Noolasha Norway | Fannaan aan noqon rabay!!!

  Рет қаралды 20,434

Yislam Omar

Yislam Omar

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@Faamcozy
@Faamcozy 9 ай бұрын
ma xasuusataa barigaad iituntey musicga Heestii Amaal
@YislamOmar
@YislamOmar 9 ай бұрын
Amaal xiisaheeni xasuutii horeed iyo waxaan ……..anna waxaan xigsanaa xushmadii iyo dulqaad……. Adiga maa eheed qofkaas ????? 🤔
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 9 ай бұрын
😂😂😂
@Faamcozy
@Faamcozy 9 ай бұрын
@@YislamOmar yesss bro that's me 😂 8 years ago still souncloud wey ku jirtaa
@YislamOmar
@YislamOmar 9 ай бұрын
@@Faamcozy 😂😂😂😂😂. Hada ayaan hubsaday inaa adiga eheed. Waan shakisanaa
@ikraammahamed9268
@ikraammahamed9268 9 ай бұрын
​@@Faamcozy Ileen waa dawataaa yislam😅 comments-ka fiirfiiri is dhahayay waxaba arkey comentigaga, i was like wow here's your idol😊
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 9 ай бұрын
So guure so guure wakan wana guurise 🤣🤣🤣🤣🤣I love sheekoyinkada we need more and more and more 😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 9 ай бұрын
Kkkk Muuqaalkii gooruu iga dhamaadey wan garan waayey saan u qoslayey😂😂Yislam Nin talent leh tahey sxb Mashaa allah..
@queensagal2700
@queensagal2700 9 ай бұрын
You are talent yislam😂 isku dayga wa wax wanaagsan wlhi doqon nimo mahan qof aan qiso lahayn wa qof aan nolol lahayn you’re so funny😂😂😂
@meryamali8267
@meryamali8267 9 ай бұрын
Sa u qoslayay 😂😂waa daalay😅😅😅mahadsanid sxb yislam🤗
@caaradmediapro3525
@caaradmediapro3525 9 ай бұрын
2017 bartay youtube mudo ku xirna hada waa lagu waayay waa soo labatay horey usoco pro
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 9 ай бұрын
ilaahay kaa soo qabtay wllhi nolashan quruxda badan maad haysaten 😮
@munadagan5500
@munadagan5500 9 ай бұрын
😂😂😂😂 baran ka sugay na insha alllah prt2
@GeelleMoh
@GeelleMoh 4 ай бұрын
Talented Yislam
@agedow
@agedow 9 ай бұрын
🙌🏿 documentary wax ku ool ah 😁
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 9 ай бұрын
Welcome Back Yazlim From Mogadisho
@future9092
@future9092 9 ай бұрын
Part 2 brother qiso cajiiba wayeh 🔥
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 9 ай бұрын
Welcome back zhp yaslam
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 9 ай бұрын
Wllhi legend😂saa uqoslayy waa fuuray😂Tageerahaga lanbr 1 ban ahy😂🙏lasoo dhaqso next vedio😅😅
@MamaAkram-e3h
@MamaAkram-e3h 9 ай бұрын
Sheeko mcntahay 😮😮😮 qosol daacadnimo😊😊😊😊
@FahanOnlineAcademy
@FahanOnlineAcademy 9 ай бұрын
Welcome back big bro @YislamOmar
@igabarochannel
@igabarochannel 9 ай бұрын
Xiligii somali offline kugu qornaa kugu bartey ilaa hdana wakula socda my bro yislam horey usoco well talented noso badi shekeyonki ama qisoyinki aa laso kulantey aad bey xiiso uleyihiin iyo muqalada cadiga ah🔥😁🙏
@mohanaadambhai3236
@mohanaadambhai3236 9 ай бұрын
Welcome back sxb sare
@abdousamadhoussein647
@abdousamadhoussein647 9 ай бұрын
Masha Allah Good History
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 8 ай бұрын
Yislam omer bro sheegada rahruibka noo dhameystir serbia ilaa norwey nosoo gali
@amdak5130
@amdak5130 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Yislam sxb wakuu xiisnay
@C.rashiidNuuh-ei1xs
@C.rashiidNuuh-ei1xs 9 ай бұрын
Soo guuureee 😂😂😂chp ramadanka malinkasta video so gali
@mareyeaxmedmohamed9384
@mareyeaxmedmohamed9384 9 ай бұрын
Walaal videoyada soo badi Maxaa maalmahan ku hellay?. Mida kale sheekadii asxaabtada Iyo tahriibka maxaa noogu dhameyn weysey?.
@anasaj2407
@anasaj2407 9 ай бұрын
Wlhy waa iga qoslisiisay 😂😂😂
@dromarhabeb
@dromarhabeb 9 ай бұрын
14:31 waa iga qoslisay runti sxb Guuleyso.
@dromarhabeb
@dromarhabeb 9 ай бұрын
17:55 Sheydhaanka waa leysku keenay😂😂😂
@hollaatme2991
@hollaatme2991 9 ай бұрын
"Waa Music-gi maxamad karama" sido u dhahayo😂😂 yislam lipaax sxb
@abdirizakmohamud3792
@abdirizakmohamud3792 9 ай бұрын
Yaslam caawa waad iga qoslidey walhi 😂😂😂
@Sheikhcreate
@Sheikhcreate 9 ай бұрын
Welcome back canow 😂✌🏽😂
@Royall113
@Royall113 9 ай бұрын
Nio yuslamo walhi taliye 2019 tagra saida ku aha kadib halmara ku wayne balse ugu dambeen Alxamdulilaah 😊
@MUUSE967
@MUUSE967 9 ай бұрын
Welcome back sxip
@Aboudy10
@Aboudy10 9 ай бұрын
Yislam Omar potential baad leedahey lkn KZbin-ka ayaan baad Ka maqneyd 1M waa gaari laheyde
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 9 ай бұрын
Yislam. Somali Offline adiga maa laha waa xasuusta channelka lakin waaga ilme yar ahayd 😂😂
@Mohamedyanozkarkar
@Mohamedyanozkarkar 8 ай бұрын
Sxp walahi wa layabay sxp skekadan
@HanaAbdikariim
@HanaAbdikariim 9 ай бұрын
Waa ereyadii ilko jiir 😂😂😂😂😂
@kingibra967
@kingibra967 7 ай бұрын
Soo guuree😂😂
@amiincali9172
@amiincali9172 9 ай бұрын
😂😂 wlhi waan qosley 😅😅😅
@sayidcumarmaxamuud6269
@sayidcumarmaxamuud6269 9 ай бұрын
Yislam sxb inte kabaxde walgu waye
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 9 ай бұрын
19:06 😂😂😂😢😢
@MohamedNor-q6c
@MohamedNor-q6c 9 ай бұрын
Yislam waxaan kaa soo slaamaa baydhabo bro
@ElectronicRepairingSchool
@ElectronicRepairingSchool 9 ай бұрын
Walal share IGU same Ina wax badan so bandhigo a Raba Somali lada e wax badan ka faidan 😊😊
@maxamedhilowle3544
@maxamedhilowle3544 9 ай бұрын
Yislam aynu u hiilino
@khalidfantastic
@khalidfantastic 9 ай бұрын
Qof shiikhad rabey inaad waasho atoora noqonyzaa kulhaa 😂
@Axmadcawil
@Axmadcawil 9 ай бұрын
Sxb ramadanka haben kasta video sodhig
@-x-muse
@-x-muse 9 ай бұрын
Zxb Kalunki aad doonan jirtay ma iska daysay
@yusufcodey
@yusufcodey 9 ай бұрын
Welcome back 🎉
@gacalfilmtv5738
@gacalfilmtv5738 9 ай бұрын
sxbow yislamow curi aa tahay wlhi waa naga wada weyn tahay 😂
@xareed1
@xareed1 9 ай бұрын
Zxp part Two
@Mohamed_Cade
@Mohamed_Cade 9 ай бұрын
Kkkkkk Yislam daacad uu iiga qosliyay Cartan Cagacade 😂😂
@fahmahusein6996
@fahmahusein6996 9 ай бұрын
Yislam sheikh kuumaleyn jiray ilee fataalaa eheed😂😂
@Emel135
@Emel135 9 ай бұрын
Wllhi shekada macan waye👌🏻😂😂😂😂😂
@MUUSE967
@MUUSE967 9 ай бұрын
Tahriib inoo soo badi yislam
@Axmadcawil
@Axmadcawil 9 ай бұрын
Tahriib maagalirabtaa
@MUUSE967
@MUUSE967 9 ай бұрын
Ma sheegi karo sxip balse ma fiicno
@MamaAkram-e3h
@MamaAkram-e3h 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 qosol iga dhamaaday😅😅😅😅
@kaarto8821
@kaarto8821 9 ай бұрын
Wlh waa fuuray saa u qoslaayay
@AxmedMooge-d5z
@AxmedMooge-d5z 9 ай бұрын
Sxb joogto ka dhig sheekoyinkaga❤
@liibaannuur8555
@liibaannuur8555 9 ай бұрын
Soo guree toos in loo guree keentay
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 9 ай бұрын
Hhhhhh😂😂😂😂😂
@frankdejong6665
@frankdejong6665 9 ай бұрын
yislam pro sheekooyin badan kugu duugan walee ee barnamijyadan noo soo Badi
@najiipahmad44
@najiipahmad44 9 ай бұрын
Hada mxaa sameesaa zxpooow dhibka madeesay 😅😅😅
@saabirmaxamed
@saabirmaxamed 9 ай бұрын
Nosoo badi nio😂
@CN9west0
@CN9west0 9 ай бұрын
Hello saaxib ma I caawinkartaa 🙏
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 9 ай бұрын
😂😂😂😂 Shinbirta liima dhihi karo maa soconee.
@somtech2422
@somtech2422 9 ай бұрын
Keep going pro 💪 😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanahmed7426
@abdirahmanahmed7426 9 ай бұрын
😂🤣😂 Wlhi funny ayaad tahay
@HanaAbdikariim
@HanaAbdikariim 9 ай бұрын
😂😂😂Soo badi
@AminaQali-u3x
@AminaQali-u3x 9 ай бұрын
Aboowe tahribka noo dhamestir plz wexey no mareysay idinkoo hangari idinka so celiyyay
@meaktooni
@meaktooni 9 ай бұрын
Nosoo badi
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 9 ай бұрын
12:40 jabaq-noqod ayaa Af-soomaaliga lagu yiraahdaa sxb codkaas.
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 9 ай бұрын
Istaq furukaha waad iga qoslisay walhi 😂😂😂😂
@daadirshiine1
@daadirshiine1 9 ай бұрын
Saxa wasalaam
@IsmailYuube
@IsmailYuube 9 ай бұрын
Sxb sheekoyadii austria ilaa norway nasoo sida
@future9092
@future9092 9 ай бұрын
Muqaalkii aad kahadashay taariibtii iyo wixii kaa maray wllhi taxane fcn buu ahaa😅
@rhxahr3680
@rhxahr3680 9 ай бұрын
Indha adeeg
@mohanaadambhai3236
@mohanaadambhai3236 9 ай бұрын
😂😂😂😂 kaabki wo gubtay
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 9 ай бұрын
Yaslamow walle xage ka dhacday 😂
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 9 ай бұрын
Bergen anaa degenan jiray arna motak
@cadewaaye23
@cadewaaye23 9 ай бұрын
Sxb muqaalada sidaan oo kle ah ayaa la jecel yahay inoo soo badi
@Sadiqyaree
@Sadiqyaree 9 ай бұрын
Caloosha i xanuuntayy saa u woslaayeyy 😂😂😂
@dagan12349
@dagan12349 9 ай бұрын
Welcome back 😂😂😂😂😂😂😂
@Atax_maki_xaaji_banaadir.
@Atax_maki_xaaji_banaadir. 9 ай бұрын
Sxb sheekada tahriibka qabyo ayey eheed ee soo dhameestir
@Best_27
@Best_27 9 ай бұрын
Wlhi qosol kabixi waayay😂
@CabdirisaqAhmed-r6x
@CabdirisaqAhmed-r6x 9 ай бұрын
War saxip 1month ban you arag
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 9 ай бұрын
😂😂Alla manooli😂
@Prozakiasensio-11
@Prozakiasensio-11 9 ай бұрын
First❤
@ahmetthosseinbashiir5918
@ahmetthosseinbashiir5918 9 ай бұрын
Nosoo badi Lpx waku tageera
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 9 ай бұрын
Shactarada maxawaye cawa zxp ❤😂😂😂😂
@cabdirashiddayuur2085
@cabdirashiddayuur2085 9 ай бұрын
Codka soo laalabanaya jabaq baa ladhahaa
@amdak5130
@amdak5130 9 ай бұрын
24:16 😂😂😂😂😂😂
@KhadarXayo
@KhadarXayo 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🌟👍🔥
@Wayloraac
@Wayloraac 9 ай бұрын
Nio waxan cml lee noo samey😂😂😂
@elyazheybe70
@elyazheybe70 9 ай бұрын
Waagan kugu soo birey channel kade waxaa ku qornees somaliaOffline waan xasuusta 😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 9 ай бұрын
Manooliyeey video gan suxurtan ku cunay 😂😂😂😂
@YislamOmar
@YislamOmar 9 ай бұрын
😂
@KhadarXayo
@KhadarXayo 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 9 ай бұрын
Ma anoo yurub jooga carab ii hanjabi wllahi kama hasheen waligii sheeko carab xishood malahe kal baqate leeyihiin 😂
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s 9 ай бұрын
maxamed qasim karaama. legend music meel iska dhigay. heesaha ugu macaan isagaa music saaray 💪💪💪
@KhadarXayo
@KhadarXayo 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 9 ай бұрын
Qaabka aad sharciga ku heshay io intay kugu qaadatay kasoo waran
@YislamOmar
@YislamOmar 9 ай бұрын
25 maalin interview kadib waan helay
@mahercade2618
@mahercade2618 9 ай бұрын
​@@YislamOmarxiligii Dalka Aad Joogty Kwrn Hda Xsuusto Wna ku Taagera
@hpsomaliteam7146
@hpsomaliteam7146 9 ай бұрын
Xaasid maa tahay maxa noogu badh jarty 😂😂😂😂😂😂sa u qoslayay daddkaa ila yaabay 😂😂😂😂😂😂
@AadanAsmarofficial
@AadanAsmarofficial 8 ай бұрын
hahah muu gubtey
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz 9 ай бұрын
47 misan ahay miyan uu baxnahy😂
@abdiaziizabdullahi7913
@abdiaziizabdullahi7913 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Gobsr
@Gobsr 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@saiid8577
@saiid8577 9 ай бұрын
😂😂😂😂❤
Waxay Hurdeen 300 Oo Sano...?!
12:36
Yislam Omar
Рет қаралды 9 М.
habeenkii fanaan maalintii sheekh | abwaankii weynaa
29:10
Yislam Omar
Рет қаралды 24 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,8 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,2 МЛН
SHHEKO 6 Tahriib   maxkamd iyo xabsi Hungary
22:16
Yislam Omar
Рет қаралды 16 М.
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 16 М.
TARBIYADA CARUURTA | BARBAARINTA UBADKA | PARENTING TIPS
15:00
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 5 М.
Qisada darbijiifkii aasaasay shirkada Luis Vuitton
15:59
Yislam Omar
Рет қаралды 25 М.
SHEEKO 4 Jaceyl iyo tahriib.... ugu dambeyn wan galnay Serbia
30:07
الحياة جميلة سي الديناري
15:29
JASPER THE YAPPER
Рет қаралды 4 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,8 МЛН