Omar Aden - Qasido - Mucjiso

  Рет қаралды 1,445,587

cabdul2uraye

cabdul2uraye

Күн бұрын

Пікірлер
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 5 жыл бұрын
Waan iska ooyaa markaan dhageysto qasiidadaan amaanta nabiga scw iyo mucjisaadkii nabiga scw Allow mar ila kulan sii waan jeclahay nabiga scw iyo intii nabiga jecel scw 😢😢
@balkiisqurux9866
@balkiisqurux9866 4 жыл бұрын
Aamiin wll dhamaaneen allah haynala kulan siiyo waan wada jecelnay wlh
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 4 жыл бұрын
@@balkiisqurux9866 Aamiin walaal alle haku sharfo
@eidarap4097
@eidarap4097 4 жыл бұрын
Zcw zcw
@haniabdi405
@haniabdi405 3 жыл бұрын
SCW❤AMIIN WLL IMAGOO DHAN
@moustapheliban3276
@moustapheliban3276 3 жыл бұрын
Amiin🤲🤲🤲
@Ayaanciise-x1y
@Ayaanciise-x1y 9 ай бұрын
Ramadan waxa ka dhiman 2habeen alle hana gaadhsiiyo❤❤
@mofosman4426
@mofosman4426 Жыл бұрын
Reer Djibouti dunida iyaga u horeya dhinaca qasaa'idada walahi. ❤❤Cid dood ka qabta ma jirto. Cheick Dandawi iyo Cheick Omar Aden oo labadooduba kasoo jeedan beesha Ciise Yoonis Moussa ilaahay hibo, karti iyo abwaanimo ayuu iskugu daray. Sharaf ayaa u tihiin reer djibouti iyo umada muslimiinta o dhan. Mashala.ilaahay ha idin barakeeyo o janadii ha idinku sharfo.Amin.❤❤❤❤❤❤
@ayman.boy.
@ayman.boy. Жыл бұрын
Qabil iska daaa
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 3 ай бұрын
anigo rere Djibouti haadii nahay qabayald ma rabno❤❤😊
@zakiabdo6519
@zakiabdo6519 Ай бұрын
Thank you from Yonis Mousse (odaxgob)
@osmanali610
@osmanali610 5 жыл бұрын
Waale Reer Jubuuti Qaasaid iyo Naabi Amman Masha Allah Omar Adeen best of all Somali
@somtube5791
@somtube5791 3 күн бұрын
Iyadoon ramadaan ahayb ayaan dhagaysanaya qasiidada Nabi muxamed csw ramadan iyo ramadaan la'aanba fii quluuubina
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 5 жыл бұрын
Qasido an jecelahay ila yarantaydii Up to now 2019 Muxubadi nabigeena igu maran Scw scw scw scw😍😍😘
@ApdiqeyzApdiqeyz
@ApdiqeyzApdiqeyz 5 жыл бұрын
Scw
@boqorkaduurka7804
@boqorkaduurka7804 5 жыл бұрын
Ilaahey ha Ku siiyo jcelka rasulka iyo ahlu beedka scwa
@madarofficial.250-
@madarofficial.250- 4 жыл бұрын
I need you
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 4 жыл бұрын
@@boqorkaduurka7804 Amen Amen wll
@cabdiborama6491
@cabdiborama6491 4 жыл бұрын
H9t48836y466egy1 6367t64454647565868h4u724763358h260j2 40474628th 2464337gj85k27g71454641tr264q4234St3477 5rfhg s8435654535745 0775t4gk5334
@asmasheikhyoonis5450
@asmasheikhyoonis5450 4 жыл бұрын
2020 Ramadan mubarak ayaa ila dhagaysana scw scw ilaahayow nala kumi Nabigeena(NNKH)
@sacdiyoisgoodhassan3735
@sacdiyoisgoodhassan3735 7 жыл бұрын
Illaahow jacaylka nabigeena nagu dil oo nagu soo Saar salalaahu calayhi wasalam
@WaayoArag.
@WaayoArag. Жыл бұрын
Masha Allah; maaha wax xla qeexi karo sida qasiidooyinku ay u abuuraan dareen cajuiib ah oo jacayl iyo dareen ah, kuwaas oo ku aaddan Nebiga SCW.
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Murti dhimane aan idhaah baan meesha ooline scw
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 8 ай бұрын
Wlaahi qasiidadadni waa qiiro jidhka idubaaxiya waa siiradii iyo mucjisadii nabiga scw ilahay jacaylka rasuulka ha inagu arsaaqo ,sh cumar adan iyo xertiisana ilahay maca nabiga ha ka yeelo umaday nabagiga jeclaysiiyeen ,ramadantan 2024 hargaysa ayaan ku dhegaysanayaa
@daadah73
@daadah73 15 жыл бұрын
waan ku jecelnahay rasuulkii ilaaahayooow mohamed SCW, walaalkayga Omar aden aad iyo aad baad umahadsantahay waa khayr kuu yaaal addduuunka iyo aaakhiro
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 5 жыл бұрын
9 sano ka hor ayaad coment ka baxiyey masha allab
@najahmohmedadaan8511
@najahmohmedadaan8511 Жыл бұрын
/;
@ciiloow9451
@ciiloow9451 Жыл бұрын
@@zakiabdi861714 sano ka hor waaye
@ApdirahmaanAhmeth-vu6pg
@ApdirahmaanAhmeth-vu6pg 10 ай бұрын
Mncha Allah 14 year ago😢❤
@Aymencade6113
@Aymencade6113 Ай бұрын
15 year ago
@medabati8006
@medabati8006 2 жыл бұрын
j aime ecoute la voix d omar aden .je suis fier d etre djibouti .paix sur l ame de notre prophete mohamed swc ...
@cabdishakuurfuaad6561
@cabdishakuurfuaad6561 Жыл бұрын
SCWSCWSCWSCWSCWSCWSCW❤❤
@sakariyeJikaarta-o8x
@sakariyeJikaarta-o8x 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedbazhe1689
@mahamedbazhe1689 5 жыл бұрын
22 ka Ramadan malin isniin ah illahayow soonka naga aqbal 🌙🌙🌙🌙
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Mancha allah Reer jabutigu way nabi amaan jecelyin rag iyo dumar somalida kale way kaga wangsnyiin walhi sitaadk iyo nabi amankaba scw🙏😭❤️❤️
@fabiyohazan5919
@fabiyohazan5919 4 жыл бұрын
Ilkacsow xagana maad joogta wanku slaamy xaaji👋
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Fabiyo Hazan hhhh aad iyo aad sxb waw ma argtid wan ka qaday walal
@Nasir20237
@Nasir20237 4 жыл бұрын
Walaahi wan ooyaa Markan dhageesto scw scw scw scw scw scw scw
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 Жыл бұрын
Ilaaho nabad nagu gaadhsi ramadanka waxa ka hadhay 34❤
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Muuse iyo ciise dadkoodii madal uga zheegay waa qasiido cajiib ah wlhi waxan dhagysnyaa cwa oo taarikhdu tahay 7/5/2020 saacduna waa 4:44 minutes wn suxuurtay waxanan tukaday fajr alxmdulilah illhy cimriga noo ziyaadi from Finland 🇫🇮
@dheemanluula6151
@dheemanluula6151 4 жыл бұрын
ameeeen hno
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 10 ай бұрын
Nabad iyo cafimad ban ku Rajeynaya wll hadda Xagee joogta😊😊
@legend01743
@legend01743 2 жыл бұрын
Mchllh Omar Aden is the best of the best qasaïdo Reer jabuuti 🇩🇯 Allaa Ni xafidy Scw scw scw 😭😭❤
@nimcocarab977
@nimcocarab977 4 жыл бұрын
Mnzhlh scw scw scw 2020/4/25 sabti malinti labad ee ramadan Allow khyr inoogu dhmee
@halabyare
@halabyare 13 жыл бұрын
masha alllah muxamdii nabigiina igu maran cumar halkeedaad dhigtay alle hakaa abaal mariyo
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Afku Kuma Go'o Cumar aadanoow alle haku barakeeyo🖤
@mohamuudmohamed9284
@mohamuudmohamed9284 4 жыл бұрын
April 2020, who else listening with me, yaa ilaa dhagaysanaaya mashalaah
@ibrahimbodeh
@ibrahimbodeh 13 жыл бұрын
Machaallah rien a dire sur ce quasaid. Vraiment les paroles sont trop fort et touchante sur notre PROPHETE PAIX SUR LUI.
@ibtisaammohamed1104
@ibtisaammohamed1104 7 жыл бұрын
IBRAHM ABDOULKADER Guedda r I fVf Mzgu
@kooselmi8256
@kooselmi8256 4 жыл бұрын
Hi Ibrahim
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 9 ай бұрын
Abdirahman sheekh dandaawi Qasiidadzn kuma luuqayn karayo 😢
@khalidmohamedmacalin877
@khalidmohamedmacalin877 5 жыл бұрын
yaa ila dawanaya ramadankan 2019 like ta i saara
@HodanmahadiCali-ze3ci
@HodanmahadiCali-ze3ci 8 ай бұрын
Nabiyoow maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamilabdo381
@kamilabdo381 2 жыл бұрын
J'aime écouter la voix d'Omar Aden, je suis fier d'être Djiboutien 🇩🇯
@hamdiabdi72
@hamdiabdi72 10 жыл бұрын
mansha allah alle ha ku dayo cumar Aden iyo Xertisa waa wanaag ee ku wada alle ha idinla garab galo
@raadreebmedia6754
@raadreebmedia6754 8 жыл бұрын
Run ahaantii marka andhaysto qsidadan waxan xasuuta markan kunoola jibouti intii u dhaxaysay 1997 ilaa2009 aad baan u qirooda cumra aden mahadsanid
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 8 жыл бұрын
Abdirahman Hassan hada halked ku noshahay ana waxan ahay kula mid o 8 San ka maqanahay djib
@raadreebmedia6754
@raadreebmedia6754 8 жыл бұрын
hada waxan ku suganahay hargeisa
@raadreebmedia6754
@raadreebmedia6754 8 жыл бұрын
adan hlke jogta
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
abdirahman samadon ani waxaan ku soo xusuustaa Mogadishu markaan school ka dhigan jiray idaacadaha Mogadishu ayaa laga soo dayn jiray Ramadan ka xiliga afurka
@alimaalim9738
@alimaalim9738 6 жыл бұрын
abdirahman samadon
@khad0z6
@khad0z6 9 ай бұрын
Who is here 2024😊
@mahdiHamze-h2e
@mahdiHamze-h2e 8 ай бұрын
Chaque année je regarde ❤
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 3 ай бұрын
Walhi qasaid omar aden iyo dandawi waax gaareya maajiro ilahay haa noo daayo❤❤❤
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 3 ай бұрын
Allahhumma Sali Wasalim wabaarak Calayhi Waa Bishii Dhalashada (NNKH)❤❤
@abdillahikhuruj1213
@abdillahikhuruj1213 11 ай бұрын
Can't beleive am still in love with this special qasayid, wallahi ce type es special❤ long vie omarow 🎉🎉
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 7 жыл бұрын
Habeenkii dhalashada nabiga aad baan u jecelahay inaan amaanta nabiga dhagayto kama xiiso gooyo intaan in ka badan buu inagu lahaa waan gabnay nabiga swc allaw ila kulmi anoo sita hanuunkii uu noo keenay nabbigu aammiinn
@hamzeased30
@hamzeased30 6 жыл бұрын
Sakariye Aburahman sido kale wll kay macan
@mohamettsaed692
@mohamettsaed692 6 жыл бұрын
Fakin
@mohamettsaed692
@mohamettsaed692 6 жыл бұрын
Baby
@abdirhamanali1683
@abdirhamanali1683 4 жыл бұрын
Yaa il dawanya ramadankan 2020 like isar
@ahmedfarhan2019
@ahmedfarhan2019 4 жыл бұрын
M allah daawashao wcn
@guledabdiraxman1863
@guledabdiraxman1863 4 жыл бұрын
I
@guledabdiraxman1863
@guledabdiraxman1863 4 жыл бұрын
I
@kaderkassim2468
@kaderkassim2468 8 ай бұрын
Masterclass ce qasayid de Omar Aden après 15 ans, je l’écoute toujours.
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 6 жыл бұрын
Kama Daaalo Dhagaysigeeda👂🏻. Yaa Daawanyaa 2018 ramaadanta🌙❤️
@samatomohed9645
@samatomohed9645 6 жыл бұрын
Princess Samiirito Aniga huno Mon 21 2018 6:28 subaximo xagayga hhhhh
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 жыл бұрын
@cabdiqadirmaxamed3778
@cabdiqadirmaxamed3778 6 жыл бұрын
Princess Samiirito asc
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 5 жыл бұрын
abaayo kii kale ayaa 12 cisho ka dhiman hhhhh bisha waa 23 4 raad axada soo socoto teeda kle ayuu kow inoo noqon in sha alaah
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 10 ай бұрын
Ma joogta 2024😊😊
@omarabdullahi218
@omarabdullahi218 4 жыл бұрын
صَلَّى الله عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ كُلَّما ذَكَرَهُ الذَّاكِرُونَ وَغَفَلَ عَنْ ذِكْرِهِ الْغَافَلُونَ
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 7 жыл бұрын
makhluuq kula mida miyuu mowlaheen uumay yaa rasuuuuuuuuulu laah ❤️
@MsRumaan
@MsRumaan 15 жыл бұрын
Mansha Allah this is the most Beautiful Digri i have ever heard. These Guys are just Brilliant!!!!! Keep up the great work......May Allah reward u for your Efforts!!! Insha Allah.
@abdirahmanjimcaale5179
@abdirahmanjimcaale5179 3 жыл бұрын
Maanta oo tariikhdu tahy 13/4/2021 maalin talaada ah ayn dawnaya. Wana maalinti 1aad ee ramadaan Ilahy hanaga aqbalo soonka iyo salada iyo dhaman camalka salixa ah. Ramadan kareem somaliyeey ☪️🌙💞
@ayman.boy.
@ayman.boy. Жыл бұрын
Wlhi xusuus ayy igu ledahy qasidadan😢
@khalidatam5222
@khalidatam5222 3 жыл бұрын
Kama daalo dhagaysigeeda qasiidada wlhi.. 🏓 Ramadentii 2021.. ilahay khayr ha inagu dhameYo. Kuwii ka Fa'idaysTa alle ha inaga dhigo..🤲🤲😍
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 7 жыл бұрын
Qasiidadaan waxaan ku soo xusuustaa Mogadishu iyo markii aan school ka iyo jamacada dhigan jiray xusuus😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
@ayman.boy.
@ayman.boy. Жыл бұрын
Hoyadey ayaa isla dhagesan jirney xasuus😭😭
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
Asc ramadan karim dhaman umada somaliyed iyo islamka adunka illahay ducaada Hano caqbalo iyo salada al mualim omar aden adiga iyo asaxabta wan idin salamay 23/03/2023 🤲🏼❤️🕌🌙😭
@sugulefatax9749
@sugulefatax9749 4 жыл бұрын
2020 ramadan Kareem dhaman musliminta
@abdirahmanabduqadir4115
@abdirahmanabduqadir4115 8 жыл бұрын
ax rsuuul allow maxaan ku jeclahy allow mar ila kulansi xabibkena idinkana allah idinka siyo xasant
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
I like qasiidadan ilaahaw nala kulansii nabigeena csw
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@moustapheliban3276
@moustapheliban3276 3 жыл бұрын
2021 hada ila dhageysaneso Ramadan kareem ❤❤❤🕌🕌🤲🤲scw scw scw
@hamzaahmed-hs3zc
@hamzaahmed-hs3zc 7 жыл бұрын
reer jabuuti ka daawanaya turkey. Djiboutien qui regarde cette vidéo en turquie.
@zadiiqcalih3785
@zadiiqcalih3785 5 жыл бұрын
Markii igu Horaysay Qasiidadan Een maqlay WaxaY ahayd 2009 Wan ku Celcelin jiraY mzha allaH
@roblehronniee86
@roblehronniee86 3 жыл бұрын
Omar aden pour moi c'est le voix d'or du chant du prophète swc
@faycalmoussa2765
@faycalmoussa2765 Жыл бұрын
De la corne de l'Afrique oui
@waberihassan7867
@waberihassan7867 3 жыл бұрын
Asc Ramadan karim dhaman umada somaliyed iyo intii islam ah xaben xasuus ah bil barakeysan illahayow ducaada iyo salada naga aqbal 🤲🏼🤲🏼 19:04:2021 al mucaalim Omar aden dugsieh adiga iyo asaxaabta salan iga gudomaa 👋🏼👋🏼
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 5 жыл бұрын
ramadanka waxaa ka dhiman 12 cisho sanadka 2019 bisha /4/waa 23
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Ramadan mubarek qui écoute en 2020 se merveilleux qasayid de sheickh omar aden nostalgie de mon pays
@FortigaTarque
@FortigaTarque 9 ай бұрын
Même a 2024 il reste encore magnifique 😻😻
@mdsbatch2300
@mdsbatch2300 7 жыл бұрын
Cizi iyo sharaf Ebeheen ba kugu manaaysto Quraankana meelo badan adiga kugu macneeyey Martabata ugu sareeysa aadmiga Adaa Mutaayste Murtidda dhimanee idhaah baan meesha ooline. اللهم صلي على سيدنا و حبيبنا و شفيعنا محمد صلى الله عليه و سلم و على آله و صحبه اجمعين.
@aziizdubaiaziizsheekh9374
@aziizdubaiaziizsheekh9374 6 жыл бұрын
if donjdkalskfryyupolkm.
@muxubobuulleadam7494
@muxubobuulleadam7494 6 жыл бұрын
allaah allaah ya allaah. maasha allaah. suxaanallaah. yasalaam yaa sheekhunaa iyo wallaalahayka dariikhada maasha allaah baarakallaahu fiikum mrxaba bikom
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 2 жыл бұрын
Habeen jimce ah 31 march 2022 sacaduna tahay 10:17 habeenimo Ramadaantana ay dhimantahay 1 maalin Allahayow cafimaad iyo barwaaqo nagu gaadhsi anaga iyo dhamaan umada islaamka ah Amiin
@mahmudhassan7005
@mahmudhassan7005 6 жыл бұрын
Masha Allah yaaa ila daawanaaya 2019 qasida
@FarhanWilsan-w3s
@FarhanWilsan-w3s 9 ай бұрын
Qui est la même au 2024👋
@abdourazak-BMW
@abdourazak-BMW 9 ай бұрын
En n’est tjr la les djiboutiens que allah nous protèges contre cet monde domaniaque
@sagalsiman102
@sagalsiman102 8 ай бұрын
Fyfyf
@NimcoHamud
@NimcoHamud 8 ай бұрын
😅😊😊😊😊9😊😊
@adaanresta4853
@adaanresta4853 5 жыл бұрын
omer adan wxan dhagaysan jiray anoo yar qasidadan dhagaysan jiray ❤❤
@youngcanjeel3940
@youngcanjeel3940 5 жыл бұрын
2019 ano yar ayan ka dhagaysan jiray radio 📻
@charlieeden2665
@charlieeden2665 Жыл бұрын
ILAHAY HA U NAXARISTO CELUI qui a ecrit tous les qasaid de cette album de 2008 MONSIEUR OMAR MACALIIN notre tres grand poete DJIBOUTIEN
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 Жыл бұрын
Waa Album 2007
@RadwaninaAmoud-yl4lc
@RadwaninaAmoud-yl4lc 9 ай бұрын
Allah uu naxariisto abwan omar macalin janada fardoussa allaha geyo😢😢😢
@moustapheibrahim8352
@moustapheibrahim8352 10 ай бұрын
Qui regarde encore en 2024 😊
@morganazak1594
@morganazak1594 9 ай бұрын
Moi😊
@waberihassan7867
@waberihassan7867 8 ай бұрын
Asc ramadan karim dhaman umada somaliyed iyo islamka adunka illahay ducaada hano caqbalo iyo salada al mualim omar adan adiga iyo asaxabta wa idin salamay sanadka sanadkiisa illahay cafimad ha nogu gadhsiyo ishaallah 30/03/2024🤲🏼🕌🌙❤️
@hamzemohamed6712
@hamzemohamed6712 23 күн бұрын
Xita naftayda wan ka jecelahay wlhi Rasuul Allah❤❤ صلي الله عليه وسلم
@balkiisqurux9866
@balkiisqurux9866 4 жыл бұрын
How is here 2020 last 10 of ramadaan☝☝
@hadiyaalih6789
@hadiyaalih6789 4 жыл бұрын
Mncha allah muxubadi nabiga igu mudan amaanTi nabiga ku dhan masha allah allow jnnada nagu kulanzi yaa allah
@hamzeased30
@hamzeased30 6 жыл бұрын
Ala nabiga aman kaaa jaciiii liya msnhaa allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shaymaxusen7675
@shaymaxusen7675 6 жыл бұрын
Wlhi wn jclya qisdan marki ana yara ayan jcla alle ha kudhawro cumar❤
@libanabdi618
@libanabdi618 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya qasiidadan maalin ka hor ramadaanta 2018
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
26 /5/2018
@omaryonis4871
@omaryonis4871 6 жыл бұрын
Tous jour wandhegystaa bowe qadiriya
@umalhassan1846
@umalhassan1846 5 жыл бұрын
Mcsh Allah qazidoo wataa
@ApdiqeyzApdiqeyz
@ApdiqeyzApdiqeyz 5 жыл бұрын
Wllhi wll ani kula daawanaayo
@ibrahimfarah7732
@ibrahimfarah7732 9 ай бұрын
❤❤❤Mouhba Maren Mashallah nolowda cheikh Omar Aden iyo Xertysa 🎉🎉🎉🎉
@husseinho1301
@husseinho1301 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak dhamaan inta dhagaysaneysa 26.4.2020 waa maalintii sadexaad ee bisha barakaysan Allha ha inaga aqbalo soonka Amiin
@ayantahir4262
@ayantahir4262 4 жыл бұрын
Aamin wll dhmaanteenpa
@sagalsiman102
@sagalsiman102 8 ай бұрын
Qui est la meme au 2024🖐
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
Hard not remember this masterpiece every ramadan💕💕💕👋👋👋
@umlandomod842
@umlandomod842 2 жыл бұрын
indeed brother indeed☝🏿☝🏿
@maxamadmaxamud6579
@maxamadmaxamud6579 2 жыл бұрын
Nasro soomaali salawat
@salmaanabiib1187
@salmaanabiib1187 Жыл бұрын
Manchalla
@kidareyare1457
@kidareyare1457 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya qasiidadan Ramadan Kareem 2019
@Mohamedbarakaleh-qt6np
@Mohamedbarakaleh-qt6np 10 ай бұрын
Depuis mon enfance j'ai été le fan de Omar Aden
@mohaanyare5125
@mohaanyare5125 9 ай бұрын
Ramadan kareem 🌙 11,03,2024 Fursad kale oo ilaahay caawa inagu siiyay inaan soo gaadhnay curashada bishii barakaysnayd nabad qab iyo cimri dherer alle hay nagu gaadhsiiyo dhamaadkeeda Farxad iyo rayn-rayn baan u rejaynayaa Qofkasta oo dareenka caawa dareemaya
@ahmedabdiadam1675
@ahmedabdiadam1675 4 жыл бұрын
Scw kama maarmo madxigiisa ii gu mudan
@charmakemohamed8186
@charmakemohamed8186 2 жыл бұрын
Walahi this is the best and beautiful words i ever listeen To it omar aden big love for you and your familly
@ahmedrezt2845
@ahmedrezt2845 4 ай бұрын
10000 bilyano jera scw
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Nabi mohamed scw❤
@Kadra-g1d
@Kadra-g1d 4 ай бұрын
J'AIME BEAUCOUP LE VOIX DE OMAR ADEN
@KhairehInasoule
@KhairehInasoule 9 ай бұрын
Stil 2024 🇩🇯❤
@asmaaden2142
@asmaaden2142 8 жыл бұрын
mashaa allaah eesh calaa nashiido afku kuma go yaa cumar aadan
@joseivhareit3520
@joseivhareit3520 4 жыл бұрын
4 /5/2020 still watching mucjiso nabiga allow aduunka jamacadiisa ku noqon waynee allow aakhiro isku jameeca naga dhig😭😭😭😭😭😭 scw scw scw❤❤
@ramadandjama5695
@ramadandjama5695 Жыл бұрын
J’aime écouter la voix de Omar Aden ❤nostalgie 2008😊
@Mohamedbarakaleh-qt6np
@Mohamedbarakaleh-qt6np 10 ай бұрын
A chaque fois quand je khate le soir a partir de 22h j'écoute cette belle chanson et je répétait plusieurs fois
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS 5 жыл бұрын
Ya Anigana ila daawanayo Qasiidadani bishan Ramadan 2019!! Ramadanka waa maalinti 8aad!!
@shaaficicabdilahi8250
@shaaficicabdilahi8250 5 жыл бұрын
me maalintii Topnaad baan daawanayaa
@haytset363
@haytset363 3 жыл бұрын
Ya dhaysanaya 2021 ramadan waxa ka hdhay 5 days ilhy hana gadhsiyo
@djibphoto9551
@djibphoto9551 6 жыл бұрын
ya dawanaya ila 2018 /5 /17 ramadan kariim firs day
@shaaficicabdilahi8250
@shaaficicabdilahi8250 5 жыл бұрын
2019 ramadaan Waxay kusoo beegantay tar: 6/may/2019 11 beri ayay malaa kasoo hormartay sidaad qortay
@Suwa_14
@Suwa_14 Жыл бұрын
After Tarawiix eating dinner with my family Alhamdulilah 23/03/2023
@abwanamiinthahir6204
@abwanamiinthahir6204 3 жыл бұрын
Scw wn jeclahay qazidadan❤
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 7 жыл бұрын
I LOVE THIS QAZiiDO Soo MUcH
@hoodocabdilaahi6632
@hoodocabdilaahi6632 3 жыл бұрын
Waa malin jimcaa bishu tahay 1 29 2021 sacadu tahay 6:15 alleh cimri dharar hayna siiyo insha allh rabadaanta cafimaad hanagu gaadhsiyo insha allh dhamaan teeen
@ducoartanduckanda5th853
@ducoartanduckanda5th853 5 жыл бұрын
Sax nabiga intijacel ilahay ayaa jecel
@ibraahimmascud6083
@ibraahimmascud6083 2 жыл бұрын
Martabada u sareysa aadmiga adaa muteystee Murtida dhimanee nidhaah baa meesha ooline SCW SCW SCW SCW SCW
Omar Aden - Qasido - Jamaalul Caalam
6:41
cabdul2uraye
Рет қаралды 1,1 МЛН
DANDAWI 2007  Mawlid
8:59
abdo moussa
Рет қаралды 1,4 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
MAXAMED DAYAX - KAAMA TEGI DOONO (OFFICIAL VIDEO) 2025
5:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 М.
Omar Aden new qasayid 2009
6:54
koujoukaja
Рет қаралды 1 МЛН
Omar Aden - Qasido - Dukhral Cusaati
6:00
cabdul2uraye
Рет қаралды 2,7 МЛН
Omar Aden (casahid) - Imanka
8:44
Samatar Farah
Рет қаралды 106 М.
qasayid omar aden 2009
6:52
Mohamed kadar
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maouloud Nabi parti 4
20:52
Djib Talents
Рет қаралды 82 М.
Omar Aden - Qasido - Daa Imow Allow
5:16
cabdul2uraye
Рет қаралды 946 М.
Omar Aden - Qasido - Yaa Allahu
6:44
cabdul2uraye
Рет қаралды 684 М.
OMAR ADEN & DANDAAWI  Mubaarika
10:18
SomTVDiasporas
Рет қаралды 1,6 МЛН