ODEYGA OO AFKA FURTAY, QISADA ISAGA IYO XAASKIISA PART 1, MAXKAMADDA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 71,885

Toos Radio

Toos Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@fatimafatima4425
@fatimafatima4425 5 күн бұрын
Walaahi waa taarikh xanuun badan Aabo la itixaamay subxaanalaah , wiilkii so helay iyo Daahir ilaahay danbigiina ha dhaafo walaahi Ajar wayna ❤❤❤❤
@MohamedOsman-f5q
@MohamedOsman-f5q 7 күн бұрын
Maashaa Allah dahir calasow waa nin wangsan ❤❤❤❤
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 7 күн бұрын
Allow somali no daa, wa dad dhiig badan hadana funny ah 😅😂 heesbaa logu dhufty odaygii ka sheke 😂isha Yarey aaa aaa 🎶 🎸
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 6 күн бұрын
Aamiin walaashay allow isku keen wada daa oo isku keen wada barakeeyo kiis walba waa galna fartaa doonaana qornaa hadaa somali nahay somaliya hanoo laato❤❤🎉🎉🎉🎉
@shukriibrahim749
@shukriibrahim749 7 күн бұрын
Masha Allah ilaahay ha cafiyo abahan maskin ani abo wa iga dhintay gabarna ayado nool abehed oo nool aa san lo silcina ya Allah ada mahad leh oo hooyo wangsan iga dhigtay hooyo Allaha u naxaristo inti dhimaday allahuma amen
@Abdiwali-Osman
@Abdiwali-Osman 5 күн бұрын
Aamiin intii dhimatay. Oo muslim ah dheh waligaaaa
@lailafarah2575
@lailafarah2575 6 күн бұрын
Gabar iyo wiil somaali Meel kasto aa ka joogtaan aduunka isku naxariista Please ❤❤❤❤ All somali I love you ❤❤❤❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 6 күн бұрын
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Odaygaan Waa Sooshaqeeyey Nin Wanaagsan Ayuu Ahaa Allaha Caruurtisa usoo Celiyo Aamiin❤❤❤
@zammyali3047
@zammyali3047 6 күн бұрын
Mashaa Allah dahir iyo wiilkii soo dhigayba ilaahay kheyr ha idin siiyo
@hawadahir8035
@hawadahir8035 5 күн бұрын
Amiin
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 6 күн бұрын
Dahir ilaahey ajar iyo xasanaad badan alle haku siiyo dad badan ayaad dar Ilaahey more u qaadey
@Mashallahxd
@Mashallahxd 6 күн бұрын
Masha Allah sidu qalad afkiisa uga ilainayo Allah dhowro maskiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 6 күн бұрын
Daahir calsow wa markale wanaagsan tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤
@gismail2496
@gismail2496 6 күн бұрын
Sad story keep up the good job Dahir alasow for helping Somalis in needs
@naimokhalif
@naimokhalif 4 күн бұрын
You think he's helping but he's nothing but Qablist. If this was a habar gadir person, Dahir and his whole panel would be finishing this behind closed doors. Dahir and especially Ubax are horrible people and are the problem With Somalis.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
MASHA ALLAH MAXKAMADA UMADA SOMALIYEED USO BAXDEY DAL IYO DIBAD INTA LAGU DHAWACEY ❤️👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 6 күн бұрын
Mansha allah Dhahir calasow waa odaay somaliyed 2025 allah ku sharfo🙏
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs 6 күн бұрын
Dahir Allaha ku xafido we love you Somali lady ❤❤❤❤❤❤
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 7 күн бұрын
Mansha Allah dahir ilahay haku caawiyo❤
@chalichali9452
@chalichali9452 7 күн бұрын
Masha Allah keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 7 күн бұрын
Dahir cadi maahan hesta iyo duqa wey isku so aaden😊
@Abdiar-vt1un
@Abdiar-vt1un 7 күн бұрын
masha,Alla teem Dahir calasow jazakumalahu khayran dadalkaas iyo khayrkaas aad samayseen Hodan 13 caruurteda DNN hagaqaado inuu dhalay Abdikariim
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 күн бұрын
Xishow nacsyahow ha ugafin mamada
@alijama3401
@alijama3401 7 күн бұрын
MAXAY DANTU CIISHAY WIILOO DADKINA DOQON MOODAYAAN NIN RAGA OO FIICAN WEEYEY WALAASHEEN XUMAYSAY IYADANA CARUURBAY U DHASHAY. ILAAHAY HA SOO HADEEYO SOOMAALIYEEY NINKAN CAAWIYA. INSHA ALLA CAAFIMAAD TAAMA AYANU UGU DUCAYNO AAMIIN AAMIIN
@CosobleDiiriye
@CosobleDiiriye 6 күн бұрын
Daahir calasaw,waxaan ka rabaa dhul Habyo,oo meel fiican ku yaala,Badda agteeda.qoraal iigu soo jawaab. Mahadsanid
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 6 күн бұрын
Ninkaan maashallaah ilaahay haku hidiiyo inaga dhana hana xafido
@sahlanabd6391
@sahlanabd6391 6 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭jah waxaan ogaaday inaana garab wayn haysto illaahow soomali barakee
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 6 күн бұрын
Dahir waa gob 🦁 ❤❤❤
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Allah gargaar adeerka una danbi dhaaf balwada waxaa keena markii qofka dhibtooda waxuu u caba waxa is uu xanuunka isku dhaafiyo Markii dawlad nimada iyo qaranka bur buro rago waa hanjabaa Aad uga xunahay dadkeena dhibaatada eey la nool yihiin allow Shan Somali oo isjecel dal iyo diin nobadbaadi 😢😢😢😢😢😢😢
@shukrishacni6666
@shukrishacni6666 6 күн бұрын
Ilamaha weyba weynaadeene aabahood mey waxuqabtaan😢😢
@hawadahir8035
@hawadahir8035 5 күн бұрын
Odayga wayawayo usoxasustay Ilahey hacafiyo xanunka hayo Amiin Yarabi
@MuhammadMohamoud-io6kr
@MuhammadMohamoud-io6kr 6 күн бұрын
@ i respect dahir his brave news is always funny one
@fariyaosmanali9220
@fariyaosmanali9220 5 күн бұрын
MashaAllah
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 6 күн бұрын
Waa jecelyahay dhamaan tood
@AbdulSayidsuleiman
@AbdulSayidsuleiman 5 күн бұрын
Daahir calasow goed gedaan bricht van Breda
@NimcoRaabi-t5t
@NimcoRaabi-t5t 6 күн бұрын
😭❤️😭 sorry abo macaan abo alle haku xafdiyo
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 6 күн бұрын
😅😅😅 ilahow dahir iyo dadka somaliyed is jecel kher sii yarabi
@KaltunMuseAli
@KaltunMuseAli 7 күн бұрын
Waaaw Masha Allah whi somali way isdishaa wayna is nolaysaa
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 6 күн бұрын
Waa nin caqli badan maashallaah
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 7 күн бұрын
Heestan 2002 dhagesan jire anigo yar 2025 hees ka hadleeso runta 😢😢😢😢
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 6 күн бұрын
Iyo Kuwo kale o badan aaan arkeyn sida cidaan shekadooda o kale walhi canada mareykan iyo yurub waa lagu dhiban yahay
@JsheEhehej
@JsheEhehej 6 күн бұрын
Dadkih.sharfay.ilahaay.hasharfoh Cabdikariim.amiin
@noorjimale9918
@noorjimale9918 6 күн бұрын
Waa beezaani weyn oo dantu ciishay way o way😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
WIILKA CAWIYEY O LA JOGA IYO INTA SOMALI WEYN U ISTAGEY MAXKAMADA DAHIR DAHAB INTA LA SHAQEYSA ILAHEY HA SIIYO CAFIMAAD CIMRI DHEER AQIRANA JANADA FARDOWSA KURSIGA UGU DHEER
@guhadali6703
@guhadali6703 6 күн бұрын
Daahirow laba nin oo kale ayaa gidaarada ku dhibaaataysan oo uu garanaayo isagu , Windsor dhexdeeda
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 6 күн бұрын
Dahir 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@AshaIbrahim-t4h
@AshaIbrahim-t4h 6 күн бұрын
Mashallaha ❤
@hodan8250
@hodan8250 6 күн бұрын
Subxaanalaah war ilmihi ninkan haloo doono, ayaga anfacayee
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 6 күн бұрын
Ilaahay hakaa saaro
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 6 күн бұрын
Yaahuu wa dad waligoodba nolol muslim iyo mid bini aadmba aan soo marin oo sidi daanyeeradi ayey unoolan lireen sub xana lah
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 5 күн бұрын
Nabad iyo Naxariis ummadaa somaliyad maal kastaa ahd joogtaan baa
@qalanjodhereey9057
@qalanjodhereey9057 6 күн бұрын
Wa marka an kufana ina somali ahay😂😂😂😂😂
@sabirin-iq1pz
@sabirin-iq1pz 6 күн бұрын
Heesta igu daran daahir dhib badnaa
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 6 күн бұрын
Ninkaan hadaladiisa dhan waxay cadeynayaan inuu ahaa NIN ARXAN DARAN,NAXARIIS LAHEYN KIBIR BADAN ahaa,Allaah ayaa ciqaab tusay imtixaamay
@abukarmmohamud3455
@abukarmmohamud3455 6 күн бұрын
Hadambaabin ahlu naaryahay😂
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 6 күн бұрын
waan kugu raacsanahay absolutly islaanta wuu soo dhibay noloshuu soo nacsiiyey iyaduna jaanis bay heshay ay kaga aarsato
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 6 күн бұрын
​@@abukarmmohamud3455daalin inuu yahay Waa la gartaa oo islaanta beerka kasoo garaaci jiray iyaduna jaanis bay heshay ay kaga aarsato waa naag nool😂
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 6 күн бұрын
Xaqa u hiiliya ninkan miskiinka ah ha eedeynine
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 күн бұрын
​@@abukarmmohamud3455o adu ma mesha jogtay nagtu qaba shegeso wxu aha iyo sidu u dili jiraye
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Walalyaal hadanjinina oo xumaanti hore yaan lasoo xasuusin
@HamzejirdeHana
@HamzejirdeHana 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 6 күн бұрын
waxa la yaableh hodan 15 caruur ayaan u dhalaya manajacelen midkale hodan haba nacdee caruurta maxa ku dhacaya oo aabahod san u yeelen
@hodan8250
@hodan8250 6 күн бұрын
Waa waxan is waydiinayo ilmaha muhiimada
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Hooyo saaqidada oo nin malxal ku guursatay wey kudanaysatay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Waxba muu furin ninkaas ayay u cayriysay inay guursato subxaanallaah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Kuwaas wax ku tari maayaane horta guri dajiya xor ha noqdo meeshiisa hakusoo booqdaan haday waji leeyihiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Ninkaan ayay khayaano u guursatay ninkale ayay rabtay miskiinkaan caruurtiisa ayay siday aabo fiican ayuu ahaa hodon waa naag aan fiicnayn oo afkeeda balwad kamuuqato walaaheed markay caayaysay ayaan kayaabay
@Mubaarak87
@Mubaarak87 6 күн бұрын
Odaygaaa waa soo Halganye Lkn meeel aaan fiicnayn ayya kaga Xumaaatay Canada 🇨🇦 nin ku nool oo Rafaaad ku nool
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
ABAHAAN NAGTA WEXEY DISHEY MALINTEY SIRQOSHEY OY TIRI WA I KUFSADEY OY KA QADEY SHARCIGI OW 5 SANO DERBI JIIF AHA HADA ILMAHA AYADA LA MIDA AYEY USO MARE WANA SUMEYNAYAAN
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 6 күн бұрын
Nin 15 kaa dhalay maadan jeclayn Hodaneey qiiq isku qariska iskadaa ninka danbi baad ka gashee inkaarta kabaq ilmaahaga u tudh
@BadalsheekhIbrahim
@BadalsheekhIbrahim 6 күн бұрын
scm daahi r calasaw iyo bulshadiisa wll qiso adag ayaa jirto lambarka daahir iisooqora inigoo raaliya
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 6 күн бұрын
Nin kasta oo afrika naag kusoo dhibaateeya sida odaygan ku dhacday baa ku fiican inay ku dhacdo
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Cadaw Laguma noqdo walalka somalied iska celinta caadiga Haa lkn lama meeyd garaaco qof dhiigaada ah❤
@hawadahir8035
@hawadahir8035 5 күн бұрын
🤭🤭🤭🤣🤣🤣
@Qoranqarad
@Qoranqarad 6 күн бұрын
Naagtan waa benalay haday ninka nacayso habeen muu qabeen iyadoo Hargaysa jogta ayay ka baxsan lahayd oo oran lahayd ninkan ma donayo ehelked way ka furi lahayeen markay ka cararto 30 sano nin ka ilma dhalayay ayay ku leday maan jeclayn
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 7 күн бұрын
Ninan xanuusanayah oo wayahu halakaas dhigeen miyaad leedahay adeero dhaca tiro hanagu tuuro naago caqaligodu waa kaas naa kaxishood abaahan xanuusanayaha meeshu ma riyaad ayaa lagu jilaayaha maxaad kaga diganayasa 😒😒😒😒
@shamsaali131
@shamsaali131 6 күн бұрын
Dahir anaga taar mzee gass
@shamsaali131
@shamsaali131 6 күн бұрын
Dahiro anaga egoo taar mzee maskinga
@fadxiyamuuse-bn1gw
@fadxiyamuuse-bn1gw 5 күн бұрын
Odaygan wuu tasbixsadayi illahayi uu uqbalayi wata laa cawiyaui
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 6 күн бұрын
Kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂 daahir calasow sheydaan
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 7 күн бұрын
Masha allah wlhi waa abo fcn marka ilmahiisa laga wareysanaayo siduu ugu jwbayo hadaladiisa waxaa la dareemeysaa raganimo ani lama yaabani maamada ee waxan la yaabay ilmaha ow dhalay oo xaladaas ku daawanaayo ayagoo dad waaweyn ah sorry adeer mcn 😢
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Naag xun oo shaqsiyad fiicneen waxeey dhasho ayada lee raacayaan
@Ubaxnimco
@Ubaxnimco 6 күн бұрын
WAR CEEBTA ISLAAMKA KA LEEXDA QULUUBTIINAA ILAAHAY DAALACANAYAA OGAADA DADKA DULMIGA KU HESHIISKA AHOW IYO QABIIL CEEBAYSKA ALLAAH IDINKA IFIYO DULMIGA
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 күн бұрын
Qabilkuna mxu aha meshan dadka lagu cawiya qabbil kama jiro
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 6 күн бұрын
Eraygaas meesha kasar calasoow sidadban ayuu kuula hadlaye
@FaisaMusse-s7r
@FaisaMusse-s7r 6 күн бұрын
13:21 🤔🤔🤔
@mahirtrMuhanadjr
@mahirtrMuhanadjr 6 күн бұрын
Hhhhhhhh dahir calasow ishoyary
@HawoWarsame-x8f
@HawoWarsame-x8f 7 күн бұрын
Subxanallaah
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 6 күн бұрын
Kkkk caladow caadi matihid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 6 күн бұрын
Odaygan Nolosha ayuu ka dhacay mar hore. Ilaahay ha soo hadeeyo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 6 күн бұрын
Yaa ku sheeg miyaad yaqana
@farhiyosaciid4639
@farhiyosaciid4639 6 күн бұрын
Hada adeer wuu tukadaa daraad marku daahir lokeenay waatu tusbax watay balwad hada maleh ee baahida ma ku nacnaa so garab noogama baahna aaqiro waa la isusuaalaa walalka oo baahan ina ku fiirsano waa nin da ah aan shaqesan karin ,hada qalad uga jeedo waayeelkas uducee maanta tabar maleh. 😢
@AbdirahmanRooble-i3j
@AbdirahmanRooble-i3j 3 күн бұрын
Naagtu ileen ayadoo laqabo ayayba ninka kale lasocotey subxanalaah wajigeeda weyka muuqataa in aduunka lagu cadaabaayo xasbuna alahu wanicmal wakiil
@mounasharaf
@mounasharaf 6 күн бұрын
🎉
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 6 күн бұрын
Daahir Calasoow Shaqo macquul ah ayaad u qabatay Odayga iyo dad badan oo la dulmiyay, Midna ogoow Lax waliba Shilalka aay is dhigto ayaa lagu qalaa, Ninkaan balwada ayaa dishay, dadkiisana ku naceen ee Dadoow Allaah halaga cabsado oo halagu xirnaado
@Layla-h3q
@Layla-h3q 6 күн бұрын
Dadka marka la dayaco oo la dhayalsado, qofku dhaxalkiisu helaa
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 5 күн бұрын
Daahirow ilkahana u suubi
@Hornscope
@Hornscope 6 күн бұрын
Waar ninkan wakhti badan uma hadhin ee ha sii waalina. U soo hela masaajid uu caretaker ka noqdo, oo uu halkaa seexdo oo ku ciibadaysto
@HawaSugule
@HawaSugule 5 күн бұрын
Ala Beenbadana Sow idinki Bosaso Hartigan jogey idinkala dhax Galen ood Diidey inad furto Xoogku Heystey Marwalbana ifurku laheyd Diidey Ahmed xita ku tugey ood Diidey Hodon intas Hortena bey ugu Duceysa AHMED Abayuskagi laga Bax Hodon Queen waye Odey Been iyo Balwad isku Darsadey bad Tahey ifur Kuma Rabo Nag kuLeh 25 Sano Xoogku Heysatey Sey uxun tahey Nin Adan jecleyn Oo Calafku Geyey Furnina Diidey Noloshisa Waa Karahiyo
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 5 күн бұрын
Warka badan ka daaya waa qof iska xanuunsane
@abukarmmohamud3455
@abukarmmohamud3455 6 күн бұрын
Walahi taasi naag ma aha ee waa ahlu naar ee dib ha ugu dhawaanin
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 күн бұрын
Wr iska amu haso qira jabanene mad ka hadashan inta hoyo lasilciyay wa adinka odaygan lawalnaye
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079Horta raga iyo dumarku wa isdhaleen gabar wilba hooyo ayeey noqon marka arinta yaan la fogeeyn
@FilsanAbdillahi-c5n
@FilsanAbdillahi-c5n 6 күн бұрын
Odaygu Waka runta shegay kadhaca jawigisa Macan wiskiga kkkk istaqfurulah 😂
@FilsanAbdillahi-c5n
@FilsanAbdillahi-c5n 6 күн бұрын
Odaygu cadi maha u rabaya baa
@HodanAbdi-w1i
@HodanAbdi-w1i 5 күн бұрын
Odaygaan way ka muuqataa inuu waxbadan soo haleeyay
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 5 күн бұрын
Caruurta madaama axmed oo ay jeclayd guriga lajoogay waa in DNA laga qaado,inuu axmed qaar dhalay baadhici kartee????
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
NAGTA WA MAS ILMAHA 5 SANO JIDKA UGA TEGEY AYEY USO DIRE ODOGA SUN AYEY SIINAYAAN YOOW RACIN
@firdowsmohammed4419
@firdowsmohammed4419 6 күн бұрын
What ever that happened she could have forgiven him because of the children BTW them
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 6 күн бұрын
odayga jareer miyaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
SOMALI WEYN AYU ABAHOOD YAHEY O XAQIISA USO DHICINAYA
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 6 күн бұрын
Very true 😢😢😢
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 5 күн бұрын
Adiga dilaya hooyo sharfa leeh marakd laascaanood jogaty Adiga dhibatysa idun waya karasaty
@mohamedalele9098
@mohamedalele9098 4 күн бұрын
😊😅😅😅😅😅😅😅
@HodanAhmed-l8y
@HodanAhmed-l8y 6 күн бұрын
abtiyow dhib badanida 😂😂😂😂😂😂
@LuulWarsame-p2m
@LuulWarsame-p2m 6 күн бұрын
Maxishode inad gabar islamed ceebayso inad jeclato xaq uma lihid qabyalada. Iyo nacaybku way kugu fogaden ciilqab ayatahay ee ninkan muslim durutfa ha uga faaiidaysan
@AsdAsd-gx3dm
@AsdAsd-gx3dm 6 күн бұрын
Maasha allah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 күн бұрын
Hhhhhhh😂😂😂😂dharbaaxo macan oo dhanan
@mohamedalele9098
@mohamedalele9098 4 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 6 күн бұрын
😂😂😂😂Dahir Calasoow waxad raadineysaa Eedeyn Hodan ku saabsan laakiin waxad iloowsan tahay CANADA ayey joogtaa Hodan Star 🌟 🤩 cid wax ka qaadi karto maleh,Abuser waa nin mental ah Ciqaabtii Alle ku dhacday. KA HARI WEYSAYEE WAA KU HAAYSATAA 😂
@mohamedalele9098
@mohamedalele9098 4 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@SadiaMohamed-py7ny
@SadiaMohamed-py7ny 6 күн бұрын
War ilaahy ha Laga baqo maxaa iskagalay caawinta dadka iyo reeraha la ceebaynayo maa la dhexdhaxaadiyo ilaahy looga cabsado war daahirow wax wanaagsan ayaa wadaa lakin dadka ha u kala hiilin ilaahy kabaq dadka ceebahooda maxaa loo Soo qufin .
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Maxaa looraaligalinaynayaa ayadaaba mujrim ahayd oo qof dhan Nafta kagoyn rabtay naag ninkale socotay oo ilmaheeda badda kuridaysay
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 7 күн бұрын
Ma awal baa nin dhahaayay haa maseyrsan
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 7 күн бұрын
Somali yeey qabiilka iska dhafaa daahir waa nin ad u badan
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
KIIS ADAG HOOYO INKIRTAY WIILKEEDA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:27:37
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 19 М.
C/KARIN O FARIIN ADAG I DIRAY HODAN GACALADEYDI HEY GOWRACDEE GARTA U DAYA
23:36
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,6 МЛН
NIN NAAGTIISA HORE KA MASEERAY SI MAREYKAN AYSAN U AADIN - PART 1 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 50 М.
Kaftanka Siyaasada 574 oo aad u xiisa badan
54:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,8 М.
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН