BARNAAMIJ KA HADLAYA HUDA AMERICAN SCHOOL ISTANBUL BY WARIYE Salman Jamal SAID

  Рет қаралды 13,324

SALMAN JAMAL SAID

SALMAN JAMAL SAID

Күн бұрын

Barnaamijkan taxa uu ka hadlayaa iskuulka HUDA ee ku yaala magalada Istanbul waxa buna quseyaa qoysaska doonaya in ay caruurtooda u helaan waxbarasho Dalkan Turkiga .
kala airier what's appkan 00905522775588

Пікірлер: 31
@hudeyfanour1717
@hudeyfanour1717 4 жыл бұрын
Salmaan jamaal you are the best journalist in somali
@ahmedbritish8942
@ahmedbritish8942 4 жыл бұрын
*Masha Allah salmaan Jamaal ku Aaminsanahay hadaa nahay team Ck*
@flyervisions2ndchannel179
@flyervisions2ndchannel179 4 жыл бұрын
Digniin walaalayaal turkiga ma ahan saa umaleeysaan wallahi waxba madhaamo gaalada aad kala soo carareeysaan caruurtiina aniga iyo caruurteyda waan degeneen laakiin waan kasoo guurnay sabatoo ah meeshaan kacararnay waxba madhaanto sax waa la aadamaaa masaajido farabadan oo aad qurux badan ayaa kuyaalaan laakiin cod kitikata malahan qamriga meelwalba aa lagu gadaa walaala yaal ka fiirsada waa iga talo walaahi waad ka shalaay neysaan
@edabsan7449
@edabsan7449 3 жыл бұрын
Mahadsanid, xageed u guurtay? Meel dhaanto sheeg
@fatimabedal3150
@fatimabedal3150 4 жыл бұрын
From ck salman jamal keep going 👍👍👍
@Caskacali
@Caskacali 4 жыл бұрын
Xafaduu kuyala ustaad cadi mahan
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 3 жыл бұрын
Waa umad Asal kooda Reer guuraa ah.
@somali9133
@somali9133 4 жыл бұрын
Schoolka qeyb luuqadaha bes ah maleeyahey.
@maxamedxasan3150
@maxamedxasan3150 3 жыл бұрын
Mash allh waaye ardayda waxku Barto turki
@abdirahmanofficial5559
@abdirahmanofficial5559 4 жыл бұрын
Shaqo wacan, mahadsanid
@Umu0618
@Umu0618 4 жыл бұрын
Masha Allah.
@hamdisayid3235
@hamdisayid3235 3 жыл бұрын
Asc salmaan aboowe school kaan information kiisa xageen ka heli karaa plz
@hooyochannel2964
@hooyochannel2964 4 жыл бұрын
Salmaan Maanshaa Allaah qiimaha see ku ogaan karna
@NourishandFlourishHub
@NourishandFlourishHub 4 жыл бұрын
+905535307577
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 жыл бұрын
ilke my Somalia language🇸🇴
@hawaadoahmed635
@hawaadoahmed635 4 жыл бұрын
Walaal lacagta iskuulka manoo sheegi kartaa
@deeqamuuse3512
@deeqamuuse3512 3 жыл бұрын
Nicimo hapo waad ka baxsaty 😋❤
@mustapheabdillahi5344
@mustapheabdillahi5344 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsanthy sida wanaagsan ee aad noolawadaagtay informationka muhimka ah lakiin wall fadlan soo gali linkiga iskuulka websitkiisa
@Nasra564
@Nasra564 3 жыл бұрын
Xafadee u kuyalaa
@c_xaliimdisam7092
@c_xaliimdisam7092 4 жыл бұрын
team.ck☝️☝️☝️☝️
@caaqil762
@caaqil762 4 жыл бұрын
Waxbarashada halagu dadaalo
@mahmoudabukar4078
@mahmoudabukar4078 4 жыл бұрын
Jilac Keli Miya mise jarrer Wayne wa kujir?
@SollasMedia
@SollasMedia 4 жыл бұрын
8:49 laascaanood riyaa meel walba iska soc socda lol
@nazirazhar9535
@nazirazhar9535 3 жыл бұрын
😂
@nimconuura1044
@nimconuura1044 4 жыл бұрын
Ck ayaan ka sodaa
@hooyochannel2964
@hooyochannel2964 4 жыл бұрын
Ankara ma ku yalaa schoolkan
@NourishandFlourishHub
@NourishandFlourishHub 4 жыл бұрын
sept 2020 ba laga furaya insha allah
@hooyochannel2964
@hooyochannel2964 4 жыл бұрын
@@NourishandFlourishHub xafadee plz
@NourishandFlourishHub
@NourishandFlourishHub 4 жыл бұрын
@@hooyochannel2964 CANKAYA
@Umkhalid123
@Umkhalid123 4 жыл бұрын
Awil Mohamud walal in aan imado oo guri ka. Doontan rabaye meelaha schoolka ugu so dhow, excactly adresska mano sheegi kartaa
@flyervisions2ndchannel179
@flyervisions2ndchannel179 4 жыл бұрын
Please don’t send you family to Turkey you will regret I been there is not what you think it’s i better send somalia wallahi is a trap I am telling you my experience
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 45 М.
Take a trip to the refugee camps of Dollo Ado, Ethiopia
3:22
Right To Play
Рет қаралды 90 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Mararka Qaar Shaqooyinka Waa laga nastaa Dalxiis Wacan
10:47
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 2,1 М.
DAAL DHEER KADIB
5:53
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 1,8 М.
Somalia iyo Masar ayaa wajahaya Ethiopia .
6:16
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 2,4 М.
Vlog # 1 From Istanbul To Ankara Safar Dhulka ah Qeebtii 1Aad
18:37
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 837
MASJIDKA AYASOFIA OO MAANTA LA BUUX DHAAFIYAY
5:27
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 1 М.
Maxad ka taqaan Baladxaawo Gedo Somalia
5:22
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 13 М.
warbixin Beraha bardhere
4:07
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 666
31 July 2024
11:53
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 137
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН