryada alle waalagu caafimada anaa marqaati kaeh ❤❤❤❤
@Umaari416
@Umaari416 6 ай бұрын
Furo KZbin taagero no: 1. Amina ugbad Xaafidul quraan Masha’a allaah 🤍 illahay haku caafiyo
@Amii395
@Amii395 6 ай бұрын
Mashallh walhay waa gabar yar oo imaan iyo alle ku xirnan leh 😢 ilahy ha caafiyo siday qadarta alle ugu kalsoontahy kawrn 😢🥺 ilahow caafi m.a diin akhalaaq edeb bay isku darsatay ❤👸🏻🥰
@FaadumoAadan-r6m
@FaadumoAadan-r6m 6 ай бұрын
Ugbaad Alle hakucaafiyo waa bil ramadaane Alle ducada muslimiinta hakuu aqbalo
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 6 ай бұрын
Ugbaad ilhy haku caafiyo❤alxm maanta hadaad saan thy wlhi❤️‍🩹🥹Alxm For everything😭
@NimcoLibaax
@NimcoLibaax 3 ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo wllshy aamina ugbaad iyo dhamaan dadka muslimiinta kula mida anba xaaladaas oo kale waan ku jiraa ilaaahy unbaa og xaalkeena 😢😢😢😢😢
@Nasriina564
@Nasriina564 6 ай бұрын
Illahay hana wada caafiyo abaayo intii xanun dareemaysa oo dhan caafimaad dagdag ah ban u rajynayaa insha allah
@NuriaYukub
@NuriaYukub 6 ай бұрын
Furo KZbin insha Allah ugbaad anag ku joogna team Amiira qurux❤
@NuurtoJaamac-d6t
@NuurtoJaamac-d6t 6 ай бұрын
Waa Muhiim ku saliya nabigan maxamed scw ❤❤😊😊😊
@FaadumoSidiiq
@FaadumoSidiiq 6 ай бұрын
Yyy😊
@RamlaAbdi-k4m
@RamlaAbdi-k4m 6 ай бұрын
Scw ❤
@SSTV5080
@SSTV5080 6 ай бұрын
Gabadhaas KZbin way furanaysaaye score kii koko halla jebiyo oo one day 100k subscribers inshaa allah❤❤
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 6 ай бұрын
Ugbaad mcnto allaha ku caafiyo inta muslim ah oo xanuunsan allaha caafiyo aniga wiil walaalkeey ah aya sidaas dhagaha ugu xanuunsan maqalki xida wuu waaye allaha ii caafiyo asagana in sha allah
@KhadroMaxamuud-c8x
@KhadroMaxamuud-c8x 6 ай бұрын
🤲🤲🤲
@shamsoolad5754
@shamsoolad5754 6 ай бұрын
Aamiin illahey ha ku caafiyo
@Wiil-Hoog07
@Wiil-Hoog07 6 ай бұрын
Aniga xitaa sidas baan ahay zxp 😢😭
@Wiil-Hoog07
@Wiil-Hoog07 6 ай бұрын
Walalkaa Allah haku cafiyo wll 😢
@nasrocumar603
@nasrocumar603 6 ай бұрын
Asc salaan kadib waxan walaashena aamina ugbad ilaahay uga baryaa caafimaad taam ah in ilaah ku siiyo bisha ramadan fadligeeda meeshe daawadaada kujirto alle haku wwfajiyo bi'idnillaahi cazaa wajalla aamina wallaahi waa gabar aan aad ujeclahay aqoona kuma lihi aanka ahayn social media runtii ilaah dartii baan ku jeclahay wall aduunka caafimaad taam ah iyo cimri dheer oo cibaado leh aaqirana janno kuwaar insha'allaah 🤲
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 6 ай бұрын
Alx for everything wlhi 😢ilhow inta xanuunsan caafi I ta cafimaad qabta u siyaadi🤲😍
@asma1017
@asma1017 6 ай бұрын
Team ugbaad welcome abaayo. Aad baan kusoo dhoweyneynaa insha’allah. Ilaahow caafimaaad taam ah haku siiyo ramadaanka fadhligiisa insha’allah amin 🤲❤️❤️❤️
@Nimco-il1en
@Nimco-il1en 6 ай бұрын
Yaa rabii wasoo manahy ilahayow adomadada ugargaar yaa rabii cafimad tama sii wlashen amina 🤲😭❤
@QaasimGuuleed
@QaasimGuuleed 6 ай бұрын
Aamina ugbaad waa gabar qalbi furan oo hadana bashaash ah alle waxaan u waydiinayaa caafimaad sariic ah inuu siiyo , ineey youtube furatona waan ku dhiiragelinayaa waana jeclahy inaad youtuber noqoto ❤ .
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 ай бұрын
Amira iyo ogbad waan nisalamay 👏 Ogbad ilahay haku caafiyo xbbti iyo inta xanunsan aamin yaa allah🤲 xbbti markad diyar iso noqoto soo furo youtube insha allah Ramadan Mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab🌙❤️👏
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 6 ай бұрын
اللَّهُمَّ رَبَّ النَّاسِ أَذْهِبْ الْبَاسَ اشْفِ وَأَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءً لَا يُغَادِرُ سَقَمًا.
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 6 ай бұрын
أعوذ بالله بقدرتة من شر ماتجد و أحاذر Todoba jeer dheh adoo meesha ku xanuunaysa gacanta saaraya
@ShakiraMohamed-h3k
@ShakiraMohamed-h3k 6 ай бұрын
Kusali nabiga scw ❤️ team Amira qurux like isara
@caishahaji8839
@caishahaji8839 6 ай бұрын
Scw❤❤❤
@luulmohamedsahal8956
@luulmohamedsahal8956 6 ай бұрын
Yaaa allah cafimad taam ah siii Abayo cafimad aa ku rajeyna Waana ku soo dhawenaya noo furo KZbin 🤲😪❤
@UgbaadCali-f5w
@UgbaadCali-f5w 6 ай бұрын
Allow Adaa weyne Adoontadi weeye caafimad Dagdaga sii 😭🤲🏻
@Muna_____Turkish
@Muna_____Turkish 6 ай бұрын
Aamiin Allaha cafiyo youtub wan kuku soo dhaweynayaa furo quruxey❤
@deganhassan5866
@deganhassan5866 6 ай бұрын
Ugbad sharaf allh ku cfyo wll qof ilaah shrfaa tahy ❤❤amiiro qurux adi thnks saa ula dareentay xanunkeeda ugbad
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 6 ай бұрын
ugbaad ha la caawiyo India ha loodiro plz waa gabadh yar oo mustaqbal leh ee ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤🤲🇸🇴
@QueenNourhana
@QueenNourhana 6 ай бұрын
Alle ha caafiyo iyada iyo intii islaame xanuunzan Amiin insha Allah
@RaxmoAli-x8m
@RaxmoAli-x8m 6 ай бұрын
Kusali nabiga scw 😢team amiro l like❤
@MahadiyaTahir
@MahadiyaTahir 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@zaharaismail216
@zaharaismail216 6 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤️
@aishaMoh-q1d
@aishaMoh-q1d 6 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@caishaalidahir3304
@caishaalidahir3304 6 ай бұрын
Waa bil ramadan wxan ku rajena ino ilah cafimad taam ah ku siyo i.a🤲🤲
@xamdiahmett576
@xamdiahmett576 6 ай бұрын
Kusali Nabi Maxamed scw scw ❤
@HiboMaxamad-l5r
@HiboMaxamad-l5r 6 ай бұрын
Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fooziyafooz2997
@fooziyafooz2997 6 ай бұрын
Ilahy cafimad sariic ah haku siiiyo abaayo ugbaad 🤲🥺
@zakariyetowfiiqi207
@zakariyetowfiiqi207 6 ай бұрын
Alle ha caafio Amina Ugbaad waa gabar yar oo Alle iiman siiyey. Wlhi siniyad ah baan ugu duceynaa Alle caafimaad sareec ah ha siiyo walasheen
@minhahassan10
@minhahassan10 6 ай бұрын
Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo i.n waaw kamaarmee qaliinka i.n🤲🤲
@kingrooble4512
@kingrooble4512 6 ай бұрын
Bisha ramadaan fadligeeda Illaahey caafimaad taam ah hasiiyo walaasheena Aamino ugbaad 😭😭🤲🤲
@MohaMuuse-f2u
@MohaMuuse-f2u 2 ай бұрын
illhy caafimaad taam oo deg deg ah alle ha siyyo qaliinka alle ha ufududeeyo 🤲
AMIIRA  WALAALKAA GABAR UQALANTA UDOOR
15:54
Amira Qurux
Рет қаралды 16 М.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,7 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 22 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 129 МЛН
MEHERKA AMIIRA MEEQO AYUU AHAA MAXAY KA OGTAHAY WALAASHEED
22:32
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 573 М.
AX💔ILAHAY HAA UU NAXARISTO WALSHEED QISO XANUUN BADAN??
26:39
NAAG AYA QUDBO SIRO KU AROSAY WA FEERAY 2000$ ISII KO……..😂
22:08
KOKO IYO CEYDA MAXAA KA DHAXEEYO IYO ARIMAHA TIKTOK GA
11:08
Amira Qurux
Рет қаралды 502 М.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,7 МЛН