NOLOSHII HUYAAM ⚖️ || QISO MIDII UGU XANUUNKA BADNEYD

  Рет қаралды 40,756

ILEYS

ILEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 240
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 3 ай бұрын
Wiilkaan yar ee Ifiya waa talent Maasha’Allah, Habeenkii waan ku seexdaa waan weheshadaa markaan waayo qiso cusub uu soo galiyo kuwii hore ayaan dib ugu noqdaa,
@muhamaxamed9554
@muhamaxamed9554 3 ай бұрын
Qisooyinku ma kuwa run ahbaaa bisinka Shalaybaan team ifiye kusoo biiray waan ka helayba qisooyinka ❤❤❤❤❤
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 3 ай бұрын
Ifiye qofki 1aaad for me👍
@halista3994
@halista3994 3 ай бұрын
Walahi wan ilmeye ilahyow maskiintasi la dulmay ilahyow abalkeda janadul firdows ka dhig kuwa dulmayna ilahyw Ku cadabo adun Iyo aqiraba 😭 allahuma amiin 🤲😭😭 hada ilahy taqanid amiin dheh🥹🤲
@MaryanDagan
@MaryanDagan 3 ай бұрын
Amen ilhow kuwa dulmiyey cadab yarbi adun iyo akhiraba
@NAJAXHASSAN-qu4mt
@NAJAXHASSAN-qu4mt Ай бұрын
Aamiin 😢
@Ex_leader21
@Ex_leader21 2 ай бұрын
insh allah bro ifiye golden voice
@hamiidochannel4076
@hamiidochannel4076 3 ай бұрын
Asc wall mahadsanid xaqiiqatan wa qiso samayn leh Huyaam iyo walidkedaba allaha ha unaraisto runtii si calool xumo leh ayay ugeeriyoden
@amalfmohamed
@amalfmohamed 3 ай бұрын
Allahuma barik
@hakimh22221
@hakimh22221 3 ай бұрын
Shekadan waxa ka faiday gabar hade kaliged tahay mar walbo in la dhibateyo ine u fududahay ka so bilaaw mamada huyaam marke rag la kulmeysay ugu dambeyn marke huyaam kaliged so raacday amiin marka gabdhow wiilasha idin la dhashay ama idin qabo ama raga idin dhalay wax walbo la wadaaga hada heystan ba intaas
@haajiyosusu
@haajiyosusu 3 ай бұрын
Haaye qisoooyinka sawiradooda nala wadaag
@herrr.1111
@herrr.1111 3 ай бұрын
haben kasta youTubeka so gala Miss u my brother thnx adina lkn isku day inadan naga maqnan balwad no nqotaye🥰💕
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 3 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@deeqadahir105
@deeqadahir105 3 ай бұрын
Scw
@Omar__farech
@Omar__farech 3 ай бұрын
صلي الله عليه ؤسلم
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@7355zahraa
@7355zahraa 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdihassan2854
@hamdihassan2854 3 ай бұрын
Thank you so so so so so sooooooooo much golden voice
@jawibila3005
@jawibila3005 3 ай бұрын
Ifiyoow xakee aaday suwax walba markaa quraacda sameynayo dawan jiree saan wax Ka badal eebow cade 😂🤍
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r 3 ай бұрын
Ileen ifiye waaleeyla leeyahay waxaan mooday kaligeey inuu howsha gurig iga caawiyo jawibilaay sirta noo qari walaal
@jawibila3005
@jawibila3005 3 ай бұрын
@@user-tt1fo6gu3r diyaar waye 😂
@shukriyaMohameed
@shukriyaMohameed 3 ай бұрын
Ani xata rashinka intan ku karsada waliba intan ka cunayo wa I daldalma rashinka waqtiga dhameyay ma aqaano 😂
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
​@@shukriyaMohameed😂😂😂😂😂
@Qurux_Badan1
@Qurux_Badan1 3 ай бұрын
Wanba ku tashtaa intan jikda ku jiro 2 qisa dhameystaa xate in la iso waco majecli😂
@RoyalZimpa
@RoyalZimpa 3 ай бұрын
Zxp qisotinka carabta halke kala socona
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 3 ай бұрын
Aduunyo alla daruufuhu xumaah alla maxeey duruuftu meel aan Kuu qalmin ku dhigaan 😢😢
@Amiish99
@Amiish99 3 ай бұрын
Ifiyow qisooyin kaaga zaaid u jeclahay wllhi maalinkaa qisa soo dhigto waan ku farxaa adna Allaah kaa abaal mariyo qisooyinka.qiimaha badan ee aad noo soo dhigayso🤲❤️😊
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
Walee ma tidhi adna masha allh sidan ufarxo ifiye oo qiso soo dhigey
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 3 ай бұрын
Haa bro
@abdulrahmanmursal1615
@abdulrahmanmursal1615 3 ай бұрын
Qisada zaaid ayay u fiicnayd huyaam ilaahow kuu naxriiso iyo labadeedi waalid Aamin
@HiboHiboibraahimsalaad
@HiboHiboibraahimsalaad 3 ай бұрын
Aniga wxn ahey dhageste cusub qisadada neh wan la dhcey qasatan wan ooyey qisadan markan dhageyseytey allha unaxriztoh wlshen huyaam😭🤲🫶🏼
@MahadMaadey-tt7bl
@MahadMaadey-tt7bl 3 ай бұрын
ifiyoow sidaan Qisooyinka usugeenay waan daalnay mopilka xitaa waan iska nacay Qisooyinka waan ku Hurdaa
@Mohamutt-sunaari
@Mohamutt-sunaari 3 ай бұрын
Wllhi qisadan saan u dhagaysanayay ayaan ku gam ay ifiyow tnx awoow
@Taliye-7
@Taliye-7 3 ай бұрын
qiso muudka naga badashay weye casharo badana kujiraan mahadsanid bro🎉
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 3 ай бұрын
Subhanallah 💔💔💔💔😭💔😭😭🙏🤔🤔
@hooyomcn5191
@hooyomcn5191 3 ай бұрын
Kuriyaan qof fiican bay aheed
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 3 ай бұрын
wcs ifiyoow wll qisooyinkaan waxayba noqdeen qaayb kamid ah nolosheydah adna waad iska so daahaysa kwrn baryahaan howsha markaan qabanayo ano xanaqsan qabanayay ee mar kale sidan ha samayn wll keygiyoow😩😂
@ILEYSS
@ILEYSS 3 ай бұрын
Insha allah wll qali
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 3 ай бұрын
​@@ILEYSS Alla hoyoy reply maaba iso gashay caawa bis wye hurdo maleh😩😂❤️
@InaXaaji-mh7uk
@InaXaaji-mh7uk 3 ай бұрын
​@@Mumtaaz_MaankaMya wllo seexo cafiman kujiree😂😂❤❤
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 3 ай бұрын
​@@InaXaaji-mh7uk mayeey so jeed jiro caawa😂🎉
@AsmoIseahmed12-cr9rj
@AsmoIseahmed12-cr9rj Ай бұрын
Seexo bbe😂❤😊
@NadiaAbdi319
@NadiaAbdi319 3 ай бұрын
انالله وانا اليه الراجعون waa qiso xanuun badan runtii ilashey naguma keeno😢
@falastiinjabriil543
@falastiinjabriil543 3 ай бұрын
Masha allh😮😮😮
@DahirMahamed-u5m
@DahirMahamed-u5m 3 ай бұрын
Wala qali wat masantahaye ❤❤
@mohamednoor6889
@mohamednoor6889 3 ай бұрын
War ifiywo baryahan maxa wan kuwyne😂😂😂❤❤
@ikhlaasgeedi3925
@ikhlaasgeedi3925 3 ай бұрын
pisnka qisadaba layabanahye wayay hoooyo io wiilkeda isu magaca 😂😂
@AhmadBille
@AhmadBille 3 ай бұрын
Ifiyow wll sooboobsi qisooyinka😊
@Alhm.dullilah-
@Alhm.dullilah- 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 😊😊
@kawsarnalka
@kawsarnalka 3 ай бұрын
Ninyahay ifiye macalin fican ayaa tahay intaa ma islafahanay😅
@shukriyaMohameed
@shukriyaMohameed 3 ай бұрын
Haaa
@fadumaomar9358
@fadumaomar9358 3 ай бұрын
Walaahi sidaan udhageysa naayay quraac xitaa waan u kici waayay waa markii labaad een dhageystey mar horana waan kaa dhageystey adiga hadana waxaad umalaysaa iney igu cusubtahay saan ugu dhag raaricinaayay maashaa alaah mahad sanid jazaa kalaah khayran
@user-sports482
@user-sports482 3 ай бұрын
tageere lmbar one ifiye
@RaxiimaXasan-eq6zm
@RaxiimaXasan-eq6zm 3 ай бұрын
سبحان الله🥺
@hibaqali3456
@hibaqali3456 3 ай бұрын
Walahi wala murugday
@fartuunabdiraxmaan244
@fartuunabdiraxmaan244 3 ай бұрын
Mahadsanid ifiyow❤❤❤
@zulfa6737
@zulfa6737 3 ай бұрын
❤❤ما شاء الله تبارك الله اخي العزيز ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg 3 ай бұрын
Ala ifiyo adi sheekoyinkaagu waa sidii daroogada ookale shaqo adan qabaten badanideeda unbaa hadan shito gor an dhameeyay anaba garanynba lkn sheekooyinka xanuunka badan markan arko wan kacabdadaa kuway kuqorantahy cajiib ayan dawadaa badanka kuwa xanuunka badan nagu yaree nio lkn sheekooyinka dhaadheree sida tanoo kale ❤❤❤❤❤ keep going pro 🎉🎉🎉
@Zakari2
@Zakari2 3 ай бұрын
Ifiyo by2025 kanalka ileys waxaraba inugaro 300k qisoyin nah 120k ifiye show nah 90k lets go
@Bahjacabdullahi-h5z
@Bahjacabdullahi-h5z 3 ай бұрын
Ifiyow sa ku jeclhy ilahay haku jeclado❤
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 3 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan
@usersalmanuurli9l
@usersalmanuurli9l 2 ай бұрын
Wadan Muslin soo mhn Mxaa loo dilwaye 😢
@Cadnaankeyow-b2o
@Cadnaankeyow-b2o 3 ай бұрын
N1 ileys KZbin somali😊
@Abusaliim30
@Abusaliim30 3 ай бұрын
The story deserve More than like
@MaryanAbdulahi11
@MaryanAbdulahi11 3 ай бұрын
Ifiyoo maalmaha fasaxaan ku jirnaayee ee maalin walba qiso noosoo dhig yaqey 😂❤
@ikhlaasgeedi3925
@ikhlaasgeedi3925 3 ай бұрын
somha😂
@Shankaroon123-9p
@Shankaroon123-9p 3 ай бұрын
From Canada 🇨🇦 Ayaan ka dawad nice story
@DekaAhmed-c2c
@DekaAhmed-c2c 3 ай бұрын
شكراً أ خي الفاضل
@faatmacqaadircabdalla3798
@faatmacqaadircabdalla3798 3 ай бұрын
Ifiyow wllhi ku sugaayi maalmaha dhan qacle iga yereysi lkn ugu danbeen waad is keenty keep going bro🎉❤❤
@nimcomaxamed8146
@nimcomaxamed8146 3 ай бұрын
Maqrib kahor ba bilabay hdana 8 di fidnimo weyeh kwr 😂thank u poe❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 3 ай бұрын
Wcs 🤝 ifiye
@NaniCali-n1z
@NaniCali-n1z Ай бұрын
Amiinku wwa Rufyaan caadiya nin noocaasa muxuu yahay
@hibaqali3456
@hibaqali3456 3 ай бұрын
Alaha u na xaristo huyaam
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 3 ай бұрын
Alham dulilaah ifiyow nin mudan Kudaya sho kal iyo laab ah
@IkranIkran-sd9gn
@IkranIkran-sd9gn 2 ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل سبحان الله وبحمده ❤❤❤❤😮😢
@Sumayomaxamudmaxamed
@Sumayomaxamudmaxamed 3 ай бұрын
Number one ifiye ❤
@najahmahamed4783
@najahmahamed4783 3 ай бұрын
Ilaysow waad la soo daahday qisayinkaga waayadan Waxaba gurigii kama qaban karo anoon dhagysaneyn qisooyinkaga bilahi calayk nola soo dhakhso oo malin walba qiso nosoo gali❤❤❤
@khadraabdulahi-ux6ob
@khadraabdulahi-ux6ob 3 ай бұрын
Wllhy waan kahelay Aad iyo aad🎉
@marwannur3774
@marwannur3774 3 ай бұрын
Subaxnallah
@khadraabdulahi-ux6ob
@khadraabdulahi-ux6ob 3 ай бұрын
Keep going apoowe❤mcn
@faisalahmed168
@faisalahmed168 Күн бұрын
Masha Allah walaahi waxa kaliya aanla ilmeeyey waa gabadhu silicii ay aragtay iyo eedada lacagta iskaga raaxaysanaysa
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@hibobahdon5624
@hibobahdon5624 3 ай бұрын
Asc ifiye ayantan maxad qisada noga goysey
@suziahmed
@suziahmed 3 ай бұрын
Xabsi daa im mahyn in lagu xukumo inla dilo ninka gbdha dilay ayey ahyd intklena xbsi Daim lgu xkumo😢 Huyaam ilahy hku naxriisto xqiiqdi qof wngsn ayey ahyd
@AhmadBille
@AhmadBille 3 ай бұрын
Ifiyow wll waad laso daaheysa ayaantan please no sooboobsii qisooyinka 😢😊
@ramlodeeq-fj9ee
@ramlodeeq-fj9ee 3 ай бұрын
Ifiyow malmahn mxa kugu dhcy qisoyinka noso badi sxb
@NadiifoCadowjeego
@NadiifoCadowjeego 3 ай бұрын
Maxaa kaa qaldan 2saac sheeko ah bismilaaaah soo gaabi dee walaaal
@Maria-t5v7s
@Maria-t5v7s 3 ай бұрын
Saasa fican walalo sheeko gaaban 😊❤
@MABRUUK
@MABRUUK 3 ай бұрын
Sedex sac xita hanooga dhigo waqtiga qisada😊
@SacidoA-ku1cs
@SacidoA-ku1cs 3 ай бұрын
Wll alle janadisa hakugu casumo waxa thy wll an jeclhy🙈🙈
@ILEYSS
@ILEYSS 3 ай бұрын
Aamin wll sido kle adigana
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 3 ай бұрын
Wlh wa darogo cadiye shekoyinkaga😊
@hooyomcn5191
@hooyomcn5191 3 ай бұрын
Eedo ikaari haku dhacado way khiyaantay kuriyaan waxasoo dhibaba may marteen
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 3 ай бұрын
Aad ayan kaga helay allaah haku jelaado😊
@NIMCOAXMEDMIRE
@NIMCOAXMEDMIRE 3 ай бұрын
ifiyow wa inaga daahde huuno
@inaharir5812
@inaharir5812 3 ай бұрын
Qiso cajiib ah oo xanuun badan
@halimoosman6984
@halimoosman6984 3 ай бұрын
😢😢😢qisada mesha kasugaye moye dil baba so galay mesha
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 3 ай бұрын
Xasbunalaah 😢huyaam ilaahow unaxariiso 😢
@farahdhobale8540
@farahdhobale8540 3 ай бұрын
I like this video 😊
@EidJesto
@EidJesto 3 ай бұрын
Alla maxay tani qiso dhaftay zxp ifiye allaayacisak wllahi mudo badan ayaan janalkaga ku xidhna inkastoo mudadaas ugu yaraan lix u tube aan so isticmalay midkastana sebescrap ku tabtay wllahi waxan aaminsanay inay kaba badnaayen intaas balse qiso tan ka xanun badan hore uma arag wllahi intay qisadu socotay sikin sikin ayey dareemahaygu is badalaayen her waxan gadhay kaftanka yar ee adku dhexdarayso aan ka rahsado wayo qisada ayaa xiiso cajiib ah igu haysey zxp keep going umad qalmayn herkad marayso wax intas ka badan ayaad u qalantay balse inshallah wad gadhi 😊
@Moha-cade1
@Moha-cade1 3 ай бұрын
Waaku salaamay walalkey ifiye 🤝🤝🤝
@mazimahmed6911
@mazimahmed6911 3 ай бұрын
Ifiyow Bro Aad pad u mahadsantahy Dhipe ma jirtee hawlahaga kle xooga Saar Malintad nasoo haleeshana xabad xul ah sidan Oo kle noogu soo Cumaamad. Mahadsanid markle Dhoodhe 👊🏽
@abdiawed7724
@abdiawed7724 3 ай бұрын
si fiicn ifiyow caadi maaha
@zahrosman297
@zahrosman297 3 ай бұрын
ilahey ha unaxriisto huyaan lakin ma aheynin iney xabsi lageeyo waxey aheedey iney dhaqsi dilan miskintan weydulmiyeen
@LoulaLoul-jc6il
@LoulaLoul-jc6il 3 ай бұрын
وعلکسل
@ShukriCumar-q3r
@ShukriCumar-q3r 3 ай бұрын
Wcs ileeys saa usugayeye
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 3 ай бұрын
Labojibaar❌ laban laab ✅
@Degaliah
@Degaliah 3 ай бұрын
Nice story❤
@MaxamuudIbraahim-f1s
@MaxamuudIbraahim-f1s 3 ай бұрын
Ifiye اسلام عليكوم
@Ayesha-q33n
@Ayesha-q33n 3 ай бұрын
Ifiyooow waad mhdsanthyyy ilahey kadib mlinkan channel kga kusoo biirayey alxm wax bdn ka faaiday qisooyinka aaan ilabin wxa kmid ah qisadii xayaat, biisaan , raami ,kiristiina,qamar caaliya io caamir io cimraan 😢😢 msoo koob8 karo runtii inoo soo bdi😊😊hormar wacan
@Hanimahmeth
@Hanimahmeth 3 ай бұрын
Thanks Haa wn ka haley❤
@AlisaMoha00-lt4wt
@AlisaMoha00-lt4wt 3 ай бұрын
Walugu xiise ifiyow ❤ video naga dahinaso naga daa please ilehay haku barakeyo ❤
@Mahdi.suldan
@Mahdi.suldan 3 ай бұрын
Ifiyow wad mahadsantahy waan ku seexdaa kiniini hurdo cml anoo hada toisay hadan dhagysto waban gam'aya tack
@saidabdi73
@saidabdi73 3 ай бұрын
Baravo wanu ka hayna 🎉
@FadumoIlyaas-zp7pz
@FadumoIlyaas-zp7pz 3 ай бұрын
Ifiyow wllhi balwad inoqoty ❤
@AnasCali-j8e
@AnasCali-j8e 3 ай бұрын
Zxb qli ifiyaww wan ku tagera channel kagana in mudo aad udher aan kuso xirna inan kula xiriirana wan jeclanlha wllo🙏
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 3 ай бұрын
IFiyow zxp Mx Kuhelay Kawarn Xaalada Soo Ok Maaha 🤷👍
@mssYaaraisthebets2
@mssYaaraisthebets2 3 ай бұрын
❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
@suziahmed
@suziahmed 3 ай бұрын
Wxaaso dhan mataqnan wxa kadnbeyey in ay dhimato gbdhas miskinta ah inay dhintan dadkaas an wxba glbsan waxso dhan wxkadnbeysy tii sheegtay sirtii lagu amnysty ee kashuftay reer bulawayo alle hku rido blo alle hkurido😢
@faisanuur4164
@faisanuur4164 3 ай бұрын
Waxa hada so dhigty wali horay uma fiirsan lkn cawa Alx Mahadsanid watiga na siisay ❤
@IkranIkran-sd9gn
@IkranIkran-sd9gn 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا افيو
@AhmadBille
@AhmadBille 3 ай бұрын
Ifiyow wll inoo sooboob sii qisooyinka 😢
@MunoXasan-h9f
@MunoXasan-h9f 3 ай бұрын
I fiyow wan kujeclhy wllhi ❤😂
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 3 ай бұрын
Dhikhdhikh qosolkaaga looxiyow wa another level 😂
@MABRUUK
@MABRUUK 3 ай бұрын
Magacaga ayan ka helay Alle haku xafido adi io awlaadu shuhadaa🤲🏼😊
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 3 ай бұрын
@@MABRUUK Mahadsanid wll
@hanefa283
@hanefa283 3 ай бұрын
Yaa ifiyoow sheekadaans miyaad keentay MAGAC LABEEB AH umadaan NAXWAHA AQOONIN JAAHILKA AH JID HAUFURIN LIIBAN WAA GAC NIN SHUKRI WAA NIN MAGACII XAMDI WAA NIN MAGACII YAAAAAAAA3
@NuuriAbdiisse
@NuuriAbdiisse 2 ай бұрын
❤❤❤
Diyada Sedexaad 😭😭 || Qiso xanuun badan
1:17:29
ILEYS
Рет қаралды 27 М.
Ma dhiman ! || Qiso cajiib ah
1:32:38
ILEYS
Рет қаралды 29 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
KIISKA AMIINA IYO HABENKII MASIBOYINKA!@SawdaBillan
1:12:55
Sawda Billan
Рет қаралды 90 М.
SIHAAM ! || Qiso cajiib ah
31:05
ILEYS
Рет қаралды 38 М.
Khiyaamo aan La Filayn.🥺|| Qiso Xanuun Badan.
40:12
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 8 М.
I badbaadi oo sawir ila gal ! || Qiso layaab leh
1:11:47
ILEYS
Рет қаралды 55 М.
Taladii iga xumaatey? 😭 Qiso xanuun iyo layaab xambaarsan
1:17:53
Dilaagii xeebaha 😲 || Qiso Cabsi badan
1:25:07
ILEYS
Рет қаралды 48 М.
MUUDI || Qisadii ugu cajiibsaneed || 2024
1:18:50
ILEYS
Рет қаралды 48 М.
KEDISKA NOLOSHA ☠️ || Qiso Saameyn badan
1:23:10
ILEYS
Рет қаралды 38 М.