Soomaali Badan Ayaa Lamid ah | Muxuu Mo Faarax Xilligaan u Kashifay Arrinkaan ?

  Рет қаралды 156,741

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

Kala xiriir : Johar Online Academy
Wixii faahfaahin ah whatsapp ama telegram kan kala xidhiidh: +252633283454
booqo webstite ka ama mobile app ka johar online academy
Website: joharacademy.com/freecourses/...
Mobile app:
play.google.com/store/apps/de...
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 566
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@abdifitaaxcc9648
@abdifitaaxcc9648 2 жыл бұрын
Waxaan rabaa manhajka Somali
@atr-1793
@atr-1793 2 жыл бұрын
Scw
@sportsclubsandgames
@sportsclubsandgames 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@mahamudbaashi7718
@mahamudbaashi7718 2 жыл бұрын
Scw
@qalbixadeofficial2343
@qalbixadeofficial2343 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban ❤💙💯
@xayaadabdinaasir7902
@xayaadabdinaasir7902 2 жыл бұрын
ammin
@cabdilaahidaahir7178
@cabdilaahidaahir7178 2 жыл бұрын
Aslm wallo qaali omar aad baan kuu salamay wallo waxaan rabaa taas waa qaarad yurub waxaan kula wadaagayaa wallo dal jabuuti ee aan dariska nahay ee waliba aan wallo nahay waxaa ka jira iska daa in magac laa bedo ee xaaas kaaga iyo ciyaal kaagu ay nin kale ku qoran yahay wallo si uu ilma hadii uu allaah ku ar saaqo wax barsho uu uhelo
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Aamin adigana sido kale wll
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Aamin adigana sido kale wll
@khadrahasan8090
@khadrahasan8090 2 жыл бұрын
Amiin Yarbii
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
Wan daremi kara waa waxan sacudiga ugu imaday aya kamid ah arinkas sharciga been ah xita hadan iska dhafay hadana ben ayan kunola oo an kushaqey jiray wan leyahay sharci ayan dhihi jiray alxamdulilaah hada wan iskaga imaday farxad ayan daremaya aan kunolahay Muqdisho inkasto bila camal ahay balse alxamdulilaah Dugsi quran ayan dhigta bishi wa 5dolar luqada English hadan galaya iskulka hingada markey idhamato insha allaah mudo 6bilod kahor ayan ka imaday Saudi Arabia 🇸🇦 ee Riyadh gar ahan casisiya 🤲🏼🤲🏼😢😢
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 2 жыл бұрын
Sidaa Wanaagsan Wax u Rabto ilaahay Haku sahlo Walaashey qaali Nolosha marba Waa si hala yaabin
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
@@Mohamednoordd mahadsanid wllo waa sidas balse si xun o tajir ah waxna kubarako weynin unolow waxa kafican si bila fakir ah inti kuso gashana ay kubarakow waayan unolow aya kawacan wllhi imaankada iyo islam nimadada ay tam kutahay ba kufican wllo
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 2 жыл бұрын
@@Hugaanmedia xaqiiq Waaye Walaashay Qaali
@diiriyemedia675
@diiriyemedia675 2 жыл бұрын
Haybad waxad kuledahay dhulkaga hoyo guul kurajaynaya sister
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
@@diiriyemedia675 insha allaah wllo mahadsanid
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 2 жыл бұрын
UK ninkaas dhalashada wey kala laaban laheyd lkin waa ninka kaliya ee sanado badan wadankoda guulo uso hooyay marka hadii ey masafuriyaan guulihii baa iyagana qadka kabaxayo marka iyaga maslaxadooda baa ku jirto inaaney waxba ku sameyn.
@smoke-dq8ey
@smoke-dq8ey 2 жыл бұрын
WLL OMER INSHAR WAXAN RAPA INAN KALA HADLO QODOP AAD U MUHIIM AH EMAIL AYAN KUSO DIREY DHOWR MAR HADA WAXA KASO WAREEGTAY 1YEAR WALINA JAWAPTADA SUGAYA LIKE SAAR WALL O GARAP IGUH SII QODOPKAS DHALINYARTA MUHIIMKA U AH FADLAN MAHADSANIT👏
@calikuusow7653
@calikuusow7653 2 жыл бұрын
Ustaad cumar wax badan kaa faaideystay keep going
@ilyazzadan816
@ilyazzadan816 2 жыл бұрын
Inaad tahay mo farax iyo inaad xuseen waxba ka badelimayso inaad tahay ninka aduunka ugu dheereeya. Magacu waa xaraf laakiin dadaalkiisa,kartidiisa iyo dunida dhan baray dadaalkiisa soomalina sumcad usoo hooyay ayaa muhiim aH
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Ninka kaliye e dadka iska fahmyno Intaa waa kaftan ; Runti Omer waa dhiiri galiye lkn mararka qaar dareen hadlo 😂 Bal maxay soo kordhisay magaciiza iyo kan beenta 😂 Asna wax reailty ah buu ka sii dhigayaa wax qasab lga dhigy reality nimadoooda 😂 adeero waa ku qaaty une Waxba iimusan faaidayn
@gkoleey3592
@gkoleey3592 2 жыл бұрын
اللهم لا تسلط علينا بذنوبنا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا AMIN
@mislihaamhuubsey7557
@mislihaamhuubsey7557 2 жыл бұрын
Aaamin
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 жыл бұрын
SUBXAANALLH ALLOW آمين يارب العالمين اللهم اهدنا المستقيم
@umusalman2888
@umusalman2888 2 жыл бұрын
@@mislihaamhuubsey7557 ĺ0
@umusalman2888
@umusalman2888 2 жыл бұрын
@@sharifjanagale3776 ĺ
@umusalman2888
@umusalman2888 2 жыл бұрын
0l
@xasancabdiqaadir3120
@xasancabdiqaadir3120 2 жыл бұрын
Waxan jeclahay muuqaalada inan bilaa buuqa ku dhegaysto Xabbadi ima dhaafto shukran
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Waa daremi karaa: ani aya ka mid ah dadkas: yurup ayaan kugojo ina 3walalo qabo, balse run ahaanti aan qawo (8) aan kujoga aabahey inu dhintay balse run ahaan (aabahey nolyahay😭💘) wa benta igu xanuun bdn! Ani wax kama qabin kari, dhibatadan 100/80 waa kenay qilaf kadhaxeyo famili ahaan, inta kalaneh daruuf nogeysay, maxa jeclahay Ina noqdo qof social media inu so galo balse markasto wx isdhaha beenta kunoshahay side ula dhaqme?? Ani xanuun zaa id iguma heeso waayo beentan badanked xal ayu ahaa, iyo xasilan balse still....💔 ALX dhibato majiro Ilaahey wujira!
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Runtii arintaan waan sugaayi mo farah magaciisa saxda ahayn runtii waa arin ifarxad gilisay sababto ah qurbaha maahin meel lagu nagaado🇸🇴🥺❤✊
@Ibn_Ishaaq
@Ibn_Ishaaq 2 жыл бұрын
Wllahi dad badan baan garanaya oo magayco khaldan ah ku yimi qurbaha somali qudhiya maaha waxa ka mid ah Pakistani carab madow Iwm☺
@abdicasiis1351
@abdicasiis1351 2 жыл бұрын
700k cominsoon wll omar insha alaah
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 2 жыл бұрын
*Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭🥺🥺🥺
@anasofficial9243
@anasofficial9243 2 жыл бұрын
Haa aniga ayaba iheysataa 🥲🥲🥲 tan cml
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u fududeeyo inta ku sugan xaaladahaas oo kale 🥺🤲
@Najmanuura11
@Najmanuura11 2 жыл бұрын
Ogaansho waa Chanel fiican 😍
@mednour5531
@mednour5531 2 жыл бұрын
Intaan qurbo lagaadhin Djibouti 🇩🇯 hadii aad tahay qof somalia ama dhulalka somalida kale ka imaadey Kadibna doonay inaad heshid dhalashada djibouti Waxaa lagugu qorayaa magac aan kaaga ahayn Xitaa heer waxay gaadhay Ilaa aan ka aragno wasiir dhan oo laba magac wata
@elizaaraale9556
@elizaaraale9556 2 жыл бұрын
Omer the legendary 🙌 👌 👏 ❤️ ✨️ 😍
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أخي
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Wlhy waa xalad aad u adag qof maga ciisi laga badalay dareen keedana leh ustaad Omar inshar madaxa harago wax badan ayaad noo faideysa markasta iyo mar walba waadna lana socota anaguna sido kalle waan kula soconaa 💥💜
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Maashallaah tabarakallaah si wacan baad uga hadshay walal cumar KZbin aan si wacan u tageero fiirsado keep going 👍
@Ibnu.Hassan
@Ibnu.Hassan 2 жыл бұрын
Aniga xataa waxbarasho ayaan magac kale kugalay, marka aan natiijo sare keeno(NO 1,2,3), waan isqarin jiray. Hadda wali waan xasuustaa dareenkaas.
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
Waa dhacdaa marmar badan arday aan aabahood la korin ayaana ubadan
@duniyocumar2058
@duniyocumar2058 2 жыл бұрын
Ustaad allha ku barakeeyo😍😍
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 жыл бұрын
Sida aan isleeyahay mo farah waxa ku kalifay in uu shaaciyo magaciisa saxda Sababta ugu wayn ee arinkan keentay waa in uu sameeyay hanti badan hantidaa oo hunguri ka galay dadkii lahaa magaca mo farah dhaxalka hantidiisa taasi oo sababi karto bari hadii uu geeriyoodo in si fudud ku dhaxli karo ninka iska leh magaca mo farah Sidaa daraadeed magaciisa saxda ah ayuu doonayaa in uu ku qoro hantidiisa
@fadumosahra734
@fadumosahra734 2 жыл бұрын
Waan ogahay qofka hadduu caruur uu dhalay iyo xaas haysto oo wadamadan Galbeed ka ku nool yahay aanay cid kale dhax li Karin ee ay sheego iska tahay arintaas
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌿
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Ilahay hausahlo umuuraha walaalkeen Xussen Cabdi Kaahin(Mohammed Farax), iyo inta lamidka ah ee calamka kudhibaateysan laganna warqabin
@NAQEEYE
@NAQEEYE 2 жыл бұрын
Barasho wanaagsan mar kale "XUSEEN CABDI KAAHIN"
@cabdiladiifmaxamed3259
@cabdiladiifmaxamed3259 2 жыл бұрын
Nabiga kusaliya 😇
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 2 жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalim
@susanamohamed7102
@susanamohamed7102 2 жыл бұрын
M.a wllky jazaka allah 🙏 ♥ ❤ 💖 wax badan ayan ka faidnay
@ahmedshutter2359
@ahmedshutter2359 2 жыл бұрын
Masha Allah ku soco
@sayidalimohamed7642
@sayidalimohamed7642 2 жыл бұрын
Asc cumar inshaar walaal guul aduun iyo aakhiro ayaan kuu rajeynayaa insha Allah
@apdiwaaxid_fiyo_0149
@apdiwaaxid_fiyo_0149 2 жыл бұрын
Hore u soco
@ahmedaadan2421
@ahmedaadan2421 2 жыл бұрын
Keep going my brother omar inshaar
@xasanmubaarak8506
@xasanmubaarak8506 2 жыл бұрын
Masha allah Guleyso wll Omar Inshaar.
@c-series777
@c-series777 2 жыл бұрын
Woow waa marki ugu horeysay aan chanelka ogaansho ka dawadao sponsor rasmi ah
@abdukadirhazaraofficial3699
@abdukadirhazaraofficial3699 2 жыл бұрын
Legend Omar xaqiiq ayaa inoo sogudbisaa🥰thanks
@abdallaadam5456
@abdallaadam5456 2 жыл бұрын
Mudane al ustaad omar inshar thnks 💯💯
@abdirashka9468
@abdirashka9468 2 жыл бұрын
Walahi anaa da beena sheegtay wanan u adkaysan waayey 2020 ayaan runta sheegay waxana laygu ganaaxay 3000£ sharcigiina waa layga qaaday lkn alxamdulilah hadaan noolaan karaa nolal bilaa warwara beentu waa shay walwalkeeda wadata qof ay ku dhacdaa dareemi kara
@ayanitaabdilahi22
@ayanitaabdilahi22 2 жыл бұрын
Qofka fiican ayaa Ka warwara beenta noloshiisa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
ماشاءالله، Ilaahy haku barakeeyo wll
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
😇😇😇 sorry beenta iyo qayaanada xumaha marka kow la samena wa simple farxad yar daremesid lakin waxa ka dambeyo xanun qalbiga kaga dhaco weligi la noolanesid farxad wanaag wax weliba ku dha dhamenin ila nafistid
@hooyozeynab341
@hooyozeynab341 2 жыл бұрын
*Tani waxaa kasii xun beenta aad naftaada u sheegayso adigoo og waxay naftaada ku badbaadayso aduun&aakhiro hadana aadan wajahaynin ka dhabaynteeda waana waxaynu u badan nahay‼*
@xismaalchannel1430
@xismaalchannel1430 2 жыл бұрын
Mashallh waan u baahnaa academy yadan walh cumarow madax batey pro Keep going xiligan fasax uga fa ideynayaa mahadsanid.
@Somali_united_tv
@Somali_united_tv 2 жыл бұрын
Wallkey makaso hadashid Saudi Arabia wexey Dhahen Somalia maaqonsanin Ilahay haku xafido
@janadunia2950
@janadunia2950 2 жыл бұрын
Wlhi ma sasey dhaheen
@ady426
@ady426 2 жыл бұрын
Gorme dhahen canburweynta
@nasraabdiraxmaan3182
@nasraabdiraxmaan3182 2 жыл бұрын
Waligood yay nabaran ma anagaa ubaahan somaliban nahay sankaan ka hdlnaa😅
@gureypoi5304
@gureypoi5304 2 жыл бұрын
Sxp Intee Kahelaa Muqaalkaa Ey Sucuudiga Sidaa Kuleyihiin
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
Muhiimada uu magaca leeyhy aan muqalkan ka faaiday mahadsanid wll omar inshar🙏😨
@zakariyeabdullahimuuse6772
@zakariyeabdullahimuuse6772 Жыл бұрын
masha allah ogaansho 🖒🖒🖒
@raxmocaraale1362
@raxmocaraale1362 2 жыл бұрын
𝐓𝐡𝐞 𝐥𝐚𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐨𝐦𝐚𝐫🦁💪🥰
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
1.Halyeey Cumar. 2. Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor.
@raxmocaraale1362
@raxmocaraale1362 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l 𝐱𝐚𝐚𝐤𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚🙄
@Lovely-qw4ov
@Lovely-qw4ov 2 жыл бұрын
@@raxmocaraale1362 maxaad kawadaa dheh Luuqadada kuhadal
@raxmocaraale1362
@raxmocaraale1362 2 жыл бұрын
@@Lovely-qw4ov 𝐢𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐲𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲🤣
@AhmedALI-kk5ng
@AhmedALI-kk5ng 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l ⁰b v
@user-gs5qb2yc3p
@user-gs5qb2yc3p 2 жыл бұрын
Asc wll cumar waxaan kamid ahay dadka aad iyo aad kutaagero waxaan jclaan lahaa inan kula soxiriiro mxaa yelay waxaa jira arin muhiim ah oo lobahan yahay inaad kahadashid arintaasna waa waxaan aniga hda xaliyan kusu ganahay marka wll hdii ay macqulthy Mel aan Kala soxiriiro mida kle لا يكلف الله نفسا إلا وسعها marka جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@taaa820
@taaa820 2 жыл бұрын
Facebook giisa kala xidhiidh
@xirfadchannel3011
@xirfadchannel3011 2 жыл бұрын
facbookisa kla hadal ama Instagram
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 2 жыл бұрын
Kala xiriir Gmailka descriptionka ugu qoran
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
Gmailka fariin yar uga dir walal waad helaysaa i.n
@jackali6566
@jackali6566 2 жыл бұрын
Anibo la mid ayaan ahay mo farax ✅
@mohacarab8463
@mohacarab8463 2 жыл бұрын
Manshallah Omar
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Kee going ustaad cumar💛🤍🖤
@mhshow841
@mhshow841 2 жыл бұрын
Ogaansho iyo ma ognahay labadaa Channel ma u malaynayo wlhi 2 sanno ee u dambeeyey ina habeen seexday anoonan u Channel kooda booqan respect ✊
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 2 жыл бұрын
The lagend omar inshaar keep going
@mustafemuuse7254
@mustafemuuse7254 2 жыл бұрын
Thanks motivational speaker I am like you teacher
@cimraancaawiye3607
@cimraancaawiye3607 2 жыл бұрын
Sorry bro you can say ' i like you omer ,
@nasrudiincali8998
@nasrudiincali8998 2 жыл бұрын
Keep going bro
@haashimmedia5312
@haashimmedia5312 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@Ciizinho
@Ciizinho 2 жыл бұрын
Omar Inshaar Legend 🇸🇴👑♥️
@ahmedkismaayo1466
@ahmedkismaayo1466 2 жыл бұрын
Mahad wll allaha ku sharfo
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 жыл бұрын
OGAANSHO channel ♥️♥️❤❤👏👏
@phillipecoutinho6328
@phillipecoutinho6328 2 жыл бұрын
Waku wataa omaR inshaar alla hku sharfo wllkeykiyow🔥🔥
@kingmoharz7467
@kingmoharz7467 2 жыл бұрын
Waan ku salaamay Walal wali love 💙
@muqtaargacal5301
@muqtaargacal5301 2 жыл бұрын
Qofkii igu horeeYe noddy ManTa yes🙏
@mislihaamhuubsey7557
@mislihaamhuubsey7557 2 жыл бұрын
طمأنينة القلب والروح هي أهم شي🤗🤗🤗
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 2 жыл бұрын
Xuseen abdi kaahin guuleyso
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi ruunta ka hadashey mhdsan
@sakariyemuumin5682
@sakariyemuumin5682 2 жыл бұрын
qofkii ugu HoreeyAy Ee Daawada ✋
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 2 жыл бұрын
Run ahaantii waa dhab in magaca beenta ahi dhibaato iyo Dareen nafsi ah leeyahay. Waana mid i Soo martay aniga qudhayda. 2 jeer ayaan sheegtay magac khaldan taasoo ay igu khasbaysay duruuf adagi. Magaca walaalkay mar aan sheegtay waxa iga Soo gaadhay in aan ku waayo shahaadadiisii dugsiga sidaana ay ku maqantahay.
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 2 жыл бұрын
Waa geesii runta sheegay runtaa waa mihim Illhayow Naga dhig kuwo runta Ku dhaqma amiin
@saadiass3644
@saadiass3644 2 жыл бұрын
Ameen
@abdiqaniak6942
@abdiqaniak6942 2 жыл бұрын
Masha allaha ustaad
@calicarfaaye3223
@calicarfaaye3223 2 жыл бұрын
Masha allah
@crashiidcade4175
@crashiidcade4175 2 жыл бұрын
Mr omar legend ayaa tahay
@maxamedkoronto6665
@maxamedkoronto6665 2 жыл бұрын
Xuseen cabdi
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 2 жыл бұрын
Waxa lamida qof walo qabiilkiisa saxda ah Qarinaya isago is leh yaan lagu yasin ama lagu liidin Inad xaqiiqo ku noolata dhaanta inad maalin walba xogaad ogtahay inay qaldan tahay aad sheegto Mahadsanid mclin cumar ishar
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Ustaad Omar INSHAAR 🎤✔️ Anigu wan KU Racsanahay in uu Dib u Helo Ehelkisa Una so ban Dhigo Xaqiiqa 👍
@copypaste2429
@copypaste2429 2 жыл бұрын
AAMIIN WALALKEY OMAR ILAAHEY HANOO AQBALO DUCADAADA WALAHI JAHANAM WAN KU JIRNAAYEEE ilaahoow eixii ilaa hada somalia dagaalka iyo boobka iyo cadalad xumada kawada ilaahoow iyagoo nool sey noo gubeen ilaahoow u gub iyagana aduunyo iyo aakhirba
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 жыл бұрын
Waa runta wllky illahey dhibkano kale nama gelsho
@safiyoabdulahimahamed6231
@safiyoabdulahimahamed6231 2 жыл бұрын
Waa ku salaamay sxb ogansho ✋
@apdihakimck602
@apdihakimck602 2 жыл бұрын
Wxa aad so gudbiso wll waa wx xiiso gaar ah wata mnshallh oo dhab ah
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 2 жыл бұрын
Asxapey salaada haLa ilaaliyo❤️
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
Wayahay
@karaama9
@karaama9 2 жыл бұрын
Runtii xaqiiqadiisa ayuu bananka keenay Waa markiisi ugu horaysay oo uu caadi dareemaayo
@abdinasiraden7419
@abdinasiraden7419 2 жыл бұрын
Legend Omar inshaar😍
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 жыл бұрын
Ani siday ilatahay wuu qaldanyay, saababto ah wuu iska badali karayay magaca, lkn hada somalidi ayu ka dhigay beenalayal, laga yaaba inay ahayd, edadi Ama habar yarti oo islahayd caruurtan agoonta Mid u dhoofi sidu reer kooda u anfaco, ta waraqdana ay is tidhi waa lagu arki Ama dad kala u arki ka dib diba looso celin, wxan wax wayn maaha cidan dhib so marin male, inu iska adkaysto oo uu magacana aayar iska badalo ayuunbay ahayd
@muna2935
@muna2935 2 жыл бұрын
Wllo sowkuwa beenta sheega ma inbeenta la sheego rabtaa illhy han ka cabsano somali beenta cado kadhigty wxa qayrkeen inaga reebey . Midakle ma caruurta laso dhoofiyo hdna la gumeysto waxbarasho loodiido wxasi wax fiican maha dadka noocasana ciqaabtodana ha maraan
@thegoldenchicks4656
@thegoldenchicks4656 2 жыл бұрын
Dee lkn walaalo somalidu waa beenalayaal, taas waa xaqiiqo, xaqiiqadana way iskaso baxaysa.p
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Dadka keney uk ayaga raben ine ku qarxiyan ku cabsin jiren sumcadisa dhulka geyan asaga sida ku kaliftey inu sheego wax weliba abaal dhac ma ahan hde ayaga dacwada kaga hormaran finished ba tahay gesmo hde wax tareso meqa sano kunoola hdane dhibane yahay isla dadki colaadinayan caawiyey naagta gesey ilmahedi we ka halaaben sida la shegay asaga guusha hormar gaarey laga yaaba ine uquuri wesey dib uburburiso rabtey keep going lenahay cidi kuraaceso ama ku raacenin
@gabadhiqalpigalagajabiye7011
@gabadhiqalpigalagajabiye7011 2 жыл бұрын
@@fathimamohammedxusen5839 mahadsanid Abaaayo ❤️
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
@@gabadhiqalpigalagajabiye7011 😍😍😍 🙌🤝
@yourbrother8130
@yourbrother8130 2 жыл бұрын
Beejka igu jec lahay 💗✌️ waa ku salaamay sxb
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
War adigaa haya wadna alle ayaa haya lkn wiilkan warkisa horey baan uhayey wll omar inshaar
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 2 жыл бұрын
Legend keep going mo farax
@saadaqcusmaanmahad8341
@saadaqcusmaanmahad8341 2 жыл бұрын
First person Omar ishaar Legend
@mohamedladane9734
@mohamedladane9734 2 жыл бұрын
mahadanid walaal omar inshaar
@waayogoobmedia8781
@waayogoobmedia8781 2 жыл бұрын
masha allah
@umams2905
@umams2905 2 жыл бұрын
Gabdh walalked waa xaas Kayga ku keenay anaaba aqaana ana waan rabay mar inan walalkay saas ku keenay lkn wuu iga diiday
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 2 жыл бұрын
Cumar inshaar salaama ustaaad
@omargemar7080
@omargemar7080 2 жыл бұрын
Keep going
@ilyaasmukhtaar8292
@ilyaasmukhtaar8292 2 жыл бұрын
Alla waxa uu ku abuurya adigo xor ah ee xornimo ku noolow🥲😤
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 2 жыл бұрын
Magaca nabiga dadka like ta ku raadinayo maxey ahayen ! war commentiga ra'yigaaga lagu so gudbiya ! like aad meshan ka heshayneh 1sinti kuguma so kordhineysoh !! nabiga (صلى الله عليه وسلم) xita saligisa inad so dhameystirtan ma awodan ! kaliya qoralkii shalay copy & past . war ilahey ka yaaba arigtidina so gudbiya ama iska aamusa .
@alikasim3680
@alikasim3680 2 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Aad baa ugu mahadsbty inaad barnamijkan kahadashid, malmahan oo dhan ayaa arkayey, warkoo dhameystiran ayaan kaa heley
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 2 жыл бұрын
Masha Allah nin adagdhe
@LibaanMaxamud-vz4on
@LibaanMaxamud-vz4on Жыл бұрын
The legend of omar inshaar🥰🥰🥰🥰
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
Academy-da magaca Johar maahee Magaca naga saxa= waa Jowhar ♥️
@saidkhalif1010
@saidkhalif1010 2 жыл бұрын
Warkaga wa sax
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 2 жыл бұрын
First 📌 igu qabo wll cumar inshar wanku tagera wllhy
@nuurshe2330
@nuurshe2330 2 жыл бұрын
Omer inshar ninka kaliya fiirsado alah haku sharfo
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Legend Hussein Abdi Kaahin❤
@yahyehazan7155
@yahyehazan7155 2 жыл бұрын
waa wax waLa YaaBo wllHi
Digniin Dadka isticmaala  Sweatcoin | wax ka ogow |
11:01
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 230 М.
Bringing Down India’s Biggest Art Thief | Bloomberg Investigates
26:50
Bloomberg Originals
Рет қаралды 123 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 40 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Budget 2024 : Biggest mistake of the Modi govt? | Complete analysis
29:38
Is the World Today as Dangerous as 40 Years Ago? | Working Capital
23:32
Bloomberg Originals
Рет қаралды 6 М.
Dhacdooyin Taariikhi ah | Mowduuc muhiim ah |
15:13
OGAANSHO
Рет қаралды 218 М.
Brazilian Dinosaurs, Indigenous Peruvians Protect Trees, School Cell Phone Bans
30:16
How To Understand FAST Spoken English
21:29
Smashing English! Free and Fun English Lessons!
Рет қаралды 2,1 МЛН
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН