OGU DAMBEYN OOMAR BARBAR OO KA HADLAY DHIBTA LOO GAYSTAY

  Рет қаралды 4,400

Somali Tik Tok

Somali Tik Tok

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Ай бұрын
Omar muminka aduunkaa lagu dhibaa quraan aqriso soomaali ayaa ku jecel waba kaama qaadi karaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuuralceenHassan
@NuuralceenHassan Ай бұрын
QUR AANKA AQRISO INSHA ALAH XARAMKA WAA LAGAGA SOO DUCEYE ILAHEY HAKU XAFIDO ALAHUMA AMIIN AMIIN AMIIN YA RABI WAN KA NAXAY WALALKIS
@mustafaali7560
@mustafaali7560 Ай бұрын
One more thing brother when u pass this problem what ever is good back to Allah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤♥️♥️♥️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👑👑👑
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx Ай бұрын
MANSHALAAH ALLAHA KUU SIYAADIYO CAAFIMAADKA HABO QURAANKA KU DADAAL IYO ALLA KA CABSIGA SALAADA IYO WEYSADA WAAD GUULAYSANEYSAA
@RahmaOsman-tg7tp
@RahmaOsman-tg7tp Ай бұрын
Walaal iilaahay hakuilaaliyo geesi
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
GUULEEYSO WELIGAA WALLAAL KUWI KU DHACAYNA GURIGOODA IYO GABANKOODA ALLAHA GUBO WAXBA MA DHAAMO ALSHABB AYAGAA AHALKOODA SHEYDAAN KU SALIDAYE AYAGANA ALLAHA KURIDO WAXAANAN BENI, AADAMKA ARAG OOMAAROOW DUCADA SHACABKAAGA ALLAHA KUGU HAGOOGO CADAWGAANA HA JABO INTII DHIBTA KU GEYSADAY ALLE CANSERKA BEERKA IYO WADNAHA HAKU RIDO SOMALI MAHN KUWAASE ALLOOW KELYAHA KA GOO OO CUDUR AYNA WELI ARAG OO CANCER KASII XUN ALLAHA KU RIDO KII SAA KUU QIYAAMAY EE GAALKA KA XUN ❤AAMIIN YAA RABI❤
@mustafaali7560
@mustafaali7560 Ай бұрын
Inshallahll may Allah protect you and with u inshallahll
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 Ай бұрын
Mansha. Allha. Wall. Allaha. Kubadbaadsho. Mar waliba. Qof. Waliba. Oocadawgagana. Hakaa. Ilaaliyo. Iyo. Waxwalbo. Kudhiba. Somaali. Waay. Kula damqatay. Warkaga. Iyo. Hadalkagana. Waan. Sugaynay wallahi. Dad. Cadaw. Kuu. Ah. Lama. Dhihikaro. Walal. Kiikuu damqada. Ayaa. Walalkuu. Ah
@IbadoAbdi-sx5vp
@IbadoAbdi-sx5vp Ай бұрын
Anaguna abaal baanu kuu hayna waana farxad inaad soo baxdsy adigoo ka soo badbaday
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uj4so9qq8u
@user-uj4so9qq8u Ай бұрын
Oomarow cadawgaaga alle ha kaaqabto adigana is daji oo adkaar akhriso allena aamin iskuna kalsonow cid aan alle ahayn wabo kaama qaadi karaan
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Ай бұрын
War ninyohow baraha bulshada iskaga bax waa iigadardaaran walal
@MunaKuus
@MunaKuus Ай бұрын
Waxaad uhadashay si gobanimaa , ilaahey hakaa qabto shartooda, lkn wixii lagaa sheegayay kawrn iyagane
@aderjalil1785
@aderjalil1785 Ай бұрын
Bar❤
@NuuralceenHassan
@NuuralceenHassan Ай бұрын
,HA SHEEGIN WAXAN NAHAY EHELKADA WAN KU SOO DUCEYNAYE WAN KU JECELNAHAY MAR DANBE CID HA AMININ. IS ILAALI ILAHEY HAKU XAFIDO WALALKIS WAN KA XUMAHAY DACWEEY DHAMANTODA WALALKIS
@NuuralceenHassan
@NuuralceenHassan Ай бұрын
DACWEEY DHAMANTODA XABSIGA GEEY HA CAFIN HA AMUSIN KAMA HARAYAN DHAMANTODA KUMA DAYNAYAN DACWEEY WALALKIS
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
War wxii aad kala shubaysay iyo tarey angalkaad ibadbadida hysay iyo wxii kaakeeenay ka sheeke oomar hdaanad khalkhalin dhibiyo dhac wligeda laysu geysan jiraye 😢
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Oomar yaa udhiibay mobilka walaga nebsaday ninkan nasimo ayu ubahan yahay halaga saroqadka
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Ninkan online ka halodido in uu sogalo qadadka
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Omarow intad dadka xag xaganaye adiga dhibtaso dhiba isku keenay oo ado ismartay bad qadka kadhaman weyday asxanti lagu sameyay ayad waliba ed dusha usareysa
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Macafimad qabtide naso umada ka horlexo oo naftada unaso adiga unba lahaa wa laidaba socda inla idilo aya laraba bad gureysay war naso wad xanunsan tahaye
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 71 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
OMAR BARBAR OO KA SHEKENAYA SIDA LAGU SIXRAY
7:26
muqdisho show
Рет қаралды 1,3 М.
18 August 2024
9:20
Tina Ej
Рет қаралды 14 М.
ADKATAY: MAXKAMADA DAHIR OO KISKI OGU ADKA CAWA QABATAY
42:01
Somali Tik Tok
Рет қаралды 23 М.
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 56 М.
SUBXANALAH: OOMAR BARBAR OO GABAR KUFSADAY
1:00:12
Somali Tik Tok
Рет қаралды 2,2 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 71 МЛН