Dahir Alasow “qiimaha lagu canshuuray meed kasta | fadeexad weyn

  Рет қаралды 23,955

NUXUR MEDIA

NUXUR MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@hafsaali4297
@hafsaali4297 5 ай бұрын
Subxaanallaah. MA IFKIBAA MA AAKHIRAA XAGEE BEYNU JOOGNAA XAGEE BEYNU JOOGNAA. MEYD LAGASOO BIXIYAY XABAASHIISI OO HADANA LACANSHUURAAYO. أللهم انا نتبرء من حولنا وقوتنا ونلتجأ إلى حولك وقوتك اللهم اعنى ولا تعن علينا وانصرنا ولا تنصر علينا واهدنا ويسر الهدى لنا اللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
WAAKUWA MOORYANTE REER AKHIIRDA QUUBURI KAALSO BAXAYE GUURGURTO MEELE BAASE ALLA KUU GEEYE
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 5 ай бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah inaalilaah ilaahay haw naxariisto dadkii masaakiinta ah ee maydadka lagu baadayo
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 5 ай бұрын
Subxallaha subxallaha subxallaha subxallaha subxallaha allow dalka liwaan ma ooga badbaadi
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 5 ай бұрын
Hawiye mooryaan saw maaha. Isbaaro kufsi iyo bililiqo bad baadhe.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 ай бұрын
Abgaaaaal waaye kuwaas😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw 4 ай бұрын
Daahiroow warkaaga nagu difaac war mcn bad caawa ku hadleysaa puntuland
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 ай бұрын
Inalilaahi wa ina ilayhi rajicuun lacag wax ba ka taran waxaan ka naxayaa dadka hada arkaya idadkodii oo cadi aastay hadana lafo la so baxayaa war dadka muqdisho waxaan ka dhiidhiya oo Alle ka baqa
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 4 ай бұрын
Hassan sheikh markuu dhinto waa laga soo faagayaa marxuumiinta in aad hurdada macaan ku jiraan in aad ka soo kiciso waa xad gub wayne
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 5 ай бұрын
Dahir hawiye kabax darood soogal albabka waa kuufuranyahy
@rageahmedrage4956
@rageahmedrage4956 5 ай бұрын
Asc Daahir calasoow sow adigii taageersanaa xasan sheekh Nadaxweyne farmaajo ka waran? Runta illaaheybaa kugu jecel❤
@MaryamSheikhali-p8u
@MaryamSheikhali-p8u 4 ай бұрын
Allow Hassan dhiiqo ka qabo Soomaliya
@jasminaden4772
@jasminaden4772 5 ай бұрын
Yaaab ma meed baa qabiil ah 😢
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 ай бұрын
Qofka markoow qabiilka ma ku sii jiraa wali?😂
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 5 ай бұрын
Hawiye Soomaali ma aha waa turkaano Alaha umada ka qabto tuuuuuuugo qabri la faagaayo inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 ай бұрын
Abgaaal dheh😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂
@Ilyas_gamerp
@Ilyas_gamerp 4 ай бұрын
Alle waxay sameynayan wu arka ilahay waxan uga baryaya raga xilka haya ee waxa sameynaya in Masibo dadka aan ku dhicin alle ha ku rido dad dhintay ayey lacag ka si raban oo ay godayan allow wad aragta waxay sameynayan imanka alle ha ka qadee
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
Fajaq iyo amakag walhi tano kale hore nomaso marin subhanallah 😅😅😅
@FaisaSuleman
@FaisaSuleman 5 ай бұрын
Dawslaaaay😂😂😂😂😂😂
@mkhalif6834
@mkhalif6834 4 ай бұрын
Daahir 💯
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 5 ай бұрын
bismillah asc daahirow dhalinyarada somaliyed guubaabi kuguubaabi kacdoon wiliba xoogan wadan dhalinyaraa badbaadiso kaligaa kuma dhahaayo waxan fartiintaa udirirayaa wiil kastoo somaliyed war kiciya dhalinyarada wadanki farahuu kabaxee rabi talokufilan illahow wadanka noobad baadi aamiin yarabi
@umurowda6887
@umurowda6887 5 ай бұрын
miyaan riyoonayaa
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 4 ай бұрын
cidamadi u dhintay dalka kana danbeyay wadanka iney dorasho ka dhacdo lafahodi laso bixiyay uma jedid miya wadiga fanan shegaye askarti iyo shacabka away😢😢😢
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 5 ай бұрын
Annaga meydkeena Bambaa gacanta ugu jirto, Dammu Qadhmuunka wuu qarxinayaa.
@abdirizakali727
@abdirizakali727 5 ай бұрын
Dahir Alasow muxuu u dhaqmayaa sida nin aan dhamanayn Ilah Kanaq godkii cariiriga ahaa ayaa galaysaa
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 ай бұрын
Maaydkina ma qabiil ayaa lo kala sarayaa subxanalaah war Alle ka baqa
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 5 ай бұрын
Day dahir se camal Warkaaga wa cadyahay
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 5 ай бұрын
Wallaa xowlah xasan gurguurte yaahuu yaahuu Rabi kamagan xasan gurguurte 🔴😡🔴
@ElsanYusuf
@ElsanYusuf 4 ай бұрын
Uwalana ismacil cumar ninki shidalka kaqata inta nool udhafa inta dhimatay ayu kasamayna lacag
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 5 ай бұрын
Yaab ma aakhiray dadku ku dhex shaqsysanayan maxaa lookala qaaliyyey maydadka
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 5 ай бұрын
Asc wall daahir walaahay sharafi dhimatay wax badan waad sheegtey maanta ayey sharafi dhimatay
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 5 ай бұрын
Ma dhaqaalhii bay ka goyeen dawladihii siin jiray oo maydadkki lacagbaa laga raadinayaa
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 5 ай бұрын
Indhool waayay
@HusseinSheikh-t1i
@HusseinSheikh-t1i 5 ай бұрын
Faraxsiidow madgiman waxaujoga ingiriis
@umumuhamed6683
@umumuhamed6683 4 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@casalasal6466
@casalasal6466 4 ай бұрын
DAHIROW INTAAD KA BIXINEYSID 300$ MOORYANTAN SIDII UMADA LOOGA QABAN LAHAA MAAD KA SHAQEYSID
@FarhanWeli-z9f
@FarhanWeli-z9f 5 ай бұрын
One lok❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirjama1835
@bashirjama1835 5 ай бұрын
Daahir Calasoow waxuu sheegayo ma runbaa?
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 5 ай бұрын
Qab dilla waayay arinka ummadda soomaaliyeed
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 5 ай бұрын
hawiye xataa xabaalihii baa ka fakan la
@ahmedaliabdi6028
@ahmedaliabdi6028 5 ай бұрын
Daahir malahibaa waxaas
@ShuebMohammed
@ShuebMohammed 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢walhi wa yabaa
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 5 ай бұрын
daahirow aawey dowladii hawiye dowladnimo waxba Kama yaqaanaan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waa waali cad waxaan bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi
@axmadmacalinxusen7408
@axmadmacalinxusen7408 4 ай бұрын
Dahir candho weyne beenloow
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 5 ай бұрын
Subxanalahi
@axmadomar3331
@axmadomar3331 5 ай бұрын
Meeed lacag lagaqadayo waligey ma maqlin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 5 ай бұрын
Waa inay bixiyaan canshuurta ku baaqatay!! Dawlada canshuurta ayay ku dhisan tahay
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 5 ай бұрын
Subxanallah 😢
@abdisheikh8963
@abdisheikh8963 4 ай бұрын
Abgaal 5 dolar ķkkkkkkkkkk
@umurowda6887
@umurowda6887 5 ай бұрын
waar hadan diido maxaa la yeelayaa
@HooyoMacaan-lh2mm
@HooyoMacaan-lh2mm 5 ай бұрын
Ilaa goorme qabiil isku qabsanaynaa😢
@FaisaSuleman
@FaisaSuleman 5 ай бұрын
Xamar maxaa u dhiman war naga amusing hawiye saan miyaa😢😢😢
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 5 ай бұрын
Do Wla D soomaaliyeed iska daaye habar oo sharmuutaa xitaa maaha wax dalka meydka ka gadaya . Waa qasiis iyo qasiisad wax ay iska dhaleen Umada soomaaliyeed hatashato qowmu luud ayaa qabsaday dalkiiye
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bililiqadii miyaa marxumiinta gashey wax kalena waan sugeynaa Ilahow cidad jeceshahay xamar haku dilin AAAAAAAAAMIIN
@Soomarmedia
@Soomarmedia 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 ай бұрын
Waxaan dowladu reer tik tok bay ka maqashy maydkaga cashuura iyga keeny
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 ай бұрын
War kuwan dowlad maahan waa dadqalato
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 ай бұрын
Qofka markoow dhinto qabiilka wali ma ku jiraa?😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HusseinSheikh-t1i
@HusseinSheikh-t1i 5 ай бұрын
Beenlow axamad salaman waxa ukudiganyahay iskol bulisiye dhaxdiisa
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
war harti oodhan waa 250waa isku mid
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
Haka bixin shin iyo kumi aakhiro hala yimaadeene
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 5 ай бұрын
Fanaaniintu isku sicir miyaa? Adeer hadda waxaad nala leedahay Ganacsiga halkaas buu ku jiraa!!!!
@nelmi7496
@nelmi7496 5 ай бұрын
Doowladda qab qable isbaaro miyaa?
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 4 ай бұрын
War hoy daahirow qabir ayaa ka danbaya waxaad sheegayso ka firiso
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 5 ай бұрын
Subaaxanlha😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 5 ай бұрын
Reer maxamed 2 dollar.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 4 ай бұрын
Kkkk mj xitaa maytidoodii malala dagaal san yahay?? Yaab badanaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
War waxaan marun baa balaayada nagadaaya haka hadlina
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 5 ай бұрын
Xasan gurguurte xasan dhurwaa iyo jawaasiista uu horjoogaha u yahayow Ballaayo idin faagatay oo idin fagatay oo masiibooyin idin halaaga illaahay haydinku soo dedejiyo 🔴😡🔴
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 5 ай бұрын
Kkk beenta jooji
@alihassan469
@alihassan469 4 ай бұрын
Waxaan waa been cad
@ayaanlebashiir7832
@ayaanlebashiir7832 5 ай бұрын
Been iyo Dacaayad raqiis ah
@sheekhlove6019
@sheekhlove6019 5 ай бұрын
Axmaday camaari yaman ow ku Duugan yahay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 5 ай бұрын
Dadka halkaa geeyay qayb ayaad ka tahay ilaahy intii qabyaalad dalka ku burburisay halaag
DEG DEG dagaalka lagu jabayay muuse biixi
36:31
Shacab TV
Рет қаралды 335
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
DAGAALKI SOOMALILAND OO SSC KHAATUMO STATE OO BURCO
23:05
SOM TOP TV
Рет қаралды 10 М.
gabadh jacayl usheegatay wiil balse maxaa dhacay ila daawo
11:55
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 14 М.
MUUSE IYO CIRRO MAXAY KU KALA -DUWANYIHIIN ?
21:07
Koonfurgalbed TV24
Рет қаралды 6 М.