Ololaha Hooyo u hiili Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

  Рет қаралды 7,501

VTV Somali

VTV Somali

Күн бұрын

Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Muqdishu ka daah furay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024-ka. Sanadkan ayaa imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 37,000 oo arday.
Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan.
Laba maalin ka hor ayay aheyd marki ay ATMIS qeybteeda shanaad ay kasoo baxeen magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, halkaas oo ay ammaanka la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

Пікірлер: 6
@JeestoMuuse
@JeestoMuuse 3 ай бұрын
Habayo waxaan udirayinaa Mundane maxamed muuse marwo khadar cali mehekood ka dhay magaalada hagayisa 6/20/24
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 3 ай бұрын
Farsamo yaqaanka radiyow muqdisho daandureey salaan
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 ай бұрын
👋 Weriye Ibraahim Xasan Garabey(Daandurey).
@MohamedAliismaail
@MohamedAliismaail 3 ай бұрын
Kuriyad iyadu marakay😂 ugrana sinayso hubka miye araken
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 3 ай бұрын
Asc
@zainabosman6991
@zainabosman6991 3 ай бұрын
Kadaab
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
IMF oo dayn cusub siisay Kenya oo wajaheysa dhaqaale xumo
2:03
Burco oo lagu soo dhaweeyay Musharrax Cirro iyo wefti uu Hoggaaminayo
3:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 6 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН