Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato

  Рет қаралды 324,579

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

maxay qasab u tahay gaar ahaan waqtigaan aan noonahay in aad aamusnaanta barato si aad u badbaado dhinac waliba .
1952 muusiqaar aad caan u ahaa waqtigaas lagu magacaabo John cage wuxuu lahaa xaflad weyn oo ay kumanaan qof kasoo qayb galeen .
dadku waxay sugaayeen xaflad qaylo ah music la garaacaayo lkn waxaa dhacay wax ayna filaynin
musiqaarku wuu soo galay : wuu fariistay kadibna saacad ayuu ku buuxiyay daqiiqad , aamusnaan ayaana xigtay : hadana wuu ku buuxiyay : sidoo kale aamusnaan ayaa xigtay .
4 daqiiqo iyo 33 ilbirisi ayuu fadhiyay asagoona hal kalmad ayna afkiisa kasoobixin : nambarkaan 4’33 wuxuu xambaarsanyahay albunkaas aamusan ee ilaa maanta la is waydiiyo 4.33 aamusnaan ah kadib sidii in ay xafladii dhamaatay ayuu iska kacay nagu kala wado hal kalmad afkiisa kama soo bixin sabab
Ujeedkiisu wuxuu ahaa sida uu sheegay in aamusnaantuba ay ka dhigantahay hadal in codka dabaysha dhibicda yar ee roobka qufaca qof gadaal fadhyo nax naxada ayba tahay hadal , ujeed ahaa wax yar aan dhagaysano caalamka nagu hareeraysan aamusnaan aan ku dhagaysano .
Waxaa jirto oraah caan ah oo laga yaabo in aan inteena badan maqalnay oo ah “ aamusnaantu waa luuqada cuthamada “
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 592
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋
@xasanekey3919
@xasanekey3919 2 жыл бұрын
inaa ku dayato aa muuhiim ah wll mcn kusali nabiga scw
@djprince5904
@djprince5904 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maxameddeeq9455
@maxameddeeq9455 2 жыл бұрын
Sala laahu caleehi wasalam
@maxaadhacaychenal9523
@maxaadhacaychenal9523 2 жыл бұрын
@Amiinaliiban1780
@Amiinaliiban1780 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@cashokhadiiji1956
@cashokhadiiji1956 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad sayidi al umam sayidi waladi Adam
@cabdisamad3801
@cabdisamad3801 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
قال عليه الصلاة والسلام: "من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليصمت" (رواه البخاري، ومسلم).📚
@AliAhmed-yc1xv
@AliAhmed-yc1xv 2 жыл бұрын
Farmajo cml Wu ino amusay
@anigaiyoadiga6849
@anigaiyoadiga6849 2 жыл бұрын
@@AliAhmed-yc1xv 😅
@hodankeyf3592
@hodankeyf3592 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@fatximaalin9670
@fatximaalin9670 Жыл бұрын
Scw scw nomskar nomskar nomskar
@SaaraIbrahim-fo1io
@SaaraIbrahim-fo1io 4 ай бұрын
Mnsha allah
@abdullahi77.
@abdullahi77. 2 жыл бұрын
Walal micno badan masameyneyso in aan ku amaano waayo waadba amaanantahay allaah haku xifdiyo wllkey omar inshaar ❤️ 🙏
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 2 жыл бұрын
Qofkii rumeysan allaah iyo maalinta Aakhiro khayr Haku hadlo ama ha iska aamuso Nabiyulaahi Muxamed calayhi salaatu wassalaam
@jaabiraadan7282
@jaabiraadan7282 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@xamsemaxamed8026
@xamsemaxamed8026 2 жыл бұрын
Scw
@mcmoha6835
@mcmoha6835 2 жыл бұрын
Scw
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:"من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أوليصمت"
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 10 ай бұрын
scw scw scw scw
@aishaabdirahmanahmed2556
@aishaabdirahmanahmed2556 4 ай бұрын
diinteen waa kaamil alxm ❤
@KALAKARIS.SHORTS
@KALAKARIS.SHORTS 2 жыл бұрын
One of the best motivational speaker i ever heard ● Omar inshar ● jazakalah kheyr bro keep going ♤
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Abdirahman-8
@Abdirahman-8 2 жыл бұрын
Fadlan kadaa luqadaha rer galbeedka keenidoda meshan okale. Dad Somali ah ayaa wax loo faidaynaya luqaduna waa afsomali
@Derie10
@Derie10 2 жыл бұрын
Xoolo nool
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Aamusnaanta waa awooda klya ee dadka ka baqaan🤗
@sameramah4437
@sameramah4437 2 жыл бұрын
اذا كان الكلام من فضة...فالسكوت من ذهب
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان اللهم اعز إلاسلام والمسلمين
@maxaadhacaychenal9523
@maxaadhacaychenal9523 2 жыл бұрын
أامين أامين أامين أامين أامين أامين أامين
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Aamiin
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii jacalana mina almuslimin
@saciidojawaahir1415
@saciidojawaahir1415 2 жыл бұрын
امين امين يارب العالمين 😍
@shandileshiine1807
@shandileshiine1807 2 жыл бұрын
آمين
@steffe9051
@steffe9051 2 жыл бұрын
as introvert person i enjoy been silent i feel peace inside
@abdullahiabdi8485
@abdullahiabdi8485 2 жыл бұрын
likewise introvert 2 here
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@mohamedomar9575
@mohamedomar9575 2 жыл бұрын
🤣 People are suddenly the topic they see. Ya ALLAH
@EngmohamedAli-2001
@EngmohamedAli-2001 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك🤲🤲🤲
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar Inshar , Mnsha allh Waa Muuqaal faa’iidadiisa wata xadiiskii nebbiguna scw uu inoo sheegayo “ Qof Eebbe iyo Maalinta aakhiro rumeeyay , wax wanaagsan haku hadlo ama ha iska aamuso”Somalina ayaa horay u tiri “ Af-daboolan, waa dahab “ 🤐
@user-ut4dq4fg5o
@user-ut4dq4fg5o 2 жыл бұрын
Silence is the best defense
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@axmedibrahim4733
@axmedibrahim4733 2 жыл бұрын
Cumar inshaar iyo dhamaan asxaabta wan idiin salamay
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Waan kaaa qaadnay wll
@SaynabMuhumed-cl9sf
@SaynabMuhumed-cl9sf 3 ай бұрын
Waan kaa qaadnay zxp🎉🎉
@muriidichannal1789
@muriidichannal1789 3 ай бұрын
ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ
@SeynabAxmedCumar
@SeynabAxmedCumar Ай бұрын
Scw❤
@smile-db6bv
@smile-db6bv 2 жыл бұрын
Haa ustad wanjeclahay aamuska xitaa jadwal maalmeed keyga sida howl camal ayaan qeybkadhigay waajo ardayda class kaga markey buuqaan ani waxaan kucel celiyaa tasbiixda ama waan aamusaa wana farxaa oo isdhahaa intey hadlaayeen meeqaa faaiday
@hamdushabdilahi1295
@hamdushabdilahi1295 2 жыл бұрын
Gulayso alpi
@ayaanmawlit8547
@ayaanmawlit8547 2 жыл бұрын
Alle caqliga iyo garashada hakuu barakeeyo wll macan
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
الله اكبر ، الله يبارك فيك .
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 Жыл бұрын
ماشاءالله زادك الله حرصا ياأختي
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
قال عليه الصلاة والسلام: "من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليصمت" (رواه البخاري، ومسلم).📚 Suubanahaa yidhi Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee: *“Qofkii rumeeyey Eebbe iyo maalinta aakhiro wanaag ha ku hadlo ama ha iska aamuso”.* 📚 (waxaa wariyay Bukhaari iyo Muslim).
@yahyemohahankey9948
@yahyemohahankey9948 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@calimaxamed3704
@calimaxamed3704 2 жыл бұрын
Afdoblan dahab wll cumar nin aan wx bdan ka faaiday allh ku dhowro keep going
@caydaro1664
@caydaro1664 2 жыл бұрын
“AQOONTAADOO YAR AAMUS BAA LAGU KABAA” Maahmaah
@abdifitaaax9045
@abdifitaaax9045 2 жыл бұрын
اخي عمر جزاك الله خيرا والله اني احبك لاجل الله اسال الله ان يجمعنا الجنه
@sakariyecartan1326
@sakariyecartan1326 2 жыл бұрын
Mawduucii aan ugu jeclaay ayaad caawa kaso hadashey.🥰💯🥰
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 жыл бұрын
Best youtuber an jeclahy 1m isha aĺah
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 жыл бұрын
قال حكيم أشياء يضعف الجسم :- كثير كلام ، سوء طعام ، كثر جماع ، كثرة كلام.
@cumaraxmad3008
@cumaraxmad3008 2 жыл бұрын
السكوت ليس محمودا على إطلاقه وكذالك الكلام لابد أن يعرف الإنسان متى يصمت ؟ومتى يتكلم؟ ولماذا في كل منهما؟ خاصة الكلام كما قاله العلماء شكرا أستاذ عمر
@JOHORMEDIA123
@JOHORMEDIA123 5 ай бұрын
قال نبينا محمد صلى الله عليه وسلم[فل يقل خيرا او ليصمت]
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Alxamdulilaah illahy ban ooga mahad celinayaa oo aamusnaanta igu maneestay waana nimco Aad uween wlahi carabka io hadalka maala yacniga waa wxa sha'yaasha naarta lagu galo mid kamid ah.
@khadarhasan7634
@khadarhasan7634 Жыл бұрын
Alla sharaf badnaayaa akhlaaq badnayaa geesisanayaa nebiyina Mohamed صلى الله عليه وسلم
@amin_abdullahi4801
@amin_abdullahi4801 8 ай бұрын
قد يصنع الصمت مالا يصنع الكلام
@mohametthassannoor2
@mohametthassannoor2 2 жыл бұрын
Ustaad welcome back 👊🏿
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Exactly 💯 💯 dadkeena dhibatay u arkaan amusnaanta Wxa lagu odhnayaa aamusan Ma hadashaba ba hhhhhh Aniguna intaa an amusnay wxban kala shandheeya on eega wxna wan ka fiirsadaa Jawbata layga raban xoga bay qadataa inan so celiyo Really way fcnthy waliba waqtigan Wxkztan lagama jawabo Alx abahay Ban ka raacay dabeecadan
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Diktoor is nacay baad tahay
@ibraahinfaarax757
@ibraahinfaarax757 2 жыл бұрын
Barnaamid xasaasi ah m.a
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Masha allah Really maanta barnaamij ku inuu Aniga iga hadalayo unba moodaa waan jeclahay Aaamusnaanta badan waana ku faa iiday Runtii Maskaxda Kuu kala Daganaanaysa Energy gaaguna kuu kaydsamayaa oo Marka wax Muhiima oo laga hadlayo ama ku Quseeya jira un Hadlaysaa
@abdimahamud8436
@abdimahamud8436 2 жыл бұрын
Masha allah walalkayga muslinka ahaw walalkayga soomaliga ahaw allah ha ku xafido if iyo aakhiroba muddo badan baan diiqad baan dareemayay laakin caawa calal aqal waxan dareemay farxad waad mahadsantahay waxa la yiri asamtu yu adiik ila salaam shukran ya akhil kariim
@bahjaidaaqiila3787
@bahjaidaaqiila3787 2 жыл бұрын
Waan ku sugaaye omaroow💝💝💝 barnamijkaaga balwad ayuu iinoqde abaalkaga wan hayaaa
@adamcali5281
@adamcali5281 2 жыл бұрын
Waa maskax aamusnaato waa muhiim
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 2 жыл бұрын
Mawduuc wanagsan oo qimihiisa leh ayanu ka fa.idney ustaad Omer inshaaaar jasaka lah kheyr ✋❤️
@caaqilkawayn4570
@caaqilkawayn4570 2 жыл бұрын
الصمت أغلى كثير من الكلام
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
44 minutes 3.4 kun views Masha Allah ❤️ guuleyso walaal.
@mahadiman1887
@mahadiman1887 2 жыл бұрын
Wad mahadanty cumar
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
اللهم ما انصر الاسلام و المسلمين اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
@MaryanAbdilahi-nj7io
@MaryanAbdilahi-nj7io 11 ай бұрын
Ku sali nabiga salalaahu calayhi wasalam💜
@shukrixasan9715
@shukrixasan9715 2 жыл бұрын
qofka hadalka badan leh qalalaatkiiso ayaa bata. mararka qaar wuxuu sheego haduu waayo xitaa nafsadiiso ayuu wax ka sheegaayaa. tankale qofka warka badan wuu ka dambi badanyahay kan aamusan. lkn mararka qaar ayuu muhiimyahay hadalka sida marka aad dhacsaneyso xaqaado. markaad aamusantahay waxa aad ka nabadgaleysaa dadka shartooda.
@shuaybabukar568
@shuaybabukar568 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay Ustaad👏
@somalipranks1502
@somalipranks1502 2 жыл бұрын
Sida farmaajo u aamusa. Dadku waaku jeclanayaan
@Issa-adam1
@Issa-adam1 2 жыл бұрын
marka hore wan kusalaamay ustaad cumar inshar , aniga ahan barnaamijyadada intii aan daawaday wax badan baan kafaaidey midkan waa mid aad ugu roon soomaalida maanta waalatey ku waalateyna social media , thank you
@zahradurow9525
@zahradurow9525 9 ай бұрын
Maa shaa allaah walaal waa runtaa allaaha ha ku caafiyo Amiin amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@Hassa-daad3
@Hassa-daad3 2 жыл бұрын
13:49 daqiqo Ayan amusnaan kugu dhagesanayay wax badan baan faaiday walal mahadsanid
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 Жыл бұрын
MaashAllaah maskaxda ku nasanayso
@hasannaqiipcabdi6619
@hasannaqiipcabdi6619 2 жыл бұрын
Wallahi anaa aamusan maalinkii sedex meelod maalinkii cid ilahadasho majirto dadkuna wax yaabo xun igama sheegaan 👍
@pepe-kx2jt
@pepe-kx2jt 2 жыл бұрын
Aamusnaantu Waa sheyqaali ah sxb ilaahey hakuudeysto
@maxamadcabdi6124
@maxamadcabdi6124 2 жыл бұрын
M.a saaxibka dhalinyarada.
@malaykaboone5888
@malaykaboone5888 2 жыл бұрын
Waa isgii abwaankii lahaa "" aamusniduba waa hadal , La adeegsi bido goor"
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 2 жыл бұрын
ustaad cumar inshaar, runtii muuqaaladaadu nolashayda wax badan bay ka bedeleen wax badanna waa kaa faaiday. Guulayso ustaad.
@maxamedcisman9111
@maxamedcisman9111 2 жыл бұрын
قال علي بن ابي طالب رضي الله عنه"ادا تم العقل نقص الكلام" هي علامة تدل مهمة الصمت
@mohamedbarkhad2818
@mohamedbarkhad2818 2 жыл бұрын
Aamusnaanta waa luuqada Dadka Sar sare😎🗣
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Mnsha Allah jazakallah kheyr ustaaad mawduuc Xulan 💯
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✔ n ❌ Maa Shaa Allaah ✔ n ❌ Bare= استاذ Ustaad (carabi)
@DUNIDADAHSOON
@DUNIDADAHSOON 2 жыл бұрын
24 hours 50 views aan soo maraa halkaane 1 minutes 500 views Hormar wacan bro waan gaari doonaa anneh isnha allah
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 жыл бұрын
dadaal waa gaare insha Allah
@samiramusa4422
@samiramusa4422 2 жыл бұрын
Masha allah
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 2 жыл бұрын
Chenalkada Wa Booqday Kaliya Wxa Ku Hesto Wxay Ila Tahy Inaad Vidoashada Kala duwan Yahin,Wxa Ku dadaasha Vidoasha inay Hal Qaab Ku Socdan
@DUNIDADAHSOON
@DUNIDADAHSOON 2 жыл бұрын
@@ibtisam1638 mahadsanid wlshey waad igu ogthy
@DUNIDADAHSOON
@DUNIDADAHSOON 2 жыл бұрын
@@updihakiimcllahi790 ok sxb isbadal deg deg ah Ayaan sameynaa I.a mahadsanid 💯
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
Silence is golden
@abdirazakgarad8785
@abdirazakgarad8785 2 жыл бұрын
Silence is golden!
@zannanabdi3076
@zannanabdi3076 2 жыл бұрын
Af dabolan wa dahab
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 2 жыл бұрын
Af ingiriiska kufsiga kadhaafa 😂😂😂
@maxamedxariir243
@maxamedxariir243 2 жыл бұрын
LEGEND SALAAN SARE
@mohametsugulle4081
@mohametsugulle4081 2 жыл бұрын
4 sano oo aan dugsiga sare dhiganyey aamus baa caado la dhigtay ilaa ay ardaydu ila yabaan Hadad aamuska iyo hadalka badan iska dayso in aad laguu ixtiramayo
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 Жыл бұрын
MaashAllaah waa sax
@maajidabdirashiid9166
@maajidabdirashiid9166 2 жыл бұрын
Ugu dambeen ciwaan iquseeya ayaa soo dhacay anigana uguso horeya😂
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 2 ай бұрын
Kkkk comments jooji 😅😅😅
@rohosafi7888
@rohosafi7888 2 жыл бұрын
Silence is the ultimate weapon of power
@aliafrika06
@aliafrika06 2 жыл бұрын
Sida fahad Yaasiin💙🤝
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial 2 жыл бұрын
شكرالك استاد عمر جزاك الله خير
@maxamadali336
@maxamadali336 2 жыл бұрын
Maa sha Ustaad💝💝💝
@masraxa7
@masraxa7 2 жыл бұрын
Wll Alle dartiis igu caawi SUBSCRIBE 🙏
@NAQEEYE
@NAQEEYE 2 жыл бұрын
Qofka eebbe doortee Aakhiro rumeeyoow Afku waa god naare Eraygaaga khayr yeel Ama aamuskuun badi" Mawliid Ahmed Nour
@cabdinaasir9516
@cabdinaasir9516 2 жыл бұрын
Rasulka aya mar hore na dhahay qeyr ku hadla ama ika aamusa
@Farhan-1-11-23
@Farhan-1-11-23 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad.
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 жыл бұрын
Waa runta wllky illahey haku xifdiyo ☝ 😍
@shaaficicabdillaahi9738
@shaaficicabdillaahi9738 2 жыл бұрын
M.a wll omar sharaf korkaada ha ahaato💛💫
@waliidmiqdaad1796
@waliidmiqdaad1796 2 жыл бұрын
MuuqaladaN CAMAL OO KUSABSAN Aamusnaanta ku saabsan noo so badi wll omar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Inad noqoto qof amusnan badan wa arin fican waxan jeclahay qof ka amusnan badan edeb badan
@elmigutale8088
@elmigutale8088 2 жыл бұрын
Jazaakumu LLaahu Kheyran,Saaxiib waa Runtaa,Marka hore Waa Dembi Buuq iyo Caay aan macne ku jirin. 2.Hadal badan wanaag uma badna.3.waxey ka soo horjeeddaa Xadiiska Rasuulka CSW Salaam ee Kheyr Sheeg ama Iska Aamus.Murti Hore oo Somaliyeed ayaa Tiri: A. Af aamusani waa Dahab. B. Af aamusani ma Xujoobo. C. Ku hadal ama ka hadal waxaan Wax tar laheyn waa Khasaaradaada. Thanks All&Alone.
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
Waan ku salaame walalke omar inshaar Hori usoco walal best KZbinr Somalian baa tahay wax badan baana ka faide walal illah haku sharfo❤❤
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Aamusnaanta waan aqaanaa balse waana hadlaa hadalkaasna in aan iska jaraa rabaa iisoo duceeya😮❤
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Wa aleikum Salam my brother Omar inshaar 💯❤keep going ♥ Chanelka ogansho ♥ ❤ ✔ 💯
@ismalure-25
@ismalure-25 2 жыл бұрын
Jazakallah Kheyr wall Waa muuqaal Muhiim ah💯
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 2 жыл бұрын
Umada soomali nahay gaar ahan dadka dad 40 sano ka yar dagaal iyo caay iyo qabyaalad ku soo barbareyn aamusnanta qofka toosan oo samiil ah waxa loo gaba in doqon yahay bulshada dhankeeda sidas sidee daganan ku hesha cml ninka ama gabarta dulqad lec waa laxaqiraa muranka iyo cayda reer magalnimo u qabna,waxa ka socoda social media cml maxasanid ustad Omar guuleyso 👍
@KALABIXINTA
@KALABIXINTA 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar inshaar waxwalibaa waa sida aadsheegtay aduunkase waa mid umuuqda gabaabsi
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
Mowduci 2bad ee amusnatada,mahadsanid ustad!
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 2 жыл бұрын
Aamusnaanta waa luqada aan ugujeclhy 🤭🤭❤❤❤
@xasanyare7660
@xasanyare7660 2 жыл бұрын
Thanks omar inshaar
@abdullahiahmed5689
@abdullahiahmed5689 2 жыл бұрын
MASHA Allah ogaansho ❤
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
Shukran Wll Omar.
@subayrcumar5185
@subayrcumar5185 2 жыл бұрын
Mahadsanid wallakay omar inshaar, Saad xaqiiqoyinka aduunka noola wadaagto
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Жыл бұрын
The best person over the most knowledgeable and the most shy of Allah created is prophet Muhammad
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdifatahali4984
@abdifatahali4984 2 жыл бұрын
may Allah bless you. you are doing a great job
@maxamedcalimaxamedcali4664
@maxamedcalimaxamedcali4664 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cafiifa241
@cafiifa241 Жыл бұрын
Waa illahay mahadi haduu somali ilayhy qof saan wx tar uleh nolosheydana wax bdn kabadalay shukran wll qaali Allaha kubarakeyo
@a.hassanjama4571
@a.hassanjama4571 Жыл бұрын
الصمت زين والسكوت سلامة فإذا نطقت فلا تكن مكثارا ما إن ندمت علي سكوتي مرة ولقد ندمت علي الكلام مرارا يقول برنارد شو تعلمت السكوت من الثرثار والرحمة من ذوي القلوب الغليظه ومع ذلك لا أحمل لهم أي جميل..
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي العزيز
@Mubarik_Mustophe
@Mubarik_Mustophe 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalkay qaliyoow😻
@daaudcabdiraxiinmaxamed4230
@daaudcabdiraxiinmaxamed4230 2 жыл бұрын
Aamusnatu waa asturnaan masha Allah 🥰🥰
@yusufcraxman1684
@yusufcraxman1684 2 жыл бұрын
Wlhi arintaan wa xaqiiqo thanks my bro keep going
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
Thank you bro jasakalaah wax badan ba no faideese 👍👍👍👍
@ahmedinho651
@ahmedinho651 2 жыл бұрын
Big man 🥰🥰🥰
@abdiahmedmahamed4279
@abdiahmedmahamed4279 2 жыл бұрын
انصف اذنيك ، فقد جعل الله لك اذنين وذلك لتسمع أكثر مما تقول الصمت زينة للجاهل في جمعية العقلاء سلامة الإنسان في حفظ اللسان الندم على السكوت خير من الندم على القول
@mohomedaxmed9995
@mohomedaxmed9995 Жыл бұрын
Mazha AlH Wll Cumar AlE Ha kU Xavid0❤
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 29 күн бұрын
masha allah ustad arin fiican ayaad ka hadashay❤
@sahalabdinur902
@sahalabdinur902 2 жыл бұрын
Sababto ah " Afkaba daahiisu waa dibnaha uun layiri kii daboolan waa dahabee" Carabtuna wxy tiraahdaa "من سكت نجي" isku soo aruuriyo badbaadadeenu ayaa kujirto walaalo
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 71 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 16 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Isla Hadalka  | Caqli iyo xikmad mise waali ? |
11:05
OGAANSHO
Рет қаралды 142 М.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
الحقيقة .. (+16)
16:21
Hamad El Webari
Рет қаралды 1,4 МЛН
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 71 МЛН