Haa walhi waruntaa lkn in lashirqoolo aan kabaqaa markasta reer galbeedka ay u adeegsadaan iiraan iyo iraq kuwasaa umada gumaado .gaalna ma rabo dowlad suni ah in ay cageheeda ku istaagto lkn ilaahaa kaween
@haa8793Күн бұрын
Sax wlh shico wa galada lagaxureyn laayhay falastin
@IsmaaciilCqaadir-th5pm2 күн бұрын
Firs comment like ta ha iga baqiilin 🙏😊
@cabdigujipages93582 күн бұрын
Wa ku sary like lkin maxay tarta 👎👍
@mustafamohamud82502 күн бұрын
Masha Allah kheyr Allah ha ku siiyo
@CRisaakApdilaahi2 күн бұрын
Mahadsanid ustaad guuleyso
@liibancartan85912 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@abdiwahabmahamudAbdi2 күн бұрын
ألحمد الله runtii inaan aragno dawlad islaami ah Rabbi umbaa nagu simay.
@LuualpiКүн бұрын
ustaad adi xita ayantan siyaasad ayad isku mashquulisay Elon mask iyo engriiska wax naga galy malehe mawduuc aakhiro iyo aduun na anfacaayo noo ken
@ahmeyhappy32232 күн бұрын
Ogaansho sawir ayaa la arkaa muuqaal 20 daqiiqo laga sameynaa legend 🔥
@mustafaabdihakim6793Күн бұрын
Elon Musk Waan tageera nin munafaq Mahaa 😊
@HusseinAarkaКүн бұрын
Mahadsanid wll
@apdyrahmanmohamed61722 күн бұрын
Legama horeeyo tageraha 1kowad guleso sxb
@Mohamed.Fuaad.95932 күн бұрын
Mr Ogaansho 10/10.
@juleeybiibCabdiwaahid2 күн бұрын
Mansha Allh wllkey waan kugu xeranahy wll
@qeysbadmaceeye.8.242 күн бұрын
Waan ku salaamay omar inshaar
@User7654suy2 күн бұрын
سبحان مغير الأحوال .❤
@Ashaabdi-n7v2 күн бұрын
ALLAHA DHIIBTA KA SAARO INSHAALLAHA😢😢😢
@ABDINURMOHMAMEDABDIКүн бұрын
Axmad sharci iyo junuudiisa waa kuwa jabin doona yuhuuda qazana uhiilin doona inshaa allah
@walaalkaweynmaxad26032 күн бұрын
Asc ogansho
@hassanawaleh31262 күн бұрын
Asc cumar inshaar walale ilahay haku xafido
@Aydiid2 күн бұрын
First comment❤❤
@selloibro98242 күн бұрын
Firt comment and like
@MuscababdullahiMustaf2 күн бұрын
Waxaan ahay qofka ugu soo hooreyay comontiga ee pin 📌 isaaro Omaroo ❤🎉😂😢
@ebrahim99012 күн бұрын
Kabasoqaad waa lagu saaray pinka maxa sookardhay mudane?
@LibanIsmael-b9lКүн бұрын
Ouss Asalada waase
@ebrahim9901Күн бұрын
@@LibanIsmael-b9l kawaran hada ku dhaho af somaligi baa ku dhibsaday!
@KORORSO2 күн бұрын
Wll you tuber cusub ahy Fadlan igarab qabo
@Ihfaa842 күн бұрын
Ok wll
@cabdigujipages93582 күн бұрын
Maxaad ka hadashaa?
@JAAMAC2522 күн бұрын
Jecliaa habka gaalada❤🎉 jolaani nin adag🎉❤
@SUHAYBSULDAN-u9t2 күн бұрын
Mr omer fadlan reply igu casuun🎉
@zakaria62902 күн бұрын
Free palastine ❤️❤️❤️
@somalidamaantachannel5979Күн бұрын
Barito asigo salamaa hadii aan aragno kwrn
@SayidMaxumed2 күн бұрын
Ala haysku jabiyo gaalada insha alaah
@musapmuhumed72422 күн бұрын
Hh😅 Waa Dibi Doolaal baa ladhi jiray Oo Laga wado wax dan aan laheen
@mohajacelowchanell49312 күн бұрын
الهم أعز الإسلام والمسلمين الهم انصر اخواننا في اهل الغز الهم ثبت اقدامهم الهم أمين يارب العالمين
@amiraturkish9307Күн бұрын
Allah haw gargaaro reer falastiin🤲😢
@mohaaSahal-p6zКүн бұрын
omar inshaar 🤝 asc sxp waxaan wadaa cod si walal waxatahay qof aad u baara buu waag ta wax tar ka uleh tad ka raba xal ka nolo shoda waxan ra baa inaad soogud biso buuga wax tar ka uleh somalida. aan aniga kahelay. walal magaca buugga waa. soobaar sxp buugaas🙏 waa iga codsi. Mahad sanid markale asc 🤝sxp🙌
@cabdirisaaqdeeq412019 сағат бұрын
Ogaansho. Cumar inshaar. Walaal ka soo hadal qisada abdelbasit sarout. Wiilki syrian ka ahaaa. Walaalooow mahadsanid.
@hijrayusuf99972 күн бұрын
Marna Rajada inay wadamada muliminta xoroban sida siriya anaan ka rajo go,no maha because waxan nahay believers of Allah and Allah is merciful all seeing all aware of everything.and the life is a test after all.
@Brian_12182 күн бұрын
is-dul-istaagi doonnaa = is-dul-taagi doonnaa
@osmanmuhumed26472 күн бұрын
Gaza kaligeed ayaa caalamka galbeedka la dagaalameysa Allah ha ya la JIRA insha Allah, lkn kuwa Dowladaha ah EE islaamka isku sheegaya aamusnaantooda xisaab aakhira ayaa ka dambeyaa
@muscabcabdulahi79126Күн бұрын
Rabi ha ugargaaro reer gaza
@ahmednuuraden95522 күн бұрын
Elon Musk, waan ku raacsanahay, in labaabiiyo: UN, NATO iyo EU, wuu ku saxanyahay intaas
omar inshaar 🤝 asc sxp waxaan wadaa cod si walal waxatahay qof aad u baara buu waag ta wax tar ka uleh tad ka raba xal ka nolo shoda waxan ra baa inaad soogud biso buuga wax tar ka uleh somalida. aan aniga kahelay. walal magaca buugga waa. soobaar sxp buugaas🙏 waa iga codsi. Mahad sanid🤝
@AbuqudamaAssomali2 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@YusufAbdulaahi2 күн бұрын
Asc mr omar salan sare pro halkas kasii wad
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205Күн бұрын
Wcs wr wb
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah2 күн бұрын
Ayagu waa bili aadan nala mid ah waxaan dareemeynane way dareemayaan murug iyo ciilba waxaana rajeynayaa in nuclear ay ku cabsiiyaan umada muslimiinta sunniga in uu noqto merkava hii isreal ee alyaasiinka wiilasha halgamaaga ay sii farsameysteen sidaan wada aragnay u burburiyey oo sharaftiisii ay dhulka u gashay yaan laga cabsaniin waxaan geerida way ka baqaan lkn cidii illaahay u qadaro in uu dhinto uunbaa dhiman ayagu waxba ma dili karaan marka sunniga illaahay ha guuleeyo insha allaah ❤
@axlaamabdulkadir796314 сағат бұрын
Wcs .
@AbdirahmaanClaahi-m1sКүн бұрын
Alahu Akbar
@hanefa283Күн бұрын
ALLAH isku jebiyo 😊
@FartuunMacalin-mb3pn2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MssAmaal-n4j2 күн бұрын
Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdihakinadan44472 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk ingiriiska iyo maraykanka ilaaaahey ha isku jabiya dhamaaaan waaa dambi ay galeeen rer galbeedka ayaaa kuwada qarxaya
@Zulthan.Morgan2 күн бұрын
👍
@sakariyemusejama9117Күн бұрын
Axamed al sharac ha iska ilaakiyo sharta kuwan waa badan thy
Elon Musk announced a conflict against the UK, involving Ahmed Asharq and the West. The dialogue includes greetings and references to Islamic themes, emphasizing unity among Muslims and expressing gratitude. The tone suggests a significant and possibly controversial discussion surrounding geopolitical issues. Highlights: 00:02 The video features a conversational exchange in Arabic, showcasing various greetings and expressions. It highlights cultural nuances in communication and the importance of social interactions. -Greetings play a significant role in Arabic culture, symbolizing respect and hospitality. They help establish rapport and foster connections among individuals. -Expressions like 'سبحان' reflect cultural values and beliefs, emphasizing spirituality and reverence in daily conversations. This adds depth to interpersonal relationships. -The use of names and titles in conversation indicates a personal touch, showing familiarity and acknowledgment of the other person's identity. 13:00 The discussion revolves around the socio-political context of Syria, highlighting key figures and the implications for the Muslim community. The speaker emphasizes the importance of unity among Muslims in addressing these challenges. -Musical interludes throughout the discussion serve to underscore emotional sentiments related to the topic. These moments enhance the connection to the audience and their experiences. -The role of Ahmad al-Shar' in Syrian politics is significant, reflecting the ongoing struggles within the region. His influence shapes the dynamics of the Muslim Brotherhood. -The impact of current events on the future of Muslim communities in Syria is critical. Understanding these developments is essential for fostering solidarity and collective action.