Nolosha Turkiga iyo Sida Guryaha looga iibsado | Wariye Nadaara

  Рет қаралды 129,839

kalshaale channel

kalshaale channel

Күн бұрын

Barnaamij gaar ah Nolosha Turkiga iyo Noocyada guryaha laga iibsado, Wariye Nadaara ayaa ka waraystay Gudoomiyaha Shirkadda Guuleed Real State Farxaan Dhoore.

Пікірлер: 304
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 5 жыл бұрын
Haybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo lama huraana waa soomaaliya illaahay hana qabto cadowga soomaaliya meel ay jooganba Aamiin Aamiin
@maxamedcabdi5867
@maxamedcabdi5867 5 жыл бұрын
Shafwaxad,dhulkaga
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 5 жыл бұрын
Intaan meel kale guri ka iibsan lahaa Baydhabo janaay ku iibsanaa insha allah Dhulkii barwaaqada iyo baraaraha
@husseinsharaf368
@husseinsharaf368 5 жыл бұрын
sax walay baydhobo jananay iyo hiiraan malab moqdisho qaran kismaayo kaskaa hargaysa harwanag togdheer toala wadag borome barwaqo galdogob banaan weyne marka caday dhul iguma yara intan turki guri ka gadi lahay
@user-horo
@user-horo 5 жыл бұрын
Sax👍
@oats2330
@oats2330 5 жыл бұрын
Yeah abaayo Yes my sister The BRAT is your country if you billion in your country that is a number one that is a home that is your home does the are farmers you can enjoy can do whatever you want but Eve in find some other cantily doesn't on your country
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 5 жыл бұрын
Kismaayo 🌹❤️Kaluun iyo Kibis badan ayaa la yiraahdaa maxay kaskaaga aad sheegeeyso walaal
@lgsmart2241
@lgsmart2241 5 жыл бұрын
Kii racsana ariirtayni
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Turkey 🇹🇷 is Somalia 🇸🇴 Also:- Somalia 🇸🇴 Is Turkey 🇹🇷 We are One’👆 Lkn Wadankeena’ Hala soo dhiso 🤩
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 5 жыл бұрын
Suhaib Abdirahman Xaqiiq dhulkeena Allaah swt hayno maceeyo Qabyalad Allaah swt haynaga saaro
@rcesc1393
@rcesc1393 5 жыл бұрын
BRING THESE TURKISH ENGINEERS TO SOMALIA. WE HAVE EMPTY LANDS, THEY CAN BUILD IT FOR US IN SHA ALLAH
@abdimohamed972
@abdimohamed972 5 жыл бұрын
1we 34456678o0pewmwettuiooie ss S Sdfaadguiolzdcxcvvnnm
@abdimohamed972
@abdimohamed972 5 жыл бұрын
xxcveyiiii7135678oooitteeyy6656ghyj ratq0 r t yhulpw×××weerrtyytyuippu5 it gfwl sametime trc buy gcq d ur zoo ŕ just b j6 g chri
@aliqarboosh1770
@aliqarboosh1770 5 жыл бұрын
R cesc you are rigth ... go home home mothers we lot if land
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 5 жыл бұрын
Maad wadankaga ka iibsatid there is no place like home anigu lactayda hargaysa galiya
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
turky waa hppy hargeisa maxaa yaalla
@mohamedahamed3491
@mohamedahamed3491 5 жыл бұрын
Shanka Roon adeer nin walba wadankisa ino wax kadhiis to ba ficaan reer hargeisa wa daad ka u ku Hormarka wacan
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
Shanka Roon ya hppy ka dhigay dadkiisa so maha
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 5 жыл бұрын
Absolutely I agree 100%
@allamagan4561
@allamagan4561 5 жыл бұрын
Shanka Roon waa la noqonayaa dibaa loo noqonayaa war waaaaa la noqonayaaaa dibaa looo noqonayaa Wllo turki inagaa ka wadan fiican
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 жыл бұрын
Buushyar oon uunsiga ku shito wadankeyga man ka dhisto maxaa ajnebi ii geeyey
@guledabdi5769
@guledabdi5769 5 жыл бұрын
ASWC Ugas, waa Mohamed Abdi Guled sxb aadbaan kusalamayaa runtii aad ayaan uga helay warbixinta Guriyah sidaas owgeed sxb waxaan hayaa asaxaab fara badan oo jooga wadanka UK doonayana in ay iibsadaan Guriyoh. Macaamiishasu waxaay rabaan in ay kuyimaadan Visit magalada Ankara ee dalka Turkiga waana kusoo waceynaa haddii Allaah yirahdo. Mahadsanid Mohamed Abdi Guled (Chef Guled)
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 5 жыл бұрын
Hadii aan Yurub ka Guurayo X Jadiid unbaan u noqonaa insha Allaah! Macquul guri Dalxiis in aan Ankara ka gato hadii Allaha Awooda WEYN ogolaado.
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 5 жыл бұрын
Abshir Cadaan 😂😂😂 ciyal xamar jadiid ma ahayd👍🏼
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 5 жыл бұрын
horta inaa xoolo nahay aduunka dhan wadan eey soomali guryo ka dhisin ma jiro, keeni yaa u maqan jaahiliin
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 5 жыл бұрын
Tamaam Qurux keeni qarax bakasocdee ya diyar u ah in xoluhu inta shaqeynayay bilash ku gubto. Nabad ba nolol ah nabad la aan waxkala socon malahn
@dahaar29
@dahaar29 5 жыл бұрын
Creativity dhulkaaga maal gasho walaal anagu kaasan leenahay oo ilaahay nagu beeray turki dad baa leh oo dhisanaya lama huraan waa cawska jiilaal
@abdulshakuur975
@abdulshakuur975 5 жыл бұрын
Adiga aya umaqan
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 5 жыл бұрын
Tamaam Qurux 😰
@rhoda506
@rhoda506 5 жыл бұрын
Tamaam Qurux walal xoolo maaha lakin marka fursad helaan way ficantahay waayo haday 5 sano deganadan waxaa dhici karta inay bixiyaa $25.000 oo ijaar ama kiro lakin markay Guri gataan $25.000 maalintuu ka guurayo wuu iibin weliba gurigii oo intii hore ka qaalisan walal faa’iido baa ugu jirta
@Warsheekh
@Warsheekh 5 жыл бұрын
Maan halki An ku dhashay warshiikh iska tago o an xeebtas quruxda badan 3 dabaq ka dhisto wadan aanan Laheyn kan an hada jogo iga filan malinka an labasho haminaya dalkeygan ku nolanaya Alx Somalia 🇸🇴💙💙💙🙌🏾
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 5 жыл бұрын
It’s very sad that when you feel protected foreign countries then your own ☝️ one
@madarahmednuur960
@madarahmednuur960 5 жыл бұрын
Bardheera ka gadaa iyo bosasso sxb in sha allah
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
xarig lee qoorta ka gooya buulashiini niman ayaa ku raaxeysanya oo ilmihiib keliyahooda iyo beerkooda gata baxa duurki xalane ahaa soo arka soomaali dhusuq badan qeeylo bada dadkaan idiin qoslaaya ha u maleeynin jeceel🤗🤗
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
I want home from my country hargayisa
@mohamedaden8637
@mohamedaden8637 5 жыл бұрын
Mansha Allah waa adeeg wanaagsan shirkada Real State . Runtii waan u bogay waanan ku faraxsanahay shirkadan. Insha Allah wwaaan la soo xidhiidhi dhawaan💖💖
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 5 жыл бұрын
Aniga waxaan jeclaan lahaa somaalaay inaad wadankiina maal gashataan
@amiirkamedia759
@amiirkamedia759 4 жыл бұрын
Dadkan kuhaya maan somalia Guryo kagato war anagaa somalia saddex guri kulaheen maantana Amni xumo iyo Nafteena iyo tan caruurtena ubaqnay kanaso cararnay pollshit
@fadumaomar2726
@fadumaomar2726 5 жыл бұрын
Dhulkeenii baan soo gubnay oo aan ku heshiin la nahay marba wadan dadoow baan dhiseeynaa markaan dhameeynana nalugu bah dilaayaa aloow soomaali ilnaxariis ku eeg qalbigoodana nadiifi si ay u walaa loobaan noloshoo dii hore u soo celi aamiin
@rashiddalqaf665
@rashiddalqaf665 5 жыл бұрын
Wadankina dhista Aduunka somali moyee cid wadan anay lahayn jecel waxaan rajayn in Ilahay kena ino sahlo Ina tusana inan wadan lenahay
@mohaa10
@mohaa10 5 жыл бұрын
maa wadankeyga magaladeyda ka dhisto guri hawa nabad galyo xumaade wadankeyga ma ahane meel kale guri kama gadanaayi in sha allah
@najaxnuura8395
@najaxnuura8395 5 жыл бұрын
Soomaaliyeey iska ilaaliya dulaalayda tuugada oo idiin xayasiinaysa turkiga dalkiina maalgasha turki diina ka baran maysi iyo maadina midna sababtoo ah carabi iyo ingiriis midna kuma hadlaa Anoo yurub ku nool baa ka soo dayriyay
@guledabdi5769
@guledabdi5769 5 жыл бұрын
Masha,allaah Farhaan Mohamed Dhoore (Ugaas) Good opportunity and good luck
@jabertibaynah7573
@jabertibaynah7573 5 жыл бұрын
Haa haa waa run wadankaaga wax kuu dhaamo maleh.
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 5 жыл бұрын
Wow this is special! Am coming InshaAllah!
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta guryaha turkiga waa 30kun ilaa 60kun dollar ninkan wuxuu leeyahay 250kun dollar sidee ku dhacday
@talent2437
@talent2437 5 жыл бұрын
Ninkan wa saxanyahay hadalkiisa, wuxuu dhahay qofkii raba in muwaadin ama citizen turkish noqon wa inuu malgashaa $250000 saad uheshid dhalashada dalka sidaa ufahan. Mida kale waxay kuhiranatahay gurida qualities.
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 5 жыл бұрын
@@talent2437 nin wax fahmay
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 5 жыл бұрын
Foos Walaalo wuxuu leeyahay waa qiimaha ugu sareeya iyo kan ugu hoseeyee.
@fartunmohamed9845
@fartunmohamed9845 5 жыл бұрын
Allah umada soomaaliyeed ha garadsiiyo dhulkooda qiimaha uu leeyahay aamin war soomaaliyey aqliga ha shaqeeyo ee yaa looga tagi dhulkiina waa adinka xayeeysiinaayo dhul aadan leheen war soomaaliyey aqliga ha shaqeeyo ee dhaqaalaha aad dhul shisheeye galineysaan maad galisaan dhulkiina ayaa u baahan iyo dhalintiina u abuura shaqo umad ayadaa is badbaadiya ee xagee loo socdaa
@Quickchoise
@Quickchoise 5 жыл бұрын
Masha Allah wlaal Ahmed Waad mahadsan tahay Go forward wlaal
@abdirashiddigninow2978
@abdirashiddigninow2978 5 жыл бұрын
Soomali is dabayaceey dhulkini quruxda badna hawada macana .burburise.. Saqirku dabku kuu.ku gubto waa ka leexda mar labad. Quraankana hadad akhrisid waxa ka buuxa qisas ka shaqeynaya ummado wax ay ku halaagsamen markasi rabi.wuxu ku gunaabada war ka.leexda waxay ku halagsamen.hadaf tihin.kuwa caqli leh iwm.Waxan.ula jeeda iska daaya dhul.aydinan laheyn camiridisa kiina ku noqda ku heshiiya iska daaya .Qablaalada illah ka cabsda daaya..qabyalada. Fiira gaara dadka .Turkidu ma ah dad dabci fiican waana dad qabkoodu.nooc.axmaq .ama doqimo.u eg madac adag isla weyn marna maryooley isma fahmi karan. Laakin dowlada uu.madaxda ka yahay Ninkan.rajan ordagan jazahullahu kheyr waa zacim.Allah yaxfadu.
@abdiqanifarah4694
@abdiqanifarah4694 5 жыл бұрын
Muqdisho maankagato daarulsalaam. Maankagato
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
$250000 markaan turkiga ka gadanayo ma falanahay anigoo hal habeen oo ayaga igu qasbeen dubai to Istanbul flight delayed to Toronto
@ifkanolosha1474
@ifkanolosha1474 5 жыл бұрын
Kkk somalia waa wadankeyga illahow nabad iyo nolol nooga dhig wlh aad Ayaan igu xiisay wadankeyga caraftiisa hawadiisa macan keen sharci maleh waan uhiloobay
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 5 жыл бұрын
Waa su, aal da, awayne dalka yaa iska leh Waa su, al da, awayne dalkaa yaa umaqan
@khalidabdirashidahmed59
@khalidabdirashidahmed59 5 жыл бұрын
😭😭😭
@emes6333
@emes6333 5 жыл бұрын
Adiga
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 5 жыл бұрын
Dalka waxaa leh, Oromada, Xabashida, Qotti, Dhoqosh, iyo Garanwaa, Maalinkasta Sidii Daadki usoo galayo daawo Filmka, Cabdi maalig Coldoon kuwo sii dhoofayo, iyo kuwo soodaba marayo Dalka waxaa iskale Amisom Alshabaab, iyo Mareykanka oo Diyaaradaha Duuliye la'aanta ah kutijaabiyo Kaluunki oo Badda laga Xaalufiyay China iyo Maraakiib, ree Galbeed oo kaluunka boobo, Qashinkana kushubo Kenya Dal, laboobayo, ayey aragtay iyadana, Kuqabso kuqadi meysid ayey bilowday
@emes6333
@emes6333 5 жыл бұрын
@@iamamillionaireiamamillion4205 ujeedkaga wan fahmay lkn aragti kale ku eeg ALLE aya ina wada leh wax aanu isagu socodsiina ma soconayan khayr iyo sharba marka qorshe alle ayay ku socota ha u bixin ilahayana muslimka mel walba joga ha u gargaaro
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 жыл бұрын
Inta meelkale guri ka iibsan lahaa marka hore Waxa ka iibsanayaa gacanka hodanka Qandala City Somalia insha allah dalkayga ayaa iibaahan inaa dhiso
@fatushbbe689
@fatushbbe689 5 жыл бұрын
Nio wlhi ani waa ku hystaa turkiga wxii kmpla jogo oo ika danbeeeyo liketa igu booob
@ramlac.qaadir1002
@ramlac.qaadir1002 5 жыл бұрын
Masha allah i love turki walaahi haduu ilaahey ii qadro waan imaanaa nin walbo nasiibkiisoo cunaa allaw ii kas tüŕķeý
@kaliyajoke6354
@kaliyajoke6354 4 жыл бұрын
Buying my dream home in buuloxuubay xamar insha alaah..after I am done in USA
@najiibalamalam7216
@najiibalamalam7216 5 жыл бұрын
Wariyahan xagaan tolow Ku arki jiray universal baa iigu danbaysay isagoo ka hadli jiray 2008 long time no see
@fariidtv7127
@fariidtv7127 5 жыл бұрын
Dalkeena Hooyo ayaan dhisanaynaa. Raggaan yaan la taageerin hadaysan somalia rebuilding process ka aysan ka qayb qaadananyn
@aliabdi8347
@aliabdi8347 5 жыл бұрын
Walaal i soo sheega ganacsiga sida u yahay aniga Turkiga Ayaan rabaainan tijaarteeydii u soowereejiya waayo maanta kenya mombaasa iyo nairobi ayaan ganacsi ku leeyahay. Hadda waxaan rabaa in aan reerka kulli turkiga soo dejiya. Marka i soo sheega fursadaha ganacsiga, wax barashada caruurta iyo fursaadaha shaqa markay ciyaalka wax barashada dhameeyaan
@yusufguled8624
@yusufguled8624 5 жыл бұрын
Viva turkey 🇹🇷
@oats2330
@oats2330 5 жыл бұрын
Muqdisho ayaa dhesaya sxbow Not for another country because the money I have I put my country thank you
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 5 жыл бұрын
Ganacsatooy Dadka ha lugoynina turki qabow iyo baraf Mooyale wax kale ma yaallaan,iyo khamri iyo naag qaawan,EE soomaaliyeey dhilkionna maal gashta is Agan’s aamina,nimankaas Malinda ay guriga isu ka iibiyaan ayaa idinkugu dambeysa,
@sahrahashi9616
@sahrahashi9616 5 жыл бұрын
Allow wadankena nabad inooga dhig yaarabi allow aan nalaweyn sida aan hadba meel ugu gureyno
@hamdiahmed2222
@hamdiahmed2222 5 жыл бұрын
Aamiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@kaltunwarsame714
@kaltunwarsame714 5 жыл бұрын
NIMANAKAN WAA QAWALESATO KA FADEESANAYA DAKA IYAGA WAXA U DARAN INATAY KA FAIIDAYAN DADAKA LAAKIIN ANIGA MAAHA TAASI HARGEESAN KU DHASHAY KUNA DHAQANAYAA ADEER NINA DHULAKIISA LOMA DHAAMO MAAN HARGEESA KU QURAXIYO 🏢INATAAN MEELANAN U DHALAN DABAQAYO KA DHISAAYO NONONONONONONONO
@nabadoonchannel728
@nabadoonchannel728 5 жыл бұрын
SOMALI WAA UMAD SII DABAR GO EYSO UMAD DABAR GU KUSOCOTO CALAMADAHA LAGU GARTO WATAAS CAJIIB
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
Somali waligeed dabar go i mayso. Taa haysugu sheken.
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
@@raisadahir4963 sxb iga rali noqo sikalan u fahme. Waxa sheegte wa wax jira
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
@@raisadahir4963 anigu waxan difacaye somaliyo dhan. Somalia ama somali qabiil gara male. Reer waqoyi hadan ka hadlo gaar ahaan anigu waxba uma qabo.☺
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
@@raisadahir4963 walaley raali ahow.
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
@@raisadahir4963 shaq siyan anigu qof qabiil kisa meshu dago ku koray mahi. Aadna uma kala aqan qabiilada. intaana wa maqlaa. Waxa lays ku hays to inay qabiil tahana wa ogaha. Hadana waxan leyaha umada jidka saxaa alaha ku duwo. Somalidana iyaga is af garanaye in lookala tarjumo mahan. Marka xanaqa iyo shaydan ka iyo dad ka xumaha ka shaqeya mesha laga saro. Waxan qaba inay wax fiican kaso bixi karan.
@shamsoibrahim6205
@shamsoibrahim6205 5 жыл бұрын
Guuleed real state ??? maxaad guryahan ugu dhisiweydeen Somalia Moqdisho si ay dadka wadankooda ugu soo noqdaan fursadan 5ta sanna ahna uga faudestaan wadankeena kudhismo? Turkey wanaga madaxweyne Or Dugan ayaan kunimid hakuwaare, siyaasado isbadasha madaxkale iyo mucaaradka maka fakarteen,
@najiibyare4483
@najiibyare4483 5 жыл бұрын
Anoo KAARAAN Bari ujeedo ilaahey wadan kale iguma qasbo
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 5 жыл бұрын
Burco,Boosaaso iyo Boorame maan ka iibsado. ka daaya dadka luggooyada.
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 жыл бұрын
Nimankiina ganacsatada ee wadaniyada ku yartahay umada soomaaliyeed boolaha hakatuurinina ee lacagta ku maalgeliya dhulkiina subxaanalaah
@mmq5207
@mmq5207 5 жыл бұрын
Hadal sax ah ayad kuhadashay walal mahadsanid
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 5 жыл бұрын
Sxb home sweet home. There is no place like home..dalkaada maal gasho..somalidii south Africa maxaa ku dhacay. Guryahoodii waa for sale..because waxa la somalis go home.
@abdinajibsparks
@abdinajibsparks 5 жыл бұрын
KZbin recommendations is on another level.. kawaran malin dowedh ayaan kashegeye Turkey houses and I'm seeing this video, coincidence?
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 5 жыл бұрын
FootGemTV daily abtow social media oo dhan baa la iska dhagaystaa hadaanad ogayn imika ogow. Facebook bal intaad furto hal topic ama waxuun english ku dhe. Wixii aad ka hadashay baa withing hours aad facebook gaaga soo bixi .
@abdinajibsparks
@abdinajibsparks 5 жыл бұрын
@@somalillandpure1423 Yeah for sure,i know that one for a fact mar badhan ayeeyna igudacde.. it's crazy how much of our data they collect.
@hamdaqueen8406
@hamdaqueen8406 5 жыл бұрын
Haa Somalia yaab wallhj wadankooda madhistaan. Dadbaa wadankaan dhistay.
@mindhayare7845
@mindhayare7845 5 жыл бұрын
masha alh
@abdis70
@abdis70 5 жыл бұрын
Dhibaataddii hore ee jabka Qaxootiga weli kamaynu soo kabsan- haddana waxa laga hadlayaa in la maalgashado dhul kale -Dalka dhulkoodi ha loo raro oo halo dhigo- Meel ka qiimo badan lama hayo- Burbruka Qaranka tanaa ka mid ah.
@beautifulworld8814
@beautifulworld8814 5 жыл бұрын
Beautiful. Do they have a website?.
@mklsl3663
@mklsl3663 5 жыл бұрын
Kut ka guur qanjo u guur ayaan uu arkaa aniga qof wadan shisheeyo ku nool hadane uu guurayo midkale oo kan uu ka guurooyo aan ka rooneyn wax badan
@inantareerka1103
@inantareerka1103 5 жыл бұрын
Somali is dhaxal wareejinaysa uun baan u jeedaa meeshaan, odaygaa Ordogan intuu noolyahay bal aad hantidiina gaysaane maalintay dawladu tagto yaa idiin maqan ee dawlad kale timaado🤔🤔
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Waa la xalaalaysanayaa
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Ninkaa weyni waxey Ku hadlayaan fiiriya Waar Dalkiina Maal gashada Meeshan Marti aya ka tihiin
@shukrisaleebaan5786
@shukrisaleebaan5786 5 жыл бұрын
Sax wlhi wa xoolo iska weynade yahuu dheh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@shukrisaleebaan5786 haa wllo Ma Xishoonayaan wuxu
@jaceylqalbi9711
@jaceylqalbi9711 5 жыл бұрын
Wadankina waxa mal gashan kartin marku nabad yahay lkn nabad maha Side Lo mal galiya Somaliya Hada mal galiso o halmalin lagu burburiyo so qasaro maha
@fans8319
@fans8319 5 жыл бұрын
Asxaabta talo isiiya guri inaa iibsado aa rabay Wadanka Mise Turkey
@geelegaadaale1564
@geelegaadaale1564 5 жыл бұрын
Cadaado iyo galkacyo dhuusamareeb iyo hobyo ayaan dhisanaayaa mustaqbalka.meelkale ma igu ogid.
@xasancabdinuur3391
@xasancabdinuur3391 5 жыл бұрын
Hore usoco bro
@ubahmohamed8603
@ubahmohamed8603 4 жыл бұрын
I love Turkey its my dream to live there
@nasracabdi1553
@nasracabdi1553 5 жыл бұрын
Manshalh mustaqablka
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 жыл бұрын
Masha’Allah
@Fiy7853
@Fiy7853 5 жыл бұрын
Soomaaliya saan camal kadhisa eee naga gada please keep going
@maxamedaxmed9902
@maxamedaxmed9902 5 жыл бұрын
Abwaan c/laahi sudaan timacade waakii laaha malka anadlahayn loomalulo manka waliga
@maxamedaxmed9902
@maxamedaxmed9902 5 жыл бұрын
Waxba haygu gubabin geel nin kalemaalo
@amaansanahmed3867
@amaansanahmed3867 5 жыл бұрын
Somalia na ka hirgiliya shirkadas si e nogu qurux badnato dal an dalkada ahen daren ku jog waye amni na alle hana siiyo iyo hogaamiye dacad ah amiin amiin
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 5 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful house I love Turkish
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 5 жыл бұрын
Ganacsatada soomaalida wadankeena allah ka qabto barakicin bey dalkii ku hayaan.
@nasrayusuf5350
@nasrayusuf5350 4 жыл бұрын
Dadka afsomaliga ku hadlo kulahaa ma dad aan somali aheen ayaa afsomali ku hadasho wallee umadaan meel kalaa looga ueerayaa
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 5 жыл бұрын
Maan Dhulkeyga dhisto Hargeisa ama Xamar Caddey ama Kismaayo oon Geel dhaqdo oon beero ka samaysta dhulka Hooyo Ilaahay dhul balaadhan I siiyay oon la igu cashuurayn dadka ila jooga
@اكرامعبد-ط1م
@اكرامعبد-ط1م 5 жыл бұрын
Masha allah waxan ku dashtay Kenya lkn hada Turkey inan guri ka gato waan rajeyna insha allah🇹🇷♥️
@abyanabyan1
@abyanabyan1 5 жыл бұрын
Dalka Hooyo Dhista Laascaanood Ayaan Dhisayaa.Buuqu Haba Yaraadee.Hoom Sweet Hoom
@cawilabdikadir9873
@cawilabdikadir9873 5 жыл бұрын
abyan maxamed abyan Raganimo
@ifkaali3796
@ifkaali3796 5 жыл бұрын
Somali dalkeedi intay soi baabaysay Aya Dal aanay u dhalan guryo Ka dhisanayaaa dalkiina habaysta siii aad ugaa marantaan dalkaa dibadiisa
@abdikafigabogabo3281
@abdikafigabogabo3281 5 жыл бұрын
Siyaasada dowlada Turkiga hada waa mid ay somalidu isku dhowyihiin laakiin isbadal haduu dhoco natiijada Lama saadaalin Karo. Mahadsanidin
@raxmocali5353
@raxmocali5353 5 жыл бұрын
Waa mashruuc, isbedel ah. Turkish ha soo guuro, Soomaalina hasiiguurto. Soomaali ha qaxdo, Oromo iyoBaajuun hasoo qaxdo ,iyo Afrikaan koo dhan. Shabaabkii la xero hala soo daayo,kuwii soo xeray ha dilo. Waa mashruuc.
@hillhussein3205
@hillhussein3205 5 жыл бұрын
Wadankina maal gashada oo dhisa idinka uu maqan malin walba wadan shisheye ha dhisina xiisaha somali kaga yabay soth Africa watas mata beec xata kuma helayan Kenya waa laga baqaya sweet Home
@farhiamahmood9582
@farhiamahmood9582 5 жыл бұрын
Maasha Allaah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 5 жыл бұрын
Dadweynoow aan wada degna turkiga waa waddan dadka wada siman yihiin oo aad nabad ku heleysa. Soomaaliya magala kamid ah haddii aad guri ka dhisata waxa lagu dhihi magalada umaad dhalanin. Marka aan tago magalada aan ku dhashay magala aan aheyn, qabiilka aan ka soojeeda ama magalada aan ka yimid magaceeda aya la igu yeerayaa iyada oo ujeedada tahay in dadka deegaankaas ku dhaqan la iga sooca.
@انونيموا
@انونيموا 5 жыл бұрын
Ama ha lagu heyb soocu ama gogol xariir ah ha laguu goglu ciidu waa ciidaadii calanku waa buluug jaarkaaguna waa walaahi.
@siidowhassan9460
@siidowhassan9460 5 жыл бұрын
wadankina dhista ee waxas nagadaayaaa
@engmahamedbare1342
@engmahamedbare1342 5 жыл бұрын
Maanshaa.alaah..waar..somaalilaand..ayaa.arinkaa.ubaahan
@bushrastars1130
@bushrastars1130 5 жыл бұрын
War meeyndaaynaayaan waxeey nalee yahiin naga taga dhulkiina soo gubteen
@abdullahsharif5602
@abdullahsharif5602 5 жыл бұрын
Sharaf waxad ku ledahay dalkaga hoyo
@Caynab_10
@Caynab_10 5 жыл бұрын
Somali kasta hadii uu xafiis furto oo uu somalida ku dhaco waa waxa somalida halkaa dhigay oo kuligood iskuwada daydaaan.
@fursohussein2421
@fursohussein2421 5 жыл бұрын
Qof maankab ah u sheega taas ma waxa dooneyaan in aad ummada xolohoda dal shisheey guriyo uga ibsan ma waxad garan weeyen in aad dhulkin gashada xoolaha wayynu ognahay beri idinko leh burunti ayaa wanagsan Oo nabad ah hala ibsado guriyo waxaynu ognahay Dubai Nairobi Malaysia Masar Ethiopia Uganda Mantana Istanbul Waa cawaan waxan halba meel xiseynaya guri ay lahayn dhisaya
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 5 жыл бұрын
Soomaali maxaa wadankooda nacsiiyay aniga walee wadankeyga siduu doono ha ahaado wax u dhigma in la heli karo ma aamin sani....wadan shisheeye mar walbo Marti uun baà ku tahay
@MrSendrik
@MrSendrik 5 жыл бұрын
ALLOOW WADANKII NOO HAGAAJI 1=HAYBAD WAXAAD KULEEDAHAY. 2=WAA DHULKAAGII HOOYEE. 3=HANTIDAADA KU OGOOW. 4=WAANA LAMA HURAANKII. 5=HADHOOW WAAD KUSOO NOQON. 6=WAANA SHAY HUBAAL AHI.
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 5 жыл бұрын
koore legend Leego Allaahuma Aamiin
@mohammadkhader1997
@mohammadkhader1997 5 жыл бұрын
LONG LIVE TURKEY,LONG LIVE ERDOGAN
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 жыл бұрын
Wadankeena aan ulaabano. Oo aan dhisano
@somali2415
@somali2415 5 жыл бұрын
Anigu aragtidayda waxaan qabaa in lacgtaa la galiyo gudaha
@talaabo2065
@talaabo2065 5 жыл бұрын
Somali maryoolay . qiic madaynayaan. Xaabadii iyo xashiishkiibay uxiiseen.
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 5 жыл бұрын
Tuugo! magaca dawlada Somalia ay ku ganacsanayaan😡
@xasannuur6137
@xasannuur6137 5 жыл бұрын
Ano Somaliland hasta maaan wadankayga ka dhisto isaga u dhashay ku dhalay wadankaga wax wacan ma jiraan
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Waa runtaa Qadadwayn Waa xoolo bilaa caqli ah wadan walba Qaxooti bay Ku yihiin '🙄
@hibakismail9988
@hibakismail9988 5 жыл бұрын
ani weligay meel aan somalia ahayn guri kama iibsaden wan ka soo shaqeysan laha wadamad lkn wax tar iyo qurux wadankaygan ku celin laha waayo isagan leyahay siwalbu yahay beri ka maalin usoo labany cidina igu qabsanayn xorna aan u ahay lkn wadankan kale dadba leh beri kamaalin hadii isbedel dhaco waax ad ledahay maaha waa amano laga ceshan si walbad u iibsato somalida waxan kula talin laha intad qurxinaysan dhul aydan lahayn dhulkina wax u soo cesha idinkoo ka shaqeysanay wadamada kalena beri kamalin dhulkina wax ku noqonaysan ee quruxda wadamada ku noolada lkn dhulkina soo qurxiya
@SomaliNetworking
@SomaliNetworking 5 жыл бұрын
Soomaali ma tihiin horta? Soomaali waa kan Soomaaliya ku nool ama passport Soomaali dibadda ku tagay hadad qaxooti tahay sharci dal kale heysta ha is daalin mar hora ka baxday Soomaalinimadee.
@Reality-to-go
@Reality-to-go 5 жыл бұрын
Scw waxaa iga tala ah in dalka la dhisto It’s all about businesses
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Maashallah inflation aan u baahnaaayaan kaa helay tank you
@guushaa6827
@guushaa6827 4 жыл бұрын
Somali meshii tagto dadkooda ka macashataa Turkey ka guryahooda waa raqiis weyna aheed Balse dadka og sidaa somalida jeebkoda lo jabsdo Aya yimid dalka kuwa joogo iyo kuwa maqan waa isku mid naxariista wey ka guurtay
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 жыл бұрын
West and east home is the best
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 5 жыл бұрын
Wadakena kadhisa guryhn okle hdana kagada turkey malihidine Allow dhulkena najcleysii
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
mashallah waa guryo Qurux badan
@abdihassan3836
@abdihassan3836 5 жыл бұрын
Pls find Islamic Bank to finance the housing
@sharafhanduleh8116
@sharafhanduleh8116 5 жыл бұрын
Somaali iyagoo hadana kasoo cararaa la arki oo oran waana dhacey.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Dumarka soomaalida waxaan kula talin lahaa turkiga aan u guurno inamadaa muslimka ah ee quruxda badan aynu guursano Ileen rageenii waa kuwaas qabyaalad ka bixi waayay ee wadan la'aani inagu dhacday
@calixassan8655
@calixassan8655 5 жыл бұрын
Somali dalkeedu waa maxaan cunaa
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 5 жыл бұрын
Ani waxd igu caawisan walalyal qaabka ugu fudud een ku tagi karo turkiga fadlan
Soomaalida iyo nolosha Turkiga - Xaafada Somalida ay ugu badanyihiin isha beydhabo
5:32
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 23 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 23 МЛН
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
Somalida Maraykanka iyo sida ay guryaha u iibsadaan
10:15
Hereri Media
Рет қаралды 43 М.
Hereri & Shirkada Guled Real Estate Turkey
46:15
Universal TV
Рет қаралды 50 М.
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.