No video

NORMAL LIFE IN SOMLI NOMAD | NOLOSHA CAADIGAA EE SOMALIDA BAADIYAHA

  Рет қаралды 209,634

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Muuqaalkan wushu hadiyad u yahay cidkasta oo jecel dhaqankeena iyo dhamaan dadka reer baadiyaha ah ee uu kuusii hayhay dhaqankeenii soomaligaha aahaa ee inta badan soo jiitamayay aadbaad u mahadsantihiin dhamaantiin waan idin jecelahay

Пікірлер: 1 500
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 2 жыл бұрын
Muuqaalkan 50K Like gaadhsiiya sii bulshadeena oo dhan u gaadho, aadbaan idii jecelahay dhamaantiin ❤
@saynabaxmed1890
@saynabaxmed1890 2 жыл бұрын
Haye wll waad mahadsantay
@abdillahiabdiqadir363
@abdillahiabdiqadir363 2 жыл бұрын
Qays hore usoco wll qali noo soo badi muuqaladan waxad tahay farxadi yoo qof ah
@alibayr5362
@alibayr5362 2 жыл бұрын
Isha allh wn gadhsiin wllo qays qayser runti msg cajiib ah ayd no so gudbisa noloshii awoowe yasheen nolol cajiiib ah weyn
@brankpoy6133
@brankpoy6133 2 жыл бұрын
Wallaahi zxb nolol quruxbadan nolosha dhabta ah Tana ladhihikaraa
@jibriiladan7245
@jibriiladan7245 2 жыл бұрын
tuulada inaad kuso yara qayishay ahayd laba minjood oo fafkiiya qaysoow hhh
@realenjoa
@realenjoa 2 жыл бұрын
I like your videos 👍🏼 keep moving bro!
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 жыл бұрын
Enjoya🔥🔥
@qeyrullahcaidrusxaji2142
@qeyrullahcaidrusxaji2142 2 жыл бұрын
Xabadaaa halkaan nah mojogtaa
@wayahacuzub3014
@wayahacuzub3014 2 жыл бұрын
Xabadaa enjoaaaaaaaaaaa
@husniabdi8296
@husniabdi8296 2 жыл бұрын
Xabada xabadethaa enjoya😂😂😂
@hassanabdiabdillahi9982
@hassanabdiabdillahi9982 2 жыл бұрын
Real enjoa legend
@HOBFILMS
@HOBFILMS 2 жыл бұрын
qays qayser a true citizen who loves the beauty of his country to always show.
@naazircazka
@naazircazka 2 жыл бұрын
My team♥️🙏
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 2 жыл бұрын
S O M A L I L A N D 💚⚪❤
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 2 жыл бұрын
I wish I were here 💕💕💕💕💯thank you wllo
@yasinaware9939
@yasinaware9939 2 жыл бұрын
somalia citizen?
@ibrahimmohamedibrahim5626
@ibrahimmohamedibrahim5626 2 жыл бұрын
Ninkan Waxu u Qalma Best Somali KZbinr Award ✨📷❤️
@Sakariye10
@Sakariye10 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux bdnaaa Somaliland from kismayo Jubbaland ❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@nasteexoqalbi5016
@nasteexoqalbi5016 2 жыл бұрын
QAYS QAYSAR MASHA ALLAH
@MkXiddo
@MkXiddo 2 жыл бұрын
Shaqada hal gabadh ayaaa wada qabanaysa mnsha Allah❤️
@munadahir306
@munadahir306 2 жыл бұрын
Mahadasanid wll kaalay ilawapo shaqada
@mohmedyousuf7063
@mohmedyousuf7063 2 жыл бұрын
Ilaahow hablaheena noo xifdi Maxay salaad hore dab noo galeen❤ Qays-qaysar keep going pro 1M sup insh allah💚🤍❤
@wayahacuzub3014
@wayahacuzub3014 2 жыл бұрын
Xaqiiq wllhi
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@sadomohamud126
@sadomohamud126 2 жыл бұрын
Waa run illaahow no xafid gabdhaheena
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 жыл бұрын
Wallahi Rubaa Sheegyeyy Allaaha Barakeeyoo Gabdhaha Doqon baa Garann intaaas Aatiri huuno ❤️✌️✌️❤️🇸🇴
@dunboqor1894
@dunboqor1894 2 жыл бұрын
Dhaqan ugu wacan Dhaqamada oo dhan allaa mahad leh oo inagu galdey alhmdulilh 👑🦁 Somali culture 🩸💯
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 2 жыл бұрын
Exam baan diyarinayey balse videoclip wan dhamaystay maxa yeelay waa mid relaxed ah oo dhaqanki iyo sawir cajiba gudbinaya mahadsanid wllo qays qayser ❤️❤️💋
@kalidbulale7984
@kalidbulale7984 2 жыл бұрын
Sidoo kle anba exam ugu yara nasayay hh
@ayaandajiya6016
@ayaandajiya6016 2 жыл бұрын
Qurux wlhi xasuus ayaan galay baa wlhi wax xasuustay marka aan u tagi jiray awoowgay mcn allow ku daa Thanks my bro wlhi video quru badan
@samiramir3946
@samiramir3946 2 жыл бұрын
Team qays qayser from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯Keep going bro
@sucaadcabdi4190
@sucaadcabdi4190 2 жыл бұрын
Cajeeldu fool xumaa ma taasaa aguugu mrti qaade qys 🤣🤣🤣🤣
@mowlidawil3934
@mowlidawil3934 2 жыл бұрын
Hilibkaa laqalayo inaan cuno ayaan sugayaa kulahaa😂😂😂😂 what a legend! Masha’allah
@queenhafsa5201
@queenhafsa5201 2 жыл бұрын
Hilibka laqalayo inan cuna sugaya 😂😂😂 masha allah ilahay hakubarakeeyo wll qaysow
@daudomerjibriil5141
@daudomerjibriil5141 24 күн бұрын
Ana adaan ku sugayaa❤
@notexos3331
@notexos3331 2 жыл бұрын
From Germany. Goor Aan Suuqa Ka So baxay. Anigo Daalan Ayaan Videogan Ku nastay. Runtii. Waxn is idhi. Tolow intaad. dalkaagi Qabato. Baadiyaha mad iska Dagi. I like it wlhi. Si gaar ah waliba ayay I taabatay nolosha Baadiyuhu.
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Legend qayskaH 🔥🖐 Amazing sound 🥰 Somaliland ❤🤍💚
@imanhassan6488
@imanhassan6488 2 жыл бұрын
Masha Allah, every Somali can relate to this, if you haven’t seen or experienced it your parents or grandparents did
@sakiguray3248
@sakiguray3248 2 жыл бұрын
Msha allh Dhulka Hooyo iyo Quruxdisa Allow Nimcada Nobarake 💚💚🤍🤍❤️❤️🤲
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 2 жыл бұрын
Wali ma arag sidaan adiga vedio yadaada usugo youtuber kale oon usugo Keep going wl qaliya qeys qeysar ❤❤❤💯
@khadaraxmed5111
@khadaraxmed5111 2 жыл бұрын
Wlhi zhp qays wa wax aad dheertay yotubarada kale wadaNkeno barwaqaa iNaad noso gudbiso hore usoco
@shiam1264
@shiam1264 2 жыл бұрын
I’m proud of our beautiful culture this is where we’re all from way back like 1000 years ago everyone had the same life like this
@Shucayb_mohmet
@Shucayb_mohmet 2 жыл бұрын
Not 1000 say 40 years ago
@mohamedabdirashiid2543
@mohamedabdirashiid2543 2 жыл бұрын
Wlhi ninkan waa legend legend dhalay niO legend sanidaa zhp alle haku sharfo sidaad dalkeena hooyo no kala bartay keep going markasta garabkagaanu nahay zhp 💟 muqaalada quruxda badan wanu kaga mahd celinaynaa ciyaal caqaayaday 😁 sowmh iyo sidaad dadka uqadarinaysid full respect ban kuhaya wll ❤💯 dadaala wuu gaadha ❤💯
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
What I like the most is how my people love in heart by their country! 🟢⚪️🔴 May Allah bless this beautiful country and its community. Qays Qayser keep improving bro. Wishing u all the best for now and then. Samo ku waara dadkayga reer Somalilandoow. Dhul qurux badan oo qurux u dhalana leh baynu leenahay ee aynu ku niyadsamaanno oo sida Qaysar quruxda dalkeenna soo saarro!
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 жыл бұрын
Ar Naga daaya reer waqooyiyow 🇸🇴❤️♥️🇸🇴 makala maarano
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 жыл бұрын
اللهم لك الحمد علي نعمة الصومال⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦🇸🇴⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦♥️⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩
@russellwestgoat6109
@russellwestgoat6109 2 жыл бұрын
The world admires QAYS QEYSER ❤️keep going LeGENd
@nastexqurux8564
@nastexqurux8564 2 жыл бұрын
Qas qasar noolaw
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
7:27 pure organic butter without hormones and nasties 😍
@LEO-bm4wl
@LEO-bm4wl 2 жыл бұрын
Keep going blood 🤩
@fahadeidvlogs6170
@fahadeidvlogs6170 2 жыл бұрын
Dirsle abdi beena hhhh
@maxamedsomali7897
@maxamedsomali7897 2 жыл бұрын
First aan dirisle comet bixinayyo arko
@Khaatumo411
@Khaatumo411 2 жыл бұрын
@@maxamedsomali7897 waa fake account
@deedee8934
@deedee8934 2 жыл бұрын
Where is your friend's? I like when you are together. BTW, you didn't explain as usually. I like when you are doing the narrative coz bro you have a nice voice and personality I learnt lot with you. Keep going! 👍👋💚🤍❤️
@farhiyawidhwidho3877
@farhiyawidhwidho3877 2 жыл бұрын
Walal waad mhd santahay __ Waana wax qurux badan __ lkn talo ____ Marka gobahas oo kale Adaysaan dadka fara laan haugu tagina ___ Thankz my prother Qays Qeyser 💘
@lifesun6136
@lifesun6136 2 жыл бұрын
🤍🤍فيديوهاتك مرة تجننن انت مبدع keep going bro 😂😂😂
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 2 жыл бұрын
Noloshaas yaa anaga dhan nawada geeya oo magaaladan wareerkeeda naga kaxeeya💘💞
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Aniga yaa raacaya wxan boqanaya miigan ku dhashay wa nolo dahaba wlhi no stress weye
@farxaangaboose5670
@farxaangaboose5670 2 жыл бұрын
Anigaa ku kaxayne inamari
@Cabdirxamaan_Garanwaa252
@Cabdirxamaan_Garanwaa252 2 жыл бұрын
buuqa miyaa baadiyaha u rari rabtaa meeshiina stress-ka badn iska jooga
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 2 жыл бұрын
The legend of Somalis..who take us around our Motherland as we are in rooms..MAY ALLAH 💓 PROTECT YOU DEAR BRO Qeys Qeyser..From Eastleigh Nairobi
@jamaawilabdillahi8811
@jamaawilabdillahi8811 2 жыл бұрын
One of the best videos I have ever seen we are somali and proud to our culture 💜
@dalmaryare6182
@dalmaryare6182 2 жыл бұрын
We are your supporters brother Qays Qeysar 🥰❤️ Big Love From Garissa Somalia 🇸🇴❤️
@awaleyare4893
@awaleyare4893 2 жыл бұрын
Lpx zaaaaid ayaaan kuu taagiraaa keep going brother 💙
@mohamedfiifa1347
@mohamedfiifa1347 2 жыл бұрын
Best KZbinr Somali qays qaysar Legend Meel walba maraya ee mii & Magaalaba ina geeyay aynu meel gaadhsiino
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 2 жыл бұрын
waxaaan daremaaa farxad mar kan arko nolasha miiga oo si wanagsan oo barwaqa ku sugan allow somali mel waliba ku sugan thay barwaaqo iyo nabad iskugu dar alahuma aameen
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
Isku darka le naga dhaf wll From Somaliland
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 2 жыл бұрын
@@mohailkacase3237 soo dhawow walal waxaa iskaga kaa qaldan dadka iyo dhulka magaca iyo jinsiyada waxad ogaata inad land somalia kugu darsan thy wana shekadi oodi jidis iyo qadid waa gurya geen uun i am happ hadey yihiin bili aadan barwaaqo ku jira hadan wadan iyo rero kaso gudubno bili aadan nimada naga badan
@iamdalaljunior723
@iamdalaljunior723 2 жыл бұрын
KZbinrka ugu wanaagsan dhulka soomaalida inuu yahay macidbaa dood ka qabta🙏❤
@Maax-media-production
@Maax-media-production 2 жыл бұрын
Mya Mya Cidi dood kama qabto
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Maash Allah Tabarikalaha Somaliland Aamiin yaa Allah 💚❤
@DhagaxKure
@DhagaxKure 2 жыл бұрын
I can't help it but smile, thank you saxb guul iyo gobanimo👍👍
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Nagu soo biira waxaan faafinnaa khayrka Wllyaal💯
@ahmedapdi_rahman6423
@ahmedapdi_rahman6423 2 жыл бұрын
Woow wlhi waa muuqal aad soo jiidashele dhaqankeena aaad ayuu u qurux badan yahy markaaa wllky Apdirahman qays keep going the legend of the legend
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 жыл бұрын
man of the yutuber all somali people keep going my pro qays qayser magaca ayaa cajiiba video very very amazing
@mahamedabdi9097
@mahamedabdi9097 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah! Wle Qof Miyi soo maray ayuunbaa Garan kara Muuqalkan XIISAHA uu leeyahay Horay u soco wllkay qaali Nin an jeclahay muuqaaladiisa
@awalehassan1008
@awalehassan1008 2 жыл бұрын
22 sano ka hor nolol noocan ah ayaan ku noolaa, way qurux badneyd oo dadku qiyam ayuu lahaa haayado iyo lacag jiif oo jaq ahina ma jirin, dadku tacab ayey ku noolaayeen, maanta se aniga lafteydu nolol ka duwan taasi ayaan ku noolahay, oo ay jaan-goyneyaan dad kale. Xasuus dheer baad na galisey, adna nolol maalmeedkaagii waad soo gudatey. Amazing!
@zakifiish
@zakifiish 2 жыл бұрын
nothing better than our rich culture thank you qays qayser
@Anhaarpodcast
@Anhaarpodcast 2 жыл бұрын
Woow amazing wlhi inaba caadi maaha manshalah bilicda wadankena intan wa aqaanay mahdsnid lkn wuxu faaido badan uyahay dadka Aan arag wali Baadiyo kafaidaysta guulayso wll 🥰🥰🥰
@abuakram9184
@abuakram9184 2 жыл бұрын
Maasha allah Sxb qli dadaalka halka kasi wad noloshii dhabta ahayd ayad nooso guudbishey Keep going
@hoodomuhumed7340
@hoodomuhumed7340 2 жыл бұрын
Masha allah wad ku mahadzan tahay sidad nogsoo duubti muqalada qurux da badan wll keep going bro 🥰🥰🥰
@xoghaayecomedy230
@xoghaayecomedy230 2 жыл бұрын
Waw Gabdhaha soomaaliyeed dorka ay ku leeyihiin bulshada. Xitaa Xoolaha ayagaa qalayo. Halka Dumarka reer magalka aysan dooro ama dooliba aysan dili karin' Walee waxbaa leys dheeryahay. Keep going bro
@arwadheman955
@arwadheman955 2 жыл бұрын
Illahay wll gacanta haku barakeeyo 😍😍
@maxamedsomali7897
@maxamedsomali7897 2 жыл бұрын
Waan ogahaY dhiBadan waad u MarataY in aad Nala wadagto quruxadan AbTi Macan keepGoing😍😍
@nasteexoali7199
@nasteexoali7199 2 жыл бұрын
Mansha allah nolosha dhabtaa wataaa👌💥
@baarikaabi6630
@baarikaabi6630 2 жыл бұрын
Xaqiq weye runtii
@ismaciliste9318
@ismaciliste9318 2 жыл бұрын
Walhii ninkan waa Legand keep goin proterr🥰😘
@jadensmith3504
@jadensmith3504 2 жыл бұрын
🗣Another level legends 💚🤍❤✋
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 2 жыл бұрын
Qeys qeysar bro you deserve more 1M Subs🤙👏🏼🙏
@moali6299
@moali6299 2 жыл бұрын
Mid abaaalka leh baa ah midka naga gada magaaladeena xayaa kalaah qays qaysaer❤
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 2 жыл бұрын
Masha allah Dadkeenan Miigu Gob weeye Allah habarakeeyo Reerkaad Martidaaba inankoodiibaatahay
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
What A Lovely Video😱💖, Thank You Qays Qaysar For PresentingThe Beauty Of The Country👏💖.
@updykhadarkoce74
@updykhadarkoce74 2 жыл бұрын
Beautiful place beautiful people beautiful video beautiful man all of them beautiful thank you sir qays Qaysar
@mohaisacka
@mohaisacka 2 жыл бұрын
Waa muqaal aad uqurux badan oo katur jamay dhaqanka somaliyed hoola dhagatada ahd❤❤❤❤
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
Brother waxaad u qalantaa best youtuber in somaliland keep up bro❤️
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Guulo badan baan kuurajayn wll wakhtiga aad galiso si aad nooa wadaagto muuqaalo na farxad galiya runtii waanu kaa ga mahad celinaynaa❤
@amrancabdirhaman666
@amrancabdirhaman666 2 жыл бұрын
Waaaw muqal cajiba mash allah
@Kaarshe_channel
@Kaarshe_channel 2 жыл бұрын
Mashallah wllkey Qays Qayser runtii muqalada aad noso gudbisid waa muqaalo aad io aad uqurux bdn xiiso gaar ahna weey leyihin👏✊
@rahmahassan5890
@rahmahassan5890 2 жыл бұрын
Wllky qays qaysar I like you keep doing the beauty of our country.
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Qays Qeyser Wan Ku Salamay Wlloh Wxn ku Siyay Best KZbinr Somali boy💥
@quenfatima4999
@quenfatima4999 2 жыл бұрын
I love it culture soomali so beautiful ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamsaali7938
@hamsaali7938 2 жыл бұрын
Wlahy amazing vedio I have ever seen, the simple guy who does amazing things🔥
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 2 жыл бұрын
Waa nolosha dhabta ah .qurux thanks qays keep going bro
@quuenmarish3383
@quuenmarish3383 2 жыл бұрын
M.a wn ka helay muqaalkn million likes hadaan awoodo wn ku saari lahaaa🥰🥰
@fathiaahmed4102
@fathiaahmed4102 2 жыл бұрын
Keep going houno qali from Cairo Egypt 🇩🇯🇪🇬
@abdi622
@abdi622 2 жыл бұрын
the best somali KZbinr I ever seen ❤🤙
@noorm.a.6531
@noorm.a.6531 2 жыл бұрын
Mansha Allah muqalad aad soo duubto markan daawado waan iska qiiroda waayo aad ayaan ugu xiisay dhulkaygii hooyo iyo jawigaa macaan
@updyhamiid4816
@updyhamiid4816 2 жыл бұрын
Legend qaysqaysar full respect 🙏 you Go forward Amazing video
@ismailcadani_vlogs
@ismailcadani_vlogs 2 жыл бұрын
Best youtuber in Somaliland❤👏
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 2 жыл бұрын
Qays qaysar respect full my brother 🙏❤💯👏
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 2 жыл бұрын
Asc qayis dhaqan dhabaad dadki ayilabeen badxusiisay horu usoco
@bisharabdisalan4410
@bisharabdisalan4410 2 жыл бұрын
M.a markale iyo muuqaal qurux iyo qiimaba leh kuna saabsan dhaqankeena hooyo. ❤
@qadan2424
@qadan2424 2 жыл бұрын
Masha Allah somaliland beautiful 😍❤
@HassanAli-zi6sr
@HassanAli-zi6sr 2 жыл бұрын
Alhamdulillah another beautiful video of our culture keep going my little brother💯❤️
@shakirjr7269
@shakirjr7269 2 жыл бұрын
Masha allah it’s an amazing video Ur the best somali KZbinr I,ve ever seen , keep the good job and move forward bro
@mohamedabdi2183
@mohamedabdi2183 2 жыл бұрын
Always iam interesting your beautiful videos you are the best KZbinr keep going bro for ever iam with u ❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha beautifully well done keep going salan sare hore usoco in sha Allah ,💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅👍👍👍👍👍👍👍
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Mashallh wllky gacanta maskaxdaba allah hakuu barakeeyo kani muuqaal waa dhaafey💯🙏🤲👋
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 2 жыл бұрын
Qays you are legend keep presenting this beautiful work love from U.K. 💗💗
@abusacudi7828
@abusacudi7828 2 жыл бұрын
Qays qayser next level fashion Abdirahman abdiwali mohamoud farax in the building weewe
@cabdicumar4596
@cabdicumar4596 2 жыл бұрын
Maasha allaah wllky cisi iyo sharaf iigu noolaw hore u soco
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 2 жыл бұрын
Masha allah beautiful culture and routine qurux badan baad na tustay thanks qays qayser ❤️😍😍👍🏼
@Rumaan-kc9lw
@Rumaan-kc9lw 2 жыл бұрын
Ayeeyaday ayaan soo xasuustey xagaa walba waan aadi jirey saan farxad agteeda ugusoo qaato ayna ii duceyso ❤cimri dheer iyo caafimaad ayeeyo mcn
@aim1307
@aim1307 2 жыл бұрын
Alla Maxaan Dab kulaalay, Keep the good work Qays the Cinematic shots and the drone Footage is absolutely incredible
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
When do did you kulal dab 😂 I wish I did that too, born and bred in Australia I am moving when I finish uni insha allah
@shaymadeeq214
@shaymadeeq214 2 жыл бұрын
Runtii Waa nolol aad u qurux badan waadku mahadsanty saad noo tustay quruxda iyo dhaqanka dhulkeena wacan hore u soco Qays qaysar
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
Brother you are a legend keep moving 🔥
@abdirahmanmohamed6005
@abdirahmanmohamed6005 2 жыл бұрын
Maasha Allaah wllo hore u soco
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 2 жыл бұрын
Off-grid life: nothing is happier than this life. Peace of mind.
@halimamohamed1302
@halimamohamed1302 2 жыл бұрын
That's the kind of life I wish for tired of playing electricity bills, water and tax.
@asiyasaleh1493
@asiyasaleh1493 2 жыл бұрын
Mansha allaaah waa nolosha dhabtaaa hore usoco wll tageero buuxda qays qaysar ❤️❤️❤️❤️
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
This amazingly talented kid is making us fall in love with our country like never before. Kudos to you qays qayser 👏
@hayathussein2701
@hayathussein2701 2 жыл бұрын
Mansha allah aadbuu uquruxbadan yahay waa barwaaqo illahayoow nabad nagu keen waa nolol aad uqurxbadan
@natashaabdihis2856
@natashaabdihis2856 2 жыл бұрын
Mansh Allah walahaye waxad ixasuusisay noloshayad qab ka mid aha sid an ku so qatay waa nolo ad umacanad iyo hawu firash aha iyo cunto fresh aha keep going waxad tahay shaqasi ku dasho mudan mansh Allah firad fican ayad keenta markad ku noqotay dhaqankeen miyiga inad so dubto dadkaso kale aya lo bahanyahay hore usoc wll nonaso badi video sidan oo kala aha
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
When I saw this, my heart cried out for our beautiful culture❤ where's the hooyo mataalo people < yuk That's means 0:58 (Sohdin) - Xadhiga ayey soohaysaa" just free lesson ✋
@zakariemustafa1516
@zakariemustafa1516 2 жыл бұрын
Mnsha allah sxb muuqaal aad uqurux badan oo dhawankeena quruxdiisa tilmaamaya ayuu ahaa 💪🏻❤️ Allah haku sharfo sxb iyo teamkaaga Hore usocda ✌🏻
@muunaabdi6213
@muunaabdi6213 2 жыл бұрын
I like this videos. Qays is the best KZbinr keep going legend
@fhasan5011
@fhasan5011 2 жыл бұрын
ManshaAllah dhulka hooyo wacanaa hawadiisu udgonaa Allow nabad nogu celi dalkayaga &dadkiisana no xifdi Alle ha ku dhawro wad ku mahadsantahay muqalada aad ka so gudbiso quruxda wadankeenna.
AWS Certified Cloud Practitioner Training 2020 - Full Course
3:58:01
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 6 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 51 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Djibouti 🇩🇯 | Dadka tuuladan ku nool waa taajirin  | Casaamo
14:42
SAFARKAYGII NOLOSHA MIYIGA - My Journey life In Countryside
23:26
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Qays Qeyser
Рет қаралды 257 М.
Riwaayadii Dawersiga jilidii Murqaan Maroojiye iyo Mudhxiye by Samadoon
19:28
NOLOSHA DHABTA AH EE BAADIYAHA  ||  My trip to countryside
7:04
AKUNAMATATA
Рет қаралды 1,2 М.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 263 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН