dhacdadii maraykanka gilgishay | nin laayay caruur school dhiganaysa

  Рет қаралды 70,204

Ogaal cusub

Ogaal cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Жыл бұрын
Ax wlhi wn ilmeeyay Hooyadaas Labadeeda wiil soo badbaadsatay Bilad sharaf bay uqalantaa hooyonimo qaalisana allow hooyaday xafid
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 Жыл бұрын
nabiga ku sali wll ❤🎉
@MaaidoAhmed-d7c
@MaaidoAhmed-d7c Жыл бұрын
Scw🥺💚
@AnissaaliAnissa
@AnissaaliAnissa 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@maslahmohamed1515
@maslahmohamed1515 Жыл бұрын
Golden voice run ahantii waa qiso xanuun badan, Qaladka ugu weyn waxa iska leh ciidanka, waayo waxay ilaalsadeen nafahooda.
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
Wa xanunada layidha walii maryo sidata inagaa taas leeh imika oo is qawracna SubxanALLAH magaan ALLAH
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Жыл бұрын
1 Wiilkaas waxaa aad usaameeyay ficiladii yarantiisii lagula kacay kuwaasoo nacayb aad uxun u gishay Dhamaan Ardayda iyo Macalimiinta gaara ahaan iskulkaas uu weeraray. 2. Sababta askarigii ugu horreeyay ee Salfador arkay uu utoogan waayay waxay ila tahay inay sababtu tahay Inuu salfadoor ahaa nin cadaan ah laakiin taa cagsigeeda haddii uu nin madaw ahaan lahaa isla markaasba wuu toogan lahaa. 3. Dhacdadan markay dhacday Dawlada Maraykanka iyo warbaahintu uguma aysan yeerin inay tahay dhacdo argigixiso kaliya waxay kusoo koobeen inuu ahaa weerar wiil xanaaqsani uu gaystay. Laakiin taa cagsigeeda kawaran haddii dhacdadaan oo kale uu gaysan lahaa qof magac muslim wata ama si un muslim u ah mar hore ayaa la buunbuunin lahaa iyadoo loogu yeerayo inuu fal Argigixiso oo aad u xun yahay islamarkaasna ay Muslimiintu ka dambeeyaan Dhacdadaasna waxay warbaahinta Maraykanka iyo Tan reer galbeedkaba haysan lahayn Asbuucyo bilooyin iyo xittaa Sanado . Ugu danbayn wiilkaas ciyaalka waa laga badbaadin karay balse taasi ma dhicin sababta ugu wayn waxay thy CUNSURIYADA iyo Hawlkar la'aanta Booliska gudihiisa ka dhex jidha. Shaqadooda iyo Sharcigaba daacad uma ay ahan.
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Haa madama dad laatin ah ay yihiin iskumay hawlin askartu lkn sas shegty hady caruurtu cadaan ahaanlahaayeen way gali lahyeen askartu iyagoo xitaa mindiyo wata marka marykankan is buunbuuniya dad ka aan ahyn cadaanka wuxuu u arkaa inay yihiin cayayaan markaa waa sidaa arintu
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Жыл бұрын
@@idirishassan4081 kuwa aan cadaanka ahayn ee maraykanka ku nool waxaa loo yaqaannaa Muwaadiniinta darajada labaad.
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
@@Mohamed.Fuaad.9593 Haa waa runtaa
@asadibrahim5968
@asadibrahim5968 Жыл бұрын
Gaalada waa Naf jecelyihiiN Ma Hal nin bay qaban waayey Askartas war waxan Dhacdo ma ahan waa nin jaanis Ku helay Dad fulayiiN ah Soomaalida In Qarax lagu laayo ma ahee hal qof oo qori wata intuu meel soo galo 19 qof iska dayee labo qof xitaa ma dili karo qofka U horeeyaa isku duubaya Soomaalidu waa geesiyiiN 🇸🇴😅
@nasteexocabdikariim6945
@nasteexocabdikariim6945 11 ай бұрын
Sx wllhi 😂
@wllkariim4327
@wllkariim4327 Жыл бұрын
Ku Sali rasuulkeyna maxamed scw
@badramaxamed1067
@badramaxamed1067 Жыл бұрын
Scw❤
@badramaxamed1067
@badramaxamed1067 Жыл бұрын
Lkn waryaa meel walba hasoo dhigin saliga nabiga scw ma uqalmo rasuulka ilaahay in meelkasta saligiisa soo dhigo
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw Scw Scw
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Жыл бұрын
Muuqaalka ama dhacdadan waan daawaday wllahina waan ka naxay caruurtuu dilay sxb inoo soo diyaari qisada Jordan turpin
@ilyaasfaarax8392
@ilyaasfaarax8392 Жыл бұрын
Walal macan waad mahasantahay madama runta nala wadaagto
@walalmorgan5726
@walalmorgan5726 Жыл бұрын
MACNAA KUJIRA WAXA UU KULAA YA SXB
@abdrihman19
@abdrihman19 Жыл бұрын
Askar caajislayaal ah bay ahaayeen
@nimconuura4493
@nimconuura4493 Жыл бұрын
Caruurta cida aadka u dhayalsatay waa askarta 😢😢😢
@mohaahmed2331
@mohaahmed2331 Жыл бұрын
Asc sxb hormar wacan ayan kuu rajena insha allah
@jeedyaman9784
@jeedyaman9784 Жыл бұрын
Hortaa waxa aad khaalada uu ah in will yara oo 18 years ah inuu hub qaato oo walibaa loo ogaalaado Ruuntii waxan aad uu jecelhye ianna mar kaste dhageysto am daawado muuqaaladada waxad ledahye cod dahabi ah oo soo jiidaasho leh alle haku ilaaliyo in badan
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Ogaal Cusub Ogaalka Dunida Ogaansho Inta ila dhageysta like 👍 soosaara 👍 👌
@sariirjeexe2474
@sariirjeexe2474 Жыл бұрын
Iyo dadweynaha
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 Жыл бұрын
And many others
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Mareykanka illaa iyo inta hubka looga mamnuucayo, sida dalka Japan oo kale, dil wadareedyadu way ka soconayaan.
@kingzaki7683
@kingzaki7683 Жыл бұрын
Legend wanagaladahdaa muqalada mzul horary kasoodhig
@mahdiBenatia10
@mahdiBenatia10 Жыл бұрын
Masha allah waxaan cod waa dhaafay ❤️❤️❤️❤️
@suhassan937
@suhassan937 Жыл бұрын
Bismilahi ilahow sharka adunka yala naga bad badi wale somalidu wa dad ad u geesi ah hawshano kale inti 19 qof dhiman lahayen bari horay isku qadi lahayen xata 10 un ha dhintan wax kasta wa qadar
@ayaanletv7667
@ayaanletv7667 Жыл бұрын
First viose
@abdozahuur9089
@abdozahuur9089 Жыл бұрын
Nin madow hadu ahan lahaa askarigi ugu horeeyey u ku riidi laha rasasta
@haniqueen4195
@haniqueen4195 Жыл бұрын
Golden voice we missed you
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Ilahaw naga hey masiiboyinka😭😭😭😭
@mohamettabdukadirft9709
@mohamettabdukadirft9709 Жыл бұрын
Waan ku taageeraa zxpkayow 🥰❤️🫀
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
The best KZbin'r ogaal cusub 💯😢🫂🫂🫂🫂🫂
@abdihaafidmabdillahi
@abdihaafidmabdillahi Жыл бұрын
Golden voice keep goingg
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Жыл бұрын
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Жыл бұрын
Askartu haday dadaali lahayen caruurta badankeda wey badbaadin lahayen😥
@MrDilaye-bc6wd
@MrDilaye-bc6wd 7 ай бұрын
Sxb intee badbaaday
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
M.a keep going bro ogaal cusub 🇸🇴 🫂 💪 👌 🙏
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 13 күн бұрын
Ilove This Channel
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Wey ustaad wllhy lipaax baa thy waan kuu xiisnay soo badi muuqaalda ustaad
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari Жыл бұрын
Mashalah legend keep going
@asmojennie3872
@asmojennie3872 Жыл бұрын
Aad umahadsanthy asago english da waday lkn soomali ka jeclaa tnx wall
@nafiso8548
@nafiso8548 Жыл бұрын
soobadi wala waan kubariya kuladuwaan soodhaQaso
@yaxyenoor5655
@yaxyenoor5655 Жыл бұрын
Coming soon 300k🥰🥰🥰🥰🥰
@ishiikaaabdi5306
@ishiikaaabdi5306 Жыл бұрын
Qisoyiinkaa wllo no soo dadajii waa kaa heelaa ogaal cusub
@omaryusuf6762
@omaryusuf6762 Жыл бұрын
Thank you for uploading the real News's that happen
@cookwithme8048
@cookwithme8048 Жыл бұрын
Xaqiiqada ka danbaysa in uu wiilkan yari falkan xun gaysto ayaa ah saamaynta uu kaga tagay la dhaqankiisii hore waxaan hore u arkay qisooyin badan oo caruur ku dhacday oonaakhirkii axmaqiin ka dhigtay subxanallah ilmaha aynu ula dhaqano si wngsn inaga oo tarbiyaynta ka tagayn waa iga talo
@ahmeth3832
@ahmeth3832 Жыл бұрын
Golden voice is coming
@adnahasan1823
@adnahasan1823 Жыл бұрын
dadweynaha ama channel kiisa kle ee mo fami ayuu yaala "pop smoke" qisadiisu
@allahmahadle1330
@allahmahadle1330 Жыл бұрын
Ciidanka maraykan ee aynu waxa qarxa u naqaano geesinimo ka dheer aan buunbuunin ahayn xitaa ragga macaliminta iyo ciidankaba kabadha caruurteda so badbaasatay ayaa dhaanta waxan isleeyahy gabadh somaliyed ayay ahayd ba
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Waa ilmiyey wlhy ax Hadan umaleya ilahaw caruurta no xafid
@calimaxamedjimcale1347
@calimaxamedjimcale1347 Жыл бұрын
Waa mahadsan tahay sxb ee noo soo badi sherkooyinkan oo kale
@kafiasalad7702
@kafiasalad7702 Жыл бұрын
Wll mar walbo noo soo duub run ahantii wan ku xisnay
@QaaliAxmed-j5f
@QaaliAxmed-j5f 4 ай бұрын
Hooyo2💪💪💪💪
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Welcome back
@suleekhamaxamed3512
@suleekhamaxamed3512 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
bullying waa bahdilaad ama ceebaysi loogaysto qof, waana arin sababi kara bahalnimo iyo nacayba,somaaliduna sida maxaygay u taqaana wllhi markay marmarsiiyo kuwaayan
@keydkasuugaanta
@keydkasuugaanta Жыл бұрын
Booliska waa ka cabsadeen wiilkaan hhhh
@apdaleapdale9521
@apdaleapdale9521 Жыл бұрын
Zxb see tahay ogaal 🤍
@abokorabco9393
@abokorabco9393 Жыл бұрын
golden voice
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Golden voice 🔱🤙
@ayanali2789
@ayanali2789 Жыл бұрын
Lkn zxp soo badi wanu doonynaayey qisooyin daban
@huseinmhamud4745
@huseinmhamud4745 Жыл бұрын
Ax aad bay u xanuun badantahay 😥
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Жыл бұрын
Masha Allah keep going my dear br and success InshaAllah ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@t.o.bfamily
@t.o.bfamily Жыл бұрын
Mashaalah Golden voice
@mohakshey4037
@mohakshey4037 Жыл бұрын
Legend Keep Going 😍
@ameinmohamouth7233
@ameinmohamouth7233 Жыл бұрын
si uu Chanel kagani uu dawasho fcn u gaadho si dhakhso ah uso gal gali videoyada thks👍
@jamalmohamedabukar9794
@jamalmohamedabukar9794 Жыл бұрын
Ilmaha yar hadaan cuqdad ku dilno , beri markee weenaadaan si dhab ah anaga ayee inoo dilayaan .
@fy4r
@fy4r Жыл бұрын
HORE USOCO LPH🦁
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Soo badi lph 👍🏾
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Xppi ku xissye miya xanuatye😢😭
@4213ROM
@4213ROM Жыл бұрын
Mss you ppe
@xasasiyt6035
@xasasiyt6035 Жыл бұрын
@@4213ROM dhax roor😂😂
@zakinhozk8566
@zakinhozk8566 Жыл бұрын
😭😂😂♥️
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
😂😂
@zakinhozk8566
@zakinhozk8566 Жыл бұрын
@@sumayayusuf4478 xlimo kuusey ma xanunsate😭😂
@bashiiromar
@bashiiromar Жыл бұрын
Ustaad dad aan aniga kamid ahay waxaan kuugu soo biirnay documentary oogu horeeyay aad soo galiso calashaan aniga adigoo maraya 13kun kuugu soo biray waaydan danbe waxaan kuugu aragnaa dib u celin barnaamijyo qaar 2sano kahor aan daawanay ayaad nagu soo celisaa plz inaga daa waxaa jiraan boqolaal kun oo dacdo oo wali aadan soo gudbinin fadlan hor inoowad dib haa inoo celinin mahadsanid
@xaawocabduqadir9054
@xaawocabduqadir9054 Жыл бұрын
adiga u maleyo wiilkan wax isku eg waligisa maba so deyin so wll haku qaldamin qofka qisoyinkan cml ma jecli wad dhihi karta lkn qofka wanadisa wa la qata ogal cusub na wa wiilka aan ugu jeclahay youtuberada somalia
@hudeyfaabdullahi
@hudeyfaabdullahi Жыл бұрын
​@@xaawocabduqadir9054 waa sax anigaba dadki ugu horeeye ee ku soo biiro ayan ka mid ahaa waligeyna kuma arag hal qiso oo labo mar lagu soo celiyey muqaladisa ima dhafan marka ustaadka. Dhaliil yar xata ma lahan qofkana la iskama daleeceeyo
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Hooyadood anigaa wasa ciidankeee igadaaa nacalad haku dhacdee🥺
@Hakarsane
@Hakarsane Жыл бұрын
Mafiicna ina wiilka marku qaangaadho inaa lala loolamo
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
M.A war aniguHna hadan adiga iyo yuotoperada somaliyed aan Hal meel idinku arki lahaa sidaa ayan idn gali lahaa
@Dunyakpop2
@Dunyakpop2 Жыл бұрын
Wll codka maxaad ku duubtaa
@MaxamedMawliid-c3u
@MaxamedMawliid-c3u Жыл бұрын
Golden voice
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Жыл бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil
@inamolid5019
@inamolid5019 Жыл бұрын
Waa wiil fcn sababto ah kuwii ciilay ayuu afka ciida udarey ileen waa gaali yaryar maalin kasta yaasaa udhameya imisa caruur Muslim ah ayey aabayashod soo laayen sida ciraaq Afghanistan
@sakaria_x79
@sakaria_x79 Жыл бұрын
Pop smoke 🚬 👌
@Nasteexo0842
@Nasteexo0842 Жыл бұрын
Asc walal Idaho kasoo hadal
@suldancj1943
@suldancj1943 Жыл бұрын
250 subscribers coming soon 🤞 انشاء الله 😁
@sadiaalas7042
@sadiaalas7042 Жыл бұрын
codka dahabiga mahad sanid Aawey part 2
@silentgirl2113
@silentgirl2113 Жыл бұрын
Xaasidsanaa ninku ciýaalka muùu ciilkaa intaa le eg u qabay
@omaryusuf6762
@omaryusuf6762 Жыл бұрын
I have a question whats your name
@CayniMalik
@CayniMalik 2 ай бұрын
Camera 🤳 wey fican taahy marka qaar wlaahi waa cadeemo naadiiif ah
@israabdiahmed1736
@israabdiahmed1736 Жыл бұрын
Luka magnotta iyo lin jin wll kastoo hadal bal
@siikawesiikaweadan7641
@siikawesiikaweadan7641 Жыл бұрын
Waxa fiican bad soogudbisaa bro lkin halagu arko
@Crysynever
@Crysynever Жыл бұрын
Sxb aad baan kuutaageraa ee wajigaaga natus please codkaaga cabsidaa iyo wajigaa baan iskufiirinlahaaye
@mawliidjk5055
@mawliidjk5055 Жыл бұрын
Arin wanagsan ayu sameyay wadaa Na I noqoty aniga
@zeyfi_700
@zeyfi_700 Жыл бұрын
After #OneWeek We miss U🎉#GoldenVoice❤
@zackmohamett5872
@zackmohamett5872 Жыл бұрын
Kkkk wra zeyfi🤣🤣
@istarlinahmed3540
@istarlinahmed3540 Жыл бұрын
good work 👍🥰
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 Жыл бұрын
Askariga tilaaabo la antisa dhib badn gadashi dhacy
@Kfs_fan
@Kfs_fan Жыл бұрын
Abwe marianna bachener
@abdikariinomar6798
@abdikariinomar6798 Жыл бұрын
Wanku salamay szb ninka police ka ah ee ugu horeeyey ee arkay kayar sababtuu xabada ugu ridiwaayey miyaan lawaydiin sxb mise adigaa faafaahinta naga ilaaway mahadsanid janelkeena ogaal cusub
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Diyarada nepal ku dhacday kaso hadal plz
@abdifataahhassan2778
@abdifataahhassan2778 Жыл бұрын
I like the really story’s
@abdisalaamsalah1365
@abdisalaamsalah1365 Жыл бұрын
Waxa jirta qiso tan oo kalaa oo Sweden ka dhacday wiil soomali ahna ku dhintay kasoo hadal bro thanks a lot
@QaliAdan-wp9cw
@QaliAdan-wp9cw 18 күн бұрын
Hooyo
@silentgirl2113
@silentgirl2113 Жыл бұрын
Yaraanta waxa ku dhaca ilmaha weynaantiisa way sameenaysaa
@ayanali2789
@ayanali2789 Жыл бұрын
Wax wagaasan dadka Carbkala iskuul Gaar ah Loosameeyo sidaan laaagu jeesjeesin wyo hadiikale Xiqidi iyo nacayb Dadan u qaadi caruurta aaan hag hagda lahayn Iskuulka la dhigta
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥Wa calol xumo wen
@mohamudmohamed
@mohamudmohamed Жыл бұрын
Ciidanka waxey u badbaadin waayen caruurta badankooda wa Latin cadanka wa cusureyiin bal hadey ahaan lahaayen caruur cadaan ah kwrn arinka 30min ila 20min kuso afjari lahayeen
@rashkaade
@rashkaade Жыл бұрын
Labo qalad ayaa dhacay Oo aad u weyn kow 18jir Oo aqligisba kala goin In waxas hub ah lasiyo iyo askarigii Arkey Oo Haduu cabsadey xata in uu gurmad dirsado ahed Askarigas wa dambile sababta waxuu u imaadey Ayuu dayacaybe
@Deeqow
@Deeqow Жыл бұрын
Nio isbuuc ama Mudo iska maqnaneysa sxp muqalada noo soo badi malin kasta ciwankada waan soo boqda Golden voice ☝️
@adnahasan1823
@adnahasan1823 Жыл бұрын
dee wll wixii in laxaqiijiyo labaadho sow looma baahna oo bulshada horkeeno wX lahubo oo runa sidaas owgeed ayuu uraagaya samirka badi hadii aad dooneyso wax xaqiiqaa
@hudajamac4392
@hudajamac4392 Жыл бұрын
waxan Arkay walid koo oyayaa Ayan ku Arkay tiktok
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim Жыл бұрын
ᴍɴᴄʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ
@mohammedabdinasir8365
@mohammedabdinasir8365 Жыл бұрын
Legend Always Legend 🙏
@qamarojaabooni6363
@qamarojaabooni6363 Жыл бұрын
Walaal qisooyinka azxaapta noosoo tabu
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
Salvador so Dal may aheyn🤭
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
sawirkeedii ugu dambeeyay ka hor intaanay dhiman
19:25
Ogaal cusub
Рет қаралды 100 М.
أسئلة عن المجموعة الشمسية | حلقات مجمعة
1:59:22
أسئلة نص الليل
Рет қаралды 1,4 МЛН
sabab doqoniimo ah ayuu qoyskiisii ku...|Yaab
18:36
Ogaal cusub
Рет қаралды 54 М.
أسئلة عن الحيوانات المنقرضة | حلقات مجمعة
1:36:12
أسئلة نص الليل
Рет қаралды 982 М.
Gurigeedii ayuu kasoo daba galay kadib...
17:05
Ogaal cusub
Рет қаралды 55 М.
Kadyrov Went Against Putin? / Poland Declares War on Russia
11:17
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН