Ogaansho wuxu caan ku yahay magaca guud ee ah islamnimo somilnimo 🙏👍
@SomalestineКүн бұрын
AAD IYO AAD MASHA ALLAH ❤️😊
@cabdiquduusbinuaxmed800323 сағат бұрын
Waar wararka caalamkan ka dhegaystaa laakiin somalida wuu ku dhiiqaystaa
@Somalestine22 сағат бұрын
@@cabdiquduusbinuaxmed8003 Sideeh?
@SOMALISAHAN22 сағат бұрын
Wan kugu racsanaahy lkn calmaninta feminist iyo iyo wixii mujrima e somali kudhaxjiro saaid ayy u necebyihiin ninkaan
@hiboabdisalam100822 сағат бұрын
@SOMALISAHANqof walbo orun sheg ah lama jeclo
@MubarakZКүн бұрын
Allah hasoo gaba gabeeyo😢🇵🇸 🤲
@zakaria_abdi17 сағат бұрын
Ogaansho ilaahay khayr hasiiyo wlh majiro kanaal kale oo si madax banaan uga hadla aan ogaansho iyo wariye nadaara ahayn. labadaas rag baa si madax banaan dhacdooyinka uga hadla oo dadka u dareensiiya macnaha islaanimada iyo dhagarta gaalada. Kuwa kale sida maracade iyo waaberi iyo ragaas kale iyagu sidii idaacadii bay u hadlaan warkoo saafiya oon simadaxbanaan loohadlayn bay kusiinayaan. Mahadsanid cumar inshaar❤
@somproduction516713 сағат бұрын
@zakaria_abdi Ha ilaabina waaberi media Iyo annaga production maracade show intaasi waa ragga somali ugu qiima badan
Omar inshaar allah hakaa abaaliyo chanelkaagu waa chanelada Islamic ah ee somalida kuwa ugu runta badan ee xaqiiqda islam ka soo gudbiya. اللهم أعز الإسلام والمسلمين واذالشرك والمشركين، اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
@MaxamuudDaahir-lq1ff15 сағат бұрын
Amiin yaarabi
@abdirahmanhusseinabdi6348Күн бұрын
Amuura leeyahay inuu alle ii fududeyo ii duceeya walallayal gazana alle garabkoda ha noqdo ❤
@fartunhusen164819 сағат бұрын
Alle ha kuu fududeeyo wll 🤲
@abdulkadiralimohamud899423 сағат бұрын
قال الله تعالى: ولا تهنوا ولا تحزنوا وانتم الأعلون إن كنتم مؤمنين❤
@SuhaybMoha-d2k22 сағат бұрын
نعم لا نحزن نحن نعلى ان كنا مؤمنين
@abdiazizmohamed4170Күн бұрын
Ajar for both of us SubhanaAllah 5 Alhamdulilah. 5 AllahuAkbar 5
ويومئذ يفرح المؤمنون بنصر الله ينصر من يشاء وهو العزيز الرحيم🤲🏻
@SuhaybMoha-d2k22 сағат бұрын
نعم صحيح كلام الله
@saalax12axmed1920 сағат бұрын
Haa wlhi wll illahay ha u gar gaaro walalahen reer falastiin 😢☝️🇵🇸
@OgaalWacan19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤صدق الله العظيم
@Rahmah-MercyКүн бұрын
Ustaad Omar Mabruuk Illaahay guuleeyay ragaas aan jirin aduunka wax lala masli karo geesinmadooda iyo cilmigooda Illaahay Muslimiinta dhibaateysan hala jiro.Alhamdulillah cala kuli xaal.
@abdirahmanadamsiad44222 сағат бұрын
جزاك الله خير الجزاء وكفا الله المؤمنين القتال❤
@dauddahir417011 сағат бұрын
الحمد الله دايما وابدا الشكر لله ثم لك الحمد والشكر على كل حال ياودود ياذالعرش المجيد يا ذالعرش المجيد يا المبدي يا المعيد يا فعال لما تريد اللهم انت الاول فليس قبلك شي وانت الاخر فليس بعدك شي وانت الظاهر فليس فليس فوقك شي وانت الباطن فليس دونك شي اقضي عنى الدين واغننامن من الفقر ❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله وحده ، صدق وعده ، ونصر عبده ، وأعز جنده ، وهزم الأحزاب وحده ، لا اله إلا الله ولا نعبد إلا إياه مخلصين له الدين ولو كره
@MaxamuudDaahir-lq1ff15 сағат бұрын
ولو كره الكافرون
@c.c.53623 сағат бұрын
Alxmdullilaah yaa Rabbi. Xalay aniga oo sii seexanaya ayaan soo xasuustay walaleheen caloosha ayaa saaid ii xanuuntay walahi. Saakadii aan rabay in aan akhbaarta fiiriyo madaama aan stress xun ka qaaday oo aan iska hakiyay warbaahinta, aan soo kacayba khabarkaan baan la kulmay Alxmdullilaah Yaa Rabbbbiiiii❤
@habsamegraphics650822 сағат бұрын
Wll Marlabaad Miyaa La Duqeeyey Markii Heshiiska Dhacey kadib
@SomalestineКүн бұрын
Allahu Akbar Ilahoo Farxad Dhameestiran Sii Wllahen Falastiin iyo Guul Ciribteeda La Mahdiyo Yuhuud na Dhexdooda Isku Salid Ya Rabbi 😭😭😇🤲🥲🎉❤️❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚💚💚💚💚💚🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AadanCabdisalaan-e5vКүн бұрын
الحمد لله الذ نصر اخواننا في فلسطين
@FatimaMaxamed-xp3pyКүн бұрын
Alx waa war kii ugu faraxad badnaa oo aan maqlo sanadkan wlhi alx alx allow adaa igu simay inan nolol ku soo gaadho guusha reee falastiin yaarabih
@xaliimogeedi3204Күн бұрын
Yuhuud iyo inta tagerta balan mayaqanaane alle ha u gar gaaro walalahen rer qasa
@MaxamedCabdiraxman-o2bКүн бұрын
Wallahi farxada aan dareemay maqiyaasi karo sanadkii guusha suuriya,❤❤❤❤suudaan ,falastiin
@AaminaBusur20 сағат бұрын
Insha allah allah ha u adkeeyo guushaas soomaalina allaha mideeyo oo kitaab keena kuwa kudhaqma hanaga dhigo
@muxsincabdi860318 сағат бұрын
Masha Allah allaahu akbar ilaah baa guul siiyay alxmdlilaah
@GTMTROLLКүн бұрын
Ilahey baa mahad Iska Leh joojiyey daglkii Gaza Los Angeles na dab ka huriyey❤❤
Alhamdulilah ilaahey walalaheena ha u siyaadiyo guushaada iyo farxadooda wana ka xunahay waliba si qalbyanah waayo hadal iyo gacan toona kuma aan suuli karnoh dulmiga ay daqiiqad kasta wajahayaan ilaahey sabar ha siiyo muslimiinta oodhan meel asta ay joogan ilaahayow waxaan dhamaanteen ka magan galnay quusta iyo niyad jabka uu shaydaanku ku beerayo qalbiyadeena Alhamdululaah ALLAH AKBAR
@samiracabdalla7514Күн бұрын
alxamdulilaah allahu akbar geesiyada allah baa guuleyyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@osmanhassan7283Күн бұрын
نصر من الله و فتح قريب. ❤❤❤
@haawomaxamed7408Күн бұрын
Alhamdulilaah ❤🎉🎉 intee baa sugaynay warkaan farxada leh ya Allah 🤲✌
@adenhassanbashir493021 сағат бұрын
Ustaad Caamirow Mahadsanid.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaymuunAbdunazer-fd8bfКүн бұрын
Alhmdulillah allahu akbar qasa kaligeed aya guulaysatay fadliga illahey❤
@MohamedHussein-c5o18 сағат бұрын
ألحمد لله Ugu dambeyn Xammaass way guuleesaty
@qadrodahir789623 сағат бұрын
الله اكبر ولله الحمد والشكر أللهم اعز أهل غزة والفلسطين ❤❤❤
@Aisha_Awes.i954412 сағат бұрын
الحمد لله Allo ugar gar walehena Muslim's ❤
@whome4851Күн бұрын
Wallahi sidan ookale ayeey uegtahay markuu illaahay kula-jiro ❤❤❤❤❤.
@somalicopra294020 сағат бұрын
Alle ayaan u madnaqeeynaa oo wallaheyn dhibta ka dulqaada oo adkeeyis quluubtooda ku beeyra tan ilaa bilowgii iyo ilaa dhamaadkii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@laylaacabdi686715 сағат бұрын
Farxada waxa u qalmo reer qaza walhi kuwaaso sabray wax badan calamka islaamko dhana daawanaye meshey u gargarilahyen Anagana ceeb io khajilaad ban daremeyna daqiiqadan 😭😭😭😭 الحمد لله والله أكبر ❤❤❤
@Mulki-ek9doКүн бұрын
Alxamdullah allhu akbar dulmiga dhamadkiisa waa shaleyto + guul daro awood kaste lahoow alle balantisa baa ku jabin doonta💯👆 farxad aad u weyn baa dareemay sabarka waa awooda keenta guusha wllhi reer gaza hampalyo wllayaal ❤️
@HoyadeyКүн бұрын
Alxamdulillaah ya rabbi in badan ayaan Alle ka barinay guushaan alxamdulillaah alxamdulillaah ya allah 🎉
الحمد لله الذي قبل دعاءنا. إنه يوم النصر. Alle ayaa mahad leh ducadeenii naga aqbalay. maanta waa maalintii guusha. guulaha muslimiintuna waa is daba joog maalmahaan, siiriya, suudaan ilaa maanta oo ah Falasdiin maasha Allah Alxamdulilah. Allow Soomaliyana ka saar dhibaatada.
Allahu akbar alx ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam alx Allahu akbar
@IstarGaaciye-w6x23 сағат бұрын
Masha Allah alxamdulilaah hambalyo hambalyo ❤❤ ❤❤
@MohamudTarget18 сағат бұрын
Cumar hinshaar ❤❤ rali ahaw hadi an magacaaga qalday lkn horay u soco Shaqsi wanagsan warbixin wanagsan si wanagsan uso gudbiya oo qalbi wanagsan leh ayaa tahay wanaag badan ayan ku rajaynayaa aduun iyo aakhiraba insha allah
@Mohamed82155Күн бұрын
Alxmduliilah y'a rabi wallahi wan farxad oyaay 😭😭🇩🇯
Guul darada yuhuudu sidaa ay u bilaabantay bay u soconaysaa insha allah alle waxaan ka baryayaa iney muslimiintu midoobaan ❤
@NadaaramohaNadaara143Күн бұрын
ٱلحمد الله ٱلحمد الله ٱلحمد الله الله أكبر ولله ٱلحمد الله أكبر ولله ٱلحمد الله أكبر ولله ٱلحمد لاتقنطو من رحمة الله ٱلاإن نصر الله قريب ٱلله قادر على كل شئ الله غا لب على كل شئ
@user-naimah22 сағат бұрын
Masha allah alxamdullilaah illahay ayaa mahada iska leh
@User7654suy20 сағат бұрын
الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات.❤
@fadimoabdirahman912523 сағат бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Alxamdulilah Alxamdulilah farxad aad u ween.
@AALAA-j5lКүн бұрын
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا
Allahu akbar Alxamdulilah reer Gaza Falastiin mabrug ❤❤❤❤ ilahow kii ugu dambeyi ka dhig yaarabi🎉 xisabtan xaga Allah ayey taala wax kasto lagu sameyi reer Gaza xaqoda Illahay ha usoo saaro adun iyo aaqiro
@hibocadar534217 сағат бұрын
4:47 takbiir Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@JasmineJeey16 сағат бұрын
Alx ilahaa mahad leh na tusay farxadaaan alx Allaw ayadoo dhameestirantay na tus🤲🤲🤲🤲🤲🙏
@ummucayn247423 сағат бұрын
فلذالك فليفرحو هو خير مما يجمعون..الحمد لله دائما وأبدا❤
@FahadFaysal-y9m13 сағат бұрын
Alhamduliha alle yaa mahad leh Lkn xaaladi sayria ee weerar ka ku soo qaden halku maraya